site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ahmed ibrahim al-qaas wuxuu ku abtirsadaa dhulbahante(al-qaas means dhulbahante)__by dr-troubleboy

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Ahmed ibrahim al-qaas wuxuu ku abtirsadaa dhulbahante(al-qaas means dhulbahante)__by dr-troubleboy
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr-troubleboy

Saturday, October 14, 2000 - 07:04 pm
waxaa la yaab ila noqotay markii aan arkay dad ku been abuurtay ama sameeyay taariikh cusub kuwaasoo ah kuwo isku dayay inay qariyaan dhalashadii shahiidka ilaah how naxariistee.
shahiidku waa mid xusid inaga mudan.
ahmed ibrahim garaad wuxuu ku dhashay magaalada walo oo ka tirsan gobolka walo ee itoobiya taariikhdu markay ahayd july 25 1470 wuxuuna shahiiday bishii sideedaad 3deedii 1570,ilaah janadii firdowsa ha ka waraabsho......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayan

Sunday, October 15, 2000 - 07:01 am
Walaahay walaal bari horaan maqlay tarikhdaas inuu dhulos ahaa una reer walo ahaa reer walana waa dad dhulbahahte ka mida oo waqti hore tagay mesha gaalo iyo muslim ba leh .odaygii maxamuud jabe ee isaga iyo walalkii ay wada tageen ithopia ka dibna maxamuud lugtu jabtay halkaasna uu ku hadhay uuna ku dhal dhalay goblka Walo caruur ayna manta yihiin reer walo qaar ka mid ah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.