jinoolka | Saturday, October 14, 2000 - 02:39 pm Akhayaareey ma maqasheen hangabaadii uu bixiyey Deeroow, gudoomiyaha baarlaamka dowlada cusubi?. "anagu cid xoog ulama tegeyno, laakiin hadii nala soo weeraro talaabo difaac oo ku haboon baanu ugu jawaabeynaa", ayuu yiri mudane Deeroow isagoo ka hadlayey haddii qabqablaasha dagaalka muqdisho soo weeraraan dawlada cusub. Ogow dawlada cusubi weli ma wada iman muqdisho marka deeroow iyo hanjabaadaas bixinayo. maxaad u maleeyneysaa bil ka dib wuxuu oran doono. dabcan wuxuu oran doonaa waa in lasoo qabqabtaa tuugadaas qabqablayaasha ah lana soo xir xiraa. Waah waah waxaasaa dawlada ah. I love thattttttttt hi hiiiiiiiiiiii. |