KOSHIN | Saturday, October 14, 2000 - 07:28 pm EHTOPIA HAS BEEN AND WILL BE THE SOLE ENEMY OF SOMALIA. WITH OUT GOING BACK TO THE PAST, I DO HOPE YOU HAD A CHANCE TO READ RECENT ENVOLVEMENT OF TPRF TO SPREAD MORE WEAPONS INTO SOMALI. THEY ARE USING STUPID MINDED WAR-LORDS TO KILL OUR OWN. DO YOU AGREE ETHOPIA IS THE ENEMY OF SOMALI PEOPLE? |
KUUMADE | Sunday, October 15, 2000 - 05:29 am I AGREE WITH YOU BRATHER TIGRE DONT CARE WICH PART YOU BELON0G THE ONLY THEY CARE TO SOMALIA AS ALOOSER AND THEY CAN DO WHAT EVERY THEY WANT TO OUR BRATHERS WEST SOMALIA EVEN INSIDE SOMALIA. LET US THING NOT TO HAPPEN AGAIN IT HAPPENED 1980 UNTILL TO DAY AND IT WILL HAPPEN AS LONG WE HAVE ALEADERS CANT TALK AND SOLV THE PROBLEMS WITH PEACE AND THINKING OUR CIVIL. |
CARAYS | Sunday, October 15, 2000 - 07:47 am waan kugu raacsanahay in Ethiopia tahay cadowga koowaad ee umadaayno somaliyeed waana in aanu hal meel uaga soo wada jeedsanaa siday amxaaraduba hal meela nooga soo wada jeedaan Koshin waad ku mahadsantahay dareenkaaga somalino ee caafimaadka qaba Thanks alot br I like pple like u. |
Dhanxiir | Sunday, October 15, 2000 - 09:13 am Hadii arintan aynu uga hadalno si cilmiyeysan oo aan ku tiirsanayn Qabiil ama Gobolaysi, waxaan odhan kartaa runtii Itoobiya waa cadowga kooweed ee Soomaali, taasoo oo Itoobiya xidhiidh la leedahay dhamaan hogaamiyaasha soomaaliya, SomaliLand and Puntland. Tasoo ujeedada Itoobiya ay tahay in Soomaaliya marna aanay cago dhigin. Sidan wad ogsoonahay Itoobiya maslaxadeedu waxay tahay in Soomaaliya kala qaybsanaato, si Soomaliya dib ugu dalban Itoobiya inay dib usoo celiso Dhulka loo yaqaano Ogadeen ee Itoobiya haatan gacanta ugu jira. Ta labaad ee Itoobiya aanay doonay in Soomaaliya cago dhigato Soomaaliya oo ah dad Muslin ah 100% itoobiyana ay xukunto dadka Cristan ahi. |
Anonymous | Tuesday, October 17, 2000 - 05:54 am waan kuugu raacsanahay, maantana waan u jeednaa sida y lugta ugula jirto arimaha soomaaliya oo ay u baa bi ineyso, xag siyaasadeed, milatari iyo dhaqaale, shakina kuma jiro cadowga ugu weyn ay leedahay waa soomaaliya, maantana meel ayey nagu ogaatay waxaana marqaati ka ah iney si toos ah ugu dhawaaqday iney tahay supper power of the region. |
Anonymous | Tuesday, October 17, 2000 - 05:58 am cadowga somaliya waa Qabilada,ee iska daya maramarsiinyada |
Tiger | Tuesday, October 17, 2000 - 06:24 am Hurdada ka kaca hadaa miyaad ogaateen Reer Jabuuti Weligiin waad dambeeysaan kii walaakiin ee la diriray shalay waa ku fiirsateen itoobiyaana qaarkiin la jiray hada miyay idunku xumaatay War FALAASHAHA YAHUUDA AH HALA LAAYO MUSLIN WALAALKA AH EE DHABARKA LAGA TOOGANAYANA HALA DAAYO |
wadani | Saturday, October 21, 2000 - 08:12 pm You right brothers, Ethipia are number one enemy of Somalia, since the creation of Somali Nation. Whether you Isaaq, Hawiye or Darood you should know Amaharo, Tigray, Oromo etc. all are the enemies of Somali People. Now let help our new Goverment with President Qassim, so ethopia will not destroy remaining of our beloved country. Inshallah Somalia will unit in one Nation and one Country. This warlords and thiefs will continiu to become richer and stronger using Ethopian and Crazy Qaddafi money. I request every somali not to protect his own tribe warlords or thiefs (Egal/Cabdullahi Yusuf)so we can isolate and weak there power. |
Anonymous | Sunday, October 22, 2000 - 07:47 pm MAAN GAAB BAAD TAHAY WAXAASE KUU SHEEGAYAA INAAD MARKA HORE AADAN AHAYN NIN INGLISH SPEAKING AH TEEDA KALE MA KULA DHALAN XABASHIDU WAADNA XUSTAY DHIBKA KU HAYSTA INUU YAHAY MID KA YIMI QOF SOOMAALINIMO KULA WADAAGA OO SIDAADOO KALE AF AMXAARIGA JECEL,QOLADA CARABIGA IYO KUWA AMXAARIGA AYAA FARA KULUL KU HAYA JIRITAANKAAGA GARO DOQON HA NOQON EE AMXAARO IYO CARABA SOOMAALI BAAD U TAHAY. |
RUN | Tuesday, October 24, 2000 - 02:56 am TO KOSHIN WARUNTA TAS ETHOPPIA WACADAW GA DHULKA SOMALIYED IYO DADKA SOMALIYED. HADANA HADA LEYKAQABAN. WAXAY NAGU QADA NEYSA BOQOLSANO IN AN ISKA QABANO ETHOPIA AMA AN ISKA BIXINO |