site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ABGAAL OO LOO OGOLAADAY 3 WASIIR OO MUHIIM AH..

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): ABGAAL OO LOO OGOLAADAY 3 WASIIR OO MUHIIM AH..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji

Saturday, October 14, 2000 - 10:11 am
War xog,ogaal ah oo laga helay xog,haynta wasiirka kuwaat Mr. Galayr ayaa sheegaya in Abgaal lasiin doono sedex wasiir oo muhiim ah, maadaama dowlada cusub ay u baahanta taageero buuxda oo ay kahesho bahda Abgaal Cusmaan. Sida aad wada ogtihiin golaha baarlamaanka waxaa ladejiyay sedex Hotel ee ugu waawayn magaalada muqdisho, sedexdaas hotel labo kamid ah waxaa iska leh Abgaal, qaas ahaan hotelka wayn ee la,isku raacay in uu noqdo baarlamaanka ku meel gaarka waa [RAMADAAN HOTEL]
Waxaa iska leh ganacsade u dhashay Abgaal cusmaan.. Si kasta ahaatee waxaa la,isku raacay in abgaal lasiiyo sedexdaan wasiir maadaama wasiirada oo dhan ay yihiin 20 wasiir, hadana waxaa qasab noqotay in wasiiro fiican lasiiyo beelaha sida wayn looga baahanyahay taageero buuxda.
Falaqo dheer kadib waxaa la,isku raacay in laqanciyo afar qabiil oo aad iyo aad muhiim u ah:
1] Abgaal Cusmaan.
2] Majeerteen.
3]Habargider.
4]Isaaaq.
Sababta oo ah afartaan qabiil hadii ay taageerto dawlada cusub everything will be much easier then ever, so the Government have to deal with them.
1st] Habargider waxay haystaan madaxwayne warkooda xaga isaga tuur, who cares the sun of late General.
2nd] Abgaal feera wayne waxaa laysku raacay in lasiiyo sedex wasiir oo high position ah:
1] WASIIKA ARIMAHA GUDAHA.
2] WASIIRKA BEERAHA IYO DEKADAHA.
3] WASIIRKA MAALIYADA.
Waxaan maqlay in ay ogolaadeen sida badan.
3rd] Majeerteen qaylo badne.
Majerteen maadaama ay yihiin qabiilka daaroodka ugu firfircoon waxaa loo qoondeeyay sedex wasiir oo muhiim ah:
1] WASIIRKA GAASHAANDHIGA.
2] WASIIRKA POSTADA IYO ISGAARSIINTA.
3] WASIIRKA XANAANADA XOOLAHA DHIRTA IYO DAAQA.
Sida lafilayo waa ogolaanayaan jagooyinkaas, forget about the crazy man[ina yuusuf] His dream was be a president of Somalia, but it did not work who cares...
4th. Isaaq indhacade maadaama ay yihiin qabiil wayn oo hadana gacanta ku hayo so call somaliland waxaa loo fiirshay sedex wasiir oo fiic fiican.
1] WASIIRKA ARIMAHA DIBADA.
2] WASIIRKA CAAFIMAADKA.
3] WASIIRKA MADAXTOOYADA.
Intaas waxaan ka helnay ila muhiim ah oo ku dhow dhow dawlada cusub ee soomaaliyeed..
sidee kula tahay dhiibo fikradaada, without using slang words, be a real somalian....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaxooti

Saturday, October 14, 2000 - 10:51 am
That is very good news, Mr. Xaaji.
I think the government should do somethink about it, before it is too late..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaah

Saturday, October 14, 2000 - 11:04 am
xaaji.
dhuuso weyne adaa majeerteen eh miyaa?
aryaa war maheydid ee idhegeyso-
(1) isaaqa waa laga maarmey oo dhulbahantaa lahelay oo reer waqooyi matalaa.
(2) majeerteen xaga dhig oo dhulbahante oo harti islayihiin ayaa lahayaa, marka filinkooda laab.
(2) abgaal waxoogaa waa loohelaa waa dad macquul eh oo loobaahan yahay.
dowladaan waa dowlada masaakiinta ma'aha in qaa imiinta loodhisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calan

Saturday, October 14, 2000 - 11:10 am
@@@@@@@@@@LOLL@L@L@L@L@L@L@L@L@L@L@. funny....

are we going back? i heard daaarod odayaal are in jabuuti. abdulaahi yusuf said no to puntland is it ttrue/ i heard it in BBC walaahi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciid

Saturday, October 14, 2000 - 12:16 pm
nin walba inta garaadkisu yahay ayuu hadlaa, xaaji waxaan ku dhihi lahaa yaa wax ogolaanaya yaase qeybinaya, waxaad i soo xusuusisay tii afweyne, maanta nin walboo taagtaa. filinka aad maskaxda ku haysaa waa la soo dhaafay, maanta waxaa mudan inay hadlaan oo kaliya dadka aayahooda ka taliyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Saturday, October 14, 2000 - 01:24 pm
saciid

Barlamnka kuma jiraan miyaa idoor?kuwaas baa la siinayaa saa waxay mujiyeen somali jacayl not like cigaal qansiir.cigaal qofna la tashan mayso meshisuu ku qurmi sidii baqti bari dhow insha alaah.Xaaji majeeten baa tahay war niman yohow awal waxaad ka hadalyseen rasalwasaare hadan ma wasiiradii baa idinka baxsan waayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURDACAAD

Saturday, October 14, 2000 - 02:55 pm
SALAMA CALAYKUM HALAGA DAAYO DACAAYADA DAWLADA LADHISI DOONO IYO BAARLAMAANKEEDA KU MEEL GAARKA AH MAXAA YEELAY WAXAAN U ARKAA INAAD DACAAYAD KU HAYSAAN DAWLADA IYO QABAAILADA SOOMAALIDA AHBA
HAN LA ISKA DAAYO IN AAD WADA NOQOTAAN SIYAASIYEEY SOMALI MAHAMED
WAX BARTA DHALINYARO WAXQTIQA HA ISKAGA DHUMININAS WAX AAN WAXBA IDINKA SOO GALEYNIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Carfoon

Saturday, October 14, 2000 - 06:42 pm
salaamu caleykum waxaan mahad balaaran u jeedinayaa dhamaan somalida nabada jecel ee diidan dhibaatada, iyo dagaal horleh.
walaalayaal hadeynu nahey gobolka banaadir aynu marka hore soo dhisno aayaheena oo aynu dadaalo waxna la qabano dowlada cusub,
markaa iyodoon qofna lacaayin ladagaalamin aynu lahadalno putland iyo somaliland gaar ahaan somaliland oo doneysa in ay ka godo somaalida kale hala qaado doorasho taas oo laweydiinaayo fikradooda iyo waxey ka qabaan markaas hadey nadiidaan oo dhahaan waxaan rabnaa in aan gooni isku taagno hala iska daayo qeylo la aan iyo dagaal la aan shaleybo ayagalee noo imaadey marka aniga saas aan fikradeyda tahey yaan laysku dhajinin ayagabo namarabaane maxaan isku kooleyheynaa hoqey hoqy waan idinla ciyaaraayaa walaalahiis saas aan idiinka tagaa.

Waxaan ilaawey putland ayadu waxey tiri waxaan ahey dowlad goboleed marka iyada waa karoon tahey xaalkeeda kuligeed soomaali alaha isku soo hadeeyo macasalaayaa aqiyaarta nabadeey.

salaamu caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

born in wartadhiiga

Saturday, October 14, 2000 - 08:44 pm
TO calan
ur damn right c/lahi yusuf waa diiday ineey yimaadaan puntland or busland whatever.

the guy must be crazy,,,,,,we knew he had no ,,,,,

lol@@@@@@@
any ways i wish all the best 4 puntland since it's a part of us and the ppl our brothers and sisters.
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jiino maxaad

Saturday, October 14, 2000 - 09:47 pm
laba wasiir,ra'iisul wasaare iga dheh,


saddex sawiir, madaxweyne iga dheh.


afar hoteel, maroogsin iga dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 06:25 am
lol@@@Abgaal
First time I heard Abgaal was during the war. Was it created recently? I wonder!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WiilAbgaal

Sunday, October 15, 2000 - 11:20 am
TO: Dhamaan;
Anagu hadii aan nahay Abgaal Cusmaan, waa in nala siiyo wax ala iyo wixii aan uga baahano dawladaan cusub, hadii kale heee heee heeee, waxaa loo baahanyahay meel laseexdo wax lacuno wax difaac taas waxaa laga heli karaa, Abgaal Cusmaan oo qura.. Marka anigu waa ku raacsanahay Xaaji in Abgaal maamulo Dowlada KMG ah, maxaa yeelay dawladu iyada ayaa Abgaal u baahan...
245 xildhibaan maanta Abgaal ayay marti u yihiin.
Bal iswaydii adiga laftaatu waa cidee cida kale oo dawladu oo dhan marti geli karta, the answer is nobody, just us.... Fad ama ha fadin waa lagu fadsiin.. Abgaal Dawlad klae iga dheh..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mo

Monday, October 16, 2000 - 02:27 am
to:haaji
sida dadkoo dhan sheehen waxaa tahay majeerteen.
waligaa faan iyo borobogando waa laydunku yaqaan,
tankale intee kuhilmantay(Marexaan)oo mo ogidoo iney heystaan sadex gobal galgaduud,kismayo,ama jubada sare,and gedoland.
remember hadii waxooga lasiin si dacad ah nabad majireyso waan ogahay dawladii hore inan aheyn but we have i lot of Power and land.
byeeeee from mo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji

Monday, October 16, 2000 - 03:27 am
Marexaan anagaa ka masuul ah kana xubno baddan
mareexaan halkaa dhig
abgaal janaraalka waalnaay iyo dadkiisa maadey marti kuu ahaayeen abgaal dameerka haddii kis laguugu daro meel fadhiiso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Monday, October 16, 2000 - 04:58 am
To.xaaji
waxaad uhadashay sidii aad rabtay
laakin waxaan masocondonaan
mise waa dhamaan ma iswaydiisay
makulatahay in ay qancayaan (beelaha
xawaadle iyo murusado)oo aad taqan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Wednesday, October 18, 2000 - 02:52 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaamood Owmaxaad

Wednesday, October 18, 2000 - 12:51 pm
Ar yaaa haaji
xaad ku hadashay, xowyiri
Ar yaa xaayow xaad ku tilmaamtay majerteen
bro ciyoow iga damooqso, cause you don't know what you talking about.

We all know, when self claimed Hawiye government was established, which clan was against it.
It was your own Hawiye sub-clan (Habargidir).
Don't start with Majerteen when you can't defend your own territories. History tells us what Habargidir done to you Abgaal.

Now when there is a Habargidir Government you all sit and watch what the out come will be.

The other thing that I don't understand is the title of your article, where you said Abjaal oo loo og......
jumbed to different conclusion.

stick to your title xaayow.

can I ask you what the government will give to Habargidir, you did not mention it. Is it the hatred you have for them.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAYOW

Saturday, October 28, 2000 - 04:49 pm
TO NINKA ISGU HAMOOD XAARWAYNE

waad og tahay taan gugu dhigay MUDULOODNA

soomaali oodhan ayay jilbga udhigtay nin walba

oo wax garad ah ayaa og waxay kalaan iyo waxay

gudaan ee idiga iyo xoolaha duurka leh ee this

topic keenay oo isgu sheegay XAAJI XAARWAYNE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.