site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA LA GUDBOON QABIILKA GARXAJIS MAADAAMA AY KOONFUR KA MAARANTAY?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): MAXAA LA GUDBOON QABIILKA GARXAJIS MAADAAMA AY KOONFUR KA MAARANTAY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BULUKEETI

Saturday, October 14, 2000 - 10:38 pm
Madaama uu qabiilka garxajiska layiraah ay qayb weyn ka qaateen shirkii carta oo u jeedadiisu ahayd xil raadis iyo awood maquursi, dahsoon oo ay ka qayb qaateen xubnihii somali meesha ay joogto maanta keenay ,maxaa iminka la gudboon in ay ku dhaqaaqaan? ma in ay unity isaaq ku dhaqaaqaan baa mise in ay bariga dhexe heehaabaan

waa iga su'aale adigoon caytamin si miyir leh uga jawaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Sunday, October 15, 2000 - 12:37 am
saxiib hadii aan kuu jawaabo aniga oo aan xanaag iyo caytoona aanay ku jirin GARXAJIS waxaa la gudboon in ay meesha ay hada ku jiraan ku jiraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isxaaq

Sunday, October 15, 2000 - 06:52 am
garxajis waa daba dhilif kolba ninkii shilin siiyay daba ordaan bal haday rag yihiin ha ku soo nodeen hargaysa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BULUKEETI

Sunday, October 15, 2000 - 08:36 am
isxaaq,

waxaa filayaa in aad isxaaqa aad sheeganayso aadan ahayn ee un aad doonayso in aad maalaa yacni aad meesha la timaado. sabatoo ah ninka isxaaqa ah sida aad u hadashay oo kale uma hadlo ee si haboon buu su'aalaha uga jawaabaa ee nin yahoow hadaad sidan u hadlayso hasoo booqan bogan sababtoo ah reer miyi baa tahoo alifna kuuma bilaabna

WAXAANA INTA DISCUSSIONKAN KA QAYB GALAYSA KA CODSANAYAA IN AYSAN AF LAGAADO MEESHAN KEENIN
SALAAMU CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 10:33 am
anigu waxaan qabaa in garxajis uu wax la wadaago walaahiis isaaq, haddii kale waxaa helaysa shisheeye ka duul shisheeye u duul oo wax ku sheegta la waayay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 11:21 am
Garxajis leaders who took part in Arta conference may have been honest in their efforts to seek re-integration with Somalia, but as I see, it was not president of the KMG who has frustrated their noble intentions but it was the Djiboutian government which apparently has ulterior motives that has to be blamed for that. Berbera and to lesser extent Bosaso ports have recently eclipsed the importance of Djibouti by giving Ethiopia another option for sea port access. in my opinion Tour, Buubaa and others should commit mass suicide as a redemption to their suicidal policy. By Garxajis man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cige

Sunday, October 15, 2000 - 11:32 am
I think the garxajis tribe is a very democratic-tribe unlike the rest of the issaqs ,They've the Anti&pro-somaliland witch the other tribes lack,I have reed a book by an Englishman and he praised the garxajis especially habr -yoonis as being a politically dominant force in issaq politics.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 11:35 am
The so called Garxajis leaders should not have gone to Arta in the first place without carrying along with the support of their people. That is not their only blunder but also by rubbing shoulders with the war criminals (Ganni, Morgan and the likes of them)in Arta they prooved themselves to be persuants of selfish interests. Anyone with a grain of morality remaining in their hearts would'nt have sat with the same elements who threw the somali nation into the dire state it currently dwells in. By Garxajis man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 11:51 am
I'm(wallahi) garxajis by tribe. I call upon my people (particularly those who were expecting good news from Arta)to support the Somaliland government to persue its recognition in the world stage; we have no other dignified option. Our brothers in the South have ones again proven their insensitivity and injustices to the wanton death and distruction visited upon the Issaaq people during the 80-90 decade. They have done so by trying to install the same Faqash elements in power. It is a shame to the Islamic clerics and Ganacsato to prop up Faqash murderers as alegitimate government. Allah willing "dulmi" won't prevail. By Garxajis boy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 12:05 pm
If the Ganacsato and so called Wadaads succeed to resurruct Faqash power in Mogadishu, no doubt, they will devaur what is remaining of southern wealth and kill the people in their thousands. Then southern Somalis may flee en mass to puntland and Somaliland. Of course they will be wellcome as destitute refugees. I wish they had the fore thinking of seeing the inevitable outcome of the "made in Djibouti" faqash government. By then, that won't be Omer Guella's problem.

Haber Younis boy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 12:21 pm
Cgaalow na daadihi! na daadihi!. Habar ama wiil yar oo Issaq ah cidday doonaan ha kaahaadeen ama Gadabuursi daacad u ah ujeedada ummadda Somaliland ama warsangeli hadday ku tahay xukunka inay qabtaan aan raacno haddii maanta koonfur culimaaudiinkeedii, sheekheedii iyo shariifkeediba ay noqdeen wax ka aamusa iyo wax taageera dawlad ku sheegga jabuuti lagu soo dhisay ay madaxda ka yihiin kuwa dhiigga dadka Islaamku gacmahooda ka dareerayo: sid Cabdi-qaasim iyo saaxiibadiisa kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waa jire

Sunday, October 15, 2000 - 12:51 pm
Waxaan Garxajis kula talinlahaa in dowladdan lashaqeeyaan qaarkamida qaar kalana Cigaal lashaqeeyaan. Markaa haddii dawladda Carte hirgasho waxay ahaandoonan siyaasiyiinta Isaaq. Haddii ta Cigaal hirgasho You eat both ways!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 01:08 pm
Talo aad u fiican weeye lakiin ma laga yaaba inaynu sida dhulbahante ku dambeyno, waxaan mabda'ba lahayn oo cid walba daba carara, weliba maalinba qoloda cusub.

Burco girl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canabey

Sunday, October 15, 2000 - 01:16 pm
SHARMUUTO BURCO GIRL OROD SIILKA ISKA SOO DHAQ DHULBAHTE WAXAA KA CABSANYSAA MIYAA INAY SIDAADII MADAXA KAGA ISTAGAAN OROD MEEL ISKA SOO SARA IDOOR LAF XUN OO CIISE MUSA IDIN GUMAYSATA GARXEJIS MOYAANE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 01:29 pm
waar geedkeeda maxaa ku gaarsiiyay gabadha(Burcogirl)ma hooyadaas tii istija laanta kugu dhashay ee aabahaa futada ka dhuuqi jiray adigoo arkaya aad mooday. wacalyahow dhulmahante ee futada laga xaaray sidaadii yaan xammar toman toman kuug dhabi.Qaniis.

Hawiye girl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Col:Beydan

Sunday, October 15, 2000 - 01:44 pm
burco girl

Bal in yar aan ku siiyo taariikhda reerkiina
ragan wax maka garan;

1)Cumar carte qaalib...wasiir siyaad bare,,ra'iisal wasaare dowlad ku sheegii cali mahdi..markii uu dhintey xafiz al asad u tagay aaskiisa isagoo matalaya rasiil wasaare soomaaliyeed
2 Ina lax was oo ahaa ninka sadexaad ee madaxnimada

3) ismaaciil cali abokor oo waligii ahaa raga siyaad kabaha u qaada

4)Maxamed xawaadle madar oo ahaa ra'iisal wasaarahii ugu danbeeyey markii siyad xukunka laga ridey markii dagaalku waqooyi ka socdey ahaa ninkii siyaasada la idinku leynayey mas'uulka ka ahaa
5)Mohamed ibrahim Egal oo waligii magaciina xoolha ku cuni jirey markii ugu dambaysana ahaa ninka haysta baayac mushtarka iyo meesha dhaqaalahu ka soo galo dalka

6)howlaha guud iyo dhismaha Asharo

7)Cabdirah man Tuur ninka marba meel u carara markii horena waxan aad ugu yeedhaan somaliand u ahaa kaabe qabiil markii danbena shiqsiyadiisa oo liidata Ceydiid hoosta ka galay markuu dhintey ceydiidna nasiib daro Wiilka yar ee gas staion ka shaqayn jirey hoos fadhiistey

8)Ismaciil Axmed ismaciil ninkii siyad bare xaaskiisa u ogaaladey inuu faraxumeyo si uu shaqadiisa u heysto damiir la'aan heerka gaadheyna in marka ciidanka asluubta mushaharku ka daaho jeebkiisa ka bixin jirey ilay lacagta xaga xaaska ayey kaga socotaaye ilayn waa qofka saas u liitee

iyo ragan sida jaamac maxaed qaalib kan hada loo doorety Arimaha dibada BUUBAA ,Kaluun iyo rag aad ufara badan oo marba meel u cara shaqsiyadooduna aad u liidato

sheekadii ugu naxdinta badnay waxay dhacdey Xiligii Cumar carte Qaalib oo AAbe siyaad ugu yeedhi jirey
waa kii Siyad bare yidhi xalay baan riyoodey Aabe siyaad
markaas baa siyaad yidhi maxaad ku riyootey

Omar: aabe sadex wax baad kala mid tahay Nabi Mohamed(pbuh)

Siyaad: wuu yaabay

Omar: xaaskaaga khadiija. wiilkaaga curad ee maslax iyo magacaaga Mohamed siyad bare ayaad Nabiga kala mid tahay oo xalay baan ku riyoodey

Siyaad: intuu yaabey buu yidhi nacas yahow ma waxaas baad keentey maanta in aad Nabigii udgoona igu matasho markaas buu dhirbaaxo indhaha ku dhuftey halkaas baana ugu baxdey magaca caanka Noqdey"CUMAR RIYO"

Sheekadii Cali mahdi uu ka sameeyeyna waa tan markii cali u doortey ra'iisal wasaare
sacuudiga ayuu yimi oo la shirey Isxaaq si ay u taageeraan dowladiisa
Sheekadii sidan bey u dhacdey.
Hala taageero dowlada Ali mahdi
Nin Habaryonis ah oo reer xuseen ah dooni maayo magaciisa in aan sheego ayaa yidhi
Cumar carte Qaaliboow waa nu taageeraynaa dowladan Ali mahdi laakiin waxaad noo balanqaada Siyaad bare wali waxuu fadhiyaa Buurdhuubo ,Gedo ka waran haduu xamar mar labaad qabsado armaad nagu tidhaa Siyaad bare ayaan hadana ku Riyoodey ee hala taageero.
Markaa idinkoo taariikhdiina siyaasadu sidaa tahay Oo ragiinu Raga kale ku riyoodaan iyagoo doonaya xoogaa dhaqaale ah ama xaasaskooda u ogolaadaan raga kale waxaad dad sharaf leh ku ceydo waa wax lala yaabo

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 01:53 pm
col Beydan: wuxu waa naag aad lahadlaysaa. Dhaqan xumidaa.

somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lii

Sunday, October 15, 2000 - 05:48 pm
TO:col.baydan

Ha u bixin waa magac lawoo marna naag ah marna nin ah .runtaa macalinka ka hadashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOGDHEER

Sunday, October 15, 2000 - 08:27 pm
TO GARXAJIS BOY:
Inaadeer waa run sida aad sheegtay garxajis waxgaradkiisu waa kuwa abaabulaya mudaharaadyada ka dhacaya yurup,markaa inaadeer umaad baahnid in aad udhaarato dadkan,sababtoo ah waa la ogyahay in garxajis uu yahay xoog ballaaran oo S/LAND maanta ilaaliya jiritaankeeda,anigu waxaan ahay
H/JECLO asxaabta garxajis ee aan leeyay dhammaan
ma maqli karaan BUUBAA,iyo wixii carta tegeyba,
waxay diyaar u yihiin in ay ilaaliyaan S/LAND
gooni isutaageeda nimankan ashqaasta ah ee ayagu
XAMAR joogaa cidwalba waa leeyiin awoodna kuma laha iyo taageero dadkooda dhexdiisa.
isaaak wuu isdilaa waanu heshiiyaa oo maahan
sida dadka reerkoonfurka ah ee dagaalku ucusub yahay.
GARXAJIS waxay ahaayeen dadkii qaybta libaax
ka qaatay xoraynta S/LAND welina waxa maskaxdayda
aan ka xusaa oo taalooyin uga dhisay geesiyadii:
MOHAMED ALI,LIXLE,INA KOOSAAR,INA KOODBUUR,IWM
MARKAAS WAXBA YAAN LAYSKU WAREERIN garxajis waa
la ogyahay wuxuu yahay,soomaalida waxay mooday
dagaal isaaak dhexmaraa in uu kala kaxaynayo
waxa layiri doqoni haddii la xafiiltamayo in lakala tegayo ayay moodaa haddii dhulmahante ay
u maleeyeen in GARXAJIS ay ku kaxaysan karaan WASIIR ARIMAHA DIBADA OO AY KA DHIGAAN BUUBAA,
wallee garxajis yaqaan baydaan ahayn.
wax caqliga gala maaha isaaaak oo layaqaan ayaa
hoos tegi doona salaad boy iyo galayr iyo hambadii siyaad.
dhulmahantoow is hubso waligaaba nin waalan baad ahayd oon kala aqoon waxa danta u ah iyo waxa kale.marba kii soo baxa kabaa uqaad.
TO BURCO GIRL:
inaadeer gabadh sharaf badan leh baad tahay sida
wanaagsan ee aad u dooday,waxaa kucaayay rag iyo
dumarba markaasaad adigu ka sharaf badatay oo si fiican ula dooday,allaylehe inan garxajis waad tahay ta isku magacawday CANABEEY ee ku cayday
waa mid caan kanoqotay halkan somalinet oo
dadku wada yaqaano oou caytanta sida dhillooyinka
waxay kaloo soo qaadataa magacyo kale sia IFRAAX
iyo qaar kaleba waxay degantahay TORONTO meel
ii dhaw ayay degantay hadalkeeda ayaa caana
oo waa layaqaan magac kasta hadday soo qaadato
hadal xumadeedaa laguu yaqaan.
BURCO GIRL inaadeer halagu arko soo booqo qolkan
hana caytamin sidooda oo kale waad ka sharaf badantay ayaga meel ay tagaan ayay la'yihiin
markaasi afka ayay ku ciilbaxaan ee ha la qasan
waynu naqaan oo taariikhdu way qorantay
TO COL BEYDEY;
ADIGA WAX aan kuugu jawaabo ma garanayo raggaa aad sheegtay iyo kuwo kaleba waxa ay ahaayeen siyaasiyiin hore,cidda qabiil ahaan caanka ku noqotay rufyaan nimo iyo jaajuusnimo iyo dhega dhegaysi oo hadba cidi ku shaqaysataa waa la yaqaan xataa in la magacaabo looma baahna qofka halkan aqrinayaa wuu garanayaa waa -------
waa la gartay soo maahan.
S/LANDERS guul iyo iftiin ayaan idiin
rajaynayaa soomaaliyoo dhami way inala colloobeen
maxaa yeelay way inaga hinaaseen sida aynu utashanay, dameer aad fuushantahay baa layiri dhuusadiisu wax kuma yeesho,may garateen
waa soo noqonayaa aqyaarta nabadeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Monday, October 16, 2000 - 01:09 am
i agree with togdheer,u got that rigth bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Col:Beydan

Monday, October 16, 2000 - 01:12 am
Warka jawaaba waxaan qoray dumarka ha caayina hadii kale aamusa hadii kale sida dumarka garbasaar soo xidha iyo guntiinooyin rag la mood baad tihiine shekooyinkaa aan qoray oo dhan walaahay waa dhab soomaaliya o dhan wey ogtahay in aad AAbe siyaad ku riyoon jirteen waliba iyo dhaqamo xun xun oo ah xaga xaasaskiina Ilaahow na badbaadi

To:Anonmyous naagta lama hadlin ee hadalku rag la moodka ayuu ku socdaa laakiin xaniinyo lagaga soo jawaabo ma leh waxaan qoray oo dhab ah

To: lii waad mahadsan tahay haday aamusin waxaan soo qorayaa arin dhab ah oo mardanbe dadkan lagu arag qolka ama forums ka oo run oo dhaqanka soomaalida ka argagaxisa waa hadaysan aamusin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalilander

Monday, October 16, 2000 - 02:12 am
waxan aamissanahay inaan Somaliland ey jiridoonto oo ey meel mari doonto inta ey dadkeedu midyihiin taasina waxan ku kalsoonahaey 100 percent waxan taasi ku caddynayyaa in halgankii waddankan loo soo marey ururkii hogaanka u ahaa si democradicclly ah loo soo dooranjirey madaxdooda oo ahaa rag aan aheyn habar awashha uu cigaal kadhashey Somaaliland waa la ogyahey ineysan habar awal kaligeed u soo halgamin kaligeedna rabbin ee ey tahey dantaguud ee reer somaliland oo dhan
heys daalin saxib horaa reerkan loo kala iibsan kari waaayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/Y

Monday, October 16, 2000 - 03:46 am
Salaan,

Aniga waxay ila tahay, ina ay isaaaq badani nici doonaan somaliland hadaanay Habar Awal sidaa meesha ka daynin.

Waxba yaanay been isku afuufin waa la ogayhay sidii xaq darda ahayd ee Garxajis loola dhaqmay markay Issaaq oo idil Habar Awal la safteen. Waxan aad iyo ad uga xaanqay markii ay H.Jeclo macaa maxaabiistii Habar Yoonis laysay, hadana Habar Yoonis 60 nin iyo dheeraad sii daysay ayadoo og ragii inay laayeen nimankii Habar Jeclo. Garxajis cid kaste dagaalkii Faqshat wuu ka dhaawaca badnaa waanu ka dagaal badnaa. Habar Awal oo qori ridin ayay Habar Yoonis iyo Ogaadeen dagaalameen wax gacan qabadah H.Awal lagama helin maantana maqaaxi ayay ka dhigeen dhulkii ragaad garanaysaan ku dhinteen..Lixle..Maxamd Cali..Suldaan Bulbul( Sudlaankii H.Yoonis ee ku dhintay dagaalkii Ogaadeenka)In Koosaar, Cabdiraxmaan koodbuur, iyo rag badan oo kale.

Markaas ugu dambayn waanu is naqaanaa hadaanu nahay Isaaq ..isaaaq waa laba ..Garaxjis iyo Habar Jeclo.. nin kasaaba cadwo ayuu gaadhka ka hayaa..Habar Jeclo iyo Bari iyo Harti..Garxjis iyo Galbeed iyo Absame.. walee haday maanta Garxjsi oo idil ka tagaan inaanay H.Awal hal maalyan.. ee Habar Awal ama Isaaaq meesha ha ka qabto , ama ..soomaaliweyn baa la tagi oo daacad ah..sabab ina adeerkaa hadii aw kula garan waayo danta, saw inaad dantaada ka raacda maah..

Walaal aan mushaaworo lahayn ma lihi baa dhaanta.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

4ever

Monday, October 16, 2000 - 04:28 am
H/Y,
You don't speak for all of Habar Yoonis. IS@@Q is strong and will never go back to the South. It is ok to disagree when we are amongst each other but don't put as down when our enemy is around."Cadowga ha noo jabin nacas yohow" dhulbahante was always and will always be an ass kisser

Somaliland 4 Ever

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANAAG_BOY

Monday, October 16, 2000 - 05:06 am
To H/Y:
I think Gerxajis are one of the only Somali qabils that dont dictate all political actions blindly by clan-politics. That is the reason why some Gerxajis leaders were in Carta because they disagreed with Egal and were thinking about the interest of The Somaliland people as a whole not necessarily clan. Whatever the final outcome, whether they decide to remain with somaliland or seek reunification with somaliweyne the final decision belongs to the Gerxajis people and may Allah guide them in their endeavor

4-ever:
The only cadow I see is your own ignorance. Dont u know dhullos are a proud and noble qabil with a glorious history and oral tradition. They are revered as being independent minded and for their strong will. You should be ashamed of yourself for insulting an entire clan ceeb ceeb ceeb
wallahi im am not Dhullos just teeling the truth

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SANYARRE

Monday, October 16, 2000 - 05:21 am
TO: H\Y


Waaryaa ma taas ayaad naf mooday? Wallaahi inaanad ahay habaryoonis yaa ximaar!!!!!!!!
Waxad moodaysaa in aan lagu garanay cidda aad tahay miyaa? Waxa aad tahay nacas mici dheerleh oo iska dhigaya nin habaryoonis ah, anagu ku fahanaye dadka kale iskaga dhig.
Aniga iyo dhamaan reer somaliland midna u malaymaayo in aad tahay qolada aad sheegaanayso ee miyaanad ogayn inay habar yoonis ama garxajis yahay #1 somaliland.

Waxad tahay raggan Daarood ee ay ka qasantay talladu ,iyaga mid yar aan idhaahdo';
WAAR MAYDUN ISKA KAAYA RAACI, HAWIYE NAF IDIINMA HAYAANE , ANAGAABA DAD IDINKA DHIGANAYNA E.

SHAYDAANKA MAYDUN ISKA NAARI OO MAYDUN AAYAR JOOGI ,ILAAHAY DOWLADNIMO JACAYL AYDUN HORENA DADKA UGU XASUUQDEEN BUU IDINDABADHIGAYE.

WALLAAHI, WALLAAHI WAX HORE IDIINKUMA AYNA DHICINE INAYDUN RUN U OOYI DOONTAA OO TII HAWIYE IDIKU SAMEEYAY TU KA DARAN INAYDUN LA KULMI DOONTAAN.

JOOJIYA WAXAD WADAAN NAAGOYAHOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cade

Monday, October 16, 2000 - 06:49 am
qaldaan marba gees ha u fakadeen ee camal marna cabteen banaan baxyadaad wadaan wax kaga suurobaya majirto waqtiga lee isaga cayaraysaan ee jaadkaga ma iska ruug tidoo.

burco girl

gusa hadaa rabtid imow xamar waa lagaa dherjihaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanyarre

Monday, October 16, 2000 - 09:23 am
To: Cadde;


You are an idiot.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 10:23 am
Habar Younis can not be dabadhilif to the enemy even though they have had a fight with their brothers few years ago and so do Idagale. War(even between brothers) is entrenched in our culture and part and parcel of our traditions. The real enemy is faqash and dabadhilifkeeda. Keep on the fight against them and defend the name of the GREAT ISHAK people. The unity of Ishaak is sacred; they are the muscle and the heart of Somaliland. Buubaa and the like are traitors and they can not entangle Reer sh. Ishak's unity................ By Gaashaamo boy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismail.

Monday, October 16, 2000 - 10:52 am
intaad dheregteen sidii gafane dhiig ka dibiray
ayaad isu kala tirinaysaan caqliga laydinka qaad
maxay dulli yihiin aan laga dullisanayn wax ku
hadli maysaane naacda kala taga meesha qabiilna
wax idiin tarimaayee shute your moute.
take care yourself, ugly.guys.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr caqli

Monday, October 16, 2000 - 10:57 am
abdikarim hasan+ismail=1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wartadhiigaboy

Monday, October 16, 2000 - 12:10 pm
U fucking waqooyi ppl i don't give a •••• who u r( issaq or dhulos or ciise) whatever ur, man u now only QAbiil aight,,,,,, stop that bullshit ,,,when u came to hiiraan, jowhar xamar, baydhowa u come with this damn things, wild sex,Jaad,Qabiil,shaxaad etc.
i wish u good luck that u get recognised and be independent, the only somaliland who we welcome in the south i mean xamar r Gudibiirsi ppl coz they r the good one's, the rest r only trashtalkers,,,,,,, those who call themselves dhulos believe me son, don't even drean to come back to xamar or any place from Hiiraan to kismaayo wheither galeyr is there or not, he can do nothing to help u,,,,,,,,, he is powerless,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabyow

Monday, October 16, 2000 - 12:33 pm
wardhiigleyboy idoor maxaad marba cid magaceed usoo qadan awowgaa la gub waxu xiniyo maleh miyaa? reer wardhiigley waa somali run aha ee yaad ahayeed idoorow kufaar jaceel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucaad

Monday, October 16, 2000 - 08:53 pm
i am garxajis sister,I will never accept going
back to south,garxajis is isaak and we belief in
somaliland there is no way we follow dhulbahante
or h/digir garxajis is noble tribe we dont even
stand beside ppl like dhulbahante or h/digir.
that was different story figth between isaaak,
that was none of ur business.
the guy who call himself H/Y i am sure he is not
H/Y.
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XASAN

Monday, October 16, 2000 - 10:59 pm
BOW

WAAR MAANAA WAALAN MISA CADAN BAA LAGA HEESAYA!!?
MAA INTAAD WAX AAD QABATAAN WAYDAYEN AYAAD SACIID-GARXAJIS IYO GARXAJIS SHEEKA KA DHIGATEEN.

SHALAAY AYAAY AHAYED MARKII AAY REER SHIEKH ISSAAQ OO IDIL GARXAJIS ISKUGU TAGEEN[IT WAS YESTERDAY MY FRIENDS]EE DAAMCEEN IN LAA TIRTIRU GARXAJIS.HADA WAA MARKII H/Y IYO GARXAJIS AAY SNM RAG BADAN KAGA DHINTEEN SII AAY OO ILAALIYAAN MAGACA REER SHIEKH ISSAAQ.

UNFOURTUNATLY REER SHIEKH ISSAAQ XANOON CUDUR LAA YIDAAHDU H/Y GARXAJIS AYAA HAYA KAASNA DAWADEESA LAMA YAQAAN.

WAXII DAGALKII FAQAASHTA KAGA DHINTAY H/Y IYO GARXAJIS OO NIN GEESI AHA WAXAA KA BATAY WIXII DAGAALKII REER SHIEKH ISSAAQ KAGA DHINTAY.

MARKAA MY FRIENDS DON'T FEED ME THIS BULL-•••• ABOUT ISSAAQ UNITY.BLOOD IS BLOOD.

SOMALILAND HADAAY REER SHIEKH ISSAAQ XANOONKA H/Y IYO GARXAJIS QABIN WAA LAGA YABEE LAHA IN AAY HIR GALEE LAHAYED SOMALILAND 1991KII,RIGHT NOW SOMALILAND WAA HABAR AWAL CLUB IYO INTAA KALE EE UNACAMLAYSA H/J ,ARAB,AND THE REST OF ISSAAQA.

NINKAA H/Y AYAA WALAAHII FAHMAY WALA ISBARTAY SII FIICAN REER SHIEKH ISSAAQOOW WAAYNU ISNAQAANA SII FIICAN WALIBA.

I QUOTE WHAT MR:H/Y POSTED BEFORE
-INAADEERKAA HADII AW KULA GARAN DANTA TAADA KAA RAAC.
-WALAAL AAN MUSHAAWORO LAHAYEN MA LIHI BAA DHAANTA.

ISSAAQNA WAA ISSAAQ.........GARXAJISNA WAA GARXAJIS WAA LAA ISBARTAY MAANTA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Tuesday, October 17, 2000 - 12:47 am
i like garxajis people they are way much smarter than those other stupis isaaaqs who can not think beyond their qabiils,even know i'm not isaaq and i don't like isaaqs i particulary admire the garxajis for their support to the new somali government,the foriegn minister is garxajis Mr:buuba is an educated man unlike cigaal who dont seem to have any brains at all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriir Abokor

Tuesday, October 17, 2000 - 07:27 am
Somaliland ha noolaato, ciyaalkan meesha nac nacda ka hayow garoonka kaalay hadaad wax isla hayso.Magaca Somaliland muxu dad badan dhibaato ku hayaa waayo markay magaca Somaliland maqlaanba way dhimanayaan taasina waxay ku tusaysaa in Somaliland horee u martay oon ka raysanay timo adagtii.
Markaa ha u bixina ciyaalkan meesha ka nac naclaynaya waayo Isaaq kelidii ayu soomaalow dhan u bir dhigay waaba maantood 10 sano aan jirnay oo koonfurna 4 warlords ka taliyaan.
Somaliland ha noolaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 11:46 pm
MESHAN NINKASTA WUXU LEYAHAY ANA SAXAN.GARTEY MID AYAAN IDINKA DIGAYA,BEEN ABURASHADA IYO CAYDA PLEASE LABADAN ARIN JOOJIYA.ANIGA WAXAAN QABA IN SOMALI O DHAMI AY TAHAY QOYSKALIYA.ISKUNAWADA MIDA HADI AAD QAR CEYDO ADIGA AYA IS CAAYEY.QOLADAN LEYKU SASABANAYONA HALA JOOJIYO,WAYO AKHIRO ISKADA WAXKALE OO HOYADA IYO ABAHA AYAA KA XARARAAYA OO LEH NAFTEYDA NAFTEYDA.WIXI SOMALI QOLO IYAGO ISKU DILAYA DHINTAY MOYI ARINTODA ILAHAY AYAAN KA MAGANGALAY.QOFKI DANBE EE QABILKU DHINTANA INTAY QOLO KU GELISO ISKU QOLO AYEYNU NAHAY WAA DULI.MARKAAS (NIN YIRI BLOOD IS BLOOD WAA RUNTA)ISAAQ AYAAN NAHAY KOLA WANU ISDILAYNA OO GARXAJIS AYAANU ISUGU TAGAYNA KOLA ISAAQ AYAAN ISLA NAHAY WAXBAKAMA JIRAN.NAFTADA BEEN HOW SHEGIN ADIGU DADKA ISLAAMKA DHINAC KA RAAC........NINKANI WAA NIN H/YOONIS AH OO MADAX AH KA NAXOW NAFTA WAA.WAXAASINA IGAMA AHA QABILAYSI WUXUUN OON SHEGAY QABILKAYGA.WAAAAA MMMMMMAHADSANTIHIN..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oodweyne

Wednesday, October 18, 2000 - 12:33 am
wadh wadh,waar ma garxajis daarood ahbaa
horta jira mise waa kaan aniguba ahay oo ah isaak
haddii aad kahadlaysaan garxajiska layaqaan
issaaq waan ahay oo dhulbahantow magaca aad doonto soo qaado oo iska dhig garxajis,doqon
baad tahay ee ha wareerin sheekadu waa issaaq
mid utaalay dagaalka dhexdoodu,cadawgayga se waan aqaan,waxba ha iska dhigina garxajis
ee xejista naagayahow buuhoodlaan idiinku imane
soomaaliland na waad ku sandullaysantihiin.
buubaa ima metelo haddiiba uu hoos tegey
galayr siday taasi ku dhacdaa,waaba ceeb dhulbahante ha idiin taliyo.
garxajis baan ahay oo ah qabiilka issaaq
ugu geesisan salaad iyo galayrna ma maqli karo.
soomaaliland ayaa tolkay isku raacay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDAL

Wednesday, October 18, 2000 - 05:57 am
Walaalayaal, salaan nabad galyo iyo naxariisi korkiina ha ahaato.

GADHXAJIS waa waddaniyiin soomaaliyeed, waxan ala gudboon inay ahaadaan Soomaaliweyn.
Waxan ugu baaqaynaa inaan nahay qabiilka MAXAMAD CASE ee ugu ballaadhan AWDAL, an rabnana soomaaliweyn. Markaa haddii an isbahaysanno, waxan yeelan doonnaa awood ballaadhan oon kaga qaybgalno Soomaaliweyn, jagooyin sarana la innoo aqoonsado.
Hase yeeshee waxa nasiib darro ah, in Issaaq uu waligiiba maskaxda uun ku hayo ISAQISM ooy rabaan inay kalidood uun noolaadaan waxana maamulaan. Taasi marar badan meel halis ayay la martaa, oo waa kuwaa maantaba isku dhiibay XABASHI, YUHUUD iyo MARAYKAN.
GADHXAJISOOW xorreeya dalkiina iyo diintiina halista ku jirta.
Annaguna waxan samaynay xisbiga ALIF, AWDAL LIBERATION FRONT, oo dhawaan HABAR AWAL iyo cigaal tuuri doonna. Calankii buluuga ahaann Soomaali weyn ee buluuga ahaannna soo celin doonna.

WAAR NABI SALE CALEE, SOMALILAND WAA DREAM an waligeed run noqonayn. Haddii an imika deg-deg loo qabbana, wallaahi waxan ku dhaartay, inaan halis u nahay in AMXAARO innala wareegto.

Waar xorooba oo dammiir yeesha, halkan uunbaad niicda haysiin, oo waxa Af-weyne idinku sameeyay ad soomaali oo dhan ugu cadhoonaysaane.

ILAAHIINA KA CABSADA OO XAQA HOOS U EEGA.

WAAR HALISBAAN KU JIRNAAYE BARAARUGA
WAAR HOR ILAAHAY U BARAARUGA
WAAR U FIIRSADA INTA XABASHI EE MAANTA KU NOOL HARGEYSA WAA IN KABADAN 1000 QOF

WAA AAWAY IIMAANKEENII
AAWAY DIINTEENII
AAWAY NASABNIMADEENII
AAWAY DHAQANKEENII

INNAA LILAAHI WA INNAA ILAAHI RAAJICUUN


ILAAHOOW DADKAYGA SOO HADEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXARLA

Wednesday, October 18, 2000 - 03:49 pm
TO:DHAMAAN DADKA KA XUN SOMALILAND

WAAR SOMALILAND WAY TASHATAY,DAWLADEEDIINA WAY
DHISANTAY DADKEEDIINA WAA WADA TAAGEERSANYAHAY,
EE KOLBA TOPIC AAN MACNA LA HAYN MEESHA HA KU SOO
QORINA. GARXAJIS WAXBA GOONI HA U SAARINA WAA KUWII
SOMALILAND XOREYNTEEDA QAYBTA LIBAAX KA SOO QAATAY
DIBNA UGU LAABAN MAAYAAN KOONFUR IYO WAXAY CAGO KU
QAADATO EE HORTA NAFTA U SHEEGA GADABUURSI IYO
DHULBAHANTOW, AFARTAN ODAY EE KA QAYB QAATAY SHIRKA
CARTANA ANAGA NAMA METELAAN EE GARXAJIS WAA REER
SOMALILAND.MARKAAS DHULBAHANTE IYO GADABUURSI HADII
AAD ISLEEDIHIIN ISKU DIRA REER SHEIKH ISAXAAQ MA IDIIN
SUURA GELAYSO EE AAD YAR EDEB SOMALILAND NAGULA JOOGA,
HADII KALE SHAQO AYAA LAYDINKA QABAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanyarre

Thursday, October 19, 2000 - 10:45 am
TO: SAXARLA;

YOU GO GIRL!


Halkaa kaga hayn, warran ayuu ilaahay kaga dhigay jiritaankeena oo qaar ka mid ahi iska soo dhigayaa garxajis.

Never, Ruux garxajis ahi waligi sidaa u hadlimaayo reer xamar beenalayaa !!!!!

Once again to my sister Saxarla keep up the good work. I am your back 100%.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 05:58 pm
DEREYE:
WAAAN DHAMAAN SALAAN USOO DIRAYAADADKA REER SOMALILAND AH EE HAKAN KA SHEEKAYSANAYA. UGU ANUGU WAXAAN KU TALINLAHAA HADDII AY SIFIICAN U HIRGELIWAYDAY RIYADII AHAYD IN LA HELO SOMALILAND OOLASIIYO AQOONSI BUUXA, SIDA LAGA WARQABO AMA CIGAALBA SHEEGAY LOO DIIDAY AQOONSI BUUXA. WAA IN TALO KALE LAHELAA OO LAGU FURDAAMIYO WAKHTIGAN ADAG EE SHACABKA REER SOOMALILAND KU JIRO.
WAXAAN LEEYAHAY SOMALILAND AQOOYAHANKOODA ,CULUMAAUDIINKA IYO DHAMAAN DADKII SOO HALGAMAY WA HA LAGA WAYDIIYO SIDA LAYEELAYO , YAANA LAGU CIYAARIN XORNIMADDA AYNU HAYSANO IYO DHIGII FARA BADNAA EE LOO DAADSHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis boy

Tuesday, October 24, 2000 - 09:02 am
To Awdal:

Shalay waadigii Cigaal iyo Haber Awal u naagaynayey(markii shirkii Boorame)ee Garxajis ka soo horjeeday maanta maxaad naga rabtaa. Anaku walaalahayo(Habar awal) xukun baan isku haynay ee sidaadoo kale dalka Somaliland oo idil ka iibinmayno faqash iyo Koonfur.

Jago nin calooshii u shaqaysta la siiyay waxa ka culus danta ummadda waxad ogtahay la soo mariyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 11:13 am
waxaan ahay nin reer burco ah markaa waxaan idiin sheegaya in soomaalidu tahay dad muslim ah markaa waxan aad ku hadlaysaan maaha islaanimo ama soomaalinimo ee iska caba shaahiina waxaba wakhtiga ha'iska luminina.
habar jeclo iyo habar yoonis iyo habar awal
iyo isaaq intiisa kale waa walaalo ee jojiya waxaad wadaan soomaaliduna meel kalaqaban maysee
my name is cabdirisaaq cali ducaale

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.