site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dhulbahante rules

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Dhulbahante rules
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 04:29 am
Everywhere Somalia,somaliland,puntland.
Raggeedii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 04:36 am
hahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahhahahahahahahahahahahhahahahhahahahahhahahahahahahhahahahahhahahahahh
Waa laydinku yaqaanay dabadhilifnimada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUMADE

Sunday, October 15, 2000 - 05:12 am
dHULBAHANTE WALIGII Ma UU SAN NOQON DABA
DHILIF HADII AAN U SOO NOQONO GALEYDH
WUXUU MEESHA U JOGAA WAA DAROOD WEYNE.
KUWA PUNTLAND JOOGANA WAXAAY LA JOGAAN
DAROOD OO AAY WAX WADA QEEBSANAYO
LAAKIIN KUWA IIDOR LA JOGO WAA RAG BARIISKA
KA BISLEYSANAYO IIDOR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GOLCEEBEED.

Sunday, October 15, 2000 - 05:34 am
Kumade:Dhulbahante waa dhanwalba u cararr,waayo goaan ma laha, waxaa wadaana waa dhuuniraacnimo ee ma aha wadaninimo, kolba meesha ay cunis ka helayaan ayey tagaan. majeerteen,isaaq iyo hahiye midna nafuma hayo iyaga ee waa ku danaysi.
hadii aynu maanta garanwayno maalin kale ayaynu garan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GOLCEEBEED.

Sunday, October 15, 2000 - 05:35 am
Kumade:Dhulbahante waa dhanwalba u cararr,
waayo goaan ma laha,
waxaa wadaana waa dhuuniraacnimo ee ma aha wadaninimo,
kolba meesha ay cunis ka helayaan
ayey tagaan. majeerteen,isaaq iyo hahiye
midna nafuma hayo iyaga ee waa ku danaysi.
hadii aynu maanta garanwayno
maalin kale ayaynu garan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 06:28 am
Dhulbahante waa askariga soomaaliyeed. Nin kasta ayaa adeegsada. ha noolaadaan. lol@@@@@@@@@@@@@lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JOOGAX

Sunday, October 15, 2000 - 04:43 pm
Dhulbahante markasta waa dabadhilif qolo un,Ilaa taariikhdii Sayidka.Darood marka waxaba ha ku hungoobina Galeyr ee Dafle waxba ma dhaamo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamar

Sunday, October 15, 2000 - 04:57 pm
war dhulooska hala daayo waa qabiilka keliya ee gumeysigii iyo daba dhilifkiisii ay ka dileen half a million qof, kolkaa kuwa gumeysigii daba dhilifka u ahaa ee ay ku xoreeyeen dhiigoodii ma haboona in dabadhilfnimo ku sheegaan ragii xoreeyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hiiraan

Sunday, October 15, 2000 - 05:06 pm
Xamar, waxaadan ogeyn in dhulbahante ayaga laga xoreeyay, Gaalo,Gaajo, Jaahilnimo, intaas oo dhan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darwiish

Sunday, October 15, 2000 - 08:25 pm
Yes my friend dhulbahante is real wadani
not like dabacayuun.our targate now is to free owdaland and kick dabacayunis domination from land of somali educaters,we must put somaliam flag righ in borama and work with alif.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M/SALEEBAAN

Monday, October 16, 2000 - 06:52 am
DHULBAHANTE WAA GEESIYADA SOMALIA, GO GO GO GO GO DHULOOOOOOOOOOOOOOS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWDAL

Monday, October 16, 2000 - 02:17 pm
URUKA "ALIF" WUXU UGU HAMBALYAYNAYAA DHULBAHANTE, SOOMAALINNIMADOODA IYO HAWLKARNIMADOODA

GARABKIINAAN TAAGANAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdalman

Monday, October 16, 2000 - 03:23 pm
Hands off Dhulbahante brothers they are the symbols of Somali unity, courage and sacriface.
We will always be on your side morally and materially.The saying goes everydog has a day.This is Dhulbahante time!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Tuesday, October 17, 2000 - 01:13 am
dood aan macna lahayn, qabiil caaye, qabiil ku
faane qabrina waa ku sugayaa.qabiil difaace,
dantiisa kama shaqeeye,waxaan dantiisa ahayn
u riyaaqe, su,aalina way ku sugaysaa.doodiinu
macna daranaa soomaaliyey,qabiil waa qurun iyo
qarmuun maad iska daysaan qabiil waakan ina rogaye
waxba idiin tari maayo qabiil inuu idin lugooyo
mooyaane,waxna idin tari maayo aakhiro iyo addunba
dhulbahante rule,isak rule, hawiye rule qabiilkan
aad caabudaysaan sidii ilaahay ma rumaysni inuu
yahay wax run ah qabiil(jira).sxb maad isaga
hartaan qabiil waad ogtihiin dhibkiisa iyo hahaha
faa,iidadiisee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hargaysaawi

Tuesday, October 17, 2000 - 01:20 am
And rufyaano and Dabadhilif
just i wanna remember you mr Awdalman

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaal

Tuesday, October 17, 2000 - 07:22 am
do u know the problem of our people ,let me tell u about it .who ever works and fights this damn country honestly has been insulted not praised.let us talk about our brothers "dhulbahante" they fought this country more than twenty years they lost loved ones and property.the worst part is that we somalians did not help them instead figthing against them while we were helping the colonies like "britian, italian and ethiopia".
not only that but dhulbahante did not also participate this ten year old civil war.no body ever or atleast i never heard any dhulbahante man saying i'm against the goverment unless i'mm given taht position.
so i'm going toconclude that dhulbahante are the patriotic of this country.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURCAWI

Tuesday, October 17, 2000 - 09:49 am
lol jamal
u sheeg abti quruuntan aad moodi in ay wada rabaan dalka bur buriskiisa
dhulbahante are true wariors of our beloved nation
if dhulbahante is given a chance to lead us i am sure we would have ;lead the world because that is the kind of people they are
if you have a great leader you have ggreat nation if you have bad leader your country sucks----
bottom line

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURCAWI

Tuesday, October 17, 2000 - 09:51 am
LET DHULBAHANTE OR CIISE/GUDA BIIRSEY
RULE OUR NATION

THEY ARE THE TRUE SOMALIS

ABTIYAASHAY IYO REER AYEEYAHAY
ARE THE BEST
LET THEM RULE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muniira

Tuesday, October 17, 2000 - 09:53 am
Burcaawi

U r talking bulshit, dhulbahante is traiters and will
be traiters forever.
Long live somaliland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Jeclo

Thursday, October 19, 2000 - 04:30 am
Salaan,

Dhulbahantaw maad Caynaba xooraysataan intaad halkan ka baraanburaysaan..lol fulay computer helay ayaa aduunyada ilay ugu daran..

Adoo Habar qudha daafacayn baad dacar ku ogtaaye..

Shirshooruhu hoy ma laha kuwaad hilib wadaagtaane
Caynaba hadhuub ka bdartaan holaca jiilaale
ma afkaad ku hawl bixi cidlaad ka hanjabaysaaye..

Iska hadal waligaa..walee ana Sool badhkeed ayaan naag qorjiile ah ku qabaa...lol

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halyeey dh

Thursday, October 19, 2000 - 04:44 am
to:habarjeclo
miyaad ilowdey dhuloos waa kuwii xabada dabada kaa
galinjireye.maxasuusatid kalmada futoxun habarjeclo ama abti baybarataye indhaha karid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daarood

Saturday, October 21, 2000 - 12:49 pm
habarjeclo dhulbahantaa waligii iska lahaa ee dadyahow faanka is kadaaya mise waxaad beenta rabtaan inaad usheegtaan jareerta aan idin oqoon.
habarjecloy waad taqaaniin taariikhda dhulbahante iyo siday xabad dabada idiin ka galinjireen.
gunta isaaqu waa habar jeclo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulooos la yaabe

Saturday, October 21, 2000 - 09:57 pm
Dhulbahante somaliland waa ku jiraa,puntland waa ku jiraa so they are laba sal u dhexeeye!!!!!!!ninkii fahmayaa baa fahmaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAAN

Sunday, October 22, 2000 - 05:09 am
TO BURCAAWI,
leave that name alone u mother fucker,u not
H/JECLO you are idiot dhulmahante.
TO ALL;
heeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey lets see
who rules and was ruling before...
bring the history here are
the poems h/jeclo ka tiriyeen kolkii
ay laynayeen dhulmahante..
dhilobahante waxa layn jiray REER DAAHIR(H/JECLO)
oo keliya..
waakan gabaygii maxamuud daalin;

waa gabaygii caanka ahaa ee HABIS ,
aqriso waxuu ku tusi dhulmahante oon cidi ka maqneyn oo qolo keliya oo H/JECLO ahi eryanayso
oo inta la baacsaday la leeyay car soo jooga
oo wax iska celiya.
haddaad markale hadashaan kuwa badan ayaan soo qori taariikhda waa lahayaa aamusa dhilobahante.


1. Codka gabayga caynka iyo ba'daan caalim ku ahaaye
2. Cirkaa kaa sarreeyiyo dhulkaan cidi u faanayne
3. Ciidiyo baddoo kugu qarxaa caafimaad malehe

4. Maroodigu hadduu cadho is maro looma caal heloe
5. Aar soo cadiigsadey wuxu cunaba naaafeeye
6. Wiyil caratay cuun geeda leh yaa looga cararaaye

7. Caqli malaha nimankaa na yidhi Cayn ha daaqina'e
8. Carra edegba waa laga hayaa caariyaa dhacaye
9. Cidda GeedQuwaax loo baxshey iyo caamadaa ururtay

10. Kolkuu ciidankii Ararsame iyo Caliba soo duuley
11. Colka ayda laga soo dhureen cidina noo sheegin
12. Ayadoo caruurtii nirgaha culus ka soocayso

13. Cascasaanka waaberi haddii nalagu ciireeyey
14. Cilcillowga qayladu markay cayn walba u yeedhay
15. Caddadkeeda guutada intaan cidi is weydiinin

16. Kama cararin Mayliig raggii caanbaxa ahaaye
17. Solamdow haday carato waa ciidankii yurube
18. Abtidoonku waa cadaw hadii caanadoox dhacoe

19. Ku celceliye DhawrQaad intay cagaha laabeene
20. Cadaabkii ma tage Dhuuxyaraa ceebka dhiidhiyaye
21. Cadceedbaa Sengaha noo dhashoo waa cawo aduune

22. Cismaanbaa jarayn jirey waqaan cududi naafoone
23. Cishiibaa la doodoo gobbay caadadeed tahay
24. Markuu Caynab iyo Bood Fagaas Cali ku soo qaaday

25. Cuunkiyo Jaleeloba intuu calan wallaysiiyey
26. Cooflii nugaaled miyuu cagidi noo keenay
27. Ma cabaar yarbuu leebidii cadawgi gaadhsiiyey

28. Caashii Goldheer maalintaan rag isu caalaynin
29. Kolkii caaradhuubtiyo suntii laysku wada ciirshey
30. Goortii cabbaar laysla dhacay cadawgi maadhiinka

31. Sanweynaha casuusta leh markii cidhifka loo saaray
32. Cabaadkii afdiinlaha miyaa cidina hayn weydey
33. Sidii (Caamo) diday bay dhirtii caasha mariyeene

34. Casarkiyo Salaaddii baqaa cawdhis maw eriney
35. Careey Wira mar soo roga miyaa lagala caal waayey
36. Caday iyo Gurracan meydka yaal cuud ma hudhi waayey

37. CagaarKulule Yeyliyo Dulgaal cagaha maw saarnay
38. war ma cadaab aduunbaa la baday camalku yeelkiise
39. Cishii fiigihii galay miyaa caato ledi waayey

40. Ma calaacal iyo hoogneybaa laysu celinaayey
41. Calaf go'ayda naagaha miyaad ciyowga hawd moodey
42. Cirka da'ay miyaan geelayaga cidi la daaqaynin

43. Cagaarweyne iyo Toon miyaa caawa laga foofshey
44. Ma haddaan horweyn ciid u baxay cidi jalleecaynin
45. Geeddiga casuusta leh miyaa ciiro nala moodey

46. CariDhaaf miyaa reerkayaga Caalin uga baaqay
47. Cudurkii fallaagada miyaan laysu celinaynin
48. Caqliyeysey reer Hagar markuu cunay waraabuuye

49. Gobeysane(1864) caruur baan ahaa celisa xoolaaye
50. ninkaygaa caddaadee gugaa caana talinaayey
51. Calooshaan ku jirey maalintay carar ku dhaafeene

52. Caynaba intay hibanayeen ciidba laga qaadye
53. Casha qudha baquu naga daran cirir abaareede
54. Waxay noola caytamahayaan waa cilmi la'aane

55. Cibaarooyin kale yaa uumiyuhu nagu canaantaaye
56. markay laba cadaawe is heshooy caawin ololayso
57. Wallee dirir nin nagu caajiyaan Caalamkaa jirine

58. Ma coogcoogno maantii dagaal coonka loo yamiye
59. Nimankii dadkaba caajey bay calaf u doonteene
60. Callaaqado u jiifiyo sunbay cuna yidhaahdeene

61. Cishiriin kunoo shiish taqaan looma caal helo'e
62. Kol hadday guryaha Coon gashooy cidhifka dhow joogto
63. Caruurta iyo maatada haddii caana laga siiyo

64. Cirir baa ku toommama ninkii Caawin weerara'e
65. Cayaar looma gelin maanta iyo curadki reer shiikhe
66. Wax badanbaa qabiil soo calmaday cunay waraabuuye

67. Calqaddii Talleex iyo Qore yaanu caaradka lahayne
68. Cali Keenadiid,Nuur Dhalbaas Caamir lays hororye
69. Cadaad iyo Ilkacad baa Bah Geri coodha loo dilaye

70. Cumar iyo Dubeysna ways ogeyn ciidha dirirkiiye
71. Cashadii Gadh baa rer Garaad nagu ciseeyaaye
72. Cali shire iyo Dhaharbaa ogaa ceebihii dhacaye

73. Calanside iyo Weyseysane iyo Cawro iyo Siigo
74. Cali Karey fardii lagala hadhay ciil ma uu ledine
75. Cabdi Macallin iyo Hiirad baan cidi is weydiinne

76. Abshir baan na caasiyin markuu Caarre jeedladaye
77. Dadka kale cayaar weeye iyo caana galabeede
78. Cadaawii Baroo idil raggii caabbiyaan ahaye

79. Cabdulle Xasan baa nagu ogaa col iyo laystaane
80. Cayuun buubleh waa lagu yiqiin Caliyo Haaruune
81. (Camar) iyo dharaar weerar bay kaga cabsoodeene

82. Cumar Daahirna waa lagu ogaa cadhiyo liishaane
83. Weligood cidhiidh lagu ba'ay yay calanka qaataane
84. Cabbayseey markii laga didsaday cidhifka Xaabaale

85. Cidijiidka raacdada intuu caymanka u giijey
86. Col war diliyo baaruud intuu Ciise daba qaaday
87. Caanii intaan lagala bixin Cadar ma soo gaadhey

88. Codka dalabka waa niman yaqaan caynka Faransiise
89. Cidhba-gogolka Laydhoonku waa camaladdoodiiye
90. Cabbaarkiiba ba'ayeey miyey Canab la soo booddey

91. Jidhjidhoonka caanka ah kolkii caara yari duushay
92. Callaan sidan ee sow hand Garnayl laguma ciil beelin
93. Cabbaar erigi Maadeys miyaa curaddo loo toogtay

94. Uma caalo aadmiga kolkuu caaradhuub helo'e
95. ma shaluu carceeraa ka ridey cudud yaroow Khaalid
96. Allaylehe bagaa loo casilay was cajabiyeene
97. cidba niman ka dhalan oo horweyn cawdhiyaan nacaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 01:44 pm
ninka sheegtay habarjeclo ee ku faanaya dhiig dhulbahante adeer goorma ayaad ka xaroobi jahliga naftaada oo aan u malaynayo in uu yihay cadawga ugu wayn ee aad leedahay.
waayo waxaad ogaataa dadka kale ha joogii wixii dhulbahante ku dhacaa adna waa kula joogaa colaad, gaajo, cudur, abaar, dhib, iyo dheefba.
waxaan ahay dhulbahante waxaan xusuustaa iyadoo ay guriyaga labadii dhaawac ee labada dhinacba yaalaan, mana doonayo inta aan noolahay in aan mar labaad arko waxaas oo kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nugaal Godan

Tuesday, October 24, 2000 - 04:49 am
Wayaadha nimankiinan Dhulbahante ku aflagaa doonaya abtiyaalow taariikhda yaan been laga sheegin bal car sheega geesi isaaqa ama wadani ah oo ku jira taariikhda soomaliyeed. Intay soomaliyi shirtay bay iska wayday Dhulbahante/Darwiish waa la ogyahay iyaga iyo faraskoodii geesiga ahaaba horta berigaa maxaad idinka gaadiid idin ahaa dadkiinan reer isaaq. Bal car sheega oo weliba run kasheega. War dhulbahante qabiilooyin ay deris yihiin warxun ka sheegooda waa ka koray heer qaran buuna joogaa ee xaasidnimadan yare daciifnimada ah iskadaaya oo soo raaca walaalihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fashiliye

Tuesday, October 24, 2000 - 12:47 pm
Dhulbahante waa PUSSY

Dhilohante waa sida pussyga oo hadba lugta hor marta ayay raacaan. This is a proven fact folks

Dhilladuba xalaa lay dhabay bay dhalasho moodaaye
Weligiin dhilohantow afxumo dhaha ma deysaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco-boy

Wednesday, October 25, 2000 - 01:13 pm
Darood bastards.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGNIIN

Wednesday, October 25, 2000 - 08:14 pm
FARXADA OOHIN BAA KA DANBAYN.
DHULBAHANTOW YAAN DANBI LA IDIN
GALIN,GALYER WAA TAGI MARAY AHAATO
LAMA HURAAN WAA CAWS JIILAAL.
ANAGU WAAN IDIN DAAWAN.
BAL AAN ARGNO MEESHA SHEEKO KU
DANBAYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BS Boy

Thursday, October 26, 2000 - 05:23 am
War dadkiinan afka Isaaq ku hadlayow intaad Dhulbahante oo walaalihiis Soomaali inuu wax la qabsado ku heshiiyey aad ka hadleysaan idinku maad dantiina ka teshataan oo aad odayga asaasaqa ah ee weliba waxa xilka leh lagu xanto aad ka xorowdaan intuuse gurigii morgan idinku Haysto af aad dhulbahantaha xorta ah kula hadashaan idiinma furna.

Hadii kale amusnadaa adhi ina cigaal u xeraysan baad tihiine intuu idinka dillaalayo Koley cid uun buu idinka gadi doonaaye Xabashaa la lahaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jag

Thursday, October 26, 2000 - 06:31 am
horta waxaan idin waydiiyay meeday gobtii isaaq,
meel kasta oo aad gasho habar jeclo ayaa ka qalaadaysa ,waar nimankii habar yonis waxaan lee yahay aynu wada hadalno oo caruurta habar jeclo na kala af garto hadii kale sidoodii ayay iyagoo ooyaya idiin imaan doonaan. Yowle waa kii yiri:
Ma marooodaan idinka dhigay habar jeclooy gun waa loo mashxaradaaye'
Ma libin uu ninkale (dhulbahante) leeyahay ayaan idin mahoobay siiyay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.