site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waar waxaan idin weydiiyey maxaa Ogaadeen loogu bixiyey ILKA DHEER

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Waar waxaan idin weydiiyey maxaa Ogaadeen loogu bixiyey ILKA DHEER
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhabayaco majeerteen

Friday, October 13, 2000 - 10:39 am
Walaalayaal ha iga xanaaqina ee waxaan rabaa inaan ogaado waxa hadal kaasi ku baxey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H .G. Majeerteen

Friday, October 13, 2000 - 10:42 am
Walaalayaal ha iga xanaaqina waxaan rabaa inaan ogaado siduu ku baxey hadalkani?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jubaland

Friday, October 13, 2000 - 10:43 am
Naagaha Majeertanka ayaay ilkaha dhardheer
ayaa siilkooda lagaleen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil majeerteen

Friday, October 13, 2000 - 10:47 am
Walaal weli jawaab imaadsiin ee ha caytamin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAABUDWAAQ

Monday, October 16, 2000 - 12:38 pm
ILKA DHEER MA AHAN EE WAA CAGDHEER OO AY KU QARSOON TAHAY QALBIGA KA CARUUR, CAGTA QOF WEYN
JAWAABTU WAA TAAS THE REAL DIFINITION.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SADE

Wednesday, October 18, 2000 - 07:21 pm
Waad ogsoontay cida ilka dheer loo yaqaan. Waxaad tahay maraxaan sheegato. Hadda uma baahnid inaad nasheegatid MIDGAANYAHOW. Haddii aan mareexaan nahay anaga ayaad noo danleedahay, OGADEEN uma danlihid. ISKA sheego qabiilkaada, Idinka ayaa ilka dheer la iddiin yaqaana. GALGALAYOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILAABO

Friday, October 20, 2000 - 10:23 am
OGAADEEN YEYSAN CAABUDWAAQ KU WASINI DEGDEG RAALI GALIN U BIXI QUULE CUNYAHAW AGOONKA AH SAW MA OGID IN AFWEYNE BAQTIYEY OO MAANTA NIN WALBA KU WASI KARO EE AAYSAN AHAYN XILIGII AFWEYNE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beydan

Thursday, February 01, 2001 - 05:01 am
a/caleykum walaallyaal

aniga oo raba in aan idinka jawaabo waxaan horta kowga hore idin leeyahay. hadaad rabtaan in aad ka jawaabtaan su aasha uu ninkaa idin weeydiiyay si toosa ugu jawaaba idinka oo aad cid kale ugu durdurinin.

jawaabteyda waxey tahay
anigu waxaan ilka dheer u aqaan qoloda la yiraahdo Jibriil abokor waa qolo isaaqa ka mid ah.

walaallayaal si qalada ha ii qaadanina saa anigy waxaa un rabaa in aan ka jawaabo su aalsha la iweydiiyay.

sidaas iyo nabad galyo
beydan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.