site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

REPUBLIC OF CENTRAL SOMALIA, ayaan maqlay inay Habberghedir iyo Xawaadle hoos uga shirayaane, sidee wax u jiraan Soomaliyeey

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): REPUBLIC OF CENTRAL SOMALIA, ayaan maqlay inay Habberghedir iyo Xawaadle hoos uga shirayaane, sidee wax u jiraan Soomaliyeey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane

Sunday, October 15, 2000 - 07:47 am
Waa yaab Soomaliya xageey ku danbeen. Warar xog ogaal ah ayaa sheegayaa in qaar ka mid beelaha Haberghedir iyo Hawaadle ay isla qoondeenayaan in ay abuuraan maamul hoos yimaada waxa ay soo wadaan inay ku magacaabaan REPUBLIC of CENTRAL SOMALIA, oo ka koobnaan doona gobalada Koonfurta Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan... ma aduunyo gadoonkii Soomaliyeed oo soo dhawaadaa, mise waa wax xal u noqon karo Soomali oo keeni kara in maamulgobaleedyo amaan fiican leh ay heshiiyaan oo Soomali si fiican u dhisaan..
Aqristoow maxey kula tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kablalax

Sunday, October 15, 2000 - 08:41 am
Saaxib arintaa waa arin farxad galin karto
cadowga Soomaliyeed waa xabashade
oo aad u jecel Somaliya in aay noqoto wadan
kala socdo.
Danta Soomaliyeed iyo danta muslimiinta waxaa
waaye in in Somali oo isku doobin dowlad xoog
leh noqot oo Tigre uu san ka adeegan karin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JOOGAX

Sunday, October 15, 2000 - 04:59 pm
Marka hore,Xawaadle muxuu oogu hadlaa qabiil kaligii Hiiraan dega oo ayaguna matalaan.Hiiraan waxaa ku nool qabiilo farabadan, kana badan Xawaadle.Waxaan soo jeedin lahaa in ay xawaadluhu ka waantoobaan arintaan, waayo waxay ka careysiinaysaa qoomiyada kula nool degaanka. Marka danbana intay isku tagaan ayey taariikh xun marsiindoonaa Xawaadlha.Laakin Xawaadluhu waa dadka aad qabiil oo ugu ficila xun sida Dhulbahanta oo kale.Mana u kibir badna sida Majeerteen, umana dagaalbadna sida Habargedir, Hebadnimada Abgaal ka fog.Ha is oranina ninkaan waa nin ka fog Xawaadle. Don't under estimate anyone?Yoo !!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xawaadle

Sunday, October 15, 2000 - 05:51 pm
joogax xawaadle bari iyo mudug inuu kugu imaado uu kuwasaa ee naag aa tahee ma shib tirahdid dhilo majeeten aa ku dhashee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Magadhesh

Thursday, October 19, 2000 - 03:44 pm
Waa cajiib ma dobal dowlad afraad ayaa inoo soo socota ilaahoow aakhiro soo dhawoow aan meesha ku kala tagnee...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil habargidi

Friday, October 20, 2000 - 11:43 am
long live xawaadle, habargidir and xawaadle are partners, forever!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saleebaan

Friday, October 20, 2000 - 07:37 pm
sorry qofka isku magacaabay h/ gidir
sheegataa tahay ee magaca ha naga dilin qaablaawe yahow......
xawaadlana wacal uu hortiiba ahaa mana rabno hadaan habargidir nahay....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mc cali

Tuesday, October 24, 2000 - 03:43 pm
Hiiraan is 4 Gugundhabe,
Gaaljecel, Baadicade ,Jajeele iyo xawaadle
not for u ppl,,,,,,,,,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.