site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ALIF WAX MALEH

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): ALIF WAX MALEH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 09:23 am
TO: ALIF WAX MALEH
Dadku inay aragti is waydaarsadaan way
fiicantahay,laakiin
saaxiib waxaad sheegtay Gobol cusub
1963 Zeila waxay ahayd tuulo laga xukumo
Boorama, dadkii waxay ku doodeen in degmo
laga dhigo, sida hada aan kaagaga digayo
waxaa looga digay in hadii degmo laga dhigo
ay faraha ka baxayso
wayna ka baxdey faraha maamulkii degmada
Boorame waxyna noqotey Degmo gooni ah.
maantana ma tii oo kale ayaad wadaa
Samaroonka degmada ugu badan oo ah kuwa aan ka dhashay lana yiyaahdo Bahabarceli dagaalbey
ka xigaan arintaas markii waxaan qaldaney aan xeebta ku keenay een ku ilbixiney taariikhda
kuma jirtid Samaroonklana dab ha dhex dhigin
doqmayahoow cagagani ee Lughaya xajin kari waayey
AWdal waa gobol mana kala Go'ayo.
miyaad dareen laheyn, dagaal hadii uu dhacana
Mamaasan ayaad ku roori
waxna iska celin maysid
Bahabarceli way tashatey shirkii carta ayaa
marag kuu ah, AWDAL waa AWDAL
difaaca Zeila waa anniga AWDALNA way ka seexataa halka aan ka xigo
doqonbaad tahay aan taariikhda la socon
dhamaan maamul goboleedka ka jirra soomaaliya
midna ma ogola kala qaybtan
Waar hooy joog
BUURNA ma kori taqaanid Dabaalna ma taqaanid
Kaluuna ma cuni taqaanid,dagaalna ma taqaanid
ADinka iyo mamaasan farta ayaa futada innaga
galin doonaa.
waxaad aheyd ninkii naga riday ciisaha iyo
iyo anfarta, ma tii baad wadaa
ALIF waxba maleh soomaalida ayaa tiraah da
SAMAROONOW ISKA ilaaliya
BAHABAR-MUUSE IYO MAMAASAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaali

Saturday, October 14, 2000 - 11:16 am
SAYLAC AYAA LEH?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOKHOSHI

Saturday, October 14, 2000 - 12:01 pm
TO: SOOmaali
waa su,aal sylac yaa iska leh?
saylac illaahay baa iska leh
laakiin dadka dhulka leh ma qaxaan
ISAAQ( hargeysa kama qixin )
MAJEERTEEN ( BOOSAASO kama qaxin )
HAWIYE ( Muqdisho kama qixin )
RAXANWEYN ( BAIDAWO kama qixin )
DHULMAHANTE ( LAASCAANOOD kama qixin )
GADABOURSI ( ZEILA IYO BOORAME KAMA QIXIN)
hadaba daka dhulka lihi ma qaxaan
sidaas darteed cida deggan ee qixin ayaa isk
leh meel kastoo aduunka aan joognabA
maxaa Adiga ku qaxiyey. carrada ayaa ku diiday
ABTI DAMBE IYO AFEEF LA ISKU DHIGTAAN WAY DHAMAATEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MADAX DADLEY

Saturday, October 14, 2000 - 01:23 pm
ZAYLAC WAXA LEH REER XAAJI DIIDE

BAHABAR CELI

SU'AAL YAA KA QABA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabadh

Saturday, October 14, 2000 - 02:02 pm
goda biirsay maxaa idinku dhacay maxaad isku kala saaraysaan saaxibayaal taasi waa ceeb saylac waxaa leh godabirsay dhamantii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kule

Monday, October 16, 2000 - 06:47 am
KU: MADAX DADLEY

Haddii Zaylac Bahabar Celi leedahay, Reer abtigood , Reer Kuulna way la leeyihiin, ee ta ha illoobin.
Bahabar-Celi iyo Reer Kuul ayaa leh Zaylac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdalman1

Tuesday, October 17, 2000 - 05:50 am
Iyaa Somali raba inuu isku diro, waa lagu og yahey inaad tahey duligii saylac agteeda ka qaxey.
Laakiin Somali isku dirkeed ayaad ka shaqeyneysaa. Dadka iska soo saar. Somali meelkasta ha joogeene Waa wallaalo lamana baabin karo.
Dadka kale ha iska wataan hadalkooda anigu waxan u jeedaa kan ku naaxa fidno abuurka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Thursday, October 19, 2000 - 08:33 am
waan rumaysanahay in gidibiirsay :

hanado leeyihiin
hogaan bira yeelan karaan
xaqa haybin karaan
heeryada tuuri karaan
hormuud noqon karaan
halgan aloosi karaan
danabo shidi karaan
somali runa yihiin
samaha jecel yihiin
sinji sare yihiin

waa saaxiibkiin laascaanood oo guul iyo midnimo saxa idiin rajayna...somali oo idil..iyo weliba ummadaha wanaaga jecel

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 19, 2000 - 09:47 am
To:lascanood

Quufla ayaad seexatay ee ninyahow nacnacda meesha kala
bax adiga iyo gudabiirsi toona meel tegimaysaane.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.