Anonymous | Saturday, October 14, 2000 - 08:11 am Huuno Awdal ku aaway |
ALIF | Saturday, October 14, 2000 - 08:42 am WARYAA MUSLIM AH OO ABKOR NAGA CESHA WAR MEEYE SOMALI WAR NAFTII BAA NAHAYSA HUUNO NOO SOO CIIDAMIYA |
Anonymous | Saturday, October 14, 2000 - 08:54 am Ina-dhiloo ma halkan baad ku bilowdey miyaa magacii aan kaaga digey!!!!!!!!!!!!!!! iskuna jawaab waligaa ileyn dhillaa kuge dhashey hadalbadni eh. |
Anonymous | Saturday, October 14, 2000 - 08:55 am TO:ALIF & somaliland Runtu beenta waa u nacab samaroon iyo isaaq haday tashanwaayaan waa la inoo talini sidii hore la inaagu tallin jirray, Dhibaatadu innaga ayey innagu dambeyn doontaa, caruur baad tihiin. Hadii aad is raacdaan waa halis xaalada woqooyigu sidii uu sheegay c/salaan iyo Ismail omer woqooyina waa ku daayey idinka ayaa isku haya aqoonsi iyo aqoonsi iyo aqoonsi la'aan. 90% daarood woqooyi waa minorty ilma bucukbaceyroow iyo huusheey talo walaahi way idiinku culustahay |
ALIF | Saturday, October 14, 2000 - 10:54 am Haddii an nahay dhalinyarada ALIF, waan ka xunnahay in qof magacayaga ku adeeganayi uu bilaabay dooddan. DOODDAN RAALLI KAMA NIHIN, TALLAABO SHARCI AHNA WAAN KA QAADI DOONNAA |
Awdal man | Sunday, October 15, 2000 - 03:55 pm Idriss Hassan Diiriye has been nominated by the prime minister as the spkesman for the new government of Somalia.That is a step in the right direction.idriss has a masters degrees in economic from the London school of economics.He also enjoys vast experience in journalism, broadcasting and radio.moreover, he has been for the last 10 to find a way of reconstituting the defunct Somali state. |
ALIF | Sunday, October 15, 2000 - 08:00 pm URURKA ALIF, WUXU TAAGERO IYO HAMBALYO U DIRAY MUDANE: IDIRIS XASAN DIIRIYE. MAWDUUCAAS KA AKHRISO WIXII WARAR DHEERAAD AH. |
Awdalman | Monday, October 16, 2000 - 03:52 pm Waabaa baryay bilicsan aroorya barkhad maalin boqron.Qarnigan koobiyo labaatanaad waxa iska kale umada daariikhda dheer leh ee raar Awdal/Gabiley.Waxan imika ku masquulsanahay sidii an u dhisilahayn dalkayagii hooyo ee Awdal/Gabiley dhankastaba. nabad galyo iyo guul |