site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GOBOLKA BADDA CAS-SAYLAC

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): GOBOLKA BADDA CAS-SAYLAC
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Saturday, October 14, 2000 - 10:40 am
Mid ka mid ah himilooyinka ururka ALIF, AWDAL LIBERATION FRONT, loo aasaasay, ayaa waxay ahayd in lagu dhawaaqo GOBOLKA BADDA CAS, magaalo madaxda SAYLAC. Haddaba saacaddan laga bilaabo, Gobolkaasi wuu jiraa, sharaftii iyo ilbaxii iyo taariikhdii Saylacna waxa u baryay waa cusub

WAABAA BARYAY, BILICSAN
AROORYO BAXSAN
BOQORTOOYO BILAN

KUWII KA BAYDHEE
BARI UGA LEEXDA
WAA BAABA'OODA

ALLAA BURUUD LEH
BAAXAD IYO XOOG LEH
BILIC AWDAL BAA LEH

BADHBADHAADHNAY,
GUMAYSI BAABA'A

BADHBADHAADHNAY
BARAARUGA GEESIYADII

BADHBADHAADHNAY
KA BOODNAY JIIFKII

BADHBADHAADHNAY
U BIRMANNAY DALKEENNII

BADHBADHAADHNAY
WAA CALANKII BULUUGII

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanyarre

Saturday, October 14, 2000 - 11:20 am
To: Mr or Mrs. ALF;

Saaxiib berryahanba warkaaga meesha waan kala socday, wax runtii nin weyni ku sheekeeyona meesha haba yaraatee kuma haysid.
Waxan kuu sheegayaa nin iyo naag midaa tahay waxba igama gelin, laakiin waxan rabaa in aan ku weydiiyo suaalo dhowr ah.

1. Horta yaad ka xoreynaysaa gobolka Awdal?
2. Yaa kugu haysta dhulka Boorame iyo agagaarkisa?
3. Maxay kaa tahay adiga ma dad isku dirr ?
4. Saaxiib ayo ayaad rabtaa in aad xorayso?
5. Miyaad u baahan tahay in sida xamar la is cuno?
6. Waa maxay colaada iyo dilka iyo dhiiga aad raadinayo, eed u baahan tahay in uu dhaco?

Anagu ku maqalayee ayaanay dadka reer Awdal ku maqlin! Nacas yahow dhareerka daadinayaa!

Waan ku garanayaa waxaad rabto, waxad rabtaa in dadka wallaalahayo ee samaroon (Gadabuursi) aad isku kaaya dirto oo dab iyo colaad aan loo baahnayn ummada dhex galiso. Taasina marnaba dhici mayso, horena umay dhicin dibna u dhici mayso Yaa ximaar.

Dib danbaysana hadii aad Awdal u soo hadal qaado in laba mid uun aan kugu tilmaamo;
-Nacas aan naf iyo rajo layn oo walowayn maskaxda ka haysato .
-Nin wadda shirqool uu la damacsanyahay umadda wallaalaha wadda ah ee reer somaliland, gaar ahaana reer Awdal oo aan anigu u arko in aad meelko dhacweyn ku waddo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ILKO CAS

Saturday, October 14, 2000 - 11:41 am
TO: ALIF
Waxaad tahay nin aad u aqli gaaban
reerka dab ha dhex dhigin
nacasyahoow gargaara barri ka yimid
ee geerisa kabahu kaga dhamaadeen
hadii kale ragii ku jiqiin.
ee adiga iyo ciise idin gumeysan jirrey
haday ku maqlaan way ku naageeynayaan
sidii 1887-1930.
ee reer LIBAAHLEEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OBSIIYE

Saturday, October 14, 2000 - 12:09 pm
TO: SANYARE

XISBIGA "ALIF" AWDAL LIBERATION FRONT MAAHA HAL QOF IYO LABO, WAA DHALINYARO IS BAHAYSTAY OO RAG IYO DUMARBA LEH. ANIGUNA AN KA MID AHAY, SIDA AN OGAHAYNA ILAAA 40 DHALINAYARO AHI AASAASEEN. ILAA IMIKANA SII MARAYA 91 RUUX OO DALINYARO RAG IYO DUMARBA LEH. XISBIGANI WAA DHAB, NINKII MOODAYA DHALANTEEDOOW, DHAMMAAN DADKII AWDAL JOOGAYNA WAAN LA XIDHIIDHNAY, DIYAAR AYAYNA YIHIIN. SANNADKA CUSUB DHALINYARO BADAN AYAA TAGAYSA AWDAL, WAXAN BILAABMAYA HALGANKA XORRIYADDA AWDAL.

AWDAL WAXA LAGA XORREYNAYAA

1. IIDOOR IYO AMXAAR
2. DHUUNI QAATAYAAL IYO DIBU SOCODYAAL
3. DAADUUN IYO GAAJO
4. CALANKA SNM EE DUL SUDHAN

AWDAL WAXA LALA RABAA INAY KA TALIYAAN

1. DADKII OO DHASHAY KUNA DHASHAY OO KALIYA

2. INAY ISMAAMULKEEDA IYO IS XUKUNKEEDA LAHAATO, OO NIN DHOOF KU YIMID U TALIN.

3. IN MUQDISHO IYO HARGEYSA TOONA LANNOOGA TALIN.

URUKA ALIF MA RABO INUU DADKIISA REER AWDAL DAGAAL GALIYO HADDII AYNA IYAGU DIYAAR U AHAYN. HASE YEESHEE ALIF MARNABA KAMA INDHO QABSAN DOONO MAAAMUL XUMIDA IYO CADDAALAD DARADA CIGAAL.

ALIF WUXU AAMINSANYAHAY, "GUNNIMMO DHEREG LEH, GOBANNIMMO GAAJO LEH AYAA KA ROON"

ALIF WUXU AAMINSANYAHAY, "WAAD BAAHANTAHAY, BAKHTIGA LOOMA CUNO"

ALIF WUXU AAMINSANYAHAY "HADDAAD DHIMANAYSO, DHAREERKAA LA ISKA DUWAA"

ALIF WUXU AAMINSANYAHAY, NABADGELYO XALAAL AH, OON LA ISKU KHUUKHUN INAY DHALATO.

DADKA HALKAN KA CAYTAMAYA, WAXAN FADLAN KA CODSANAYNAA INAY "ILAAHOODA KA CABSADAAN, XAQANA HOOS U EEGAAN"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gulufo

Saturday, October 14, 2000 - 07:02 pm
salaamu caleykum


waar waakuwan iska dhigaya reer awdal ee waxey yihiin na aan lagaraney waar magacayaga noodaaya oo haku ciyaarina anigoo ah reer samaroon oo reernuur ah asalkii ah ayaa jecel somaliland oon dooneyn qurun iyo xamaraawiyiin ee nadaaya jaaliyada reersamaroon ee reer canada waa dad reer SOMALILAND ah waana asalkii markaa lataga qurun qaraar ka iyo nacasnimada.anaga hanoola imanina waxaase
oo hanaga dilina sida dadka qaar ee kolba meel lagu tilmaamo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANYARRE

Sunday, October 15, 2000 - 06:45 am
To: OBSIIYE;
Saaxiib horta aad ayaad ugu mahadsantahay sida aad uga soo qayb gashay doodan, oo aan runtii u arko in aanay xumeyn. Anigu waxan ahay nin reer Somaliland ah, laakiin aan kugu raacsanayn fikrada aad ka qabto dadka reer Awdal dul ahaan.
Anigu waxan qabaa hadii laba fikradood aynu kala qabno wax dhibaato ah uma aanan arkaayo,laakiin marka hore saaxiib waxa loo baahan yahay in aad u hadasho danta dadkaaga iyo dalkaaga, Marka hore Somaliland ahaan,marka xigana waqooyi ahaan.
Mudo badan ayaynu ku jirney dagaal sokeeye nafo badanina runtii wayku lumeen dhibaato farabadanina way dhacday. Saxiib ilaahay baan kugu dhaarshee ma taas oo kale ayaad ilaahay ka baryaysaa mar danbe inuu inaga dhex dhaco?

Maanta hadii aad aragto sida Boorame u ektahay, sida dadka reer Awdal dhulkooda iyo ciidooda ugu shaqaysanayan, sidan marnaba uma aanad hadasheen.
Mr. Obsiiye, miyad u baahan tahay maanta marka ad rabto in aad Boorame guri ka dhisato in aad codsi ka soo weydiisato Mogdishu? Marka aad rabto in aad wax qabsato inaad Codsi kasoo weydiisato dadkaa iyaguba dantooda u heshiin la ?
Saxiib hadii aad dawlada cigaal ka soo horsheedo taasi xaq ayaad u leedahay maxa yeelay, wadani ahaan waaad ka soo horjeedsankartaa dawladu sida ay wax u waddo , aniga laftaydu lama haysto hadda dowladda laakiin waxan qabaa in midnimadeenu waqooyi ahaan meel istaagto marka hore.
Marka xigana laga hadloo wixi dheeraad ah. Marnaba ogolaanmayno wixi inagu dhacay in dib danbeysa inoogu dhaco(waqooyi ahaan)(somaliland ahaan!


Ugu danbeytii hadalkayga waxan ku soo gabo gabaynayaa in aynu israacno gacmahana is qabsano oo aynu danheena inoo gaarka ah horta ka hadalo, oo aanay marlabaad igu dhicin sidii 1960 dhacday ee ahayd inaagoo kala daadsan oo is hays haysana xamar raaca dabadeedna laag ha inala soo dhaco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OBSIIYE

Sunday, October 15, 2000 - 10:29 am
To: SANYARE,

WAAD KU MAHADSANTAHAY JAWAABTA,

ISSAQ WAA ISAAQ WAANA INUU DHULKISA U TASHADO
GADABUURSINA WAA GADABUURSI, OO WAA INUU DHULKIISA U TASHADO.

IDINKU DHULKIINII WAAD QAADATEEN, WAANAD XOREYSEN OO CALAN AD IDINKU LEEDIHIIN AYAAD KA DUL TAAGEEN.

ANNAGUNA IMIKA AYAAN RABNAA INAAN DHULKAYAGA XORREYNO, OON CALANKA AN U GARANNO KA DUL TAAGNO.

MARKAA KA DIB AYAAN KA WADA HADLI DOONAA, INAAN ISKU BIIRNO,IYO INAAN IS KAASHANNO.
INTA INTAA KA HORREYSANA, HADDII AD AAMMINSANTIHIIN, DARISNIMMO, GACALNIMMO, WALAALNIMMO, WAXA SHARAF IDIIN AH, INAAD AWDAL FARAHA KALA BAXDAAN. CIIDANKIINANA KA GURATAAN.

GADABUURSIGA AWDALNA AD MAAMULKOODA FARAHA UGA QAADAAN,AMMA HA IS DIIDAAN, AMMA HA IS DOONAAN, AMMA HA IS DILAAN, AMMA HA IS DAAYAANE.

UGU DANBAYN:
ANNAGA CAQLIGAYAGU NAMA SIIN KARO, INAAN U ADEEGNO AMXAARO OO CADAWGA ISLAAMKA IYO SOOMAALIDA AH. SHURUUDDA UGU WEYN EEN WALAALAHAYO ISSAQ KU XIDHAYNINA WAXAY TAHAY INAY XABASHI NAGA ILAASHAAN. INTA AY XABASHI NOOSOO WADAAN, NAGAGANA CABSIINAYAAN, IF IYO AAKHIRO SAAMAX IYO HESHIIS NAGAMA HELAYAAN.

ILAAHAY XAQA HA INA WAAFAJIYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANYARRE

Sunday, October 15, 2000 - 11:59 am
To: Obsiiye:
Saaxiib walli waan kala garan la ahay cidda aad ka xoreyneyso Awdal! ma isla dadkaaga qayb ka mid ah ayaad ka xoreyneysaa kowdhe mise dad kale oo kuugu taliya magaalooyinkaas aad sheeganayso ayaa jira?
Inna kala cadee yoo yaa leh degmada Saylac?
Ma samaroon ayaa leh ayay kula tahay? Isaaaq iyo Samaroon midna shaqo kuma laha, waxa iska leh oo muran ku jirin qabiilka la yidhaahdo CIISE.
Adigu boorame iyo Dilla ayuunbaan moodayay in aydun degtaane halkaana iga soo haqabtir sheegashadeedda iyo Cidda leh.
Su aasha kale ee aan rabo in aan ku suaalo ma waxaydun rabtaan in aydun ku dhawaaqdaan dawlad cusub oo idinkuna tidhaahdaa AWDAL LAND. lollllllll.
Saaxiib cuqdad weyn oo la yidhaahdo xaasidnimo ayaa ku haysaa ayaan qabaa.
Ma taqanaa madaxweyne ku xigeenka Somaliland?

Ma maqashay mujaahid Abdiraxman Awcali?
Dadka magacca ha kagaga ciyaarine Ilaahii ku abuuray ka baqo oo dadkaaga wax la qab.
Cudur Isaaq la yidhaahdo ayaa caloosha kaaga jira adiga e.
Ugu danbeyntii, hadii aad rabto dagaal iyo hadii kaleba adigu shaqsi qudha oo aan dadka masaakiinta ah ee wadankeenii ku nooleyn waxba tarri karin ayuunbaad tahay.
Hadii aad ummadaada wax la rabto dhabarka kama aad jabiseen oo kolba jabhad aan faaido hore somali ugu samayn lama aad timaadeen meel lagu sheekaysanayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OBSIIYE

Sunday, October 15, 2000 - 12:54 pm
to: sanyarre

C/RAXMAAN TOL WAAYAY, IYO DAHIR RIYAALE, LABADUBA WAXAY KA MIDYIHIIN DADKA URURKA "ALIF" UU XABSIGA U TAXAABI DOONNO. WAAYO WAXAY IIBSADEEN SHARAFTII DADKA REER AWDAL OO DHUUNI QAATAYAAL AYAY NOQDEEN. MIDKOODNA MAAHA GADABUURSIGA U DHASHAY AWDAL EE WAA KUWA U DHASHAY ITOOBIYA.

ZAYLAC, WAXA LEH MAXAD CASE. CIISENA WAA REER ABTIGOOD, OO WAY A LEEYIHIIN.

MAGAALO MADAXDA SAYLAC, GOBOLKA BADDDA CAS HA NOOLAADO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marian

Sunday, October 15, 2000 - 01:41 pm
TO:obsiiye

Walaal labada nin ee aad soo maga cawday ma u malaynayo inay godabiirsay ay idoor raacin karaan hadii dadku ka xoog bato ee maxaa loga waayay godabiirsay dad banaan bax ama naf tooda u uhura inay heeryada idoor iska xooran nafta xitaa halagu wayee inkastoo aad dhexda ugu jirtaan idoorka cidkastana uu ka dhashay calooshiis u shaqayste aan danta dadka wadin.lakiin waxaad ogaataa in somali wayn idin dhinac taagn tahay warkiina iyo banaan bixiinan halag maqlo BBC dawladena cusubna dhaqsay xoogaysan oo soo qaqaban kuwa dadka xumaanta ku haya.amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Sunday, October 15, 2000 - 08:37 pm
URURKA "ALIF" WUXU TAAGEERO IYO HAMBALYO U DIRAY, MUDANE "IDRIS XASAN DIIRIYE" OO LOO DOORTAY AF-HAYEENKA RASMIGA AH EE DAWLADDA SOOMAALIYA.

IDIRIS, WAA AQOONYAHAYN
CODKAR
HAWLKAR

WUXUNA U QALMAA INUU NOQDO, MADAXWEYNHA DALKA WW MUSTAQBALKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dilla

Sunday, October 15, 2000 - 09:55 pm
TO: Gulufo(he or she).


waxaan jecelahey in aan wax ku xasuusiyo ..uma maleynaayoin aad tahey reerka aad ku beenguureysid ee aad sheeganeyso ee ah BEESHA REER-NUURKA AH e waayowaamarka hore beshaasi iyo somaliland jaceyl...lol ilahaaga ayaad been u sheegtey waan kala fogyihiin ...waligood ilaa iyo xaawa iyo Aadan tariikhda laga joogo....run ahaana waa beesha keliya ee wax alla wixii dan iyohalgan samroon heegan u ha ilaa maatana ka debmeereysa somalilan iyodhulkoodiiba...markaa caqli laawayahow afkaaga ha ku sooqaadin mar dambe beesha REER-NUUR EE CIDA AAD TAHEY SHEEGO!!!


ANAA ALIFEY IYOABYEN BEY BARATEE ,
USTAADKII ALIFKAA KEENEY ,BAAN AHEY
HA NOOLAATO *ALIF*(LONG LIVE)
FOR EVER ALIF
FOR EVER AWDAL
BYE BYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANYARRE

Monday, October 16, 2000 - 04:50 am
TO: Saaxiibkey Obsiiye and Marian?

Waad ku mahadsantahay fikradaada aad halkan ka dhiibatay ee ah reer cadhaysan ayaanu nahay cina talo ka qaadan mayno ee dagaal aanu wax ku xoreyeno ayaanu rabnaa!!!!!!
Saxiib waxaad ogaataan, maanta somaliland maalin ay ka fiican tahay ma jirto, dadkeeduna wuu isku tiirsan yahay kala jabin karina maysaan.
Waxan aad uga xumahay adiga oo sheeganaya reerka kaliya ee aan u qabo wadaniyiinta somaliland (gadabuursi).
Waxa ceeb ah marna laga xishoodaa in dadka inta aad ku jirto bello doontahay. Waxad rabtaa in aad ummada dagaal geliso adiga oo halkan coffee diiran ku cabaaya, kuna adeegsanayaa qabyaalad aanad hadii lagugula dhaqmo cid kaa futu xumi jirin.
Hadii runta aad doonaysso waxad rabtaa marnaba dhicimayso oo xasuuqi mayno wallaalahayo reer awdal, waa dad aanu isku dan nayahay isku diin nayahay iskuna duruufnahay. Kolkaa adigu is cadee waxaad tahay?
Waxan la hadlayaa gabadhan magaca gaalada sidata, Marian!!!!!!!!
Halkeed nagala qaaday gabadh yahay? Ma walloweyn aan ilaahay iyo diin lahayn oo in aanu isku dhacno damacsan ayaad tahay?
Naa naag baad tahaye guriga joog oo hooy yaan lagaa maqlin wax siyaasad sheegta!
and please do me a favour, change the stupid name.
Adiga oo lissa ah (naag ) ayad rabtaa in aad siyaasad walloweyn faraha ku wadato soo dhexgasho oo nasoo jibaaxdo sidii daadkii xabaale! lolllll.


Aan ku soo noqdo saaxiibkay cadhaysane, oo aan qabo in uu iga rabbo in aan karbaasho qolada uu ku doodaayo in uu yahay, saxib samo ka taliye noqo sidaas ayaa ninka ragga ah lagu yaqaanee, ha u hadlin sidii gabadh lala guursadaye .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AQLI

Monday, October 16, 2000 - 06:41 am
To: Sanyare

Kadib markii an si aad ah u dhuuxay, doodaha waxkuma oolka ah ee ad halkan la hor joogto Mudane Obsiiye oo ah xubun cusub oo kusoo biiray ururka ALIF. Aniga waxay iila eekaatay inaan kuu caqli celiyo.

Marka hore mawduuca halkan lagu qoray wuxu ku saabsan yahay Gobolka cusub iyo caasimmada qaddiimiga ah ee SAYLAC. Waxana muuqata inaad ka xuntahay inuu Gadabuursi yeesho, gobol labaad, xaddaaraddii SAYLACna la soo celiyo. Taasina anigu waxan u arkaa inaad kala siman tahay dadka ad matalayso o raba uun inay kalidood noolaadaan, dadka kalana kusoo hoos noolaadaan iyaga. Waad ogsoon tahay haddii an gobolkan cusub dhisno inaan ka maarmayno Issaaq, oon dikaddii SAYLAC dib u dhisi dioonno, Jabuutina isbahaysi ganacsi an la yeelan doonno.

Marka labaad yaa idinka hor jogsaday idinkulana dooday markii cigaal idiin dhisay Gobolka cusub Saaxil-BERBERA. Waxad u samayseen SAAXIL, si gobolka AWDAL cagihiina u hoos yimaaddo oo uga go'o DJIBOUTI. Taasina waxay keentay in dadkii reer AWDAL u safraan BERBERA, ooy la yimaadaan BOORAMA maciishad lasoo xaraashay toban jeer, oo sicirkeedu saddex laab ka qaalisan yahay ta dalka kale. Umaddii reer Awdalna waxad baddeen daranyo iyo daaduun. Waxa kale ood sobobteeda leedihiin burburka ERITERIYA, maadaama ad xabashi u ogolaateen inay BERBERA kala soo dagto hubkooda iyo raashinkooda. Tanina waa nasiib darro iyo nasab xumo, waayo waxad lugaha gooyseen dad u bada ISLAAM ood uga hiiliseen Kaafiriin Xabashi.

Ugu danbayn, maxaad uga gubanaysaa inaa mucaarad la idinku noqdo. Waxad ahaydeen dadkii keenay mucaaradnimadda ee laga bartay. Sida an ogsoonahay xisbigayagu wuxu ku taagan yahay dhabihii xaqa ahaa, oo ah xuquuqul insaan iyo xuquuqul Islaam. Ilaahay ayaan ka magan galnay talis kaafiriin iyo kabo qaadayaashooda.
Soomaaliya waa dal Islaam ah, kama xishoon karnno kamana cabsoon karnno inaan taas u halganno.

Waa Aqliga iyo maskaxda ALIF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Monday, October 16, 2000 - 11:33 am
HOO HO HO HOO HO HO HOOO HO HO HOO
ALLAH ALLAAH ALLAAHU AKBAR

SOOMAALIDA AWDALEEY
MAALINTAAD SUGAYSEEN
SAAKA WAA LA JOOGAA

HALGANKIYO DAGAALKANINA
SUNNE MAAHEE, WAA FARAL

IMISAAN SEEXANNOO
IMISAAN SUQUURNOO
IMISAAN SAMRAYNAY

SARAKACNAY MAANTOO
SAF MIDAAN GALNAYOO
SOOMAALINIMAAN RABNAA
SINNAAN LAGU DHAQEE


Waa sayid ALIF suldaan AWDAL

Waa innoo sahandabe iyo GUUL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAHABLE

Monday, October 16, 2000 - 11:33 am
Waa la ini sallaamey
Sallaan ka dib meeshan waxaa is dhex yaaceya wax yaalo fara badan. Dadka badidoodu waxey isku raacsen yihiin in DAKADA SAYLAC si degdega loo dhiso. Hadaba wax kale haku daalina ee gala sidii aad hawshaa u bilaabi laheydeen. Talabaad yaan la ilaawin jAAMACADA CAMUUD.
Hoosna yaan la isku fiirinin ee iska illaaliya dadka doonaaya iney isku kiin diraan. Saylacna waxaa iska leh dad Somali ah. Laakiin hadii aan idiin sii balaadhiyo BORAM to TULIGUULEED magaalada la yiraahdo wixii xaga somali ka higta dadka dagan oo dhan baa iska leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 11:52 am
Ina-dhillo isku jawaab,ileyn xalaal kumaad dhalene.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 12:28 pm
TO: ANYNOMOUS PERSON

ILAAHAY AYAAN KUGU XAWILAY OO KULA XISABTAMI DOONA

'NIN WAALIDIINTA IYO HOOYOOYINA CAAYAY, ISAGAA IBNU XAARAAN AH, OO HABAAR QABA'

ILAAHAY WAAJIBKAAGA HAKU MARIYO.

ANNAGU WAAJIBKII ILAHAY AYAAN GUDANAYNAA, GAALO AYAANAN LA DIRIRAYNAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AQLI

Monday, October 16, 2000 - 01:24 pm
Ninka ama naagta mar danbe halkan ku caaya waalidiinta, Ilaahay balaayo haku rido.

Qofkii an rabin inu dooddan ka qaybqaato, waxa u furan inuu isagu mid uu leeyahay furto. Halkan waxan kaga hadlayaa SAYLAC, iyo Gobolka BADDA CAS.
Qofkii raba inuu uruka "ALiF" la doodo, waa inuu ku biiro qaybta AWDAL LIBERATION FRONT-ALIF-PART II. Halkaas waxa u sarreeya Abbaanduulaha ururka ALIF, Sayid ALIF suldaan AWDAL oo murti iyo muramaba waddo cad idin marin doonna.

Halka halagaga hadlo oo kaliya Gobolka Cusub ee BADDA CAS-SAYLAC

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SSDF

Tuesday, October 17, 2000 - 10:34 am
WAXAAN AAN MEESHAAN KU ARKAA WAX LOO DULQAATO MAAHA WAA MAXAY CIDBAA WADAN AYSAN U DHALAN KA TALINAYSA WAA INAY SI DEG DEGA UGA BAXDAA CIDAY RABTO HA AHAATEE, WAA HADII AY JIRAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXARLA

Tuesday, October 17, 2000 - 10:52 am
WAAR REER SOMALILAND HUUSHTII KABASHAGAALE
SOWTAN AF BARATAY MAYNU EDBINO INTAY GOORI
GOORTAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYLAC

Tuesday, October 17, 2000 - 10:57 am
To: SAXARLA

WAAN SOO CODAA KOO DHEH
GUSNA WAAN SIDAA LABO DHEH
SAMIR YEELLO SAXARLAAY
SAYLAC WAAN XOREYNAYNAAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXARLA

Tuesday, October 17, 2000 - 07:21 pm
TO:SAYLAC

HORTA ANIGU KUMA CAAYIN, KABASHAAGLE IYO HUUSH HADII
AAD KA XANAAQDAY, KABASHAAGLE WAXA LAYDINKU BIXIYEY
WAA KABAHA SHAAGA AH EE AAD CAANKA KU TIHIIN, HADIISE
AAD DIIDO NO PROBLEM WE WILL RECYCLE OUR OLD TIRES
MARKAA ISKABA KABA LA'AADA, TA LABAAD EE HUUSH IYANA
WAXA LAYDIINKU BIXIYEY WAA XASHARAADKA IYO DUQSIGA
KA DHASHA LO' DIINA EE MARKA AY INDHAHA IDINKA GALAAN AAD LEEDIHIIN "HUUSH HUUSH" TAASNA DHIBAATO MA LAHA
OO HADII AAD EDEB SOMALILAND KU JOOGAYSAAN WAXA LAYDIIN SOO DIRIN QOLADA WAX BUUFISA OO AWDAL OO DHAN BUUFIN
MARKAAS DIB U ODHAN MAYSAAN "HUUSH". WAXA KALE OO AAN
KU OGEYSIINAYAA IN HADII AAD HADALKA BADAN DAYN WEYDAAN
OO SOMALILAND DIIDAAN IN RAGII SNM EE MARKII AAD AFWEYNE
NOO SOO RAACDEEN IDIN CAFIYEY IN AANEY DIB KUU CAFIYEN
EE GACAN BIRAHA WAX LAYDIINKAGA QABAN DOONO.
VIVA SOMALILAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garaad

Tuesday, October 17, 2000 - 10:45 pm
zaylac yaa lahaa markii hore?

book laa yiraahdu'first foot step in east africa'

nin issaaq ah oo waliba habr yoonis ahaa xaaji sharmaarkay ayaa haystay zaylac oo governer oo aha dowladii othmaanta ahyed iyo tii ingireeskaba
imikana nimankaa samaroon aya iska leh ee haloo daayu wadankooda oo xaq daradaa joojiya issaaqoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYLAC

Wednesday, October 18, 2000 - 12:00 am
TO: SAXARLA

SAGAALKA CAAWA HADAAD
SARIIRTAYDA II RAACI LAHAYD
SIIGADAAN KAA HURGUFI LAHAA
SAXARKAAN KAA RIDI LAHAA
HADAAD SOOHANTAHAY WALI
SIBIQBAAN KUGU FURU LAHAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanyarre

Wednesday, October 18, 2000 - 04:24 am
TO : Saylac and others;

Nin durbaan qaatay cilaaq dalbay!
Waar yaa saylac taladaadii waxay noqotay in aad gabadh aad sariir la tagi lahayd uu ka sheekeyso, sownagii siyaasad ka hadlaynay ! Waxa ii cad in dhamaantiin gabadhaas SAXARLA , caddowgeed ha u noolaato e idin wadda dhaanto dhamaan ragiinan cadhaysan.
Anigu marar faro badan ayaanan wax qabyaalad ah ka hadlin haba yaraatee, gaar ahaan markaan la dootamayay ragii halkan wax is moodayay.
Laakin weydun dayn weydeen sow ma aha, alaylehe gabadhaas Saxarla ayaa abaal idinka waraabisay, sow wanaagu idin muu deeqi waayin reer Awadalow.

Soo daaya wax kasta oo aad isla haysaan bal ninka caano ka daataan ayaa la arkaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANYARRE

Wednesday, October 18, 2000 - 04:32 am
TO: MY SISTER SAXARLA;

Saxarla inaadeer, raggani maalmahan oo dhan waxay la wareegaayeeg qori dable oo ay rabaan in ay ummada ku gubaan hadii ragg iska horyimaadaan Djabouti ka sokeyn maayaan (Like usual).
Si aad u fiican ayaad ugu jawaabtay oo aad la dhamaysay runtii waxay rabeen ee ay dadka dusha ka marmarinayeen.

I AM PROUD OF YOU SISTER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OBSIIYE

Wednesday, October 18, 2000 - 05:05 am
TO: SANYARE

WALI KUMAAN FAHMIN,

(1). MIYAAD KA XUNTAHAY SAYLAC IYO GOBOLKA
BADDA CAS

(2). MIYAAD KA XUNTAHAY INUU GADABUURSI IS
MAAMULO, AWDALNA XOR NOQOTO

(3). MIYAY KU GUBAYSAA IN MUCAARAD LAGUGU NOQDO


(4). MAXAAD UGU JAWAABI WEYDAY ABAABULAHA
IYO AGAASIMAHA ALIF, MR. AQLI.

(5). MA WAXAD RAJAYNAYSAA IN SOOMALILAND LA
AQOONSADO INTA GADABUURSI MID KA NOOL YAHAY
IYO WALIBA GADHXAJIS.

WAA ODAYGA "ALIF" MR M.OBSIIYE

BAL HADDABA SIDII NIN RAGA USOO JAWAABOO,KOLBA MAGAC DUMAR IYO RAG OO KALA DUWAN HA SHEEGANIN.


TO: AQLI
WAXAN KU LEEHAY SIDAN:

IIDAA ANIGA IIDOOR
ANIGAA BARI ASLUUBTEE
EDBTIYO XISHOODKIYO
ANIGAA BARI AQOONTEE
ISIRKAYGU WUXU YHAY
AB IYO AWOOW HALKAAN GALO
ANIGAA U ASTAYNIYOO
U SHEEGI INAAN AHAY
ILXUN LAMA TUSAANE
U SHEEGI INAAN AHAY
OLOL IYO BAARUUDE
U SHEEGE INAAN AHAY
AAR LIBAAX SIDIISIIYE
U SHEEGE INAAN AHAY
UBAXIYO BAARKA AWDALE
U SHEEGI INAAN AHAY
AFLAGAADO MA QAATAANE
U SHEEGI INAAN AHAY
AAQILIYO ODAY SHARAF LEHE
U SHEEGI INAAN AHAY
NIN ILAAHAY U GAFAYNINE
U SHEEGI INAAN AHAY
IRIQIISA NIN KU DHAATEE
U SHEEGI INAAN AHAY
ISLAAMNIMADA NIN DHAWREE
U SHEEGI INAAN AHAY
NIN U ADEEGA DALKIISEE
U SHEEGI INAAN AHAY
NIN AYIDSAN SOOMAALINNIMADEE
U SHEEGI INAN AHAY
AMXAARO MA RAACAANE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QABOOJIYE

Wednesday, October 18, 2000 - 05:22 am
TO:OBSIYE:

WXAAN KU KU LEEYAHAY SAAXIIB CIDI KUMA GUMAYSATO,WADANKAGU WAA XOR,MIDA KALE HADAAD IS LEEDAHAY KALMADA IIDOOR WAA CAY SAAXIIB CAY MA AHA WAA NAANAYS.
ADIGU MAWAXAAD KA XUNTAAHY
IN AY KUMAAMULAAN WALAALDAADA MAKAAHIIL.
MAWAXAAD KA XUNTAHAY NABADA AY DADKAAGU KU NOOL YIHIIN.UGU DAMBEYNTII ANIGU KULA CAYTAMIMAAYO,LAAKIIN OGOW HADAAD DOONAYSO DAGAAL WAXBA KA FAA'IIDI MAYSID,ADIGA IYO AFAR KALE OO KULA MID AH OO CUQDADI GOOGOOYSAY,MA MATALI KARTAAN GADABUURSI,SABATA OO AH GADABUURSI WAA UMAD AAD UFARA BADAN OO WAXGARAD LEH OO MUTACALIMIIN AH OO OG DANTOODA OO NABDA IYO DARISNIMADA JECEL,MARKAAS SAAXIIB WAXAAD DOONTO WAAD KU HADLI KARTAA,LAAKIIN HADAAD GADABUURSI JECESHAY OO HALGANKA AAD SHEEGAYSAA UU DAACAD KAA YAHAY,KAALAY IRAAC AYNU ARDAYDA JAAMACADA CAMUUD AYNU WAX USOO FAA'IIDAYNO,ANIGU HADA AYAAN KU NOQONAYAA,LIXBILOOD KA HOR AYAAN TAGAY OO AAN WAX KA SOO DHIGAY JAAMACADA OO AAN BUUGAAAG AY ARDAYDU WAX KA BARTAAN GEEYAY,LABA BILOOD KABACDINA WALAAHI WAANKU NOQONAYAA,SABATA OO AH JAAMACDAAS WAXAAN KU SOO ARKAY WAXAAN U QUSHUUCO,QAYAALADI MA TAALO,WAXA JOOGA UAMAD ISJECEL OO WAX WADA QABSANAYSA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OBSIIYE

Wednesday, October 18, 2000 - 05:44 am
QABOOJIYE

WAAD MAHADSANTAHAY, WAXADSE KA BOODDAY, NUXURKA DOODDAN EE AH

SAYLAC MA LA RABTAA INAY NOQOTO CAASIMADDA GOBOLKA CUSUB EE BADDA CAS OO DAN BADANI UGU JIRTO GOBOLKA AWDAL IYO DJIBOUTI.

MAKAAHIIL WAA WALAALAHAYO, WAANA UGAASYADAYADA, NINA KAMA XUMA. WAXAN KA XUNNAHAY IN IIDOOR ISKU KAAYA DIRO, OO KOLBA KA AY IYAGU RABAAN U DHIIBAAN MAAMULKA.
HADDII AN RABNO INAAN IDDOOR KULA NOOLAANO MUNAAFIQADDA AY WADAAN, WAXAD OGAATAA INAAN ANIGU AHAY MAXAD CASE, AN AADNA UGU DHOWAHAY QOOYS AHAAN ISSAAQ, AN LANA HESHIIN KARO.
HASE YEESHEE ANIGU MA QAATO GUNNIMMO, MANA AHI DHUNNI QAATE, DHULKAYGANA MA IIBIN KARO.

WAXAN RABAA IN IIDOOR (IIDOOR ANIGU UMA HAYSTO CAY) FARAHA NAGALA BAXO, OO ANNAGU CIDDA AN ISLA GARANO U DHIIBANNO MAAMULKAYAGA.
AWDAL WAA SOOMAALIYA, HADII AD AKHRIDO AMOUD UNIVERSITY site, WAXA KU QORAN, CAMMUUD SOOMAALIYA. TAASAANA KUU CADDAYNAYSA WAXAN AAMMINSANNAHAY.

IMIKA IYO GABAGABO, ADIGU MIYAAD KA XUNTAHAY, MISE WAAD KU FARAXSANTAHAY IN SAYLAC NOQOTO MAGAALO MADAXDA GOBOLKA BADDA CAS?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXARLA

Wednesday, October 18, 2000 - 09:18 am
TO:MY BRO.SANYARRE

INADEER WAAD MAHADSANTAHAY, BOQOLKIIBA BOQOLNA WAAN
KUU HANWEYNAHAY. WAXA ISOO GELIYEY DOODAN MARKAAN
ARKY SIDA FIICAN EE AAD WAX U TUSAALAYSAY RAGAN REER
AWDAL ISKU SHEEGAYA EE AANAY HADANA WAXBA KU QAADANAYN.
WAXAAN LA YAABAY RAGA SIDAN U HADLAYAA KUWII SHALAY
DIRQIGA KU BAXSADAY EE LA CAFIYEY MIYAANAY AHAYN, MA
WAXAY MOODEEN IN HADANA XAMAR WAX KA CELINAYSO.
INADEER IYAGU DAGAAL,BURBUR IYO DHIMASHO MIDNA MAY
ARAG HADDISE AY JOOJIN WAAYAAN WAXAN AY WADAAN WAYNU
WARAABIN DACARTIISA!!!.

TO:OBSIIYE
WALAALKAY SANYARRE MEEL HA KAGA DHICIN KA SHARAF BADAN
IN UU KOLA GABADH ISKA DHIGO KOLA NIN, MA ADIGA AYAA
SIDAAS KU DHAQMA? GARXAJISNA KAMA SOO HORJEEDAAN
SOMALILAND EE HALYEEYADII U SOO HALGAMAY AYEY KA MID
YIHIIN WELINA HORE UMARKEEDA UGA SHAQAYNAYAAN,
SOMALILANDNA IDINKA OO SANKU IDIIN DALOOLO AYAA LA
AQOONSANAYAA.

TO:SAYLAC
ADIGU SARIIRTAA KA SII DUL HEES INTA SNM XABAD DHAFOORKA
KAA SAARAYSO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QABOOJIYE

Wednesday, October 18, 2000 - 09:53 am
TO:OBSIIYE:

WAAR WAAN RABAA OO WAAN DOONAYAA INAY ZEYLAC NOQOTO,MAGAAL MADAXDA GOBOLKA BADA CAS.SABABT OO AH WAA HORE AYAY AHAYD INAYNU SAMAYSANO GOBOLO BADAN,WAA WAXAY REER KOONFURTU INAGU KHIYAAMEEYEEN,IAYGA OO LASOO BAXAY DEGMOOYIN IYO GOBOLO AAN JIRIN AMA AY DAD AAD U TIRO YARI DEGAN YIHIIN.REER WAQOOYI AHAAN WAA WAX INOO SOO WADA KORDHAYA OO HADHTO HADII SOOMAALIYI ISU TIMAADO WAA WAX AYNU KULA XISAABTAMI KARNO.

WALAAL LAAKIIN DADKA WADA DHASHAY EE JAARKA AH,HA ISKU DIRINA.

NABADGELYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OBSIIYE

Wednesday, October 18, 2000 - 10:32 am
TO: QABOOJIYE

HADDAAD RABTO SAYLAC IYO GOBOLKA BADDA CAS, HADDABA NAGULA DHAQAAQ DHISMAHOODA.

ILAAHAY AYAA NAGU OG, ANAGU DAD ISKUMA DIRAYNO, KALIYA WAXAN KA RABNAA NINMANKA AN DARISKA IYO GACALKA NAHAY INAY DHULKAYAGA FARAHA NOOGA QAADAAN, CIDDII AN RABNABA AN KU BIIRSANNO, AMA ISKAYGABA AN ISKU TAAGNO'E.

TO: SAXARLA

XAAL QAADO XABIIBI,
ANIGU WAXAN AHAY GAYAANKAA, HADDII TOLKAA I GAWRACANA WAAD GAYAAN BEELI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QABOOJIYE

Wednesday, October 18, 2000 - 10:51 am
TO:OBSIIYE:

ANIGU DIYAAR BAAN U AHAY INAAN WADANKA DHISMIHIISA KA QAYBQAATO,LAAKIIN OGOW IZAAQ AWDAL KAMA TALIYAAN,EE WAXAA KA TALIYA WALAALAHAA OO KULA DHASHAY,MARKAAS IDUNKU DIB ISUGU NOQDA OO WADA TASHADA,OO CIDII IDIIN MAAMULI LAHAYD WADAL,IDINKU ISKA SOO SAARA.BAL MARKAAS AAN ARAGNO IN AANU IDIN FARA GELINO IYO IN KALE.

WALAAL GABADHANA HA LA MURMIN DUMARKA LALAMA MURMO.WAAYO WAA WALAASHAA OO KALE.WALAAL SAXARLA ADIGUNA XISHOO OO HA CAYTAMIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QABOOJIYE

Wednesday, October 18, 2000 - 10:57 am
TO:OBSIIYE:

ANIGU DIYAAR BAAN U AHAY INAAN WADANKA DHISMIHIISA KA QAYBQAATO,LAAKIIN OGOW IZAAQ AWDAL KAMA TALIYAAN,EE WAXAA KA TALIYA WALAALAHAA OO KULA DHASHAY,MARKAAS IDUNKU DIB ISUGU NOQDA OO WADA TASHADA,OO CIDII IDIIN MAAMULI LAHAYD WADAL,IDINKU ISKA SOO SAARA.BAL MARKAAS AAN ARAGNO IN AANU IDIN FARA GELINO IYO IN KALE.

WALAAL GABADHANA HA LA MURMIN DUMARKA LALAMA MURMO.WAAYO WAA WALAASHAA OO KALE.WALAAL SAXARLA ADIGUNA XISHOO OO HA CAYTAMIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cawrala

Wednesday, October 18, 2000 - 11:41 am
ilaahay ha u naxariisto general yusuf talan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Wednesday, October 18, 2000 - 12:14 pm
18 OCT 2000

----TOLA'AYEEY MA TALLANBAY DILEEN-------


TOLLA'AYEEY MA TALLANBAY DILEEN
TOLLA'AYEEY MA GEESIGIIBAY TOOGTEEN
TOLLA'AYEEY, MA NACASBAA TUMAATIYAY
TOLLA'AYEEY, MA AAKHIRAY U TAXAABEEN
TOLLA'AYEEY, MA TOWSIYO CADHAAN QABAA
TOLLA'AYEEY, MA TIIRAANYAA II DHEER
TOLLA'AYEEY, MA TINI YO CIDIHBAAN JIDHIDHICOODAY
TOLLA'AYEEY, MA TOL HIILIYAAN LAHAYN
TOLLA'AYEEY, MA WAXBAAN TASHIILI KARIN
TOLLA'AYEEY, MARUUN MAAN TAABI KII DILAY

TAAJIROOW ALLAHYOOW, ADAAN KU TUUGAYAAYE
TIRIIGBUU AHAAY YUUSUF,TABAYSAY SOOMAALIYE
HALYAY TOOSANBUU AHAA, OON TURXAAN LAHAYNE
TOGAGII FARDUUSIYO, TIMIR JANNO KU QUUDI


INAA LILAAHI WAA INAA ILAAHU RAAJICUUN

WAAN KA XUNNAHAY GEERIDA GEN. YUUSUF TALLAN CALI
ILAAHAY NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESI

Wednesday, October 18, 2000 - 12:29 pm
TO:ALIF:

ILAAHAY HA U NAXARIISTO GENERAL YUSUF TALAN,WUXUU AHAA NIN GEESI AH OO AAN LA ILAAWI KARAYN,HADAANU NAHAY DADKA REER SHEEKH IZAXAAQ WAXAANU U HAYNAA ABAAL AAN LA ILAAWI DOONIN,SABATA OO AH 1988KII MARKII ISAGA LOO BEDALAY CIIDANKA BERBERA,WAXA UU BADBAADIYAY ILAA 80 QOF OO SHICIB AH OO LAGASOO MASAAFURIYAY SUCUUDIGA,OO INTA UU GUGU TAGAY JEELKII AY KU XIDHNAAYEEN,AYUU SOO DAAYAA OO DIYAARAD SOO SAARAY,ILAA XAMAR.HADABA INTII AAN ISAGA LOO BEDLIN BERBERA NINKII ISAGA KA HOREEYAY
OO AHAA NIN MRAEEXAAN AH WAXA UU HALKAA KU DILAY ILAA 200 OO QOF OO JEELKA KU JIRAY.WALAAHI BILAAHI ANIGU WAXAAN INDHAHA KA QAADAY RAGII UU TALAN JEELKA BERBERA KA SOO DAAYAY.MARKAAS SAAXIIB ILAAHAY NAXARIISTII JANO HA KAWARAABIYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaxleyman

Wednesday, October 18, 2000 - 01:12 pm
Marka hore dhalinyaro waad salaman tihiin salan kabid sxbiyaal waxan idiin sheegayaa Dhalinyaradii nan Qurbaha joogtaa waxba kama ogidiin dadka reer SOMALILAND dadka reer somaliland gobolkasta ha joogeene waxey ku heshiiyeen iney wax wada qabsadaan oow wax wada dhistaan iyadoon cidina cid kale qasbeyn amma jujuubeyn waxan hadalkeyga ku soo xidhayaa sxbiyal heyku dirina dadka wada nool ee wada dhashey

wixii khaladeen galeyna raali ka ahaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANYARRE

Wednesday, October 18, 2000 - 07:56 pm
TO: OBSIIYE AND OTHERS;

Horta waad salaamantihiin dhamaantiin.
Hadii aan u soo noqdo hadalkayga waxan u sheegaya ragga cadhadu hayso ee halkan rabba inay belaayo aanay cidna waxba ka taraynin ka dhaliyaan, sida saaxiibkay Obsiiye oo isaga aad moodoba inuu dadka kale ka sii xag jiro. Waxan rabaa inaa idinka wargaliyo xamarta aad doonaysaan inaad wax ku darsataan sida ay ula dhaqantay marxuunka Aden talan oo ahaa nin u dhashay gobol ka Awdal ee waqooyi galbeed. Immisa jeer ayaan idinlahaa ha aaminina walowayn wax fiican ma soo wadaane?
Sow taladii xore la idiinsiiyay maydun ka joogi waayin? Imika aniga oo aan ku dhago hadlayn marxuunka dhintay, ayaydun ku eeddayn ama aydun la dagaalami oo aydun uga aar gooy ninka la idinka dilay?

Hadii aan u soo noqdo suaalaha aan macnaha ku fadhiyin ee aad halkan iga weydiisay oo runtii aan u arko suaalo aad iyo aad u liita jawaabtoodana carruurta adhiga idiin raacdaa ka jawaabi karto, haddana aan kaaga jawaabo;

Horta Awdal waa gobol ka mid ah somaliland ama diid ama doon. Dadkii u dhashay ayaana xukuma hadda kana taliya ama xoree ama ha xoreynin.
Anigu aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in gobolkastaa uu iskii isu xukumo oo aan nina dib cashuur inta looga qaado meel kale lagu dhisin, taasna waxa marag u ah in aad tagto Boorame iyo guud ahaan gobolka Awdal weydiisona sac yahow ciyaayayaaa cidda qaadata cashuurta gobolkiina!

Ugu danbeyn waxan kuu sheegayaa wixi hore siyaad barre aydun uga weydeen ayaan bilaash iyo wallaaltinimo idinku siina idinkoon dhibaato aydun la kulanteen haba yaratee jirin ee

SAAXIIBAYAAL WANAAGU MA IDIN DEEQAA MISE SIDAA XAMAR LA IDINKU SAMEEEYEY MAANTA AYAYDUN INALA RABTAAN

Aniga waxay illa tahay inayanu sheydaanka iska naaro oo dan baa inaga dhaxayseee aynu wadda ceeshno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sugule Caynaashe

Thursday, October 19, 2000 - 03:51 am
Salaan dhamaan,

Horta kuwan sheegta...Gedabusri saw ma ahayn kuwii basaasi jiray Isaaqa??? abigu aqoon sidaas ah uma lihi waxan laakiin , waan la socdaa in badana waan maqlay naag Gedbusri ah oo ninkeedii Isaaaq faqashta u basaastay, barigii dhewydana Boorama ay niman Jabriil Abokor ahi biliqsigii Hargyas dib uga soo celiyeen. Huushna ay Jabuuti u caratay..markaas waa iga suuaale..Jabriil Abokor oo laf ka mid ah Sacad Muuse oo ka mid ah qabiil Habar Awal haday sidaas u gashay maxaad ka maslaxaysaan,,,,,laa xawla wala quwata..

Anigu waa ila sidatan..sool waa xaraan haday naga hoos baxdo..Awadl na waa sidii oo kale...ilaa yoom al qiyaamaa waanu maalaynaa...bilaash umaan cafin Dhulbahante oo Reer Daahir dabar goyn karo iyo Gedabasaas oo Jabriil Abokor ku filanyay...waa san dule qasab ah..hadal waa dhamaad.

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi

Thursday, October 19, 2000 - 01:23 pm
Waa la ini sallaamey maa daama ay tahey markii iigu horeysey.
Wallaal dhamaanteen meelkastoon joogno dad isku dhaqan, af, iyo diin ah baan nahey meela kuma kala tagno. Dadka reer Hargeysaad, borama, burco,xamar, kismaayo iyo magaalooyinka kale waa wada wallaalo. Laakiin make no mistake Awdal won't be part of Somaliland. Almost 95% of Awdalian don't want to be Somaliland. Somalis have to use the term like Awdal dhulka Somalidu dagto. You can't force Somaliland idea on these people who don't like. In the fure, we will be part of Somalia as whole or independent state. Personaly, waxaan rumaysanahey codka shacabka uunbaa socon ee ka siyaasiyiintu soconmaayo. Hadii ay dadkaasi yidhaahdeen ma rabno Somali... waa innaad codcooda gadarisaan. Wax aan dhibaata ah oon uqabaa ma jirto Somaliland waanan ku faraxsanahey wanaaga ay gaareen balse make no mistake Awdal won't be part of it not now and forever.
Nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaashaamo man

Thursday, October 19, 2000 - 04:10 pm
To: Sugulle Caynaashe


Waar ninyahow duuli baa tahay habar yoonis sidaa u hadasha lama arag. Waxaad iila eegtahay mid iska yeelyeelaya. Geda buursi waa dad walaaleheen ah xaq bay u leeyihiin cidday doonaan inay raacaan. Xoog iyo jibriil Abokor(naago habar awal ah)baa sidan idin ku samayn kugu raaci maayaan. jeneralkana Alla ha u naxariisto. Awdalna Ingiriisku hortii waxaa ka talin jiray Xaaji Sharmaarke oo habar Yoonis(Muuse carreh)markii danbaana inankiisii Maxamed sharmarke(see First foot steps in East africa or the exploration of Harar: the Somali capital). Gashaamo man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARAN GALBEED

Saturday, October 21, 2000 - 09:06 pm
TO:SANYARE

MARKA HORE SALAAN ..MRK XIGA WAXAAN BERYAHANBA ARKYEY DOOD AAD MEESHN KU WADO OO AAD KAGA HADLEYSO ARIMO LIITA OOAAN MUHIMD CEYKAASA LAHEYN ..SXB ADIGU WAA SANYARE DOLAALO DHERIDAA WAXAA DOODANI U FURANTAHEY REER-AWDAL OO KELIYA ..WAXA LAGA HADLAYAANA WAA GOBOLK BADA-CAS IYO SIDII LOO HIRGELIN LAHAA ..HADDABA WAA YAABE SODIGAN DOODII MEESHA LOO FUREY KA DULBOODEY EE SOMALILAND IYO WAXU FALKU NALA GALEY...FADLAN SXB WAAXAAN KU ODHAN LAHAA DOODANI ADIGA KUUMA TAALO EE ISKAGA BAX WAXGARADNIMADA AAD SHEEGANEYSANA OROD HBER-AWELIYO GADHXAJIS KU HESHIISII MRKA HORE...2)MARKA LABAD DANAHA GOBOLKA AWDAL IYO GOBOLKA CUSUB EE BADDA-CAS WAXAY U TALAA DADKA REER AWDAL OO KELIYA MEELINA MAANTA ADIGA KAAGAMA BANAANA MARKEY KAAGA BANAANATOSUG...3)WAA YAABE BAL SOMALILAND ANAGAA DHISNEY BORAMA AYAY AHEYD MEESHII LAGU SOO DHISEY ..MAANTANA SAXIIB ANAGAA DOOR BIDNEY IN AAN DANAHAYAGA GAARKA KA TASHANO ..WALAA SOMALILND TA AAD SHEEGEYSO IYO SOMAALI WEYN MIDNA MARKA HORE DANTA REER-AWDAL ,MARKA XIGA CIIDII DANI NOOGU JIRTO ...

HAL IGA QABSO DADKA KAMA WEYNID DAGAALNA CID LOOGA FUTA XUNYAHEY MA JIRTO NABADA ISAAQ,WARSANGELI,DHULBA-HANTA IYO GADABURSIBA WEY DOOR BIDEEN CID LAGU QASBEY MA JIRIN MAANTANA TII UUN BAA TAALA HADAD NABAD RABTO IYO HADAAD DAGAAL RABTABA ..DIY@@@@@@R BAA LOO YAHEY.


MID KALE KU DARSOO IS@@Q WUXUU NOQDEY EYGII WEELKA WAX LAGU SIIYO KU XAARAYEY..CIGAAL AYUU AHAA IYO SOMALILAND TA AAD SHEEGEYSO TII BORAMA LAGU DHISEY ..MARTI-GELIN IYO WALAALNIMO AYAY AHEYD WIXII LA IDUUNKU YEEDHEY WANAGII IYO ABAALGUDKIINA WUXUU NOQDEY SOMAALI ISKA DAAYE IN AAD GAAL XABSHI OO DIIN IYO CAQIIDO AAN LAHEYN AAD KU SOO HOGAAMMISAAN BORAMA CIGAAL AYUUNA AHAA KII UGU BAQEY ETHIOPIA ..BORAMA AL-ITXIXAAD AYAA JOOGA..RABEYNA IN LA BURBURIYO OOLA XASUUQO ..DERISNIMADA ISAAQ IYO SOMALILAND NIMOMA TAASAA...HAHHAHAHHAHAHA

BAL QABSOO MA IS WEYDIISEY MAXAA DADKA REER SOMALIALND EE KULA DERISKII KUGU NACEY ..SIDA DHULBA-HANTA ,WARSENGELI,GADABUURSI...?


....KUMA SOO KOOBI KARO MAANTA HALKAN ARIMAHAN LAKIIN SANYAROW ..SOMALIDAA TIDHAA KU BARTEY OO KUUMA LABTO IYO KU BARTEY OO KAAMA GO,O!!!SXB INTII HORE ALLA HA INAGA SAWAABIYO HADDA IYO DANA WXII AAD DOORBIDABA RAG BAA LOOYAHEY ..DIYAARNA WAA LOO YAHEY ..WAA DAGAAL IYO NABAD LABADABA...LAKIIN MAR DAMBE DOODA REER-AWDAL DANAHA GOBOLKA BADDA CAS YANAN KUUGU ARKIN...WAAYO KUUMA TAALO ..RAQBA WAA KU RAGEED .(ONLY RER-AWDAL AYAA KA HADLI KARA.


TO:SEYLICI

FADLAN WALAAL DUMER GUYAHA AYAA LAGU OGAA BALSE M GARAN WAXA KEENEY MADASHA ragga ..MARKAA MAR DAMBE HA LA DOODIN SAXARLA IYO WIXII XAWALEEY EE SOO GALBA ..HA LOO DIRO BOGGA DOODA DUMERKSA..


WA SALAAMU ALEYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASALI

Wednesday, October 25, 2000 - 04:22 pm
TO: SAXARLA

waxaan halkan ugu jawaabaya dhilada iidoor
ee SAXARLA ee ddodan raga soo gashay nayaa dhilo
IIDOOR dhoqor dhoqor iyo dhilaad tahay buqdii hargaysabaad tahay
dhilo habar xabuusheed baad tahay
dhilo daarood ka dhamaystay baad tahay
dhilo isaaq oo yuhuud ku abtirsata baad tahay

dhilo xabashi xarhin iyo harta sheekh ku wasi
jirtaybaad tahay
dhilo moorgan iyo gaan ka idlaysteen baad tahay
ogsoonow dhilo iidooreey
iidoorku iidooridii inanta weeyaane
lama arag isaaq wuxu dhaluu aabo leeyahay
garac urutay uunbaad tihiin oo meel waliba ddasan.

horaana loo yidhi naagaha isaaq gogoldhaafkay yaqaaniin waana arin run ah .


ha soo gali mardanbe bagan ee ku ekow GAALAD aad
GUSKA u jaqaysid

nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

To:ASSli Urtooy

Wednesday, October 25, 2000 - 09:54 pm
Asli waa naag futada timo ku leh ee ka fogaada. ufeeeeeeeeeeey akhaseeeeeeeeey waxbaa urayeeey
Ma Aslidan Boodaysaa
Ka bakhsiisay bahalkii


uf....Naag Darod oo Boqorad Isaaq caayaysa miyaanay denbi iyo in afku caddaado ka baqayn.

Asli, Nairobi baad dhilo ka ahayd oo hablihii ragooda meel lagu wada fuuli jirey baad tahay....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.