site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Reysal wasaraha oo lo dortay labo jago oo muhiima,1-darodnimo.2-inu metelo gobolada waqoyi

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Reysal wasaraha oo lo dortay labo jago oo muhiima,1-darodnimo.2-inu metelo gobolada waqoyi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalidoon

Saturday, October 14, 2000 - 04:40 pm
Reysal wasaraha ma waxaad u malaynaysaan in loo dortay inuu noqdo raysal wasaare keliya bal dib ugu noqda fegrada ka danbaysa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilwaal

Saturday, October 14, 2000 - 07:18 pm
darwiishnimo iyo inuu yahay nin ay ilma'aderr yihiin ninkii ookiyaalaha ku jajabin jiray cigaal oo hargaysa jooga 1960's.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibirta

Saturday, October 14, 2000 - 08:51 pm
Muhiimada loogu doortey ayaa waxaay tahay in uu yahay nin Jibirta Ismail.
Nolow nolow Darood
nolow darood
cadaw gaag ha jawa
cadowgaaga ala haku tuso
walaalahaaga garo
Kablalax ha midowo
5 darood hamidowaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Saturday, October 14, 2000 - 09:05 pm
laba shirbir, hal dhagax ku wada dil ayaa la yiraahdaa,
sidaa beey ahayd sababta loo doortay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Sunday, October 15, 2000 - 06:49 am
TO:wiilwaal

abow ninkaas waa kuma? ma ali garad jama?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilwaal

Sunday, October 15, 2000 - 04:45 pm
comments to abdi
saad u garatay weeyaan garaad cali garaad jaamac
1926-1985.ilaah how naxariisto halyaygaa.
waa ninkii cigaal baqdin uu ka qabo yidhi
(caraduba ha'oloshee haddaan cali garaad toogan.)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhiblaawe

Sunday, October 15, 2000 - 05:35 pm
Waxaan la yaabanahay.Cidaan sheeganeysa in ay ka soo jeedaan Jebirte Ismaciil, maysan ogeyn in ninkaas uu ahaa in wadanka Yeman ku dhaqnaajiray oo Xoolaha Carabta u qali jiray, oo farcankiisa ay wali xoolaha ka qalaan Yeman.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Sunday, October 15, 2000 - 05:37 pm
TO:wiilwaal

Waan gartay bro and thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAANTA

Sunday, October 15, 2000 - 05:59 pm
waar heedhe waa maxay waxan aad isku qasteen
waar ninku waa nin reer puntland iyo reer Somaliland labada matali kara. that is it.
Daarood wax la yidhaado ma jirAAN.
MA BOON MARREXAAN IYO QAXOOTIGA AYAAD TIRSANAYSAA.
MA KU LATAHAY LABADAAS DHUL JIIF HADDAY HELI KARAAN IN AY DHULBAHANTE WAX SIIN LAHAAYEEN..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Sunday, October 15, 2000 - 07:18 pm
Tuuga aad sheegaysaan wuxuu kursiga ku helay dariqo khalad ah, dab u shido, balan khayinimo, oo beenah. Kuma dhaco inu hal tin ka gooyo iska da wax kaluu yeele. Horaa loo arkay mid is xarifiya oo yidha. cirkiyo dhulka soo duminaya oo hadhowna xaarkisa ku fadhista. haduu ku riyoonayo inuu isaaq kala jajabiyo waa mid aan dhacayn
Isaaq= One
The small number who went to Arta went individually and do not represent a tribe unlike
your garads.
anigu maanta hadlimaayo laakin weynu u wada joogna beri iyo sakuun, nimanka kolna darwiishka sheganaya kolna ala doori sheeganaya ee maanta fakh fahkdoodi laga fadhi laayahay ileeyn waa waxaan madaxnimo waligood arag ciday hoos ordan mooyane, Car yaanan arkin iyagoo reer sh Ishaaq bari baryaaya. shalay bey aheed markay na baryaayeen marki hawiye soo eryaday ey lahaayeen inaga isku dad ah, isku dhaqana, idinku goob baad tihiine Hawiye waa qudun inan gumeyd ah oo waxba noolama hadhin, Walle Hawiye idinka gobsan toban wajiilayahow.
Success= Self-Esteem and you lack that. A tiger never changes it's stripes, so where will you start your begging again, #1 was Somaliland#2 was Puntland, #3 BenadirLand, where next OOh I remembered RRA and Morgan are planning Jubbaland. prepare your charity can. Dad aanad intad jirtan gaadheyn afka hala galinna Uskagyahow. Mar haddad aragto dad daduun hadal haya oo ku waashay Isaaq waa dadki ay wax dheerayeen oo waxa ay dheer yihiin ka xun. mar allah markay gabadh idiin jawaabto maxaad hoosteeda idiin geeya haday raganimo idinku jirto. Dhilada aad mar walba la soo boodanna naagihiina ayaa ku caanbaxay .Alladooriyahow,oodayadii may idinka madheen miya weydeen wax idin qabta. wedinka sidi ilmo socod barad ah daala dhacaaye "oops" ileeyn
oodayadu iyagaa idinka dhereyey xumaanta sida Garad abshir iyo cabdiqaniga sadexda land taagan. what a shame.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Sunday, October 15, 2000 - 07:26 pm
runsheeg
nacas iidoor cabdi qaniga aad sheegayso waa kii afwayne markuu idin tumaayay idiin hiiliyay waa markii dumarkiinna iyo raggiina isku sida loo laynaayay markii xuduuda itoobiya aad ciirsiga moodeen,hadda maad saas ugu abaal guddeen?
horaa loo yidhi abaal maleh soomaaliyi inaad anbiso mooyaane.

adaan kaa warsugaa doqonyohoow
sidii uunbaad noogu sujuudu habartaa wase

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawil bander Qasim

Sunday, October 15, 2000 - 10:57 pm
waxaan la yabaa markaan maqlo.hawiye ayaa daarood la dagaalamay.
war heedhe ma inta Hawiye dhextaallay ee la dagganayd xamar iyo meelahaa joogaad u taqaannaa daaroodka.
sow ma ogid haddii daaroodku cid la dagaalamaan intay le'eg yihiin iyo inatay degaan.
waan yaabbanay.... Galkacyo oo ay wax ka degaan ayey beri soo weerareen waa la ogaa tii ka dhacday.
kismaayo eyey hadba qabsanyeen marna laga qabsanayey ee ma intaas baad u taqaannaa daarood.
saaxiib daarood iyo hawiye dagaalamay ma jiraan haddaad wax garanaysid daaroodna intii xamar la daggnayd ma aha..

Haddii hadlakum sii dheeraado nuxurkaa kalumee. saxxib sidaa la soco...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISTAR

Sunday, October 15, 2000 - 11:57 pm
TU CAWIL AFKAAGA CAANO LAGUQABAY MATAARIIKH BAYGARANAYAAN WAA DABAMADOOBAYAALE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daahir

Monday, October 16, 2000 - 01:23 am
waar RUNSHEEG sxb maalmahan xaggaad kadhacday gabayadaadii iyo taariikhdii aad haysay ayaa loo
darsadee bal dhulbahantahan cabaadaya u soo daa
gabayadii aad qaniga ka ahayd haba kala yaacaane
sida SALLAAN CARRABAY iyo DAALIN,inaadeeroow
haku masuugin ee si buuxda uqor ha xishoodaan
oo ha aamusaane dib loo arki maayee.
dhulbahante iska daa meeshii wax lagu sheegaba ha tagaane jubba land na wey tegi ayagu isma taagi karaan.
waxaan kuu ogay inaan towbad dambe isaak ka aqbali doonin waa la shaabuugayn doonaa ee aan
aragno cidda wax ka dhicisa.
cid kale udiri maynee reer daahir iyo gadhweyn
baa ku filan.
iga soo dhergi gabayadii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jalaf

Monday, October 16, 2000 - 07:06 am
TO:cawil bendar qasim
Waa yaab aryaa Sacad saciid mahan miyaa kuwii islaanda cudur maxamuud futada waranka ka gashay ee waiba 3000 men dilay oo cudur maxamud ar xaa ku hadlee habar aa tahee maa shib dhahdid.ee mugii majeeten isku habar wacdayne ey waxba qadi wayseen hadaa rabtid noo soo dira nabad markaa rabtaan duqa biiqay Abshir.Caydiid 2 maha miyaa midkaa kaa haysta kismaaye ee jees jees camal uga degtay garoowe cabdilahi yusuf mana koobiyana sow rabo aw ka yeelaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL_KING

Monday, October 16, 2000 - 07:09 am
WAXAA LAGU DOORTAY MARKA HORE ISAGA OO KA DHASHAY QABIIL LAYAQAAN (DAAROOD HARTI)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.