site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGADENIA (S/Galbeed) OO KA BILAABMEEN WADA HADALO HOOSE OO U DHEXEYA TIGREEGA(wayaanada) DOWLADA , ONLF IYO USA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): OGADENIA (S/Galbeed) OO KA BILAABMEEN WADA HADALO HOOSE OO U DHEXEYA TIGREEGA(wayaanada) DOWLADA , ONLF IYO USA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 02:08 pm
Sida lasheegayo waxaa wada hadalo hoose u bilaabmeen maamulka tigreega (wayaanada), ONLF iyo USA waxaana lasheegay inay ku saabsan yihiin in nabad uu maraykanku ka danbeeyo una shaqaynaysa sida maraykanku rabo laga sameeyo Ogadenia islamarkaana suurta gal ka dhigta in lasoo saaro shidaalka badan ee lagu sheegay dhulkaas gaar ahaan ka jeexdin iyo Hiloquraan oo ku kala yala labada gees ee dhulkaas labadabana xuduudka laleh ama ku dhow somaliya.

Marka su,aashu waxay tahay siday u mashaqaynaysaa arintaan, iyadoo la'aaminsanyahay in arrintaan maraykanka ku kallifayso iyadoo shidaalki carabta qadyaan ka taaganyihiin islamarkana Bush uu ku balan qaaday hadii ladoorto inuu USA u raadin doono meel u dhaanta khalijka oo OIL (saliid) leh marka tan makula tahay inay shaqayn doonto la'aanta somalida kale ee degta somaliya waa hadii nabad rasmi ah laga rabo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JABHAD

Saturday, October 14, 2000 - 04:27 pm
wax nabad ah madhici doonto ilaa dadweynaha soomaaliyeed ee kunool ogaadeenya xuriyad buuxo ay helayaan si shuruud la'aan ah. gaal cade hadii aagaas iskusoogalo qiiqiisaa baxaa, marka war iyo dhamaan wax kalasoconaa malaha ilaa tigree nadhaafto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KOSHIN

Saturday, October 14, 2000 - 07:30 pm
WHO ARE YOUR SOURCES? I DON'T WANT TO RESPOND TO THIS BECUASE IT IS ABSOLUTELY BOGUS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUCAALE

Sunday, October 15, 2000 - 07:30 am
waar nimankiinan ONLF nabad uun nooga keena Nimankan mad madoow ee nagumaysta waxaad rabtaan lasoo heshiiyoo wadanka Tikree uun hala dhaafiyo waanu idin taageersanahay idinkana dambeeynaa si shuruudla'aana
Midnimo, Xoriyad, Wadajir, walaanimo iyo Qarannimo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ethiopian

Monday, October 16, 2000 - 10:51 am
This is just a dream.How many ONLF org's are there???I dare to say this because Somli League and ONLF joined and formed new party called something like 'Somali Dimocratic Movement'.This SDM party won the last election in the SOMALI REGION.A.Dulane is the chairman and was elected the president of the Somali Autonomous Region.This puzzles me.Is'nt there unified ONLF leadership???Or every individual from Ogaden Tribe has the right to speak for ONLF??Someone makes agreement with the regime in Addis by the name of ONLF today.They get positions in the gov'nt.Next day somebody else claims in London he is the real leader of ONLF.Does this org live only on paper???All the parliamentarians and leaders of the Somali representatives in Ethiopian regime claim they are the real ONLF members.Who is who???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmedey

Monday, October 16, 2000 - 10:54 pm
ONLF Waa jabhad xaq u dirir ah oo halganta xuquuqda dadkooda waxaana leeyahay aduunku wuxuu qiimeeyaa waxa lagu magacaabo majority
sidaa owgeed ogaadeina waxaa u badan dadka
meeshaa degan waxaan ogaysiinayaa inay onlf xaq u leedahay aaya ka talinta dadkeeda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMDI

Wednesday, October 18, 2000 - 09:10 am
Waxaad rabtaan laheshiiyee xabasi uun nadhaafiya somalinimadana hala qiimeeyo illeen somalinimo wax kayar wax lagu waaye uraradii somaliya ku tusaala qaata waxaadna tihiin wlaalahano oo xaq u dirir ah Allaha idin guuleeeyo Aaamiin Aamin Aaaaaaaaamin.

Waad mahadsantihiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.