site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Suaal to Hawiye

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Suaal to Hawiye
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomHaw

Sunday, October 15, 2000 - 04:35 am
Waxaan idin waydiiyay dhalinyarada Hawiye anaga ma tashan karno miyaa. mexeey ku dhacday inaan anagoo dhulkii ugu nimcada leheyd ilaahay na siiyay inuu markasta qabiil na siro oos qabiil kale nagu diro.
Soomaalida inteeda kale dowlad goboleed ay sameesteen Digil iyo Miriflena ku daroo anaga maxaa nagu qasbay inaan marna isaaq oo dantiisa wata la jirno marna daarood oo soomaali burburiyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 05:02 am
Sow adhi ma tihid.
isma ogid?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGILMIRIFLE

Sunday, October 15, 2000 - 05:19 am
wAXAAD TIHIIN DAD AANAN IS MAAMULI KARI
OO U BAAHA IN LOO TALIYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MM

Sunday, October 15, 2000 - 07:32 am
SomHaw
Taasi waxay kuu muujinaeysaa iney Hawiyaha badankiis ay yihiin dad Liberal ah oo aan qabiil isku raacsaneyn, Waxaa is wata intii isku dan ah, qaar isku wata lacag, qaar isku wata diin, kuwa kaloo mucaaradnimo iyo qas ku shirkoobay iyo kuwa ku dhexlunsan kooxahaas aan soo sheegnay.

Believe me Soomalida intooda badan ee qabiilka isku wadataa waxeey maraayaan meeshii uu hawiye 9 sano ka hor soo marayay. Marka taas yeeysan ku dhibin, Soomalina xal ma helayso ilaa majorityga dadka Soomaliyeed uu inta bislaado qabiil naco, dankalana isku raaco.

M

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye_boy

Sunday, October 15, 2000 - 09:09 am
Waad ku mahadsan tahay su'aasha aad na soo dhec dhigtey hadii aan nahay kuwa ku abtirsada Qabiilka Hawiye. Waxaan aad iyo aad ula dhacey jawaabta MM oo ah mid dhab ah. Is faanis kaliya wax ma taraayo, oo waxaa loobaahan yahay ficil fiican iyo kufikir horumar.

Kuwa Qabiilka isku raaca weligood meel ma gaaraayaan oo "ina adeer iyo ina adeerkey" maka dhamaaneyso. Weligoodna meel ma wada soo istaagaayaan maadaama aan qabiil iyo reer hebel weligeed leysku raaceyn.

Jawaab - Waxay taladu ku fiican tahay in aan qof walba oo naga mid ah meel iska soo saaro, kadibna cidiisa. Meel waan wada soo sitaagi karnaa oo waxa kaliya oo aan ku tashanaa waa dan guud oo aan aheyn dan gaar - maadaama danta gaar aan iska kaafiney shaqsi - shaqsi oo aanu u baahan qabiil.

Xukun - Qabaa'ilo badan ayaa mooda in sidii tii Max'ed Siyaad ay soo noqon doonto. Ma been ley ku noolaanaayaan. Dowlad walba oo ka dhalato wadankaas waxay awood yeelaneyso majiraan. Oo waa mid u adeegta danta wadanka. Koley Ina hebel u dhiib hay'adaas ma dhaceyso oo qofkii magacaabey ayaan shaarka qabaneynaa oo haraanti irinda uga bixineynaa.

Waxaan u rajeynaa Qabiilka Hawiye in ay dantooda guud ay meel uga soo jeestaan oo mida shaqsi ay san huginin tan qabiil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil xawaadle

Monday, October 16, 2000 - 03:08 am
Hadii aan aan ahay hawiye waxba igama maqna waxna igama haleesna waayo waligeed ayaa wiil yar dharbaaxi jiray aabihii isaga oow isku haleynayo.
midda kale waxaan masuul ka ahey isaaq iyo daarot
wax kasta ha qasaan waxaan ahay waalid dul qaata,
dulqaad keyga waat aragtaa maanta anigey wax iga sugayaan.haddii ay hor mareen ama ay wax qabsadeen maxay wali u hoos fadhiyaa HAWIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, October 16, 2000 - 09:02 pm
Hawiye, wada tashi uma harin, oo horay ayeey u wada tashteen, umada yaaca ah oo wadankana wax kuleh, in ay soo dhaweeyaan ayaa taladoodu noqotay, maantana waad aragtaa oo iyagaa gacanta ku haayo,haddii aan ku siiiyo tusaale:
1. Iidoow oo dir ku abtirsado,waa walaal maan gaaban, waashay, ama yaraan kibray,in la xir xiro oo la daaweeyo Hawiye go'aan buu ku gaaray,si walaalkii uu u badbaadiyo.
2.Daarood waa inan jin ah loo baahan yahay,waa marti afdheer,inanku waa adeegaha bulshada,faanka oo lagu caraadiyo isneh go'aan baa lagu gaaray,
talo adigaa ku nool ee iyada kugu ma noola. talada dhaaftay hawiye ama u dhiman maxay tahay.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Realy Darood

Wednesday, October 18, 2000 - 12:34 am
Hawiyoow Fikradahiina maxumo ee wadankaas
lugta ayaad ku walaaqdeen ee waa in aad
dajisaan dhulkiina si loo helo qaran.
Walaalkaadu Moriyaan noqdey waa in aad u talisaa
Anaga Darood ahaan sida walaalkiin iidor cidla
idinkagama tageyno oo waan idin caawineynaa
si aad dhibka ooga baxdaan.
Darood wuxuu mas,uul ka yahay Soomali oo waxaa
kula dardaarmey Siyad Mohamed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAJI

Wednesday, October 18, 2000 - 07:22 am
To : SOMHAW

Hawiye waa dad fara badan dad fara badan ayaana laguyaqaan in ay la haadaan talooyin kala duw duwan . Hawiye waxuu raadinayaa in uu isu soo dumo Soomali wayntii siyaad bare kala diray ee ma doo nayaan in sida majeerteen iyo isaaq ay yiraahdaan allow roob anaga kali ah nasii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siigaale

Wednesday, October 18, 2000 - 08:56 am
heey digil & mirif noo tali noo lool anagaaba horta is fahmeyno kuwaan kale maxeey rabaan.

Daarrod plz cut the crap,,, isaaqq u too,,
anaga hadaad rabtiin waan idin soo dhaweeyneeynaa oo waxba kama qabno hadii aad nala noo laaneeysaancoz ur brother's martidana waan soo dhweeynaa oo waan soornaa ee weligiin colaad ha ku jirina, fiiri abgaal, h/gidir/xawaadle/g/jecel waa la is wada garaacay laakinn waa in hadana la heshiiyaa,,,,,,,,,,ka baxay
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareer-gur

Wednesday, October 18, 2000 - 09:06 am
soomaali waa isu baahantahay, waxyaabo badan ayaa ka dhexeeya,haddaan tusaale u soo qaato.wax yaabaha aynan marna ku kala maarmin waxaa ugu danbeeya arrinkan isaguna waa muhiim:-
1-hawiye waa dad magaalooyin wanaagsan iyo wiilal wanaagsan isku haysta
2-isaaq waa dad hablo wanaagsan iyo aqoon wanaagsan isku haysta.
3-dar-ood, waxay ku dhexyaalaan labadaas qowmiyadood oo waa bundo ama bridge-kii u dhexeeyey. haddaba MARNA MA AAMINSANI IN LAKALA MAARMO..ninkii baad qabiyo kii biyo wataa weysu baahan yihiin..middeeda kale asal ahaan soomaalidu waa kala maggac maahine waa walaalo oo anigaas madow ee dheer ayeey ii wada egyihiin. ciddii is leh kuuma eki iyaga ayaa cirka roob ku og.waayo walaalkiisa kale ayaa aniga ii eg oo muslin iyo gaalo isku keen kahaysaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL DUDUBLE

Sunday, October 22, 2000 - 02:04 pm
TO HAWIYE

HADAAD CAQLI LEEDIHIIN DAAROOD ISKUMA KIIN DIREEN


OO HADBA REER REER ISUMA LAYSEEN

FOR EXAMPLE WHAT WAS HAPPEN IN 1991

WHEN ALI MAHDI CALLED PRESIDENT

soo hadana tii yoo kale ayaan kabaqayaa

ilaahow sirtooda naga qabo gaar ahaan MAJEERTEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 22, 2000 - 04:36 pm
Wiil duduble,
walee waad asiibtay lakiin hawiye duduble iyo wax lamid ah ayaa magaca kaga dheelay. maalin aad isu timaadaan oo aadan qof iska tooganina majirto. don't blame darood but blame yourself. sheekada ah cadow daarrod baa inoo ah way dhamaatay. codow waxaa ah kuwa xamar xooga kusoo galay ee ilaa iyo hada fadhiya , ee itay baydhabo u gudbeen ku qasbay in isha baydhabo beyaheeda Xaawo yareey ka gado. please stop crabb and take care of yourself.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.