site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hadii Aqoon Lagaaga Raaye, Ha Caroonin<Adigaba Waad Barankartaa,,Qab Qable Dagaal,Aqoon Iyo Sharaf Ma hayaan)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Hadii Aqoon Lagaaga Raaye, Ha Caroonin<Adigaba Waad Barankartaa,,Qab Qable Dagaal,Aqoon Iyo Sharaf Ma hayaan)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MDEEQ

Saturday, October 14, 2000 - 07:26 am
Saxiibaayaal

Runtii Waan aragnaa aqoon la,aan meesha ay na dhigtey in aan Iloowdey Sharaftii iyo damiirkii wanaag sanaa, oo aan noqoney,dadka ugu liita aduun
Qabqable dagaal wax aqoon iyo damiir uu lee yhay ma jirta, hadii la yirey aan wada hadalno maxay u diidayaan,maxay rabaan Toban(10 Sanno) ayaan aragney
Waxa ay yihiin iyo wax aqoon ay leeyihiin lama hayo wax aan qabiil ka aheyn maanta qabiil in lagu qaraabto way dhamaatey,xisaab ayaa taal
haddii aad wax wanaag ah aad heysiin goobta keena
Waxaa Cadaatey,In aad tihiin cadowga umada soomaliyeed oo aad rabtaan halaag iyo bur bur kale
kana soo hor jeediin in la takuleeyo masaakiin
maxaa din diidey in aad shaqeysataan shaqo sharaf leh,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMDI

Saturday, October 14, 2000 - 07:46 am
HORAA WAXAA LOO YIRI AQOON L,AAN WAA IFTIIN LA,AAN MARKAA JAAHILINTA IMUDA AF DUUBAY EE ASKARTA LAGA GUDUB WARKOODA NIMAN WAX BARTAA WADANKA HOGAAMIN HADA KA MID WAAD MAQASHEEN XITAA IN WASIIRRADA NIN AAN JAAMACAD KA SOO BIXIN INAAN WASIIR LAGA DHIGAYN.HADAAN JAAHIL DOORANO ADUUNKUBA NAGU CEEBAYN DADKUNA BAH DILI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shilke

Saturday, October 14, 2000 - 09:28 am
maan-deeq u sheeg ina adeer, anigoon carrabka ku dhufanaynin waxaan goobjoog ka ahaa, nin ka mid ah qabqablayaasha dagaalka oo warqad muhiim ah oo UNku u soo qoray aqrinwaayey oo anigaan kula hadlaya ayaa u aqriyey fahansiiyey.markii aan dhammeeyey ayuu jeexjeexay oo uu yiri in cidkale aragto ma rabo.waan ka xumaaday oo waxaan u sheegay in ay habboonayd in fayl lagu kaydiyo warqadahaan oo kale.wuxuu iigu jawaabey adigu waxna ha ii sheegin annagaa waxkuu sheegaynee...
Haddaba kuwaas oo kale haddeey hogaanka noo qabtaan xagee reerka ku furayaan..waxaan halkaan ku lifaaqay qabqablayaasha ugu aqoonta xun ee magacooda la yaqaano illaa hadda;-
magaca aqoontiisa jagada uu jecelyahay
======= ========== ====================
1)Muuse sudi. dhagaxle madaxweeynaha J.D.S.
1)Cusman catto.kirishboy madaxweynaha J.D.S
3)xusen caydid.dable.USA.ARMY.MADAXWEYNE J.D.S.
4)qanyare. dullaal. MADAXWEEYNAHA J.D.S.
ragaas kor ku xussan waxay ku dhaarteen in haddii jagada madaxweeyne nimada aan iyaga la siin ay doonayaan in ay qas iyo qalalaase dhaliyaan.laakiin madaxweeynaha libiya col.mucammar al-kadaffi ayaa wuxuu ka codsaday in ay iyagu kuu madaxweeynaha noqon lahaa ku soo heshiiyaan si adduunka loo hor dhigo,nasiibdarrose illaa hadda waa ku heshiin la`yihiin, anigoo ku jira dadka aadka ula socda arrimahooda waxaan si qarsoodi ah idinku sheegayaa in qaarkood ay rabaan in ay kan kale assasination ku dilalaan si markaas finalka uu isagu u yimaado. waxaase loo maleeyaa in arrinkan ay welwel gelisey mr.caydid oo isagu aan siyaasiyan wax go aan ah lahayn oo dameri dhaan raacday ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MDEEQ

Tuesday, October 17, 2000 - 06:34 am
Saxiib
Shilke
Waan ka xumahay In aad aqoon sheegato kadibna aad (Qabiil ku dhaqanto,Adigoo Ogeyn,iska
hadal yuu kaaa noqon,Qabii;l aan Jaahil laheyn Ma jiro,Ninka danta Umada kasoo horjeeda ayaa jaahil ah,Haddii aad tilmaantey qaar ka mid ah dadkaas Qabqablayaasha Dagaalka, maxaad kuwa kale uga tagtey, Saxiib ma,ahan aqoonta mid meel kaliya ku tuseyso,Waxaan kuugu tilmaami karaa Aqoonyahan ,laga raaye,ma ogid Gaajada xanuunkeeda
iyo rafaadka umada heysta,meel kale hala aadin,arinka Umada maanta waxay rabtaa cadaalad,
Nin Wareersan,ama lumey ogeyn waqtiga la joogo,
Waxaan ku lee yahay (La jeclow walaalkaa wixii aad
Naftaada La jeceshahay)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.