site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Who are Daaroods Halyeey?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Who are Daaroods Halyeey?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sucaado

Sunday, October 15, 2000 - 05:54 am
AS a daarood girl i don't knoe much about them I would like to knoe who are there best known tribe?. So far i have clues

*Mareexaan
*Majerteen
*Ogadeen
*Warsangeli
*Dhulbahante
*Leelkase
&
Many others I don't knoe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibirti

Sunday, October 15, 2000 - 07:38 am
Dadka darood meel ha oga dhicin Socaado
hadaadan aqoonin waa in aad soo barataa
Darood wuxuu u qeybsamaa 5
SADE OO AH MAREEXA
TANADE OO ALEELKASE
YUSUF OO AH ORTABLE
CISE DAROD
KABLALA OO U QEYBSAMO MARKA KOWAAD KUMADE IYO KOMBE : KUUMADE WUXUU U QEYBSAMAA ABSAME IYO GALIMEYS:
KOMBE WUXUU U QEYBSAMMA HARTI IYO GARI:
ABSAME WUXUU U SII BAXAA JIDWAAQ=ABASGUUL IYO BARTIRE.WEYTEEN.BALCAD IYO OGADEN
HARTI WUXUU U QEYBSAMMAA DHULBAHANTE; DISHIISHE
IYO WARSANGALI IYO MAJEERTEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mareexaan

Sunday, October 15, 2000 - 10:19 am
Waa daarood waa daarood
The main one are as follows

Ogaden
Majerteen
Marexaan
Dhulbahante
Warsangeli
I think the halyeey are all of them.
But the most well known are Ogaden & Majerten but Don't forget my laf Mareexaan??????????//

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kumade

Sunday, October 15, 2000 - 11:16 am
Ilka yar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ubax

Sunday, October 15, 2000 - 12:18 pm
ilko yar hawiyey askar u yihiin waligoodna siyad moyane nin raga kama dhalan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ice-Man

Sunday, October 15, 2000 - 01:56 pm
Me Ice-Man......lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kumade

Sunday, October 15, 2000 - 02:32 pm
@Ubax

What did you know about hawiye

Hawiye are the one that make you runin
We all know who is the real Darood.
Those who defended your ass, when you and your whole family were runing.
So don't start with Hawiye.
If af yar were Hawiye soldiers, they the one who stood up for the name daarood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kumade

Sunday, October 15, 2000 - 10:07 pm
Magaceeyga haku shaqeysanin ilkayar
Kuumade kablalax Darood
ilkayarna waa Sade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mummin

Monday, October 16, 2000 - 02:55 am
KABLALA KUMADE IYO KOMBE KUUMADE ABSAME GALIMEYS:
KOMBE HARTI IYO GARI:ABSAME JIDWAAQ=ABASGUUL BARTIRE.WEYTEEN.BALCAD IYO OGADEN HARTI DHULBAHANTE; DISHIISHE IYO WARSANGALI IYO MAJEERTEN all they are animal names exept balcad where i live

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kumade

Monday, October 16, 2000 - 02:59 am
to Muumin
xaar baad tahay oo waxaad ku noleed
meel jidka lagu xaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAJEERTEEN

Tuesday, October 17, 2000 - 10:27 am
ALL DAROOD ARE HALYEEY.



DAAROOD KU WAA WADA HALYEY KALASE HAYB ROONE
HARTI NIMAAN AQOOON BAA YIRAA HADALKA QAARKIIYE
WAA NIMAN MARKAY RAG IS HAYAAN HURIYA BAARUUDA
WAA NIMAN INTAY HODAN YIHIIN HOOO KU SII DARAYE
WAA NIMAN ,,,,, LAMA WATEE HAYBAD GUURSADE E
WAA NIMAN HABLAHA AY QABAAN HALALACLEEYAANE
WAA NIMAN HUB IYO DOWLADNIMO HAYSTA WALIGOODE

WAXAA GABAYGA TIRIYEY ALLAHA U NAXARIISTEE GEESIGII HALYAYGII UGU WAYNAA UGUNA WADANISANAA EE KA DHASHA SOMALI SAYID MAHAMED A. HASAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Tuesday, October 17, 2000 - 03:47 pm
TO UBAX:

walaashiis maxaa qaraar maka hadalsiinaya anaaba talo kuu gartay midaan kusisaneeyna si aad ilkaaheena yaryar ubaartid, are you ok with that?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

murusadde

Wednesday, October 18, 2000 - 01:39 am
tu majerten
gabayga aad tirisay haduu run yahay maxaa loo arki waayey markii ruugcadaaga raamsadaha helay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Wednesday, October 18, 2000 - 02:36 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikraim hassan

Thursday, October 19, 2000 - 12:26 pm
intaad waxaas baranayseen maxaad diinta islamka
ama aad camal kale aad u baran weydeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkacyo

Thursday, October 19, 2000 - 12:40 pm
Halyeey macnihiisu waa geesi. Sacaado waxay weydiise Daarood halyeeygiisu yaa waaye?
Daarood waa wada halyeey:
Ogaadeen
Mareexaan
Leelkase
Dhulbahante
iyo kuwo kale

Laakin garan waayey Majeerteen meeshaan geesinimo
ka soo galiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Friday, October 20, 2000 - 11:30 am
daarood ma wuxuu halyey ku noqday dhiiga walaalihi
ama dadka soomaaliyed, halyey waxaan u aqaanaa qof
u dhintay ama u dagaalamay difaaca dalkiisa iyo
ummaddiisa, uma aqaan walaalihii soomaaliyeed oo
is xasuuqay qabiil walibana ku faanayo geesinimo
no way to say hero.ee saaxiibayaal aan dib isugu
noqono is cafino heshiinana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laasqoray boy

Friday, October 20, 2000 - 01:50 pm
Majeerteen bravery is Abdibilism (abdi BIle). Waa fulayaal ka baqay Iiddoor, Hawiye. Markaa ma hadal an ku ceeshi karnaa. Xamar la inaga saar;Hargeisa la inaga saar. Dagaal la inaga badi; Bal siyaasadda uun yaan la inaga badin; ina salaad booy aynu iiddoor ka horgayno. Tolow Iidoor adduunka ma kula tartami karnaa.

Laasqorqy boy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shanka-Roon

Friday, October 20, 2000 - 02:32 pm
Sucaado, Maad naga daysid Xayesiinta Daroodka, Mida kale luqadaada Englishka aad ayaan uga helay, oo malaha waxay kaa ahayd English halaguugu jawaabo kadibna aad ka faa'iidaysatide, Anigu waxaan ahay Isaaq, hadana ma ogoli in la caayo Qabiil dhan waayo marka kowaad waa wax caadifo ku salaysan, marka labaadna waxad rabtaa inaad Qabaa'ilka aan isku kalsoonayn aad fursad u siisid inay hada Darood cayaan hadhawnaa la yirahdo Horta Isaq muxu yahay? Murursade waxaad isoo xususisay oday adeerkay ah ayaa 1965ki waxa gabar waydiistay Sarkaal Murursade ah (magiciisa ma rabtaa?)wuxuu ku yidhi reer tolkay ayan la tashanayaa, waa la shiray, waxaa lays waydiiyay horta yaa yaqaan Murursade? Ninkii markaas dadka meesha fadhiayay ugu reer Koofursanaa ayaa yidhi anaa aqaan! waw hal mar ayaa la so fiirshay, hayeh, wuxuu yidhi "Murursade waa Abgaal Busaradaystay" OO macneheed yahay: Abgalka markay lacagtu ka dhmaato ayu Murursade isu badalaa. Kan raba inuu Isaaq iyo Majeerteen ka dhex faa'iidaystow is waydii inaan anagu khayr iyo sharba isla fahmi karno, tan kale Moryanka taarikhdisii oo dhan ka dhigay "aryaa waa idin cayrsanay" ma is waydiiyay wixii cayrada ka horeeyay mase waa sheekadi umasha.
Tan kale, Sucaado: Cinwaankaagu macne weyn ayuu xanbarsan yahay lakiin waa isaga cayaartay, Ilahayna luqada Englishka ha ku fududeeyo dhibaa kaa haysatee, tan ugu danabysa ma nin Darood ah ayaa ku diiday? Haday yes tahay jawaabtu, Mooryanta ka war doon iyagaan waxba cafiyine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Friday, October 20, 2000 - 04:33 pm
lol
lol
lol
ala jac badanaa shankaroon walaashiis saas may murursaduhu yihiin ileen waa abgaal lacag waayey markaasuu murursade isu badalaaaaaa barasho horteed ha i nicin....

nabadeey idinka iyo jacda ay shankaroon idinku dhajisey walaahi waa fuurey walaashiiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dahir

Friday, October 20, 2000 - 05:00 pm
Shanka Roon, lol lol lol lollol
Waa iga qoslisay, dadka wax u reeb, ma waadan ka baqayn in Ilahay wax kuugu daro? mase mar horaad tashatay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 04:20 am
Walaahi sucaad waa iga qoslisaaaaaaaaaaaaaay! Anigu waxaan ahay hawiye dadka tarikhda ka dhigay waxbaan cayrsanay hawiye dhan maahan ee waa in yar oo baadiye ayagoo geel la jooga loogu sheekeyey janaan idiin haynaaye kaalaya dadka laaya. Dadka in la isku jimciyo ma fiicna. I am Hayie and I am proud of who I am and my mother whom I love the most is Mjerten and I have the highest respect for my parents Majerten.

Haduu hawiye xumaan isku raaco dagaalka soomaaliya wuxuu noqon lahaa kan Rwanda oo kale dhimashaduna inta kun mar ayey ka badnaan leheed.

Suaad, I am still laughing - Abgaal Busaaradeysam I hope no one get offended by this funny joke!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJIGA

Saturday, October 21, 2000 - 04:51 am
TO SHANKA ROON WALAAL SUCAADNA WAXA AAN LEEYAHAY SUAASHA HAYSKA XUMAYN
AND OTHERS.
ALLA QOSOL WEYNA
WALAAHAY WAXAAAN LAYABAY WALAASHAY SAY U TAXLIILISAY WAX , WAXA AAN KULEEYAHAY WALAAL MAFIICNA IN LAGA HADLO QABIIL LAAKIIN WAXA KU GU KELIFAYA MARKA NIN AAN LA AQOON OO AH MURMURUUQSADE IYO WAX LAMID IHI AY DAD U JAWABAAN
AYA ANA LAY QADA OO AAN QABIIL KA HADLAA, WALASHAY HORTA USHEEG KUWA TAARIIKHDA MOODAY AA CAYRSADAY IYO BARBAAR ABGALA AYAA MEL DAD KU SUGAYA , WAANA RUN IN AAN HAWIYE WADA XUMAYN LAAKIIN HA SHEEGEN WAXA XUN HADAY YIHIIN HABARGUDUR,,,,,,, MARKAA SUAADNA WAXA AAN LEEYAHAY SUAASHA HAYSKA XUMAYN EE WAXKALE KU BEDELO.
AH AH AH AHAH AH WAA QOSOL SHAN KAROON ABGAAL BUSAARADSADEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudulood

Saturday, October 21, 2000 - 04:57 am
Daarood waxaa ugu halyeeysan waa la yaqaan waa MAREEXAAN, Mareexaan ka qaado ama isaga tag!:)

Waa dad cadkooda goosta lana fahmi karo oo aanan
laba wajiile ahayn!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAARIIKH-YAQAAN

Saturday, October 21, 2000 - 08:40 am
waar waa kuwa majeerteen ee halkan ku jawaabaya please hawiyaha oo dhan ha u jawaabina sababtoo ah sharaftaa idiinka dhumaysa haddaad hadalka la sii wadaan markaasaay bilaabayaan inaeey xaar, futo iyo hooyaday aan arkay dheerteedii(siilkeedii) ayadoo qubaysanaysa wax caynkaas ah ayey bilaabayaan ee ha is ceebaynina oo waxaas oo kAle ha lahadlinina soomalidaa waxay tiraahdaa (xaar ul dheer ayaa la isaga tiraa) marka waxaan idin iri hawiyuhu waa xaar xaarna waa laga fogaadaa . Dhinaca kaftanka wixii daaroodka ah ama isaaqqa am gudabiirsi ama ciise jabuuti waan la wadaynaa alyacni gub kaftankeed laakiin maxamed gargaarte iyo mahamud gargaata wiilashaas walaalaha iyo faracooda kaftankoodu waa inaga xaaraam waayo hadal erayada aan korku soo qornay ayuu isubadalayaa
GUN KAFTANKEEDII WAA DHAMAAAAAAAAAAAAAAAADAY
JOOJIYA AMAR KA SOO BAXAY WAXGARADKA GOLIHIISA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hadraawi

Saturday, October 21, 2000 - 09:40 am
Marka kowaad waa fikrad fiican inaan Qabiil dhamaantiis laysku qaban, marka labadna waa fikad fiican in sida akhyaarta loo kaftamo, waxaase la yab ah, dadka mowduuca doodu ku socoto ka baxaya o nala aadaya wax ay iiyagu jeclaan lahaayeen. Shanka Roon waa iga qoslisay in badan oo waa ka helay joke gaaga, waana ku mahadsan tahay inaad sarkaalka magiciisii aadan sheegin. waayo carurtisii ayaa laga yaba inay dhibsadaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, October 21, 2000 - 11:38 am
adduun nin noolaw maxaa aragti kuu laaban
inagoo soomali ah, islaam ah,hal luqad ku
wada hadala, maxay tahay dhibaatada ina
haysataa,gobol ama magaalo kasta oo aad
somaali ka tagto, marka aad qof salaan
is dhaafsataan erayga labaad ee qofkaasi
ku waydiinayaa waa qabiilkee tahay maxaa
inoogu wacan qabiil caabudka malaha waa
jaahilnimo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

murusade

Wednesday, October 25, 2000 - 04:52 am
shan karoon maku wasaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warya

Wednesday, October 25, 2000 - 04:54 am
Dadkoo oon u dhimanaya ayey Lo`da Abgaal biyo cabtaa maankaal cuntaa cows iyo buunsho Lo`da bro waa loo raaxaaya moora aa loo dhisaa dhulka aad aragdoo qaaligaa.
Naagaha majertena Sil weyn markasto qoyan ma dhaqaan uf.Marka sow Lo` ma aha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI2000

Thursday, October 26, 2000 - 04:26 am
Aryaa Ma caraysaa Mase waa ku ceshee....lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

realsomaliguy

Thursday, October 26, 2000 - 01:38 pm
amazing,
sister i think u ra young sis, so what is the point of gettin 2 know some old bullshi*t tribelism idea.

i'm from the north east of the country, I DONT KNOW ANYTHING BUT TRIBES AND I DO NOT WANNA KNOW ANYTHING ABOUT IT.

u r subjrct will only lead 2 controversy and civil war.

i will never ever teach my childeren anything of this kind, FOR THE SAKE OF THE HUNDERDS OF THOUSANDS of people WHO LOST THEIR LIVES BECAUSE OF IT.

TRIBELISM==========BULLSHIT<<<I HATE THE IDEA OF TRIBELISM>>>>>

PEOPLE PLEASE do not incourage or teach your young ones to learn or aknowledge this RADICAL, ANCIENT idiology.


salan dhaman

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shanka-Roon

Thursday, October 26, 2000 - 03:36 pm
TO: Murursade, Jawaabtaadu waa "suuro gal maahan" sababtu waa anoo gun kuu arka iyo anoo aaminsan in Murursaduhu Dhurwaa noqdaan habaynkii (4 qooble)
TO Real SomaliGuy, Thanks waa ka helay fikradaada lakiin waxaa suuro gal ah inaan Somaligaagu u fiicnayn sida Englishkayga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARSOOR

Thursday, October 26, 2000 - 11:24 pm
halkaan waxaa kuu sheegayaa in daarood ay
dhamaantood ka simanyihiin sharaf inyar mooyee
laakiin waxaa yaaba intaan arkay hawiye waxay
ku faanaan waxabaan wasnay.
ceeb ma aha in qofku galmoodo lakiin
si sharaf leh u raaxayso ha boobin xoolo
aadan lahayn iyo dumar aan ku doonayn.
sheeko runa ayaa xamar ka dhacday markii usc
xamar soo gashay ayaa nin reer waqooyiya waxa
uu arkay mooryaantii dumarkii masakiinta xoog
ku fuulaya,markaas buu is celin waayey ileen waa
nin ka yimid dhul xadaarad leh,markaas buu yiri
(waa yaab ileen siyad intuu anaga afka nahayey
hawiye ibtuu hayey)XOOLO HAWIYE DUMARKA SOOMAALI
DHEXDOODA SHARAF KUM LIHIDIN XATA KUWIINA WAY KA XUMAADEEN MARKAAD KA YAACDEEN OO AAD GABDH KALE SIDII SHINIDA UGU YAACDEEN.ordoo is duuga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darood is noble but are you?

Friday, October 27, 2000 - 07:21 am
I think that this is a message board which exist to divide, people. It starts of who is Darood, and then turns into a clan dissing contest.
To the person who asked the initial question, simplly ask your parents what and who you are.
To the rest of you grow up. I am Darood but it is not a badge to carry around in order to insult other Somalis. Peace to all of you, and think next time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hiiraanboy

Friday, October 27, 2000 - 07:51 am
shankaroon bal waxaan rabaa inaad baadi cade iyo gaaljecel aa wax ka sheegto wixii aa ka maqashay anigu kaa xumaan maayo lagaba yaabee inaan qoslo hadii ay tahay wax lagu qosli karo, loooool

see camal murusade waa curadkii hawiyye marka lagaama asmacin waa lagaran waayey,,,,,,looooooool

mida kale anaga reer xamarkeena maxaan ka naqaanay harti ama herti hadelee meeshaan nagu barteene.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shanka-Roon

Friday, October 27, 2000 - 09:05 pm
Hiiranboy, Haddii murrsdae yahay Curadka Hawiye, waxay la mid tahay, "idaa kaana nuurukum hakada fakeyfa dulamakum" oo macnehedu yahay hadii nuurkiinu kan yahay waa see gudcurkiinu! lol
tan Galgecelka iyo Baadi cadaha wax xumaan ah kuma maqal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/kariin

Saturday, October 28, 2000 - 07:52 pm
TO SHANKAROON

Waxay soomaalidu gu mahmahdaa naag gu lagatay

iyo doqonba gaama gacaan hal mar ayaa laguu

qoslay llllllll.naa ma gaartid murusade ee

afgaaga uraaya gadaa fatas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JACAYL

Sunday, October 29, 2000 - 01:47 pm
to SHANKAROON
WAXAA KU LAHADLAYA WIIL ISAAQ HADABA HADAAD INAADEERTAY TAHAY JOOJI DACAAYADA AAD WADO WAAYO DADKU WAA WALAALO HA XAQIRIN HANA KU XADGUDBIN
RLAALI GALIN :
to MURURSADE anigoo ku hadlaya magaca isxaaq waxaa tihiin dad la yaqan oo hawiye curadkii ah balse ka raali ahaada inaadeertay shankaroon waxaan filayaa wax garadka murursade waa uu qaatay raligalinta wax garadka isxaaq waanad ku mahadsantihiin .
to SHANKAROON ka waran itaaliya waa lagu fiicanyahaan filayaa shankaroon ma maqashay inuu aw konbe dhahay alcadaalo ma jirto ilaa aas
MADMAD MAYE MUUDEEY QUMANE QAALIYE QORAX JOOG AAS AROOSO SHUUN JAACAM CABDILAAHI QAWDHAN WAAJIRTA HEE SHEEKADAAS MAXAAN SAMAYNAA .SHANKAROON JACAYL WAAYE WAXAAN KULA HADLAAYO JIDKAAN MARAAYAY MAGACAADA AA ARKAY WAA SII DUMAY INAADEERTIIS WUUW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Poisonous

Sunday, October 29, 2000 - 08:52 pm
Who are Daaroods Halyeey?

Abdi Bile's name springs to mind here...lol.

Poison.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rambo2

Monday, October 30, 2000 - 02:15 am
MY DICK IS HALYEY THAN DAROD~~~~~~~~~~~~*****

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daarood yaqaane

Friday, November 03, 2000 - 08:57 am
xaga dagaalka dhulbahante iyo marexaan waa daarood
xaga siyaasada iyo dowladnimada majeerteen udaa, inkastoo hawiyihii kufahmey hada. waa iney madaxaka garaacaan. ogaadeen tiro iyo gobey udaa, barteri gobanimo udaa. geri diin udaa

daaraawiishta nimankii ahaa dooxatada miidhan
daaraha berbera nimankii duhurrasaaseeyey
dabkaloo iftiima kuwii dumiyey oo aasey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siinaay

Sunday, December 17, 2000 - 10:20 pm
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED
waxaan ka codsanaynaa meelkastoo
ay joogaan hadaanu nahay dumarka muqdisho
in xamar& nawaaxigeeda lal soo gaaro
macaawimo •••• amid naagood&mid xoolaadba
waayo qaran kii soomaaliyeed waxa reer muqdisho
&nawaaxigeedu u,duugeen waabaahi cawrad naagaha
hadaba waxaan hay adaha sama falka&qaramada
midoobay ka codsanaynaa inay deeq alaab naageedka
nala soogaaraan iyadoon loo aaba dayeyn nooc
•••• ka jeexan yahay&cudur uuqabo toona
hadii nalaka soo haqab tiro oo laga nooleeyo
xamar &nawaaxigiisa dawlada soomaaliyeed
rajay leedahay hadii lawaayo waligood
fuulidaas&qabsashadaas ayaa lagu jirayaa
qarana ha sugina
waxaan leeyahay bakhaar kuyaal bakaaraha uma baqo
doolar& dahab ilaa markii daarood naga baxay
cawradii ayaan la nahay meel aan lagalno
hady noo suurtoobi lahayd inaan godod ku xabaalano
waan aasan lahay fadlan hanala kasoo gaaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yassin

Saturday, January 06, 2001 - 11:37 pm
To:dhamaan qorayaasha,walaalayaal horta ma ogtihiin in ilaahay qofkasta caqliga iyo maskaxda uu siiyey,qofkastaana isu haysto in uu dadka ugu caqli iyo aragti iyo aqoon iyo kartiba uu ka uu ka badanyahay,qofkastaana aaminsanyahay in qabiilkiisu ugu horeeyo qabiilada soomaaliyeed,waxaanse idiin sheegayaa in dadku isku dhaafo caqli iyo aqoon,waxaana qabiilada ugu liita kuwa wada dhashay oo is laynaya amaba isku haysta oo ku dagaalamaya deegaankooda,dunuub ilaahlaga galo waxaa ugu wen beeninta alle waxaana ku xiga qofka qof dila waxaa la yaableh qofka ku faanaya waxbaan dilaa arinkaas waxaan leeyahay waa jaahilnimada ugu weyn ee qofka maskaxda ka gasha sida xanuun oo kale wuuna la dhiman asagoo u buka xanuunkaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DhuloosGirl

Tuesday, March 06, 2001 - 09:50 pm
Hi all Happy Eid Mubrka.

SUCAAD ohhhhhhh lordddddddddddddddd sweeeti u english is killing me i swear sis somalia maxaa ku diideye inaad ku qorto.
Shankaroon waad iga qoslisiiye walaahi, anyways sis i think Darood waa Darood makala fiiicaan as mj dude said Daroodku waa wada halyey!!!! I luve all Daarood !!! peace and muchhhhhhhhhhh luve guys i'm outttttttttttttttttttt aiight byee.


DhuloosGirl

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.