site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabyaagee baa soomaali ugu gabay wanaagsanaa vote?????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Gabyaagee baa soomaali ugu gabay wanaagsanaa vote?????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sugaanta

Saturday, October 14, 2000 - 12:23 pm
please answer your questions clearly as much as you can.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halyeey

Saturday, October 14, 2000 - 12:24 pm
qamaan bulxan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Saturday, October 14, 2000 - 02:00 pm
Siyad Mohamed Abdule xasan
Cali dhuux
Qamaan Bulxan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 02:03 pm
Indhool, meesha fanka iyo suugaanta la aad su'aashaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abwaanWeyn

Saturday, October 14, 2000 - 02:46 pm
Dabcan :
1-macalinkii jacaylka(Raage Ugaas)
2-halbeegii gabayga (Qamaan bulxan)
3-Badii gabeyga (Sayid mohamed, ina abdile h)
4-Mucaaradkii weynaa (Cali Aadan --Ali dhuh)
5-Abwaanka casri ah (Qaasim)
6-Xornimo u dirirkii weynaa(Xaaji Aadan Afqalooc)
7-Ina suldaan timacade.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

elmi

Saturday, October 14, 2000 - 07:13 pm
ala maxaa runta la iska indho tirirayaa...raga og wax aan aan ka wado yaan loo soo jawaabin ragan... faanka ragii la yaqaaney ayuun baa faanaya yee............thanks all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hoyaalayeey

Saturday, October 14, 2000 - 07:42 pm
1)salaan carrabay
2)maxamed nuur fadal
3)maxamuud daalin
4)faarax laanjeer
5)gammuute
6)gun iyo baar eeg
7)maxamuud nuur fadal(mahamed nuur fadal walaalkii)
8)jaamac gamca dheere
9)caydiid lafcambe
10)abokor cawad
11)hadraawi
12)tuug tarabi
13)lama soo koobi karo waa tira batteen
waxaasi oo gabyaa ahaa waa isku qabiil
waa raggii looga danbeeyay suugaanta
bal adiguba garo cidda ay yihiin
kulli waa HABAR JECLO raggii suugaanta iska lahaa, qarnigii hore SALAAN CARRABAY ayaa hoggaanka uhayay qarnigan ka dambeeyayna HADRAAWI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rage

Sunday, October 15, 2000 - 11:27 pm
Abdulahi Suldaan Timacadde maahane inta kale qub!!
Wadani dhab ah oo gabay wanaagsan buu ahaa ilaahay ha u naxariistee.

" ha yeeshee quluub wada jirtaa qani ah sheekhoowe"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HALYEY1

Monday, October 16, 2000 - 07:00 am
INA SULDAAN ALLAHA UNAXARIISTO WUXUU AHAA NIN WADANI AH LAAAAKIIIIN KUWAANKALE AAD QORTAY MAXEY AHAAYEEN KUWA DAMEERAHA WASAA AMA GEELA AA ISLA WASTAAN QALDAANYAHAW WASAN. WHAT AN IDOOR ASS_HOLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darood

Monday, October 16, 2000 - 07:12 am
Waxaa waye kuwii suuqa siinay ku gadi jiray qaadka kix kix kix kix.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 04:47 am
Max'ed Gacal Xaayow

Ahoooooooooooo!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

love

Tuesday, October 17, 2000 - 06:03 am
TO:EVERY ONE:

waxaa ugu gabay wanaagasan gebayaaga aan weligiis ka gabyin qabyaalad iyo reer,oo aan cidana si gaar ah ua caayin,kuwaas waxaa kamid ah.

1-cabdillaahi suldaan (timocadde)
2-raage ugaas
3-hadraawi
4-ismaciil mire

dakan aan sheegay welgaood laguma sheegin inay qabyaalad cid ugu gabyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JOKER

Tuesday, October 17, 2000 - 04:33 pm
You forgot the KING OF LOVE, Somalias Romeo Cilmi Boodherii!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaqsoor

Tuesday, October 17, 2000 - 06:28 pm
ASALAAMU calaykum, HALYEY1 sxb magacaaga iyo cayda kaatim ismalaha hadaba dadku aqoonta ha iswaydaarsadeene alle ka cabsoo cayda dhaaf.
NINBA CEESAANTII CEELKEEN.
horta gabayaasha waxaa ugu khatarsan nimankii dhashay sanadkii gobaysane. waxaan 1 kadhigi lahaa
1-sayidka
2-cali dhuux
3-ismaciil mire
4-QAMAAN bulxan
5-RAAGE UGAAS
6-SALAAN CARABAY
WAANA RAGII SANADKAA DHASHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Honesty

Tuesday, October 17, 2000 - 09:23 pm
TO: MR.Xagsoor

Can you please tell us how you came to this conclusion?? Exactly what is it(which factor) that makes Ali duuxs poem or Qaman Bulxans poem better than Salan Arrabeys???????

is it because the two first one were darod???

please let us know which criterias you used to reach your conclusion and then we can debate, using your criteria to establish which poem is better out of the three i mentioned. I am very confident that what ever criteria you bring to this forums i will prove that Salaan and Qaman is better than Ali Duux and that a case could be made to say that Salaan is the better of the three.

You have also left out more than 20 poets from other clans(Isaaq) that responded to each and every poem of ina Cabdule xasan. You are just a clanish Darod who can not deal with reality it seems.

we all know the rank among clans when it comes to poetry 1.Garxajis 2.Ogaden 3.Habar Jeclo 4.Dhulbahante. and i can prove it with facts!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Wednesday, October 18, 2000 - 02:42 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 18, 2000 - 07:45 am
war miyaad iloowdey
1-faarax shuuriye
2-qeyre gabay
3-shalaqbeen
4-hersi afcad
5-jimale badi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadane

Wednesday, October 18, 2000 - 08:02 am
War hoy iska daaya beenta, xagee ku ilowdeen ragee caanka ahaay ee aan wada ognahay sida ay wax u sheegi jireen. Waxaa kamid ahaa:
1] Abdule Raage [Taraawiil]
2] Sayid Maxamed Abdule.
3] Jimcaale [Dhegataag]
4] Raage Ugaas.
5] Ina Suldaan Timacade.
6] Idaa jaa
7] GACAMEEY.
iyo kuwa kale oo badan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismahan

Wednesday, October 18, 2000 - 08:08 am
i think xaqsoor should say something. Honest we would also like to see how you will refute his claims. besides whatever one might say, i think qamaan and salaan are better than ali dhuux. but ali dhuux was one of the best. also i believe qamaan, salaan and ali dhuux are better than sayidka. come on guys, u just dont look the quantity of the poem only u must look the quality also these three guys were great of coarse there are alot more from garxajis too, though i dont really know all of them...i only know x. tarabi, yawle, qowdhan ducaale and something cigaal bulaale...........sayidka socks. he might be hero to fight against colonials but gabay come on there were some other great guys.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salsal

Wednesday, October 18, 2000 - 08:51 am
Ali dhuux
Raage Ugaas
Qamaan Bulxan
Sayid Maxamed Cabdalle Xassan
Rooble Afdeeb
Dhoodaan
Khaliif
Aw muuse
Idirs Kabarajeen
Ismaaciil Mire
Samatar Baxnaan
Mataan Ciideed
iyo rag kaloo badan oo aanan halkan kusoo koobi karin ayaa suugaanta soomaalida ka soo murbaxay oo aan lagu haysan ninkii hadlayaaba hauska hadlo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Heegaale

Wednesday, October 18, 2000 - 11:23 am
1)Ali dhuux...Dhulbahante
2)sayid mohamed Abdule hassan..Ogaadeen
3)raage ugaas...Bartire
4)ismail mire...Dhulbahante
5)aw muse...Majeerteen
6)khalif sh. maxamud..Majeerteen
7)aadan carab...Dhulbahante
8)Qamaan bulxan..Ogaadeen
9)samatar baxnaan..Dhulbahante
10)moxamed cali walash...Majeerteen
11)cali cilmi afyare...majeerteen
12)cabdulahi macalin dhoodaan..Ogaadeen
13)carays ciise kaarshe...Awr table
14)mohamud cabdulahi ciise (sangub)..Ogaadeen
15)cabdulqadir xirsi yam yam....marehan
16)burale cali ubaxle.,.ogaadeen
17)cilmi carab cabdi..dhulbahante
18)xaji aw-khalif axmed..dhulbahante
19)maxamud cali beenaley..Ogaadeen
20)xuseen Hudle..Ogaadeen
21)maxamed cumar dage.Ogaadeen

sida aan ukala siiyey Numberiska uma kala gabay badna ee raga tiradooda
Ragaas ayaa loogu tagaa gabay ILAAH NAXARIISTA JANO HAKA WARAABIYO intii dhimatey inta noola waxaanu neelahay noo loonaada

Inta gabayada yar yar tirisa ma qorin waa jabaabiirtii raga loogu yimaado murtida soomalida

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 18, 2000 - 11:28 am
war hegaale daarood oo dhan buu soo tiriyeey. bal haber jecelo ayuun baan intaa ka badan leh war waa ku sidee..............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yawle

Wednesday, October 18, 2000 - 02:41 pm
Salaan,

Buugan shalay baan soo galay Xaqsoore ayaan jawaabtii Honest ka sugaayay wuxu Cali Dhuux iyo Salaab u simay laakiin waxan filayaa waa sidu Honest sheegay. Dadkan waxay soo triyeen intii darrood bal anigu Garxajis oo kaliya aan triyo.

1- Cabdi Hure..Ciidagale
2- Ducaale Af Taag..Ciidagale
3- Nuur Dhagacun ..Ciidagale
4- Xasan Tarbi..Ciidagale
5- Xaye Galaydh..Ciidagale
6- Birdhiile..Ciidagale
7- Qawdhan Ducaale..Ciidagale
8- Cabdi Gahayr Warsame..Ciidagale
9- Cabdi Dheere ( Cayuun) Ciidagale
10- Cilmi Liibaan Boodhari..Ciidagale
11- Saalax Laydiray..Habar Yoonis
12- Maxamd Aadan Caws (Yawle)..Habar Yoonis
13- Maxamd Kaahin Fiidoole..Habar Yoonis
14- Xirsi Guure..Habar Yoonis
15 Cali Ducaale..Habar Yoonis
16- Xirsi Jaamac Guuleed (Ina Dube)..Habar Yoonis
17 Ismaaciil Cigaal Bulaale (Ina Baashe) H.Yoonis
18- Maxamd Fiin ..Habar Yoonis
19 Cabdilaahi Muuse ..Habar Yoonis
20 Xaaji Dalaayad..Habar Yoonis
21- Dhool Yare..Habar Yoonis
22- Aadan Jugle..Habar Yoonis
23 Xaaji Aadan Afqalooc..Habar Yoonis
24- Xirsi Caamir..Habar Yoonis
25- Weerar Cali Geele ..Habar Yoonis
26- Aar Xandule..Habar Yoonis
27..Nuur Cabdi..Habar Yoonis


Intaas oo dhan waa Garxajis oo waliba dhamyan waxa iga maqan ilaa 20 nin oo kale oo aw ka mid yahay nin la odhan jiray Xirsi oo Raage Ugaas iyo Ina Jadeer isu gabyi jireen.

Markaas waa nimanka darrood idinkuna darrood oo idil ayaad meesha keenteen kuwii dhintay iyo kuwa maanta nool macaa caruurtii..sida Ian Walasha ..laakiin intaan soo triyayba..xabadi kama noola..ee faanka dhaafoo..Cali Dhuux iyo Salaan ninkii simaw..iga gar bax...Xaqsoore..wali jawaab ayaan kaa sugayaa..

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 07:46 pm
yawle sxb waad mahad santahay laakiin adeerkay ayaadka tagtay ibraahim sheekh saleebaan ibraahim gabdhle oo reer djibouti ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halyeey

Tuesday, October 24, 2000 - 11:28 pm
ninkastaaba hahadlee gabay waxa loo daayay rageedii oo ah

1-maxamed ibraahim (HADRAAWI)
2-salaan carabeey
3-faarax laanjeer
4-hure walanwal(HADRAAWI WALAALKII)
5-caydiid lafcanbeey
6-gun iyo baar
7-gamuute
8-tuugtarabi
9-ina nuur fadal
10-caaradhuub
11-cali fanaan
12-maxamuud daalin
13-iyo qaar kale oo fara badan oo aanan halkan ku soo koobi karin oo ay kamid yihiin cabdi caaradhuub intaasiba waa rag habar jeclo ah wax daba istaagi karaana ma jiraan shirkuna wuu xiran yahay .!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keyse

Wednesday, October 25, 2000 - 01:58 am
salaan kadib waxaan mooday inaad meesha xikmad ku haysaan oo aad abwaaniinta kala taqaaniin,laakiin ma moodayn qabiilkuna inuu dhinacaas galay.

Anigu hadaan fikradayda ku darsado gabaygu waa kala baxaa
1-Badni
2-Murti
3-luuq &codwanaag
4-Halbeeg
5-arar iyo halqabsi

Hadaba gabayga badnidiisi waxaa latagay
Sayid maxamed C/lle
Gabayga murtidiisina waxaa latagay
Cismaan Yuusuf Keenadiid
Gabayga halbeegiisana waxaa latagay
Qamaan bulxan
gabayga luuqdiisa iyo ku raaxayntiisana waxaa latagay
Cali Cilmi Afyare
Ararta iyo halqabsigana waxaa latagay
Salaan carabay.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

elmi

Wednesday, October 25, 2000 - 05:11 am
keyse faanka iska daa saaxib ragaa la soo tiriyeey gabayo ay tiriyeen ayaa la hayaa meesha inta daaroodka ah qaar been ah oo aan gabayo laga heyn baa ka buuxa...............la tagey latagey ma jirtee wax cad keen saaxib...hadii kale weligiin taariiqda been ka sheegaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayayuus

Wednesday, October 25, 2000 - 06:16 am
waxaan u malaynayey in aad meesha been iyo booto iskugu keenteen bal eega ti8xdaan aan ku tiriyey wadanka ruushka anoo tahriib ah..fadlan haddii aad fahmiweeyso lahjadda waa in aad raadsataa qaamuuska af-somaliga ama eray-bixin..
1)waa muunsa muunsoohaa
ee milif i soo saara.
maansadu markey iga timaad
milifta iga qaada.
sagaar guunyo oo geed ku jira
habarti waa guunyo
gu`hadii uu joogana
guunyo kaluu dhalayaaye.
ri`garooni ariga ka indsho-weeyn
saa kamaanbadane
sidii qaalin-geel wadigaas
laba kelyood buuran
aabahay ima dhalin haddaad
dhimato noolaato.
markii gabaygaan af qalaad loo rogey waxaan ku sigtay in oscar-sharuud la`aan laygu dhiibo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kayse

Thursday, October 26, 2000 - 02:13 am
Elmi salaan kadib.
Horta arinkaan iskama qorin ee waxaan ka sooxigtay rag gabyaaga aad uyaqaana
kasoo qaad Aabahay waa gabyaa aan caan ahayn laakiin wuxuu la kulmay cali dhuux wuxuuna waydii ayay isaga iyo qamaan kii gabay badiyay
Cali dhuux wuxuu yiri
qamaan waxaan ugu gabyi jiray aad gabayga ka baratid.

Mida kale soomaali murideedu waxay fadhidaa laba meelood
xero dhulbahante Iyo Ugaadeen waxaa sooo raaca Garxejiska, intaas oo qabiil ugaadeena dooroodka ayaan wadaagnaa dhulbahantena hartinimo marka umalynmaayo inaan wax been ah soo qoray.
hadaad dhegaysatid Cismaan yuusuf keenadiid gabayadiisa waxaad garan lahayd inay murti ku fadhido iyo xaqiiqooyin.
cali cilmina inuu cod macaanaa qofkasta ayaa og.

anigu gabayada hiraabka waxba kama aqaan una malayn maayo inay sidaa usiijiraan

dhinaca kale shaki igama jiro in
Cali dhuux
samantar baxnaan
Ismaaciil Buraale
Maxamed Cumar dage
Raage Ugaas
awmuuse ismaaciil
Ismaaciil mire
ay ahyeen abwaaniin waaweyn.

elmi bal wax kadheh tana inaga oo doodayna keliya laakiin aan iscaayayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fariid

Thursday, October 26, 2000 - 02:42 am
war maxaad isku indha tiraytaan. waligiin nin dhintay iyo nindheer baad marqaati u qabsataane. hadeer waxaad dhagaysataan aduunka dhana laga yaqaan waligiina wadani ahaa. aana wada ognahay soo ma ahan. yam yam.he is number.1.1111111.
car waakaase cid kale sheega dadka dhintay waa adinka qabriga kasoo kicinayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Thursday, October 26, 2000 - 02:56 am
Anigu waxaan u kala saari lahaa dadkii hore iyo
kuwa hadda.

DADKII HORE

1 SAYID MOHAMED ABDULLE HASSAN
2 SALAAN CARABEY
3 ISMAIL MIRE
4 ALI DHUUH
5 QAMMAAN BULXAN
6 ALI JAMA HABIL
7 ABDILLAAHI SULDAAN TIMA-CADDE
8 INA NUUR FADAL

KUWA HADDA NOOL AMA JOOGA
1 MOHAMED IBRAAHIM HADRAAWI
2 MOHAMED ABDULLAAHI SANGUB
3 HASSAN XAAJI ALI ( HASSAN GANEY)
4 MOHAMED XAASHI DHAMAC( GAARIYE )
5 ABDI QAYS
6 TUUG TARABI
7 IDAAJAA
8 MOHAMED ABSHIR BACADLE
iyo kuwo kale oo fara badanm dhinaca suugaanta
soomaalida waa laygaga badiyaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

elmi

Thursday, October 26, 2000 - 05:29 am
kayse saaxib run ma isku sheegnaa mise been ayuun beynu isku wadnaa......? run hadaad dooneesid qabiil gabyo iyo qof shaqsi ah oo gabyo kala saar. ....okay.........qabiil hadii uu gabyo, gabay faro badni iyo rag fara badaniba hadii la yiraahdo somali sidan ayeyy u kala horeysaa..

1) ogaden
2) ciidagale
3) haber-yoonis
4) dhulbahante/ haber jeclo
5) haber-awal/arab
6) majeerteen iyo wixii kale ee somali ee soo raaca.......

haddii ciidagale iyo haber-yoonis la isku daro oo garxajis lagu magacaabo ina adeer waxaa walaahi ah raga ugu badan ee caanka ah iney ayaga yihiin.
aniguna garxajis ma ahi ogow iskama magacaabayo.
waana sidan

1) garxajis
2) ogadeen
3)............iyo tii kale aan soo sheegey.

haddii nin nin la isku bar bar dhigo.......waxaa iyadana xaqiiqo ah in nin walba meel ku wanaagsan yahay....sida aad og tahay, sida: siyadka jiinley(xarafka J).....xasan tarabi/ cududa(xarafka C)iyo wixii la mid ah.........

dhanka kale hadeynu ka eegno......40-kii sano ee ugu danbeeyey aynu anaga ku aqliyeesaney bal dib uraac ileen la ismu xasdee.....waxaad soo tirisaa, xaga gabayada, heesaha, ruwaayadaha iyo wixii la mid ah.......qabiilka ugu badani waa garxajis...............koley anigu ma tirin laakin maanta ayaagaa ugu badan..........dhanka kale hadaad ka eegto ogadeen iney ugu af tahahsan yihiis daaarod cid maanta ku murmeysa ma jirto.. haddii garxajis la kala qaadana iney ayaga ugu fiican yihiin cidi iskuma heysato.....hadaad meel kale ka eegto....raga ogadeen wada dagaan ay gabayada ugu badani ey somali isku tiriso waxaa ugu badan gabayada ogadeen iyo ciidagale ama haber yoonis ay isku tiriyeen waxaana soo raaca inta dhulbahante iyo haber jeclo isku tiriyeen...

P.S. aabahaan hadii uu kuugu yiri cal dhuux baa qamaan bulxan gabay ka baran jirey aleeleh been buu kuu sheegey.......qamaan waa tii lagu aamusiiyey ileen taariq qoran baa la hayaa...... maxamed omar dage ayaa u hadley ogadeen markii qamaan heeryada uu cali dhuux saarey ee uu gabay hibeysan waayey...ali dhuux-na haddi run la sheegayo wuxuu ahaa tiirarka ay ku taagan yihiin gabayada somaliyeed mid ka mid ah........alifaa weyn buu ahaa raga lama xaqiro......waqtigiisiina waa uu ka soo dhalaaley raguu ay isku gabyi jireen.......waa taad ogeed siyadka uu kari waayey..........ali dhuux...........anyway saaxib anigu halkaas ayaan kaga baxey........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaqsoor

Thursday, October 26, 2000 - 07:53 am
Top Ten poets of all time

1. Salaan Carrabey
2. Faarax Nuur
3. Ina Cabdale Xasan
4. Ismail Xayd Xirsi(aflow)
5. Yawle
6. Cali Jaamac Haabiil
7. Qamaan Bulxan
8. Maxamed Nuur Fadal
9. Qawdhan Ducaale
10. Cabdilahi Muuse

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAAGE

Thursday, October 26, 2000 - 08:13 am
1.SAYID MAHAMED ABDILLEH HASSAN.(A leader)


The rest are boys.okaay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliyaqaan

Saturday, October 28, 2000 - 10:16 pm
SOMALI ISKA HADLA OO ISKA HADLA!!!!!!!!!!!!!!!!
QOFKASTAA WAA GABYAA LAAKIIN WAXA UGU GABAYAA SOMALI OO DHAN INTA JIRTA INTA DHALANDOONTA IYO INTA DHIMATAYBA WAA;
SALAAN CARABEY, ALI DHUUX, QAMMAAN BULXAN PERIOD.
weligeenba sheekada qabyaalad geliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Sunday, October 29, 2000 - 12:03 am
waxaad moodaa meeshaani in loo batay dhawr nin
in ay ugu horreeyaan xagga gabayga soomaali
waxayna kala yihiin;
sayidka
salaan carrabay
qamaan bulxan
calidhuux
haddaba midkee ugu fiicnaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Sunday, October 29, 2000 - 12:39 pm
waxaan umalaynayaa waxaa ugu fiicnaa ALI DHUUX AADAN sababtoo ooh ah gabayada waligii isagaa ubilaabi jiray. sida la ogyahayna gabayadii guba ee inta badan soconjiray waxaa bilaabay cali dhuux waxaana xidhay SAMATAR baxnaan oo ahaa inaadeerkiis.
ali dhuux number one still,and he will be 4ever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ROOBLE

Sunday, October 29, 2000 - 02:55 pm
WAXAA UGU FIICNAA

MAX/ED GACAL XAAYOW
MAXAMUUD BARIISE
XAMUUD WARSHEEKH
C/RAAGE
CALASOW CAADLE
SAYID MAX/ED CABDULE
C/QAADIR XIRSI YAM YAM
MAX/ED NUUR HADRAAWI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 31, 2000 - 01:16 am
Aabahii gabayga kee sayid mxamed c/le hasan
1sayidka
gabayaayu kabiir waa kee ahmed maxamed farah <idaajaa>


1 sayidka 2idaajaa 3 c/le raage <taraawiil>
aasaasihii fanka soo maaliyeed 4 a/qaadir hersi yemyem 5 mustafe sheeq cilmi 6 kabiir wa kabiir 6 maxED gacal xaayoow
hadaba anagu waa naga intaa idinka isaaqa ah salaan carabeeyu waxiinoo dhan waa qabiilwadayaal
dagaalkeyna kaqeyb qaataan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 12:46 pm
Saidka/Astaadka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHALAD

Thursday, November 02, 2000 - 09:41 am
INA CABDILE XASAN
CALI DHUUX AADAN
ISMACIIL MIRE
ADAAN CARAB
AXMED SHIIKH JAMAC
INA XIRSI BINAW
LABA GO LE
QAMAAN BULXAN
SALAAN CARABEY

INTA KALE WAA XAABO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhool

Monday, December 18, 2000 - 09:33 pm
waxaa weeyaan.
1.sayid maxamed cabdulle
2.xaaji aadan afqalooc
3.qaman bulan
4.timacade
5. ali dhuux

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gerbiye

Monday, December 18, 2000 - 09:57 pm
Dhool...
Beenleey..
Somali waxa ugu gabay badnaa
1. Salaan Carrabey
2. Faarax Nuur
3. Ismail Xayd Xirsi "Aflo"
4. Maxamed aadan Caws
5. Qawdhan Ducaale
6. Cali Jaamac Haabiil
7. Maxamed Nuur Fadal
8. Muxumud Liibaan Jadeer
.....
99. Salweyn Calaacal Xasan
100. CaarDhuux
101. Qarbaan Balaxow
102. Barre Fiidow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabyaaye

Monday, December 18, 2000 - 10:22 pm
Why Salaan Carrabey is #1
Salaan isagaa noo sheegay inaan gabay lagu gaadhin. Salaan waxa gabayadiisa ayaa marqaati ah ee bal aan dhawr tuduc kiiba ka soo qaato.

1. Gabayna waan aqaan oo ma jiro nin igu gaadhaaye

2. Tixdan waxan cashuuroba haddaan caynka ka hingaadsho
Aniga cayda iiguma baxdiyo ceebta dibadeede
Carradaba nin laga naadiyoo caan-baxaan ahaye

3.La'da Xarafka laankiyo Ba'daan Looyar ku ahaaye
Nin awoowgi loox ugu dhigoo liil geshaan ahaye

4. Cirkoo soo galgaalliyey hadduu godol cusbooneeyo
Guulaamo wuxu soo kacshaa geydha dabadeede
Gal biyo leh gabiib maalinaa galab la laacaaye
Anse WEBI Ganaanaan ahoon laga geyooneyne

5.Xikaaye iyo Baaneba anaan xaraf i seegeyne
nin xukaantu wada naadisoo xaadsadaan ahaye

6. Halaq didaya waw halis nimuu boqon haleelaaye
Waabeeyo lama huursan karo huurtayoo kariye
Laga haarri hoorriga libaax soo hamaansadaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabyaaye

Monday, December 18, 2000 - 10:30 pm
PARTII......Why Salaan Carrabey is #1

Salaan Vs Ismail Mire

Fufunnaaga i caayey
Ismaaciil futo sheegiyo
Ma facaysto cabbaasoo
La fil baanan ahaynoo
Faydaaan iiga kordheyne
Fadligii Habartayiyo
Furaashkii Cawo dhoobliyo
gobta Faarax Garaad baan
kaaga fool gabayaauye
sida Fooraha roobkoo
Farax meelleh ku hooraan
Ku fuuqfuuqsan lahaayoon
Fidhfidhkaa la arkeen.

Salaan Vs.Cali Dhuux
Waa kii Salaan gabay ku lahaa
Aniguna gurbood lama hadlee gari hadday joogto
Ma gudboonin giiclaha waqtigan soo gadaal baxaye
.....Who is NEXT...Miiddi aragnaye aaway gofarkii...do i sound like leelkase or what ha ha ha

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.