site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MXAA LOOWAAYEY URUR AAN AHAYN O.N.L.F. OO U DHAQDHAQAAQ XORNIMADA DHULKA SOMALIDA EE ETHIOPIA GUMAYSATO MISE DAKOO DHAN ISAGUU WADA TAAGEERSAN YAHAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): MXAA LOOWAAYEY URUR AAN AHAYN O.N.L.F. OO U DHAQDHAQAAQ XORNIMADA DHULKA SOMALIDA EE ETHIOPIA GUMAYSATO MISE DAKOO DHAN ISAGUU WADA TAAGEERSAN YAHAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUAALE

Saturday, October 14, 2000 - 02:20 pm
Maxaa loowaayey uru aan ahayn ONLF oo u halgama xoriyada wdanka S/Glbeed mise somalidoo dhan ayaa isga taageersan sidaa darteed uma ay baahna ururo badan oo kale?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kumade

Saturday, October 14, 2000 - 09:07 pm
Soomalidoo dhan ma taagersano
waa mida kowaad dadka Absame
ayaanan taagersaneen ONLF waxaan
idiin sheegayaa Jidwaaqa iyo weyteenka,balcadka,
Galimeys waxaay idinkugu baqeen in aan la galno
dagaal hubeysan Jabhada Tigrega 1991 idinka oo
nagu gacan seerey marka sidaa darteed maanta
oo aay xeera iyo fandhaal aay kala dhaceen
ayaad noogu baaqeysaan dagaal.
Waan idiin dulqaadani karnaa walaalkaa oo
talo ka xumaatey waa loo dul qaadani karaa
ee laakiin marka kowaad badala Magaca
Dabadeed aan u wada dagaalano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RABI

Sunday, October 15, 2000 - 06:56 am
ANIGA WAXAY ILATAHAY IN MARWALBAWADA WADATASHI LAGAYEESHO UJEEDO KASTA OO LADOONAYO IN LA FULIYO, SI AY FIR FIRCOONI UGU NOQOTO ARAGTIDA LADOONAYO IN LAFULIYO :HADII AY TAHAY WAXBA SOCONMAAYAN HDII AN LBADALIN MAGACA OGADEENIYA WAXAAN SOO DHWAYNAYAA MAGACA DADKA MIDAYNKARA XORNIMANA IGADHSIINKARA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jigjiga

Sunday, October 15, 2000 - 02:34 pm
waar absame miyaa xataaa qaati ka taagan doqontaas
doqoni talo maleh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMER

Sunday, October 15, 2000 - 06:01 pm
Magaca dadka dagalamaayo oo kaa difacayo gumeysiga ayaa wata. Maxaad ka sheegi? Ama kubiir and sameyso maga alamagaca aad rabtid. Haddi kale iska daa dadka aad farta kufiiqeysid ee udhinanayo xoreyntada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogaden

Monday, October 16, 2000 - 02:59 am
siday taariikhda soomaaliyeed ku caan baxday lama hayo nin u dhashay qabiilka ogadeen mooyee nin somaliyeed oo kale oo axmaarada xabbad ku rida.
arrintaasina mid laga wada hadli ma aha.

taas darteed weeyaana waxa dadka intooda kale ka dhawaajinaya, oo magacay doonaan ha la baxeene axmaaro ma hor istaagi karaan onlf na mabda' kuma diidane e magac ayay ku diidan yihiin.

car bal wakaasi ha la arko nin onlf caynaya mooyee nin intuu iskaba illoobo axmaar baan ka soo horjeedaa leh.

taariikhdaaana waxaa dhabeeyay IIDDOORKA maalin walba axmaarada dad ayay ka laysaa intay waliba dhulkooda ugu timaado, markaad dhahdo waar maad nimanka iska celisaan waxay ku dhahayaan daris baanu nahay oo waanu ka heshiinaynaa. xaggee loo heshiin? waysanba la hadli karine.

Marreexaan cadaabtii adduunka ayayba axmaaradu tustay ilaa haddana ku waddaa wax juuq dhihi karana ma jiro. gumaysi ka daran ka lagu hayo ummadda reer ogaadeeniya ayaa lagu hayaa.

sidoo kale reer boorama sidii la doono ayaa laga yeelaa.

dhulbahante iyaga ka hadli maayo oo iyaga iddoorbaaba taagaa gumaysta.
majeerteen waaka sida naago dhilooyina addis ababa iyo boosaaso u dhexeeya, inakstayba dhab tahay oo axmaarada ogadeniya jooga oo dhani ay haystaan hablo majeerteen iyo iiddoor.

walee soomaalaay la is baray wax kalena anti onlf uma tihiidin ee sirinsirqo ayaad tihiin guusha ogaadeen gaarka u leeyahayna xaasid baad ku tihiin taasoo ah in iyaga kaligood ay axmaaro xabbad ku ridi karaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jidsame

Monday, October 16, 2000 - 10:13 am
Dhammaan waad salaamantihiin.ONLF kuwa badan oo aan ahayn oo dagaal ku jira ayaa jira.Waxaa jira WSLF,Soomaali democratic iyo lllaa dhawr kale oo badankoodu sida ONLF qabiil ku salaysan yihiin.Magaacdooda ma wada hayo laakiin qabiil kastaa mid ayuu la baxay ilayn waa cudure.Jabhadda Soomaali Galbeed ayaa ugu weyn.Jabhadda Soomali Galbeed waqtigan xaadirka ah Jidwaaq ayaa hogaan u ah.Hogaamiyayaasha Jidwaaq way ka "Liberal"san yihiin hogaanka ONLF.Waxaad moodaa in Jidwaaq soo dhaweeyeen Soomaali badan oo deegaano kale ka timid ay wada dagaan si walaalnimo ah.Taasina waxa ay keentay maanta iyo shalayba in Magaalada Jigjiga sii weynaanayso.Waxaana hubaal ah haddi Jidwaaq maanta jabhad uu hogaaminayo dagaal gasho qabaa'iladda deegaanka oo dhammi kala wada qayb galayo.Deegaanka Jigjiga wuxuu noqday 'METRO POLITAAN".Waaa deegaanka maanta ugu maal badan kan Soomaalida Ethiopia.Waa kan ugu dugsiyada badan.Jaamacadda ugu horaysa ee deegankana waxaa hubaal ah in laga dhisidoono halkaa.Waa kan ugu dad badan.Halganku kolba heer ayuu soo marayaa.Maanta xabadi kama dhacayso Jigjiga .Laakiin ma aha halgankii dadkaasi way ka baxeen.Hakad iyo is-dhis ayaa lagu jiraa.Dhibaatadii dagaalkii 77dii ayaa wali dhaawacii dadka kasii muuqdaa.Dariska(Somalia )qas ayaa wali ka jira.Dadka deegaanka Jigjiga waa dad beeralay ah.Xabad iska qaado ma aha halganka gobanimodoonku.Waa in xaaladda la darsaa.Qori oo AK ah Cobra(waa helikobtar dagaal)ayaan waqtigaan kula dagaali waa mid aan cagliga suubani nasiinayn.Waa dadkaaga dhammee.Waa tan Tigre iyo Amxaarba rabaan.Kuwa ONLF xagee ayay ka dagaalamaan????Dabada kuwa joogaa way urursan yihiin.Dhawaaqooduna waa dheer yahay.Laakiin gudaha kama habaysna.Somalida deegaankaana waligeed dhul ay Amxaaraddu 100% wada maamusho ma ahayn.Waa sidii ay Ethiopia markii horeba ay ugu talo gashay.Dhul aan horumar iyo magaalo lahayn XERO MILATARI mooyee.Hal jid oo Jigjia ka baxa ayaa illaa Goday si teelteel ah xarooyin milatari loogu tala galay ku yaal yaalaan.Magaalooyinkuna waa fara ku tiris.Waana ma korayaal.100kii sano ee u danbaysay intaas ayay leekaayeen.Waana sida gumaystuhu ku talo galay.Hal maalin haddi nawaaxiga Jigjiga dagaal ka dhaco Addis Ababa iyo dhammaan Ethiopia waa laga dareemi.Dhaqaale ahaan.100 sano hadaad Goday laga dagaalammo aad ayay u yar tahay si Addis Ababa looga dareemo.Waxaan taas ka wadaa marka ay waqtigu haboonaado deeganka Jigjiga hogaankiisa taariikhiga ah waa in uu sida waajibka ah mideeyaa Ummadda ,kana tuuro maamulka Abysinia.Inta ka hor dhaawaca ha lagasoo kabto.Maanta waxaan ku jirnaa halgan siyaasadeed.Dadkeena aan xag dhaqaale ,xag cilmi,xag caafimaam,iyo xag bushadeedba dhisnaa.Waa in la mideeyo afkaarta siyaasadeed ee dadka.Magaca lagu dagaal galayana waxaa waajib ah in qabiil aanu ku dhisnaan.Kolay OGADEN kuma midayn karno shacabka.GALBEEDYA hadaan dhahno maxaad ka qabtaan???GALBEEDLAND??SHABEELAND???GUREYLAND???FAAFANLAND??NOGOBLAND??GURAYSLAND???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI-GALBEED

Monday, October 16, 2000 - 10:15 am
DOQON FOOQAL DOQON GUMAYSTIHII REER EUROPE BAAD DADKA AAD KA HADLAYSAA ISKA XOREEYEEN ADNA AMXAAR BAA WALIGAA KU GUMAYSANAYEY XABAD SOMALIDA KALE KU RIDO MOOYEE WALIGAA XABAD TAN MAANTA AAD WADID OO AAY MAGAC QABIILKU KUU GEEYEY MA AHANE WALIGAA
MID KALE MA AADAN GELIN DOQON YAHAY WADANKA ANAA XORAYN JIRAY UMADDANA MIDAYN JIRAY EE DOQON OGAADEEN MAGICIISA SHEEGAN MAAYO SIDEE BAAN USHEEGTAA MA NIN RAGAA MAGACIISA INTA AAN KA TAGO BAAN DOQON, CAALE, DUUFLE MAGICIISA KU DIRIRAA NO.NO.NO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAWO

Monday, October 16, 2000 - 09:30 pm
Dadka qaar ayaa nac ay u qabaan qabiil ku dabaqa danta guud. Heey hadaad ogaadeen necebtihiin sigooni ah uga hadla laakiin haku dhex qasina danta guud ee somalinimo
Ogadeen waa reer somaliyeed tariikhna leh Africa iyo somali gudaheedba waana walaalahayo ee cidii necebeey aday ku dhibiye ladhimo nacaaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samer

Tuesday, October 17, 2000 - 08:52 pm
Fadlan Amxaaradiina iska jooga. Jidwaaq issaq ayaa dhulka aad sheegeysid kaala wareegay. Ogaadeen Naceebkiina waan la soconaa. JIGJIGADA aad sheegi anaga haddii aanu ahey marhore ayaa lagaa qaadi lahaa. Ogaden ama jecloow ama necboow magaca waa lagu marsiin. Dhulkana wixii udagaalaminwaayo bari ayaa meel ay utaala.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 18, 2000 - 12:08 am
Waad Salaamantihiin dhammaan,waxa loo waayey uru aan ONLF ahayn oo Atobiya la dagaalama waxaa niyadjabsan Soomaali oo dhan, waana lagu jabiyey Soomaali hardankii u dhexeeyey iyaga iyo Itoobiya.
Soomaali waxay ku guuleysatay inay ka goyso Eratariya Atoobiya xukunkana u dhiibto Tigre;laakiin Atoobiy waxay ku guuleysatay:inay dumiso maamulkii Soomalida,inay Waqooyi ka goyso Koonfur,inay Punlaad ka soo Saarto meel dhexe,inay RRa iyo Soomaali kala disho, in isku day kasta oo nabadaynaya Soomaali ay kala tuurto, in qofka Soomaaliga ahi miskiin ka dawarsado ku noqdo G/Afrika dunida aan ka jirin oo aan calan,Safaarad,Passeport iyo haybad qaranimo aan kulahayn dunida ka dhigto fagaarayaasha caalamkan aan kagarab hadli karin. Tani waxay keentay in qofka Soomaaliga ahi madaxa hoos u foorariyo meelkasta oo uu joogo.Dhulka soomaaliyeed ee Ogaadenia ma laha Ogaadeen kaliya haddii la xoreeyana ma lahaanayo kaligii,hadday ONLF u dagaalantana waajibay ku tahay,waxayna ka midtahay uun sidaan fili dad badan oo Soomaali oo wali Qalbigoodii sii nool yahay wayna kala firidhsanyihiine ma yara dad caynkaas ah.waxaa is weydiini tahay uun ma ku guuleysan doonaan soo noolaynta Soomaalinmada mise tan Axmaarada ayaa guuleysan,kani waa hardan ka dhexeeya shucuubta kala danta ah,kalana diinta ah,kala dhaqanka kala ujeeddada ah; ee ma aha waxa qabiil kaligii ah khuseeya ama uu wax ka qaban karo. Fallaadhi gilgilasho kaagama go,do.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.