site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA YAQAAN LAALKASE XAGEESE DAGAAN?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): YAA YAQAAN LAALKASE XAGEESE DAGAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHADAAY

Sunday, October 15, 2000 - 12:35 pm
PLEASE I CAAWIYA MA DIRBAA MISE WAA DIGIL-MIRIFLE?
INAN AAN SHEEKAYSANO AYAA II SHEEGATAY IGUNA XUJAYSAY INAAN XOG BUUXDA KEENO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabri-dahare

Sunday, October 15, 2000 - 12:37 pm
Xayawaan magacu waa leelkase waana daaroodka
waxayna dagaan gobolka bari

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Afgooye

Sunday, October 15, 2000 - 12:39 pm
Waar hooy magac cusub ku soo dareen wacaladii hore ee day alla daaroodaaa laaaaaaaalkase

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arabsiyo

Sunday, October 15, 2000 - 12:52 pm
Magacu waa cusub yahay waana madhibaanka qolo ka
mid ah hase ahaatee majeerteenka oo darood badan ku mashquulsan ayaa waxay rabaan inay naga dhaadhiciyaan waa daarood waxayna dagaan bari
majeerteen uff la idin yidhi waligiinba midgo iyo
muuse-dheri uruurso walee mabadataan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Free Advice

Sunday, October 15, 2000 - 12:53 pm
Afgooye, I feel sorry for your poor soul! Your parents spoiled you real bad with a snake poison.

Somebody came here with a simple question and you called a good percentage of Somalia's population bastards. My advice to you is "sue your parents for what they've done to you and don't bring kids (if you have not done so already) since they are going to inherit the cancerous disease from you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aubax

Sunday, October 15, 2000 - 12:58 pm
qaldaamin shaqo yeesha reer af dheere idinkaa malinba cid sheegta laylkase waa tanade darood mudug bayna degaan a get a life arayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 01:02 pm
Macalinka nasiibaa leedhaay, Leelkase waa qabiilka ugu naago qurxan soomaalida laakin naagahooda soomaliyey uga soo tagaan...lol

Let me know haday walaal qabto..LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciidagale

Sunday, October 15, 2000 - 01:50 pm
TO anonemous
sheegashadda qabiilkooda ayey qariyaan ee waa dhilooyinka dariiqyada dhooban

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Islam

Sunday, October 15, 2000 - 01:53 pm
Nimanka IsaaaQ ma dumar la caayo bey Wanaag moodeen cajiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

munyo gale

Sunday, October 15, 2000 - 01:54 pm
lol ciidagale walaahi magacaa kugu dhacay macalinka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AFMADAW

Sunday, October 15, 2000 - 02:09 pm
LAALKASE, LAYLKASE OR LEELKASE NACASYAHO MA AHAN QABIIL MAGICIIS EE WAA TUULO YAR OO GOBOLKA GALGUDUUD KU TAAL MAGACEED INANTUNA QABIIL MAGICII KUUMA DIRIN TUULADAAS AYEY KU WAYDIISAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabiley

Sunday, October 15, 2000 - 10:28 pm
Alla hayaay waar anaa tuuladooda tagay oo waxaa la yiraahdaa goldogob lix bilood ayaan ka shaqeynayey halkaa alla majeerteen necebaa nimankaas waar nacaybka nimankaas baa mariid hedhee sun ah ku noqotay waar haduu somali kale kuu garto xataa walaashiis ayuu ku diyaarinayaa si
uu kaliya dee majeerteen kuugu xanto. Waar maxaa cudur cuqdad halkaa yaal iga walee midgaha goldogob jooga ayaa ka cuqdad yar oo ka farxad badan. Waa laf darood ka mid ah hase ahaatee aad u yar degana gobolka mudugh khaasatan tuuladaas goldogob.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boosaaso

Monday, October 16, 2000 - 12:36 am
To Gabilay
nin iyo naag waxaad tahay garanmaayo laakiin waxaan kuu sheegayaa majeerteen dad si fudud wax u galaan ma aha teeda kale leelkase iyo majeerteen ismaba yaqaanaan ee maxay isu nacayaan waa wax la garan karo haddaad tiraahdid cidaha ay mudugh wada dagaan ayey isnaceen taasi dhib maleh oo dadka dariska ah mar waa wada karsadaan, waa wada hoydaan, waa iskaashadaan, dabcan marna waa isqabtaan taasi waa wax soo jiray ilaa iyo xaawo iyo aadan. Marka naceyb ha ku sheegin waxay nacayb ahayn. get a life

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caddaado

Monday, October 16, 2000 - 01:28 am
Nin ingriis ah ayaa waxa uu qoray hadalkan.
Leelkase waa niman wadaado ah(xer) waxayna ka tirsan yihiin beelaha Daaroodka la yiraahdo waxayna hawshoodu isku mehrinta wiilasha iyo gabdhaha sida shiikhaashu aay hawiyaha ugu qaabilsan tahay hawshaas yacni isku mehrinta gabdhaha iyo wiilasha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baay

Monday, October 16, 2000 - 01:41 am
Daarood qurmuune yaa hadba magac cusub keenay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHAGAXBUUR

Monday, October 16, 2000 - 02:27 am
DHABAYACO LAAD KU DHACAY LEELKASAY NOQONE.GABAYGAAS DHOODAAN TIRIYEY AYAAN
MAGACAASBA KU MAQLEY EE MA AQAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qowdhan

Monday, October 16, 2000 - 03:40 am
Siddaad daraadeed waxaan isla garaney in leelkase uu yahay wax la yaso oo liitta sidda midgaha dhilooyinka iwm. Anna waxan lee yahay maba aqaane
good luck leelkase

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REaly Darood

Monday, October 16, 2000 - 04:10 am
Aduunyadaan aan ku noolnahay maxaa nacas
keeney walee waay buxanoo.
Darood Somali waa qabiilka taariiqdiisa aaysan
isbadalin oo aay tahay mid from jijiga to kismayo
Sida iidorka marna Dir manoqono marna Carab.
walee waa wecel Tigre.
Daarodka waa shan
Kablalax Daroode=ABSAME HARTI GARI GALIMEYS
TANADE=LEELKASE
YUSUS=OORTABLE
SADE=MAREEXAN
=CIISE DAROOD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAXAMED-HARTI

Monday, October 16, 2000 - 06:47 am
REAL DAAROOD MAAHEE INTIINA KALE WAXAAD TIHIIN MIDGO IYO LAANGAABYO XUNA LEELKASANE WAA SIDAA UU SHEEGAY REAL DAROD WAA TANADE DAROOD LOONA YAQAAN DARBI DAAROOD.


TO: NAGTA XUN OO EYLAHA AH KOLEY QURUN BAA TAHAYE MA CIDAANAD AHAYN BAAD USHEEGATAY? QOLADEE U SHEEGATEY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real Darood

Monday, October 16, 2000 - 08:01 am
To Mohamed Harti
Walaal Taariiqda Darood waa been lagama
sheegan.
Leelkase waa Tanade Darood waxaan loo yaqanaa
Darbi Majeerteen oo Habar gidirta ayaay dhulk
ku jiidi jireen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUHODLE

Monday, October 16, 2000 - 08:51 am
NIMANBAATUBTII AY KAA JIRAAN AAN WAX KAA TARINE TUMBUL WEEYE LAGU DHAADAN KARO TANADE DAAAROODE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 09:05 am
Site-kan wuxuu noqday mid ay ku soo bateen dad aan wax damiir ama garasho aan laheyn markaasey waxey noqdeen kuwa wax kasta ku hadla.

Waan isla garaneynaa dadka qabiilka ku ceytama qabiillada ay u badan yihiin. runtiina qabaa'ilka markasta isku caaya netka waxey la darisyihiin Leelkasaha ee mawaxey rabaan iney dhiiqadooda soo gashaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUULED

Monday, October 16, 2000 - 09:06 am
NIMANKA LEH SOMALINET WAA LEELKASE EE QALDAAN YAAN LAGU MAQLINE AFKAGA HEESO YAA XIMAAR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Monday, October 16, 2000 - 09:25 am
WAAR DABACAYUUNKU KUMA KHALDANA HADDUU YIRI MA AQAAN BOONTAAS YARYARE HADBA MEEL LAGU SHEEGAYO
MAR WAA TUULO MAGACEED, MAR WAA DAAROOD, MAR DIGIL IYO MIRIFLE WAAR DAAROOD MA AHANE IGADAA NIMANKA WARKOODA MR DHAGAXBUUR RUNTAAD SHEEGTAY WAAR WALEE WAXAAN KU MAQLAY GABAYGII ABWAANKII WEYNAA DHOODAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real Darood

Monday, October 16, 2000 - 09:40 am
Leelkase waa darood.
Laakiin ninkii damco in uu Damaar Wax fahansiiyo
wanin rafaadey.
Waxaa jirtey nin ladhihi jirey Jaamac oo ahaa
Sarkaal joogi jirey magaalada Burco oo Darood
ahaa kana ahaa Warsangali.
Wuxuu ahaa nin iidorka u naxariisto wagii dambe
ayaay waxaay kala dhamaani wayeen aflagaado iyo
ayagoo amaanayo Gani malinkii dambe ayuu in
uu karbaash la dhacay iidorkii reer Burco.
Kadib ayuu yiri Ganiba barateenayee Jaamacna barta
marka hadii Leelkasaha aay dhagaha idinka karbaashi lahayeen Siddi Dhulbahante iyo Absame
Maanta intaaba mala idinka maqli lahedeen
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAAQSHIID

Monday, October 16, 2000 - 10:03 am
WALAAHI CIDII DAROOD WAA WAALATAY HADAAY MAGAC CUSUB NABARAYAAN MAAHINOO

UFF UFF UFF BARANMAYNO KUWII HORAA KHAATI KA DAAGANAHAY OO MATAGBAABA NAGA YIMAADA MARKAAN MAQALO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 10:27 am
ku dhamaan wixii ka hadalay ee caayey leelkase sida ay qola waliba u sheegato in ay tahay qabiil sare oo ka fiican qabiilada kale ma aha runtu haddii aad u fiirsataan qabaailka aad kala tihiin weydiisaana dad kale oon qabiilkiina ahyn mid waliba wax ayuu ku sheegi ku yidhaahda waa midigo oo maskaxdiina xun oo kale wata iyo ku yidhaahda waa laangaab oo weli maskaxdiina xuun wata iyo ruux sharaf leh oon waxna cidna ka sheegin, ruuntuna waxay ilaa muuqata qabiil qabiil kale ka fiican majiro ee qolo kasta dhaqanka ay leedahay ayaa dadka kale ka hooseysiisa ama ka sareysiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Monday, October 16, 2000 - 01:12 pm
WAA HOGAAMIYEYAASHA LAANGAABYADDA, BOONTA, MIDGAHA, CUQDADSANAYAASHA ISLA HADLAYAASHA OO LAANGAAB SYNDROM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAASHA

Monday, October 16, 2000 - 10:37 pm
ILAAHAY KA BAQA OO XISHOODA OO MASAAKIINTA YARYAR ISKA DHAAFA IYO CULUMADDA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAYNAB

Monday, October 16, 2000 - 10:39 pm
BRAVO CAASHA. HADDAAD WAALAN TAHAY WALAALKAA AA KUU MIYIR QABA AA SOOMALIDU TIRAAHDAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cumar-faaruuq

Tuesday, October 17, 2000 - 01:15 am
Xishooda oo qabiilooyinka yaryar somaaliya aa lagu ciilaye yaan netkana caay loogu daran.Waar hooy inkaarta biniaadam waa xun tahay ee isjira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALLA KA CABSADA

Tuesday, October 17, 2000 - 05:57 am
TO: ALL PPL IN THIS SOMALINET DICUSSION SECTION!

FADLAN MARKA AAD QOF AMA QABIIL KA HADLEYSAAN WAXAA QURXOON IN AAD WAX DADKA AKHRISANAAYAA KA FAA,IIDEYSTO KA HADASHAAN AMA ISKA AAMUSTAAN...CEYDA QABIILADA IYO DAD AAN WAX DHIMINA ISKA DHAAFTAAN IN WNAAGSAN IYO NIN XUMBA..ANIGA MA IHI LAALKASE LAKIIN ILAAHIINA KA BAQA ...OO DADKA NABADGELIYA...AAN WAX DHIMIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buuhoodle

Tuesday, October 17, 2000 - 08:32 pm
Laangaab fooqal Laangaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muufo

Thursday, October 19, 2000 - 05:38 am
Aryaa xaa looga inkaar galabsanayaa masaakiinta sadaqadaaba ku baxdee, aryeysan inkaar idinku dhicin ee iska dhaafa ar dadkanaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabagabeeye

Thursday, October 19, 2000 - 06:28 am
Laangaab
+
cuqdadlaw
+
inan gumeed
+
qalbi ka jirane
=
Laalkase

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 19, 2000 - 07:52 am
Leelkase waxaan lugtiisana gaarikarin baa iska caynaaya. waxaan aqoon waa la barayaa ee ha soo qubaysto, dabada ha iska soo dhaqo,ha is diyaariyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waamo

Thursday, October 19, 2000 - 07:56 am
War waxa Leelkasaha aflagaadeynayo
waa dumarrag Majeerten waaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Leelkase

Thursday, October 19, 2000 - 10:17 am
Leelkase waa dad Muslimiin ah. Soomalida jecel oo aan gardarada aqoon.Cidii gardareysatana waa iska celiyaan oo waa rag geesiyiin ah. Dumarkoodu aad ayay u sharaf badan yihiin oo waa marwooyin waxaan geesi aheyna madhalaan oo nacas leelkase ah ama naag leelkase dhashay lamasoo arag. Qabiil ahaan waa Daarood, waxay degaan Mudug, Bari, Galgaduud, Bakool iyo J/Hoose. Tacliin ahaan waa rag u badan mutacalimiin, ganacsigana aad ayey ugu sareeyaan. Qabaa'ilka xukunka jecel ama uloolama kamid maaha. Qabaa'ilka xukunka hayana uma naageeyaan oo waa rag isku kalsoon.

Hadaba ninkii aan dhab ahaantii Leelkase aqoon intaas ha u qaato isbarasho. Ninkiise cay iyo aflagaado meesha u yimid waa fulay internetka gu gabanaya ee soomaalida yuusan dambaajin.

Waa walaakiin Ina-Leelkase.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalaf

Thursday, October 19, 2000 - 11:21 am
To Waamo
sxb dadka leelkase difaacaya haddaan akhriyey dhamaantood waa majeerteen ee miyaad indhaha la,dahay hadaan xaqiiqada ka hadlaynaa si kasta oo aan kuu difaaco tolnimo kuu tuso walee cuqdad kaama dhamaado inan gumeed kuwaa aan ku aqoon baa allayleh nasiib leh say cuqdadkaagay ka baxsadeene. Laangaab fooqal laangaab mr Gabilay gabdhahaaga u gee oo kaliya si,aad majeerteen u xamatid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyey

Thursday, October 19, 2000 - 11:31 am
KHalaf waa lagu gartey waxaad is qariso oo toban magac aad sheegataba haddaad is cadeysey.

Marabo qabiil dhan oo nin xun iyo mid wanaagsan ku
jiro inaan halkaan ku caayo, laakiin adiga inta kula mida ee majeerteenka ah net-ka ka ceytama maalin walbana Gaalkacyo haweenkiina uga carara habargidirtu ha fuulfuuleene, kadibna waxaa tiraahdaan waryaa daarooda iya leelkasoow maxaad noogu fiirsaneysaan cadowga.

Waxaan ku weydiinayaa imisa carruura baad heysataan laga soo bilaabo 90kii kuwaasoo aabayaashooda dhabtaa habergidir yihiin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalaf

Thursday, October 19, 2000 - 12:01 pm
Mardaaduuf adiga iyo habargidir adoonta aan caadiga u leeyahay baad ka mid tihiin waxaan wacalo ii jooga todoba aan ka dhalay mardaaduufad aan xoog ku haysto aabaheedna lixdan iyo afartii aan dhalfoo reer cigale ku dilay wallalkeed iyo cidaheedana aan cashuur ku xukuntay sarkalka canshuur ilaalinta puntland ee goldogob canshuurta aan qaado waxaay isugu jirtaa lacag cadaan ah iyo siilka mardaaduufad oo baad ah waad garatay saw ma ahan is qari anigu se waa isku kaa sheegayaa ee waxaan ahay Ahmed cali ciise-dheeg ee car isa sheeg adigu hadaanan aabahaa •••••• ku dilin ninba maahi. Magacayga oo saddexan saw kuma siin oo waayo inan gobeed baan ahay oo nina ka baqimaayo ee car kaaga sheeg inan gumeedyohaw haddanan hadaan adiga ku waayo aabahaa, ama adeeradaa aanan sidii lixdan iyo afartii aanan •••••• ku dilin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macalin

Thursday, October 19, 2000 - 12:13 pm
Waxa Leelkase difaacaaya waa Leelkase, uma ay baahna Khalaf xume oo kale, isaga ayaa difaac u baahan orod badne. Leelkase la'aantii Khalaf isagaa maantay la guursan lahaa. caruur inuu dhali lahaa iyo inkale ma aqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamar-cade

Thursday, October 19, 2000 - 12:16 pm
Aar idinkaa mar waxaa dhahooysiin laalkase mar leelkase mar laylkase kee aa sax ah
madax wareer ahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalin

Thursday, October 19, 2000 - 12:23 pm
Khalaf,
Ma la socotaa 64tii inaad maydkiina qarsateen, oo la idinka waaye warsheegta magtiina.Bir qalax la aruurshey. Sidii oo kale ayaan ku fuuli karaa any time. Afka waad ka hadli taqaan waa la ogyahay. meel wiil Reer Ahmed ahi joogose ma ka hadli kartaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalaf

Thursday, October 19, 2000 - 12:50 pm
Reer ahmed waayo magiciina xer baan u aqaana wali goldogob xer baad ka sheegataa timo weyn, wadaado, ilmadaw, nugul iwm.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Thursday, October 19, 2000 - 12:54 pm
Aryaa kuwa oo aay isku fac yihiin oo khalaf la dhahaayeey is heleen gidigiin inan gumeedyo aad tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kasiiyaabane

Thursday, October 19, 2000 - 01:10 pm
Yaabane,
Aryaa, Dameeraa lagugu ogaaye xaa ciddaan Daarood ku dhex geliyey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalin

Thursday, October 19, 2000 - 01:22 pm
To Khalaf;
I knew inaadan Wiil Reer Ahmed ah face-garayn karin. Inaad iska aamustid maahane wax kale kuuma harin. Ciddii kuu gacan qaadaba waa ku karbaashtaa. Leelkase ku karbaashe, oo Mareexaan baa ku karbaashe, oo Habargidir baa ku karbaashe.
Ragga ka dhex bax oo garbasaar qaado. I hope inaad xoogaa qurxoon tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khalaf

Thursday, October 19, 2000 - 01:45 pm
Inan gumeed waxaad yeeshaa ninkii su,aasha meesha keenay yaa laalkase galaa jawaab ayuu kaa sugayaa. Anigana mardaaduufadiiba sariirta ii jiifto oo aan rabaa inaan wax isaga sayree bal waxaad yeeshaa qabiilkaaga dadka sii bar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macalin

Thursday, October 19, 2000 - 02:14 pm
Inan gumeed addoon boqoro ka dhigtaad tahay. Leelkase waa la yaqaan. Waa dhalad Tanade Daarood ah. Ma aha addoon iyo gumasoor is aruursaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qumane

Thursday, October 19, 2000 - 03:01 pm
Inta habar majeeten ah iyo halamash naagodle,nin naag lagu tilmaamay maxaa u haray. Majeerten maalinba cid bay koraan NIN BAA BARI yiri MAALINBA MEEL BAY CALANKA SARATAA CAGO WANDAANLEYE MANTAN MA ANAY CASHA ISOO SAARTAY. ANIGU darood baan ahay lakiin bari baan maqlay inmajeerten ay laylkase rafta u keneen kadiba waa la ogaa tii ku dhacaday maalintaa laga bilaabo nacayb wayn bay u qadeen laylkase yar iyo waynba hadaad ku soo qaadid laylkase inay ooyan wax yar baa uga dhiman.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/FATAAX

Thursday, October 19, 2000 - 04:42 pm
ASALAAMU CALAYKUM'

WAR ILAAH KA XISHOODA OO DADKA ISKA DAAYA MA XISHOONAYSIIN MIYAA ANI MA IHI LEELKASE LAAKIIN RUNTA AAN IDIIN SHEEGAYAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faaisa

Friday, October 20, 2000 - 02:02 am
Ar xaan kuu sheegay magac cusub oo la bixinaayo waaye Daarood hadba isa sii badi uruurso midgo iyo wixii oo la mid ah. Hadhawna waa badan nahay ku faana maanta laalkase ayaa ku dartay magacyadii hore bari waxaad la imaan magac cusub xaw noqon Luulkase aah aaaaaaaaaaah aah ar xaan ku qoslay reerkan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 20, 2000 - 02:18 am
Leelkase waxaan bartay markay dileen murcanyo oo ahaa ninkii mudug ugu taajirsanaa,kahorse waligay mamaqal leelkase waxlayiraahdo.Umma malaynayo in ay yihiin dad badan oodad koo dhan yaqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 20, 2000 - 02:20 am
Leelkase waxaan bartay markay dileen murcanyo oo ahaa ninkii mudug ugu taajirsanaa,kahorse waligay mamaqal leelkase waxlayiraahdo.Umma malaynayo in ay yihiin dad badan oodad koo dhan yaqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Halyey

Friday, October 20, 2000 - 04:20 am
Khalaf mar is ku sheeg marna magac kale isku sheeg
sidii naaghana halkaan ka bootee kana dhaaro marka
runta la sheego.

naag lamoodyahow haddaad saas uga gubaneyso in runta la sheego maxaa isku dhibeysaa oo ceyda u bilaabeysaa is ka aamus af iyo adin waxaad ku tari karto majiraane, leelkasana tolnimo iyo waxyaalahaas baad ula imaaneysaan ee hawiye ha isku dirina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waano

Friday, October 20, 2000 - 05:35 am
Alle kayaaba oo umadda amaan siiya mooryaan yahay shaqada weyday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Leelkase

Friday, October 20, 2000 - 09:20 am
To Khalaf iyo Macalin:
From Wiil-Leelkase

Inta Ceyda iska deysaan, suaalo iyo jawaabo u badala doodiina, ama iskaba xira waayo sidaan faaiido ku keeni meyso.

Anigu waataan idiin sheegay cidda Leelkase yahay, Meesha uu dego, sifooyinka iyo tilmaamaha lagu yaqaan. Waxaan filayey in aad dood iyo kaftan loo qaateen ah kakeeni doontaan waxyabihii aan soo gudbiyey si aan idiinka shaafiyo suaalaha iyo aflagaadooyinka loo geysanayo Reerka aan ka dhashay ee ka amaanan lagana wada yaqaan Soomaaliweyn dhexdeeda.

Haddaba saaxiibayaal iska daaya anaa ina boqor ah, anaa halyey ah iyo adaa inan gumeed ah. Dhammaanteen waxaan kasameysannahay hilib iyo lafo iyo damiir, mana haboona in la isku xadgudbo.

Intaa waxaan ku dari lahaa qabaailka aan Leelkase ladegin haba weydiiyaan suaalahaan mana xuma oo waa laga shaafiyey, ciddii suaal dheeraad ah qabtana waa laga qancinayaa, waxaanse habooneyn in ay qadaf iyo aflagaado ka soo yeerto dad isku sheegaya in aan deris nahay ama wada dhalanay. Mana filayo in arintaan kasuurtoowdo qof damiir leh ee waa munaafiq doonaya in uu xumaato dhexdhigo shacab wada dhashay, isdhalay islana dega.

Gunaanad: qof kasta ha ogaado in waxa uu qorayo uu ka midyahay camalkiisa loona saari doono misaanka qiyaamaha.

Waad mahadsantihiin
Waqtigana wax fiican ha lagu dhumiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OPINION

Friday, October 20, 2000 - 09:32 am
SOMALI'S IN EUOROPE DONT QUARREL AMONGST EACH OTHER ABOUT TRIBAL WAREFARE, INSTEAD REALISE THAT U R A MINORITY IN THIS CONTINENT, AND THE MORE LOVE U HAVE FOR EACH OTHER THE STRONGER YOU AND YOUR CHILDREN WILL BE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jihaan

Friday, October 20, 2000 - 01:48 pm
To:Wiil Leelkase,

Walaal wahaan ku weeydiinooyaa wahaan ku maqley Talyaaniga in Lelkase Hawiiye yahay oo uuka Hawaadle la dhashteen marka ma iiga jaahil bahin kartaa aboowe adoo mahadsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawil Bander qasim.

Friday, October 20, 2000 - 05:53 pm
Jihaan wrote

<<<Walaal wahaan ku weeydiinooyaa wahaan ku maqley Talyaaniga in Lelkase Hawiiye yahay oo uuka Hawaadle la dhashteen marka ma iiga jaahil bahin kartaa aboowe adoo mahadsan>>.


I bet you meant the opposite..did ya?
and the other hand,it is obvious and as clear as crystal ball who the heck that Tanade Daarood Is(known leylkase).
so that,that kind of enquiry should be ignored..right..


Cavil bander qasim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWEES

Saturday, October 21, 2000 - 10:40 pm
ARYAA CIDDA MAJEERTEEN LEELKASE NECEBAA!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waamo

Monday, October 23, 2000 - 01:28 am
To Waxa Majeertenka ah.
Aniga ma ihi Leelkase oo waxaan ahay
Absame Kumade Kablalax Darood wixii aflagaado
iyo faan Majeertaan baa leh iyo baribaan
bir laqi jirey.
Somalida waxaay ku mamaahdaa Aabehey baa wuxuu
lahaani jirey Xoolo waxaa ka fiican aniga ayaa
dameer leh.
Marwalba waxaa tiraahdaan Leelkasaha Cuqdad ayaay
qabaan war gormaay xumadeen waa kuwii raga idinka
dhicinaayey xataa ala haka dhigo mar aad ishaysaan
Kablax dhaxdiisa ayaay idinka celini jireen
oo waxaad ku qayantaan Daroooooooooooooooood raga
naga dhiciya( leelkase iyo Ortable hadaad wax
ka sheegtid waxaa tahay nin aan abaal leheen oo
waxaan ku dhihi lahaa Siyaarta..........
Darood waa wada gob-majeerten

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qardho

Monday, October 23, 2000 - 02:03 am
TO Waamo:
Inan Gumeed baa rag u hiiliyey taariikhdeeda xagee ka keentay. Laxdaanba u war la,nahay. Tan kale majeerteen in ka yar 5% ayaa magacyada aad sheegaysid maqashay inay guud ahaanba jiraan bogaanaan ka akhriyey magacyadda ay ka mid yihiin laalkase, laylkase, leelkase, xer iyo inan gumeedyo ilaa haddana magac sax ah magaranyo marka hiilada sheekadeedu waa baab kale eh bal ii xaqiiji magacee ayaa sax ah oo cidaha dadkooda haddi aan la kulmo ilaa iyo hadda ma aanan arag qof iyaga ahe aan ugu yeero amase iska daa isaga/iyadaan weydiin doonaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkacyo

Monday, October 23, 2000 - 02:11 am
To: qardho ilaahay ka baq oo jooji hadalada yasmaddu ku dheehan tahay iyo inkiraada adba in lagu dafiro ama sidaas laguu yaso ma aadan jeclaateene. Reerkaana waa dad daarood ah. Daaroodkuna waa 65% dadka soomaliyeed marka hadday iyagu inan gumeedyo noqdaan yaa gob noqonaya. khilaaf xaafadeedka waa inaan ka gudubnaa arrimaha mustaqbalka ee nolasha iyo aduun sidaan wax ula qaybsan lahayn ka fikiraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waamo

Monday, October 23, 2000 - 03:25 am
to Qardho
Waxaad tahay nin aanan u qalmin in waqti
lagu dhumiyo oo majerteen oo dhan banan
u qalmin in waqti lagu dhumiyo ee waxaa
ka hool yar in baaruud kor loo rido si aad
u kala Carataan.
Leelkase waa kuwiiIdinka dhicin jirey
Absame iyo Hawiye iyo Mareexan
haku caasinin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kayse

Monday, October 23, 2000 - 03:31 am
To Qardho sheegte


War nin yohow reer qardhood magacoodi qoratay walaahaybaadan u ahayn qardhana leelkase waa magaaladoodi ee maxaad qiica isugu qarin hadaad xuubkan dhexdiisa aad wax kuqina ma baqaysaa maxaa kuu diiday meeshaad ka timi inaad sheegatid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qardho

Monday, October 23, 2000 - 06:49 am
To: Waamo maxaa isu kashiftay? kala cadee labadan arimood
1: Mareexaan, absame iyo hawiye ma majeerteen baa kaa xiga maxaad majeerteen ugu hiilisay? mise madiidin majeerteen baa tahay? Mise arayadaas ayaad suuqa la wareegtaa si aad isu caan bixiso oo ruux kasta oo idinla kulmaad tiraahdaa mana taqaan majeerteen baan u hiilinay waxaana nala yiraahdaa leelkase or laylkase or laalkase sidaad rabtid ugu dhawaaq adiguye?

2: Tan labaad intaad isleedahay is caan bixi soo ma ogid dadyawga kor ku xusan oo dhan inaad dambi ka gashay inkastoo intooda badan ay ku faham sanyihiin inan gumeednimo ka cararkaaga, haddana saw ma ogid kuwa u qaadanaya in laalkase or leelkase or laylkase uu yahay beel ka mid ah beelaha majeerteenka oo bari ka maalin marka ay magacaaga maqlaan dakano iyo dacwad kuu raacanaya inay jiraan.

Hadda xaqiiqadii aad baan idiin fahamay majeerteen baan u hiiliniyay ileeyn waa tigidhka is caan bixinta wada haddal dambe naga maqli maysaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waamo

Monday, October 23, 2000 - 10:07 am
To sheegte Qardho.
Aniga ma ihi Leelkase ee Waxaan ahay Absame
marka kowaad nimankaas walaaleheena ah ee
Tanade Darood dambi nagama aay san galin
hadii aanahay Absame Sawabtoo ah hadii
aad u timaadid labo wiil oo aad adeer u tahay
uu midka kale dhagaha ka tumayo waa in aad
ka dhicisid oo waa u garaaweynaa tan Hawiyano
cafis uma baahno ee in aad u mahad celisaan
ayaay ubahanyihiin.
(waxaan garan la ahay dambi aay kaa galeen leekase
hadaadan Darood eheena ma ninbaa walashaa inuu
xoogey u sheegtey Leelkase .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.