site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

KANSERKA JAADKA LAGA QAADO

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): KANSERKA JAADKA LAGA QAADO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 09:46 am
TO: JAAD QAMAX
sidaad la socotaan jaadku wuxuu ka midyahay
waxyaabaha loo yaqaano soft drugs
wadamo fara badan ayaa jaadka joojiyey sobabo caafimaad kuwo kaleba

hadaba wadanka HOLLAND, cilmi baadhis lagu
sameeyey
MIDICAL ACCEDEDISCH UNIVERSTY in AMSTERDAM
waxaay cadeeyeen in hadii sida hada soomaalidu
ay u isticmaasho ay wax ka badalaan in lagu qaadi
doonno xeerka HARD DRUGS uu leeyahay
taas ka sokow wuu dhaliyaa cudurka kanserka
ah ka loo yaqaano ZAADBAL KANKER (AFKA HOOLAND )
kaasi uu macnihiisu yahay kansarka ku dhaca
Labada kubbadood ee ragga
wuxuuna ku bilaabmaa barar xiniiyaha iyo dheecaan
fadhiista
kaas oo koona in qofku uu halis u yahay
cudurada kalle oo u fududaada
sida KANSERKA ku dhacaca xididka loo yaqaan
lisaha ee kalyaha ka qaada dhiiga ilaa iyo hoosta
ayna keento kaadida oo uu xajin kariwaayo qofku
shahwada oo gubta iwm
halkan kuma macneeyn karro
waa arrin cusub la soco wiiga dambe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahal

Saturday, October 14, 2000 - 04:34 pm
waxaa la shegayay Viaga raha oo isna ay qaar somalida ka mida ka dib qaadka cunaan oo isna uga sii dara qaar badana wadno xanuun ku riday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 02:14 pm
QAADKU WAXA KALE OO UU KEENA CANCERKA KU DHACA DABNAHA. MOUTH CANCER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bosaaso

Wednesday, October 25, 2000 - 01:07 pm
Bastards. Reer Waqooyi u sheega.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quruxbadan

Wednesday, October 25, 2000 - 01:29 pm
Anigu gabar Soomaaliyeed ayaan ahay.Markaan arkay waxaad soo qorteen aad ayaan ugu farxay.Waana runtiin.Qaadku ragga cudur ayuu u keenaa sida idinka iyo culimaduba aad u sheegteen.
Qaadka ragga ayaa nagu qaaliyeeyay.Markii hore raqiis ayuu ahaa.Tax'iga kuwa wada ayaa waliba nagu qaaliyeeyey.Illahay cudurkaa idinku dhammee.
Anigu waan dayn lahaa .Laakiin ninkaygu ii dhandhami maayo haddaanan qaad cunin.Haddaan qori kali ah cunana maba seexan karo illaa ninkagu iraali galiyo mooyee.Waxaan u malaynayaa 'qaadku' waa Viagraha dumarka.Ninka Holland Jamacadeeda sheegayoy bal si fiican u baara ku dheh.
Qaadka xiniinyaha ku dhacaa waa qudaha.Kan miirowgu ragga xataa wuu u taagaa.waa Viagra.Waxaaban maqlay Viagraha waxaa laga sameeya qaadka geed ka mid ah.Ka sheekayntiisa ayaaba laygu kackacayaaa!!!!!Igadaa hadalkiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marjeerteen jecel

Wednesday, October 25, 2000 - 11:01 pm
Quruxbadan ma majeerteen baad tahay. anigu qaadka ma cuno laakiin waxa laygu kacaa markaan arko naag marjerrteen ah. aaahahahahahahahahah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quruxbadan

Thursday, October 26, 2000 - 08:06 am
Qaada dadka cunaa sidaa uma hadlaan.Anigu rutaan sheegay.Kaftan iyo haasaawe kama maqna .Laakiin sheekada maxaad qabiil ugu bilowday.Adoo kale 'sheeka xume' ayaan iraa.waana ka dhaqaaqaa.war rag kale golaha ma joogaan??mar dhaw ayay dhihi gabdhaha Soomaalidi maxay u raacaan Ajinabi???

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.