site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

IDOOR MAXAY GAALDA U JECEL YIHIIN SOMALIDA UGA ORDAAN?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): IDOOR MAXAY GAALDA U JECEL YIHIIN SOMALIDA UGA ORDAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAXA-MADOW

Sunday, October 15, 2000 - 01:13 pm
SOMALIYEY IDOOR MAXAY GAAL LEE U DABA ORDAAN ILAA INTII TAARIKHDA SOMALIDA JIRTAY CIDAAS WAA GAALO JECEL YIHIIN MAXAA KU KALIFAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabyow

Sunday, October 15, 2000 - 01:28 pm
waa la waseen qowmaluud ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 01:36 pm
dhulos waan ku garan. Kabahood ma gaadhid iyo xaarkay dhigaan. Ma afkaad ku ciil bixi cidlaad ka googo'daye.

somali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/lander

Wednesday, October 18, 2000 - 05:41 am
You calling yourself Muslim yet you are the one who are still killing and looting each other. What happened south of Somalia for the last ten years has never happen in the whole world.

In Mugdisho along there are still many people who occupied other people's properties. Do not play the religion card. You are evils.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Wednesday, October 18, 2000 - 06:00 am
South is anation and it is not easy
to solv the problem as bush Somaliland
there is only one clan and south is nation

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHRMRKE

Wednesday, October 18, 2000 - 06:24 am
LAX-DABAMADOW(MIDKA TOPIC GAAN FURAY)

XAYAWAAN CAQLI AAN LAHAYN AYAA TAHAY WAXAAD FIIRISAA, SIDA UU U HADLAY AFAYEENKA DAWLADA
SOMALILAND, WUXUU YIRI UMMADDA SOMALIYEED MA
KALA MAARANTO, TAAS MICNEHEEDU WAA MA GOOSANAYNO
LAAKIN HESHIIS NOO CUNTAMAYO NOOLA IMAADA HADDAA
REER KOFUR TIHIIN, KOOFUN IYO WAQOOYI SI ISLEG
IN WAX LOO QAYBSADO.

MADOBE HUURALEW UMMADDA ILLAAH KA DAA
AFKAAGA HUURADA LEH, EE AAN WALIGII LA CADAYIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji

Wednesday, October 18, 2000 - 06:33 am
TO:SHIRMKE:

saaxiib si fiican baad u hadashay,laakiin waxaad u sheegtaaa nacaska bilaabay doodan,in aanu waxba ka sheegi karin gaalada sababta oo ah isaga oo xero qaxooti ah ku jira ayaa gaalada ilaahay uga nixiyay oo ay soo qaadeen,oo ay ku keeneen meel aad ku noolaan karto,markaas markii uu dhargay ayuu rabaa inuu gaalada wax ka sheego.waar nacasyahyow waxaad tidhaahdaa ilaahoow gaalda noo daa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luggoyo

Wednesday, October 18, 2000 - 06:34 am
Sharmarke

War ninyahow warkaa ma iga hubtaa inuu Afhayeenku sidaa yiri, oo hadde rajo ayaa jirta in la isku soo noqdo. Waaba naxsanaa oo waxaan lahaa Durriyadu hadday go'do sidee loogu noolaan doonaa koofur waayo waxay noqonaysaa "BORING" oo madadaalo ma laha.. Oo waxaan ka baqayay inaan riwaayad daraadeed u raadsado fiiso aan ku galo Somaliland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAAJI.J.

Wednesday, October 18, 2000 - 06:38 am
to xaaji
sxb magaca anaa leh ee ii da gaalana ma fiicna ee ha amaanin nacas ada ehe doqon gaalo moodey sharaf bedel magaca .
haaji .J.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jifo

Wednesday, October 18, 2000 - 06:46 am
TO:HAAJI.J:

anigu ku caayi maayo,laakiin hadii aad gaalada necebtahay maad aadid meel aan gaalo joogin,waxaoodana waan cunayaa waanan caayayaa isma lahan.magacan waan kuu daayaa ee qaado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Col:Beydan

Wednesday, October 18, 2000 - 11:37 am
Sayidka ayaa yidhi

Nagaad tuhiin Faranjigii nalashka dheeraaye
nacalahu kuwuu fuuley baad daba nashleysaane
nasab hadaad tihiin gaaladaad nici lahaydeyne

MARKAA MAXAAD KA WYDIIN IIDOORKA WAA DHAQANKOODA in ay gaalada iska dhigaan weyba ku faanaan xitaa qabiilka ka mid ah ayaa la yidhaa Ingriis care iyo musue care gaala jacayl baa intaa gaadhsiiyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqsi

Wednesday, October 18, 2000 - 11:50 am
TO:COL:Beydan:

waar beydan taasi waxay ahatd 100 snadood ka hor.hada ka wran yaa gaalada daba carara ma idinka mise anaga.adiga oo utaanga jooga oo uraaya ayay ilaahay kaaga yaabeen oo ay qaxooti ahaan kuu soo qaadeen,markaasaad caytamaysaa,alayleh wxay ahayd inay gaaladu kuu daayaan sawaaxiligii futada kaawasi jiray.nacdal baa kugu taala adiga iyo shirshoorahaaga,midgaan midgaan dhalay.maxaad samayn kartaa waxaad tahy dameer aan korka kasaaranahay,ee xaar ama dhuus.internetka inaad ka caytanto mooyee weligaa qaxootibaad ahaandootaa.wasakh ibna waskh.meelkasta iidoor iidoor ayuun baad hayn.idoor horena umaad gaadhin dibna u gaadhi maysid.ilaa iyo weligaana gacanta ayuunbaad i hoos haysan.bakhtiyahow bakhtigu dhalay.kornaylnimadaad sheeganaysaa matii beenta iyo reer ahaanta laguu siiyaybaa.car orod oo bal maantaba kornayl noqo.fulayahow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sugule Caynaashe

Thursday, October 19, 2000 - 04:02 am
Salaan,

lol waar sxb Deeqsi kuwan maad iska daysid..hadaanay dhuusin way qarxayaane..sabab sxb aan kuu sheego.

Sool badh dhan ayay Reer Daahir hablahoodi ku qabaan 100 sano ayay ku dhawday intay haysteen, somaliland waad aragtay ninkii ayaga ahaa ee lagu toogtay bil hore..laba cali ismay waydiin..garaadkiina 7 sanadood marku ka qayliyay ayaa la sii daayay..ka dibna marku xornimo dareemay ayaa Hargyasa club laga soo qabtay hadana..oo life loo dhiibay.

markaas sxb hadaanay dhuusin way qarxayaan...sidee kalay u nafisaan ilay waa bani aadane.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraah

Thursday, October 19, 2000 - 03:57 pm
sugule caynaanshe

Markii baaba Siyaad(radiyulaahu canhu) dhintay maad sidan u hadashay 50%dadkaga waa la dhameeyay idoor uraye meel aa adunaka ka aadan maleh hadan waxaa ka baqaysaa in dhulbahte markale kugu laayo magaaladada burco .Dhulbahantaha aad hada leedihiin nala go,ana waa kuwo badhkii dilay maxaad hadaa rag tihiin uga arsan wayseen godabiirsayba waa idinka ku faana inaa ka arsateene.Waxaad ku faani burco iyo hargaayso oo sharmuuto iyo qaadwale taagn yahay wax idin aqoonsanay aduunka maleh inta daraawish maqan tahay .Dhulos waa idinkii u bixiyay darbi markii dawladu idin garaacaysay hadana wali darbigii lee nahay .Nin walashii iyo hoyadii lagu hor wasay maxuu dhulos ka caayi .Meeshad gashid forums dhulos uun baad ka cabaadaysaan taas waxay tahayna waad og tihiin waan idin soo BAHDILNAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buuhoodle

Thursday, October 19, 2000 - 07:40 pm
Dabacayuun waad taqaanaan dhulbahante iney idinka sareeyaan rag iyo dumar ma tihidin wax kale iska daayee hadaad heleysaan hooyooyinkiin ayaad gaalada ku martiqaadi laheydeen. Soomaali waxaan taariiq gaalo jaceyl aheyn kuma dhexlihiin,
waydinkii raaqiyo ku casuumay gaalkii ka socday Canadian new markaad gebiley keyskii Tuke u tagteen ee ha hadlina yibrayahow asalka qudhmuun leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXARLA

Thursday, October 19, 2000 - 08:04 pm
TO:IFRAAH
HORTA ADIGA DHOWR MEELOOD OO QAYBTAN RAYI'GA AH
AYAAN KUGU ARKAY ADIGA OO WAX KU QORAY, WAXAAN KALA
GARAN WAAYEY IN AAD WAALANTAY IYO IN AY NACASNIMO
KAA BADATAY MARKAAS WAXAAN ISUGU DAYSTAY IN AAD
WAALANTAHAY WAAYO QOF MIYIR QABAA SIDAN UMA HADLEEN,
WAXAAD U BAAHANTAHAY PSYCHOTHERAPY DEGDEG AH EE INTA
AAD REER SHEIKH ISAXAAQ OO AAD CAGTOODA KU HOOS JIRTAAN
OO AANAAD AF IYO ADIN TOONA WAXBA KAGA QAADAYN AFKA XUN
KU HAYSOO OROD OO ISDAWEE NACASYEY DHULBAHANTE DHOOHANE.
LONG LIVE SOMALILAND*****MIYEYDIN ISDILIN MISE WAYDIN
DUULIN CAGTA AYAA KU HOOS JIRTAANE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraah

Friday, October 20, 2000 - 05:00 am
TO:saxarla

Nayaa idoor af ku dhogarlay caydiinoo dhan baan dhulka soo dhigay bitch aniga idoor wax macno wayn uu ila leeyahay ma urako jaad walihii burka yar wadan jiray ee Siinay taagnan jiray buu ila mid yahay ee adiguu macno kula leeyahay ee armaad adigu u baahan tahay in hospitalka OBSESSION in lagu dhigo madaxa iyo siilka kaa daweeyee .Waxaad kuwaalatay Habarland aan kuu surobayn waligeed ee mesha riyada kala tag Otherwise i Kick u Through Internet.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESI

Friday, October 20, 2000 - 05:25 am
TO:IFRAAH:

IFRAAH ADIGA AYAA DHILO AH OO HOOYADAA AYAA DHILO AH OO TAARIIKHDA WAX DDHILONIMO LOOGU HEESO WAXAA LAHAYAA HABLAHA DHULBAHANTAHA "NAAGO DHAADHEER OO DHULBAHANTE AH OO DHILOOYIN AH BAA DHULKII YIMID OO RAGII DHABAY KII DHAQAAQANA WEY U DHIIBEEN.MAXAAD IZAAQ KU CAAYI WAAD KA HOOSAYSAA OO IZAAQ CAGAHIISA AYAAD KU JIRTAA.INAANU NAHAY GOBTA SOOMAALIDA WAA LA OGYAHAY.BAL II SHEEG XAGEED KU NOO SHIHIIN,XATAA MAGAALO HAL HABEEN LOO HOYDO MA LIHIDIN,MAGAALOOYAIKAYAGANA WAAD TAQAANAA 1 HARGEISA 2 BURCO 3 BERBERA 4 GEBILAY 5 OODWEYNE 6 SHEEKH.MAGAALOOYINKIINU WAAA MAXAY WAA BUUHOODLE OO TOOLO AH IYO LAASCAANOOD OO TUULO KALE AH.MIYAAD ILOOWDEEN CAYNABA IDINKA AYAA ISKA LAHAAN JIRAY MAANTANA WAAD KA WAR HAYSAAN.DAWLAD SOOMAALIYEED OO AAD BASAASIIN U WADA AHAYDEEN BAAD KU FAANTAAN,WAA LAWAAYAY TAAS MAANTABA.

MIDA KALE WALAAHI WAAN KU AQAANAA IN LAGU YIDHAAHDO "NASRA" OO AAD ILKO LA'DAHAY OO AAD NAAAG BUURAN OO FOOLXUNTAHAY HADII AAD AAMUSI WEYDO MEESHAAD JOOGTO WAAN AQANAA.HETKALEEYAHAY URAYSAA OROD OO DHAAYAD GAL OO WAX ISKU FAL DHILO IYO WAXKA DARANBA ADIGAA AH INA DHILO,WALAAHI HADII AAD AAMUSI WEYDO MAGACA AABAHAA BAAN SHEEGI DOONAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/lander

Friday, October 20, 2000 - 06:29 am
TO: SHRMRKE

I thank you for your remark regarding our be loving country somaliland. However, i have to say, (Ree Koonfur baa utatahayow waxba dunida ka ma,ogid. When our government is making such remark or politicians making comment like that they do not mean what they say. For example, i am extremely proud somalilander, and i would say something. We share that view but we do not mean it. Wa laahey inaanad di u rakey united somalia again. My friend the people of somaliland have forfeit the lives of their loved one to get the freedom they are enjoying today. The somaliland people have achieved something they have never achieved before eg peace and economy growth and very strong arm which is ready to defend the country. The people of somaliland have made mistake to joined somalia once and they are not willing to go that rout again.

I advice you address your growing warlords in the street of mugdisho.

God bless somaliland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/lander

Friday, October 20, 2000 - 06:33 am
TO: SHRMRKE

I thank you for your remark regarding our be loving country somaliland. However, i have to say, (Ree Koonfur baa utatahayow waxba dunida ka ma,ogid. When our government is making such remark or politicians making comment like that they do not mean what they say. For example, i am extremely proud somalilander, and i would say something. We share that view but we do not mean it. Wa laahey inaanad di u rakey united somalia again. My friend the people of somaliland have forfeit the lives of their loved one to get the freedom they are enjoying today. The somaliland people have achieved something they have never achieved before eg peace and economy growth and very strong arm which is ready to defend the country. The people of somaliland have made mistake to joined somalia once and they are not willing to go that rout again.

I advice you address your growing warlords in the street of mugdisho.

God bless somaliland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FILSAN

Friday, October 20, 2000 - 06:58 am
GEESI IFRAH TAMARTINA BAY IDINKU TUSTAY INTERNET RAG IYO NAAGABA IDOOR .ARAG ADOO NIN AHA SAY KAGA CABAAD SIISAY SIDII HABAR ISKA QUSATAY BAAD U HADLAYSAA.DHILO DHULBAHANTE INAYNA LAHAYN WAA LA OG YAHAY GABDHAHAYGA QURUXDOODA IYO DHAADHEERANNTOODA MARKAA HELI WAYDEEN BAAD MARBA DHILO IYO WAXAAN AANAN SIJI ULAHAYN NAGU YEDHAAN QURUXDA GABDHAHAYGA BAAD HELI WAYDEEN QARAAR BAA IDIN HAYA.IDOOR NAAGIHINA NAAGO KA SHARMUUTAYSAN SOMALI KAMA DHALNA KANA INDHO ADAG MEELKASTOO TAGTID WAXAAD ARKI DHILO IDOOR OO MINJO DHUUDHUBAN ILKO CASCAS OO LAGU WASO XABAD SANWACH AH XAMARNA DHILO NIMADIINA WAAD OGAYD 1988 WAX KASTAA XAMAR KU WASAYEY XITAA JAREERTE IDINKOO MEEL KASTA KU DAYACAN. AFAR XABOO WAXAA TIHIIN BURCIYO HARGAYSO KALIYA DAGA MESHA DAROOD 10 GOBOL SOMALI KU LEEYAHAY OO "MINORITY" AH KURAASTII JABUUTI XITAA 22 BAA NILIGA SIIYAY BAL ARAG SIDA NILII YASAY MESHA DAROOD KA HELAY WAX KA BADAN KONTON. MAALINKASTAN QABIIL GOONIYA BAAD SOMALI KA SHEGATAAN BARIGII HORE IRIR HADAN DIR MIDGAAMIN WAXAAN NAGA HOOSEYA MAXAAN KALA HADALNAA.DAROOD INTAA IS LEEDIHIIN LA TARTAMAM AR YAA IDIN DHAH FARIISTA WAX YOHOW GAALO JECESHA AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lascanod

Friday, October 20, 2000 - 07:14 am
waxaan u sheegayaa kuwan isku sheegaya dhulbahante iyo Isaaq in aad tihiin sarkhaamiin ku faanaya in ay dhiig muslingaleen ama ay hablaha kufsadeen kolkaa wax ha udhimina dadkiina
diciifbaad tihiine.
labada qolona midkiina ma matalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hargeysaawi

Friday, October 20, 2000 - 07:57 am
To:Mr.Lascanod.
aad baan ugu farxay warka aad qortay, waxaana aad uga xumahay ninka ku faraxsan ninkii sarkaalka ahaa ee lagu dilay Hargeysa,balse miyuusan ogeyn in sarkaalkale lagu dilay oodweyne oo uu dilay askari kale,kolkaa qofwaliba wax waa dilikaraa ee waxaan umalaynayaa in ay yihiin kuwa raba in ay dawladeena Somaliland isku burburiyaane ee yaan la dhegeysan dibjirka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hargeiasa

Friday, October 20, 2000 - 02:57 pm
La haystayaasha:(DHULBAHANTE)
Waar nimanyahow dhulbahate may iska aamusaan waba la haystayaal eh. Somaliland baa lagu wasaa. ••• weyn bay u doonteen xammar waayo addoontaa ku badan. Issaqna qaadka ha iska daayo si ay ••• uga dherjiyaan Dhuloois( ama Dhilloos)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shocked

Friday, October 20, 2000 - 03:30 pm
can you spell Hargeisa or Dhulbahante to begin with???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHRMRKE

Saturday, October 21, 2000 - 01:51 am
S/LANDER

SXB HADDII AAD WAX QORAYSID HA CAYTAMIN, WAA HADDI
ADIGU AAD WAX OGTAHAY, MIDDA GOOSIGANA, ANIGU
SHAQSIYAN KAMA SOO HORJEEDO, HADDII SOMALI WALBA
LUGU IXTIRAAMO FIKRADDIISA IYO WUXUU JECEL YAHAY
DAGAALBA MA IMAADEEN, KII GOOSANAYA HADDI UU NABAD
IYO BARWAAQO KU HELAYO AAD AYAAN U JECLAHAY.
DALWEYN IYO DAGAAL IYO GAAJO TAAS NOLOL MA AHA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 03:58 am
NIMANYOHOW NINKII TOPIGAN FURAY DANUHUU LAHAA WUU IDIKA GAAREY EE ILAAH BAA IDIIN CAROODAYE DEMBI DHAAF WEYDIISTA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 04:04 am
Aad baan uga xumahay doodda aadka u hooseysa ee halkan ka socota. Waxaanu u sheegaynaa ninka bilaabay inaanu wax daliil ah ama markhaati ah u haynin in Isaaqu dadka kale ka jecelyahay gaalada. Taasi waa mid cilmi baadhis u baahan, ma nuu soo dhigin wax cadayn ah. Gabaygan Ina Cabdalle Xasan, hore ayaa looga jawaabay. Waxaana ugu jawaabay Cali Haabiil, waxaana eraydiisi aan ka hayaan:
Ninkaan muslinimo iyo
kugu dhaqeyn
muuminimo khaas
Gaal maxasta kuu dhuwroo aad magansato
ayaa dhaama......

Waa xaaladdan Soomaali oo dhan maanta haysata,
waa xaaladda dalkii dhammaa ee Somalia la odhan
jiray aynu dhulka hoostiisa u gelinay.

Markaas walaal, wixii ku dilaa, ee nafta kaa gooya, sharafta kaa xaluubiya, aadminimada kaa saaraa, dumarka iyo carruurta kuu nabadgelin waaya, waad iska celinaysaa, waadna ka qaxaysaa.
Taasi waa taas.
Anigu dhulbahante ma cayi karo, waayo waa dad aad u fara badan, waana dad aan isku ra´yi ahaan karin. Qaar badan ayaan kula kulmay Hargeysa dhawaan, igana Somalilandsan. Qaar kale waxay aaminsanyihiin, sida ay sheegayaan Puntland. Qaar kalena Cabdisalaan Qaasim ayay u rixinayaan.
Sidaas awgeed, ma jiro mawqif ay ku midaysan yihiin. Run ahaantiina Somaliland waxaa laga qabanqaabin doona afti lagu waydiinayo dadka dega oo dhan bal waxa ay rabaan.
Inta taas ka horeysa, yaan la inaga dhex faa´iidaysan, oo shaydaanka dhanxiir ina dhex ordin. Taasi waa waxa keenay dhibaatada maanta Somalida dhextaan.
Madashanna ha ahaato meel aaraada kala duwan la isku waydaarsado.
Ii sheeg waxa aad Xamar ka helayso ee aad inoogu hayso, i qanci, laga yaabo inaan ku garawsadee.
Anigu waxaan kuu hayaa wax ka weyn wax ay Reer xamar ku ku siin karayo.
Waa inoo sidaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Col:Beydan

Saturday, October 21, 2000 - 12:14 pm
To:deeqsi naag la waseen ah
waan ka maqnaa meesha imaqal naagyahow
Miyaadan garanayn Col:Beydan waa kii kuwasi jirey walina jooga Togdheer Buhoodle walaahay Togdheer buu kula joogaa COL:Beydan intaadan mar danbe wax soo qorin weydii reer Togdheer yuu ahaa dheh Col:beydan caruurtaa la igu seexiyaa markay seexan wayaan si ay ubaqaan dhakhyahay intaan idinka diley walaahay idiin dhalanmayso 100 sano oo hada soo socda xabad idin lama dhici jirin ee Gaadhiga ayaan idin marin jirey naag yahow .ma fahan tahay malaa adigey kenya kugu waseen naagyahow anigu walaahay baan waligey arag Kenya iyo muqdishaba naag naag fooqal weynu isku arki dhulkii ilayn waligey ban ku lahayaa

Waa Col:Beydan from Buhoodle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RAAXEEYE

Saturday, October 21, 2000 - 12:59 pm
REER WAQOOYI WAABA DOQON SEY IILA MUUQATO WAAYO RAG BAA IDIIN QAYILEY OO TOPIGAN SOO DIYAARIYEY SI AY UGU RAAXEYSTAAN CAYDIINA LAAKIIN RAGAA KADAMBEEYEY FALKAN ISAGA AH ILAAHAY JAHANAMO HA KU TUURO IYO SOMALINET-BA OO XAGA FARSAMADA QAYB WEYN KA QAADATEY WAAYO WAXAY ISKU DIRAYAAN DAD WALAAKEHEEN AH OO MUSLIN AH, OO AANU JECELNAHAY MEEL KASTO HAJOOGAANE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali

Saturday, October 21, 2000 - 02:50 pm
Salaan,


To ColBaydan sxb anigu oo ah reer Caynaba waxan ku odhan lahaa laba eri:

Ma afkaad ku hawl bixi cidladaad ka hanjabaysaaye

waligood reer dhilo cay mooyaane rag iskama celiyaan adoo kale oo ah fulay soo baxsaday ayaa forumska ka caytama..kenya wax naag reer dhilo ah joogta iyo reer tolkaa oo gaajo daraadeed naaghooda ay qabaan adoonta ka kareeyaa ciidaas ka badan.

Somaliland ama nacayb u qab ama ku dhuus ama cay laakiin ma halkan ayaad wax kaga qaban kartaa, reer tolkaaba Cayanab 90 sanadood xiniinyo ay ku soo ceshadaan dhulkooda wey iska waayeen..iska nafis sxb..doqoniimadana kala fadhiiso suuqa..

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAAN

Saturday, October 21, 2000 - 04:12 pm
Cali saaxiib runtaad usheegtay,waan yaabay waar
ma dhulmahantaa maantana hadlaya oo inay kaba qaad u noqdaan dadkale mooyee aanan go'aan yeelan karin.
cali saaxiib ka daa ha xasuusin caynabee,
marka ay xasuustaan waay ooyaan oo sasaan.
caynaba keliya maaha meelaa H/jeclo ay xoogga ugaga qaadeen waxaa jira meelo kale aan kubaree
waxaa kamida;OOG(oo caynaba xagga laascaanood ka xigta)iyo ciid.
caliyoow, dadkan dhulmahante waxa ka qaaday dhulkoodii ee xooladaa ka qaadaa maaha H/jeclo
oo dhan waa laf keliya oo h/jeclo ah oo
waad taqaaneh layiraah REER DAAHIR, wey ooyaan
marka REER DAAHIR ay maqlaan.
gabaydii SALAAN CARABAY iyo MAHAMUUD DAALIN
YAAN HALKAN kusoo qoro dhulmahante ha yaacaane
haday mardambe hadal soo celiyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaan carrabay

Saturday, October 21, 2000 - 04:20 pm
waa gabaygii SALAAN CARRABAY;

halaga faaiidaysto taariikhda iyo suugaanta.

1.Haadaaqsi gabay waayadeer, haanso ma lahayn e
2.Hiirtaanyiyo godobtaan ku nacay, hadashadiisii ye
3.Hawaa-la-warran mooyiye sikale, wawga haayiray e
4.Goortaan hammigi gaabsadaa, Layla hiishaday e
5.Marka nin igu haansaday anaw, hilan jawaabtiis e

6.Dhaaxaan mid hanaqaad is biday, soo hoggaan baray e
7.Tixdaan hidiyo haaneedsigaan, hoodo ku lahaa ye
8.Hal abuurka Laygu ma higsado, soo habaas baxay e
9.Hoyaalintaan kaga badshaa, haybad iyo luuq e
10.Hasaasaa Laga gartaa, hagarla'aaneed e
11.Mar haddaan hullaabta is ka rogo, soo hankaabsaday e
12.Aan hawadiyo hoosada Burciyo, Herer ha geeyeen e
13.Ku ma hiilo heeriga fulaa, La handabeeyaa ye
14.Anse waxaan hagaag uga marshaa, heel La ii wacay e
15.Inaan oday hangaafa ah noqdiyo, haydhaf La i mood ye

16.Hig ma siiyay hawraarta way, kala halleeyaan e
17.Heeraabta maw dhigay intaan, hees na dabo joojay?
18.Maanso ba hog bay leedahay, meel ma ka habowshay?
19.Afartaa ha'da intaan ka deyay, hilin ma qaadsinyay?
20.Caawa na hiyi ba waa hiyi ye, hadal yar baan baanay
21.Halaq gudaya waw halis ninkuu, boqon haleelaa ye
22.Wabeeyo La ma hiinsan karo, huartay oo kari ye
23.Wiyil La ma hunjaalliyo adaan, hooto naw sidan e
24.Laga haarri hoorriga libaax, soo hamaansaday e
25.Rag uun baa maroodiga hunduda, haamahaw sida e

26.Hayinnimo markii Lagu arkay, haragga saareen e
27.Hoobaaq mid waw qodi jiray, heegadiyo roobka
28.Badda huguntay hoohiga sabo e, Lagu halaagmaayo
29.Bal maan hafiyo? Hir u laacay baan, ku hadfin doonaa ye
30.Dalow Lagu ma helo geel sidaa, u handanaysaan e

31.Qabiilo hindi ihi maalin bay, ka hinjisaa duul e
32.Idinka hoostay meel uun haddaa, holi lahaydeen e
33.Hadhuudh Daatay idinkaa ka qaday, halabihiisii ye
34.Dabad Haajihii Laga harqaday, ways hundo ogayn e
35.Waa tii LaGaa hiray adoo, qaba hamuuntiu ye
36.Huwan maragga waa tii ahayd, hadhacii waabnaa ye
37.Haddiyad miyaa u bixiseen, naftiinnaw hammadiseen e
38.Nin sagaaro hetaynaya oo, haaban kari waayay
39.Isagaan hunguri waa shiddee, hed uga yaabaynin
40.Haawaydu ka ma maaranteen, heeshiga dhalay e

41.Haleelada ma daayeen nin cuni, hilib ugaadheed e
42.Haraanka iyo faanka ways, ka hiddo raacdeen e
43.Kun haddaad helaysiyo barbaar, halabsatoo fuusha
44.Qoluun baad u heensayn lahayd, hawlyaraan subax e
45.Heegaale ka ma qayliseen, holanka jiilaal e

46.Goortaan hadhka ba Kaa eryaad, Hawd u cararteen e
47.Waa kaa hubkii sida raggii, wada hareednaa ye
48.Habarwaa na waa kaa hengelan, labadii haamood e
49.Shirshooruhu ba hoy ma leh kuwaad, hilib wadaagtaan e
50.Waa kaa hayaankii ku dhacay, Hobyo iyo xeeb e

51.Ararsame ma haybsado Nugaal, horashadii ceel e
52.Hannas iyo harraad kulul adoo, habaq leh soo guuray
53.aynaba hadhuub ka ma dartaan, hogo kalinleed e
54.Ka hulleele Hagar Aadankii, hooballayn jiray e
55.Aduun baa hayayda u guntan e, heeryo LaGu saar ye

56.Hoyaalintaan kaga badshaa, haybad iyo luuq e
57.Hasaasaa Laga gartaa, hagarla'aaneed e
58.Mar haddaan hullaabta is ka rogo, soo hankaabsaday e
59.Aan hawadiyo hoosada Burciyo, Herer ha geeyeen e

60.Ku ma hiilo heeriga fulaa, La handabeeyaa ye
61.Anse waxaan hagaag uga marshaa, heel La ii wacay e
62.Inaan oday hangaafa ah noqdiyo, haydhaf La i mood ye
63.Hig ma siiyay hawraarta way, kala halleeyaan e
64.Heeraabta maw dhigay intaan, hees na dabo joojay?
65.Maanso ba hog bay leedahay, meel ma ka habowshay?
66.Afartaa ha'da intaan ka deyay, hilin ma qaadsinyay?
67.Caawa na hiyi ba waa hiyi ye, hadal yar baan baanay
68.Habar Yoonis waa taa hantiday, haradii Ciideed e
69.Imminkay Hundiyo reer fureen, harawadii Faaf e

70.In Hutuuti qayrada La dhigay, Himidh na Loo gee ye
71.Ku hinqiye colkay humin jireen, Caliyo Haaruun e
72.Wax Ammaadin webigaw herdiyay, harabku waa khoof e
73.Huurkii Shabeelluu galay e, hure bannaankii ye
74.Hoobhoobsigii Lagu idlee, hurintii Jeeraar e
75.Nimankii hawada weyn lahaa, haatan Lagu leef ye
76.Ka hidiidnay hodonkii Burqiyo, hibadii Ceelfuud e
77.Hayruufka Dalal bawga dhiman, hegerbi Daarood e
78.Maanta na hablaa Loo dhisay, ku habranaayaan e
79.Heydaaro cadow Loo ma tudho, heermay boqontii ye

80.Ma hambayn e dunidii hantiye, tan iyo Hiiraan e
81.Aduun baa hinaayiyo u jilan, haawis iyo ceeb e
82.Haadaa qabiilnimo Isaaq, hibo Ilaah sii ye
83.Anigu na halkaad degi jirtaan, ka hawisayaa ye

84.Had ba waxa Ku soo gocan sidaan, Ku harraatiyay e
85.Hibashada xun waa Lagu yaqaan, Habar Xabuusheed e
86.Waa taad haween nagu xustay e, haad ma Ku cunsiiyay?
87.Dabadeed na hoog iyo hungo iyo, ciil ma la hulleeshay?
88.Tolkaa baa horweyn ku habbanyay, haanka Loo tolay e
89.Waa kaa hareertaada Bari, Looga hoy dhigay e
90.Wax hortiinna Lagu maalayaa, kii Hagoogane e

91.Humbannida Ogaadeen intaad, soo hir gelinayso
92.Habqankii firxaday Gorod Xirsaa, caydh hadaadumi ye
93.Iyagaa hiraabtiyo kallaha, hiirta waaberi ye
94.Haddaad ficil hinaasiday asaad, hiilin kari weyday
95.Ma afkaad ku hawl bixi cidlaad, ka hanjebaysaa ye
96.Hoyaalintaan kaga badshaa, haybad iyo luuq e

97.Hasaasaa Laga gartaa, hagarla'aaneed e
98.Mar haddaan hullaabta is ka rogo, soo hankaabsaday e
99.Aan hawadiyo hoosada Burciyo, Herer ha geeyeen e
100.Ku ma hiilo heeriga fulaa, La handabeeyaa ye

101.Anse waxaan hagaag uga marshaa, heel La ii wacay e
102.Inaan oday hangaafa ah noqdiyo, haydhaf La i mood ye
103.Hig ma siiyay hawraarta way, kala halleeyaan e
104.Heeraabta maw dhigay intaan, hees na dabo joojay?
105.Maanso ba hog bay leedahay, rneel ma ka habowshay?
106.Afartaa ha'da intaan ka deyay, hilin ma qaadsiiyay?
107.Caawa na hiyi ba waa hiyi ye, hadal yar baan baanay

108.Hiimbaatigii u ma ekayn, Habar Majeerteen e
109.In kastoo habkay gobi lahayd, haddiyad Loo daadsho
110.Hubso dhaha Hartigu waa ogyay, haarihii Mudug e
111.Hiinraaca waa Lagu yaqaan, hiihda doqoneed e

112.Hebednimada qaarkeed aday, Kuu hed noqotaa ye
113.Bal inuu henfede waalanyay, habi la'aantiise
114.Hadduu ku hirtay Cali Yuusufkuu, huqay colaaddii ye
115.Nin na haybta ku ma raaci karo, hooyo aan dhalin e
116.Hogga gelise cadowgaa bahdiin, u hasinayseen e
117.Imminkaa la wada hundanteen, hoh iyo waydii ye

118.Habaarkii la hele Reer Taleex, hiirtii Loo qabay e
119.Ku hulganidin hebeltoogadii aad, dad u heshiiseen e
120.Waa taa shisheeyuu hantiyay, ma-hurtadaadii ye
121.Nabsaa Ku haya hagardaamo gacal, hadimadeedii ye
122.In kastuu higgaad qabo haddaan soo haabto

123.Waxaw halis ah, badow hayjad galay, inuu halmaamaa ye
124.Xaajada badh baa La hojiyaa, huga La saaraa ye
125.Hasaawuu ba ma ekayn e wuu, hadadafaayaa ye
126.Hulaxumada uunkoo hurda yuu, col u horseedaa ye
127.Hoosiisku waa qaadi jiray, belo hudmaysaa ye

128.Waa kaa hillaacii u baxay, haatufka ahaa ye
129.Kol mun ba Hilowle u tumaa, heello iyo jiib e
130.Dadka hani tashiga waa hojaa, kay had dhow noqon e
131.Waxaanu hubsan Reer Cali Geraw, kaa dhowaan jiray e
132.Waa wuxuu wadaadkii ku hoday, Habar Saleebaan e

133.Iyagaa hoggaanka u ahaa, hororka waagii ye
134.Waa tuu hanuun idinku shubay, haasas iyo been e
135.Haaligga markaad sheegataad, hulakadaynaysay
136.Waa taad Bah Geri hoodiideen, halladdadeedii ye

137.Kuwii boqorka hedataynayay e, hesheyaad tahay e
138.Haartaad baddeen baa halqigu, hiifayaa weli ye
139.Maanta na hanka aad waddaa, waa halkii abad e
140.Dabkaad hurin habeyn iyo dharaar, halasyadaad oogi
141.Hal na ku ma xeraysid e dadkaad, ku hawiraysaa ye
142.Aduun baa se hor Eebbiyo la tegi, halacii Naareed e
143.Iskaga hadhay e Aakhiro ba waa, La-ma-huraantii ye!
haddii dhulmahante danbe afka kala qaado waxaan hayaa taariikhdii oo dhan waxaa soo qori kuwo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FILSAN

Saturday, October 21, 2000 - 06:40 pm
To:idoor dhiloss

Balatan wax ka dhagysta idoorow waxaan deganaa xaafada Casopopolare oo ay idoor badan deganaayeen .Waxaa xaafada nala deganaa reer habar yoonis ah reerku waxay ahayeen gabdho soocan oon wiil ku jirin odayga awowgood ah moyaane.Waa todobo gabdhood oo walaalo ah hoyadood ayeydood iyo awoowgood waan qisa runa .Waxaa hoyada magaceeda la odhan jiray dhashay 7 gabdhood DHALASHO GABDHAHAY DHASHAY WAXAA KA mid ahaa hadaan mid ka soo qato FARXIYO OOYAYSO OO maanta ku nool Canada .Intaas aan soo shegayba guri baa u kiraysnaa Sharmuutoyn bay ahayeen Hoyadood Dhalasho sucidigay xaaji qamsiin ka ahayd gabdhahna ninkasta baa irida ka qaadan jiray caan bay ahayeen xaafada qofkii gala gurigoodana dadku way nacdali jireen markii danbana mid kamida habar yartood baa garactay Safia la dhihi jiray markii danbana aan ku arkay iyadoo Italy iyadoo niman talyaani ah intay raacday isha feedh lagala dhacay.Markaa idoor maxaad ka hadlaysaan badhihiina oo sharmuuto nimo guri u kiraysan yahay baa xaafad nala deganaa oo waliba gabdho is dhalay ah gabdh iyo habryarteen oo wada sharmuutaysanaya sow aqursaban maha.Waxaan xasuustaa awoowgood oo gaajo ahysaa noo iman jiray oo ay daryeeli wayen markii danbana ceebtodii intuu u adkaysan wayay buu aday kenya oo silic ku dhintay.


REER CASOPOLARE WAA TAQANAAN BAAN UMALAYN REER KAN KA HADALAYO FARXIYO OOYAYSO EE DEGANAYD BAR TALEEX GADASHIISA EE GURIGU U IJAARNAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraah

Saturday, October 21, 2000 - 07:25 pm
filsan sis amba xafadaas baan deganaa waxaad sis ilowday turunbooyinka deganaa shaleemu shuun gadaasheda ay ka mid ahayeen caasho turbo iyo shugri turnbo ee afka dhaareraa.Dhilo nimo intay dhaafeen xamar gees kasta waa laga yaqaanay mar mar xitaa hoyadood bay ka carari jiren oo laga soo heli jiray xamar wayne guryo kuyaal iyagoo niman la jooga bilo dhan hoyadood oo raadianysoo barooranysa uun baan arki jirnay .Qarmuunkan dhinac markay kaa maraan waad matagysay xitaa waxaa la shgayay inay Jabti ku dhacday waxay samynayeen dartood.Maxay ka hadlayaan kuwaan dhilooinka la dhashay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ubax

Saturday, October 21, 2000 - 07:53 pm
ATTENTION.
Qofka marna isku magacaabay FILSAN marna IFRAAH
waa isku mid waa naag aan waalan waxay degantahay Toronto,addresskeeda waan hayaa,waxaa
aad akhridaan ninka kor ku qoray hadalka ee
magaciisa uu yahay GEESI,isna waxuu sheegay in
uu yaqaan magaceedana wuu sheegay,waana runtii
aniguna waan garanayaa,wallaahi ilaahbaan ku dhaartee aniga iyo ninkaas kor ku qoran ee layiraa
GEESI,isku qof manihin,waanan fajacay markuu
isna gartay,sidaas uu sheegay caan ayay halkan ka noqotay oo hadday boqol magac qaadato hadalkeeda ayaa layaqaan iyo caydeeda,waa naag
foolxun oo buuran sida uu sheegay,waa dumarka
xunxun waxaad ka garataan hadalkeeda iyo beenta
ay samaysanayso,anigu casapopolare waan deganaa meeshaa ay sheegayso hablo isaaq oo kuwaa ay sheegtay ahi majiraan.
dhillooyin dhulbahantaa loogu gabyay ;
naago dhaadheer oo dhillooyin oo raggii dhabay ayaa dhulkii yimi.
hadal haystaas soomaali oo dhan baa taqaan.
ilaah waxaan filayaa in uu dhibaatada ka qaado hablaa daaroot ee ku xumaaday KENYA ee jariirtu
ay ka dhergeen,wax lagu farxo maahan kolley
waa soomaali,ilaahaw ugargaar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaan

Saturday, October 21, 2000 - 08:03 pm
ubax+geesi+saxarla=waa isku hal qof ahal ogado hee


filsan and afrah waan aqaan naagahaas aa ka hadlaysaan lakiin u ceeb qariya ilaahay ka cabsada dadka oo dhan way yaqanaan ani waxaan deganaa bar waamo agtisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UBAX

Sunday, October 22, 2000 - 04:43 am
HAHAHAHAAAAAA;
waar nacastii waalayd ee IFRAAX=FILSAN AYAA
haddana nin iska dhigtay oo soo qaadatay LIIBAAN
WAXAAD RABTID SOO QAADO WAA LAGU YAQAAN RAGGIINII U YEER wax ha iska celiyaane gabayga
ayay ka carareen....
doqon baad tahay adaa waxaasi sameeya..
wallaahi oo billaahi UBAX maaha labadaa qof eed
sheegtay midna geesi iyo saxarla laakiin
runta ayay kuu sheegeen.
inaadeer waqtigaaga haku lumin kuwani gabay kuu garan maayaane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Sunday, October 22, 2000 - 07:57 am
Ubax,

adigu ma dhaantaa ifraah?. hadaadan naag xun aheyn ama aadan sharmuuto kale oo iidoor aheyn maxaad waxaas ugu hadleysaa.

Naago dhaadheer oo dhilooyin ah
oo dhulbahante ah yaa dhulkii yimid.


gabay ma aha waa erayo"propaganda" ay oo alifeen naagaha gaagaaban ee manjaha yar ilkahana cas ee isaaq.Waxaadna ka garaneysaa inay ka masayrsan yihiin iney nimanka ka qaadaan markey yiraahdeen "naago dhaadheer". goormaa dhaari ceeb iyo foolxumo noqottay?. ma ninbaa waxaas ku gabyi lahaa?.

Ubax aan run sheegno cayi run ma noqotee. Walaahey bilaahey tolaahey xamar baan degenaa oo waxaan aqaaney meelo badan oo lagu "geerasheeyo" iyo meel naago lagu gado. Waa igu walaahey dadka meelahaas lahaa waxay wada ahaayeen isaaq iyo midgaha isaaq.
Waxaan kale oo aqaanaa ninka keliya ee xamar hiliblaha "qaansiirka ama doofaarka" lahaa wuxuu ahaa isaaq. waana kii lahaa club 54.

marka isaaq gaalinimo iyo dhilanimo iyagaa soomaali ugu horeeya walaalo.
hadaad tiri ragiinii way carareen oo gabaygay ka carareen waa runtaa oo isaaq wuu naga qaadey Caynaba. Taas micnaheedu ma aha inaanu ilownay.
laakiin maan run isu sheegno sababta keliya ee soomaliland loo aqoonsan la'a yahay inay tahay in dhulbahante idin hortaagan yahay. Awdal xoogbay SNM ku qabsatay. Ceerigaabana sidoo kale. Marka maxaad laasacaanood u qabsan weydeen?. Walaal maxaa ku dhacay ragii beloda ahaa ee dawlada soomaliyeed la dagaalamayey ee SNM?. Ogowna in dhulbahante ay magaca dagaal gardaro ah idinla galeen markaad dawlada afweyne la dagaalamayseen.
Maxaad uga aargoosan weydeeen markaad gudubiirsay oo aan idinla dagaalamin weerareyseen?.Miyaanu ahey Alle ha naxariistee General-kii todobadkii hore dhintay ee gudbiirsay kii ka badbaadin jirey afweyne askartiisii ragiina ? ma waxaad ugu abaalgudeen weerar? markaad dhulbahantihii idin len jirey ka baqdeen?.

nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garaad

Sunday, October 22, 2000 - 08:23 am
hala kala xishoodo somali ma shaqo laaan baa idin heysa............isaaaq, wersangeli, dhulbahante iyo wixii somaliland dagaba wey isaga dhow yihiin reer koonfur ee waxaad doontaan sheegaa meeshana waxa ka buuxa waa dad aqliga ku yar yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

filsan

Sunday, October 22, 2000 - 08:37 am
TO:Ubax labeeb nin iyo naag marba qof iska dhig

ifrah iyo libaan dhilo runtay idin taab siyeen lakiin waxaan idin shegi inaad sharmuutoyin ahaydeen ay ka mid yihiin Farxiyo Ooyayso iyo hoyadeed Dhalsho oo nin wada wasi jiray forums somalinet waxaan u soo galaa inaan idinkoo awalba walnaa MENTAL ABUSE idinku sameeyo saan donana idinka yeelo .Taa tiri gabaygaad ka cararteen gabay waxaad taqaanan ma leh gabaydii sayid maxmed iyo adan dhuux baad halakn ku soo qortaan oo aad isa siinaysaan.Ifrax aad hadalkeda ku walateena waa idinka magceeda kuwaashay sidii wax waalan .Idoor sharmuutoyinkoda oo dhan baan halakn ku soo qori magacyadooda hadaydaan amusin.


Axmed: waxaad ku hadlayso ma fahmin iyo waliba cidaad ku qaraabanyso magacacooda ee hadaad idoor tahay maad iska shegatid dadkaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxiyo ooyayso

Sunday, October 22, 2000 - 08:48 am
TO:filsan huuno miyadan gabadh ahayeen maxaad igu ceebayn meshan hadaan sharmuuto ahaa kuwii nabaday sow maydaan ahayn ee waliba naga dhilaysan jiray.walaalo aan amaan dinka helno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaan

Sunday, October 22, 2000 - 10:00 am
Hooker or Gay man Ubax would u leave my name alone or u need something u was willing to get all your life . I don't •••• a man only ladies who are clean not a hooker.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXARLA

Sunday, October 22, 2000 - 01:55 pm
TO:UBAX

SIS TAN WAXBA HADAL HA ISKAGA KHASAARAYN WAA
WAALANTAHAY WAAYO BAL MEESHA AY WAX KU QORTO
OO DHAN U FIIRSO QOF MIYIR QABAA SIDAAS UMA HADLO,
MARKAA BAL AKHRISO TAN IFRAAH MEESHA AY KU QORTAY
AFWEYNE RADIYA LAAHU CANHU...MA TAAS AYAAD LA HADLIN
WAA U DHAMAATAY.SIS DIB HA ULA SOO HADLIN ANA ULA SOO
HADLI MAAYO DEE MA WAX WAALAN AYEYNU LA TIRSANAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yussuf.

Sunday, October 22, 2000 - 04:47 pm
Subxaanaleh.

Qofka bini-aadamka ah ee akhriya waxa halkan ku qoran marna uma maleyn karo in aad muslimtihiin. Waxey qaar ku faanayaan muslimnimo oo ay kuwa kalana ku caayayaan gaalnimo iyagoo isla markaana kuwa muslimnimada sheeganayaa ku kacayaan wax islaaamnimo daayo biniaadnimada kaasoo horjeeda.

Sideebaad umad dhan uugu sheegi kartaa gaalo adinkoo og inaaney(at least dhamaantood) gaalo aheyn- taa laftigeeda ayaa gaalnimo ah. Waxaa muslim ah QOFKA AFKIISA IYO GACANTIISA AY BINI AADAMKU KA NABAD GALAAN.

Waxaa sharaf mudan qofka sharfa shakhsiga kale; waxaa xaqiran qofka xaqira shakhsiga kale ee aadamaha ah. U ixtiraam shakhsiga shakhsinimadiisa...NOT BECAUSE HE OR SHE IS FROM THAT TRIBE OR FROM THAT COUNTRY OR THAT REGION BUT BECAUSE HE OR SHE IS A BEING- A BEING THAT THE CREATOR HIMSELF OF THIS UNIVERSE GUARANTEED ITS RIGHTS AND SANCTITY... bini aadamka waanu ka fadiley waxaanu abuurey oo kale oo dhan; baa Ilaahey yidhi SXW.


Dhaqan waad ka tagteen, caqli isaga dhaaf, muslinimo; haba odhan.


Rag waawey oo caarkooda caayaya lama arag habluhu waa caar ama dhulbahante uugu yeedh ama isaaq uugu yeedh ama hawiye uugu yeedh. Hadalada ay hablahani ku hadlayaana maha wax dumarka geeska u dhaqan ahaa. Waa nasiib daro marka umad dhan aaney garaneyn wax kale oo ay ka hadlaan iyo si kale oo ay u doodaan.

Qofka aadamaha ahi ra'yi ayuu dhiibtaa isaga oo aqoontiisa shaqsiyadeed ku hadlaya. Qofku wuu taageeri karaa fikrad ama ficil uu isagu qaadey ama qof kale qaadey. Qof kalena wuuu ku raaci karaa fikradaa ama ku diidi karaa isagoon qofkaa ku caayin qabiil kiisa am qaranka uu aaminsanyahey. Qofkasta hooyuun baa dhalilaheyd, qabiilka aydoonto ama wadankey doonto haka timaadee. Ha madoobaato ama ha cadaato. Inan waa inan Hooyo waa Hooyo... Ha ahaato Somaliland, Somalia, Jubaland ama Africaland... Hooyo cey may mudan IDINKAA CEY LEH.

Dadku wuu doodaa, wada hadlaa, isdhageystaa, is afgaranwaayee, SE ISU GARAABAA...

Waxa Somaliya ka dhacey waa wax dadka soomaaliyeed kasbadeen. Ilaahey dadka ma baadilo, ma dulmo ee qoom kastaa wuxuu kasbadey ayuu siiyaa.

Qofka maanta eega waxa halkan ku qoran, in badan ku qaadan meyso innuu fahmo sababta ay soomaaliya sida ay maanta tahey u noqotey.

IT IS ALL ABOUT CHOICE SISTERS AND BROTHERS: LET YOUR TRIBE DEFINE YOU OR LET YOU DEFINE YOU; THE CONSEQUENCES ARE ALL YOUR'S.

Good Luck.
Yussuf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libaax-Lagad

Sunday, October 22, 2000 - 06:32 pm
Libaax-Madow:

Waaryaahe doqon yahow xageed magac-xumida kala timid. Waxaan ahay ninkii ku lagdey. Isaaq waligiiba waxey ahaayeen dad gob ah oo naseb leh. Adookale oo u rufyaani jirey Talyankii afgaaka ka heyso Mudanaha Soomaaliyeed Isaaq-Iidoor.


Jaj Libaax-Iidoor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Sunday, October 22, 2000 - 07:01 pm
Ku:saxarla
Waxaa tahay nacas idiot meesha waa lagaa bartay ee isaga tag. Horaan waxaan umaqli jiray dhilo kaa indho adag naa orod adiga iyo noocaga dadka isku diree mesha ka seexo nacdal yahay jiran. Dadka kalee mesha ku caytamay qof walba wuxuu is leeyahay lagu ma arko waxuu qorayo lakiin ogow in ilaahay ku arko.Gabdhaha dhulbahante iyo wiilashan waxaan idin leeyahay hala caytamina kuwan isaaqa waan arkay meshaad gashidba cay dhulbahantay ku qorayaan oo aan kala go lahay markaa PL iska ilaawa idinkoo tix galinaya sharafteena sabtoo ah meeshan qof qof arkaya ma jiro qof kasta intuu soo galuu waxuu doono odhanayaa markaa yaan dad xun naloo malayn.nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 22, 2000 - 08:34 pm
To: Ifraah Iyo Filsan

Sisters, waxaad ilowdeen kuwii 1988-1990 guryaha ka furtay Jidka Sodonka.

Waad la socodtaan in markii ay doqonimi ku wareerin dawlad ayna u babac dhigi karin in magaaqlooyin intay habeen soo galeen ka dibna ciidamaddii siyad xabad ku fureen iyaga oo ku gabanaya carruurtii iyo dumarkii maatada ahaa, ka dibna madfac lala'egtay, hadana ay leeyihiin dad baa naga laayey, waar idinku miyaad daan doqonimo intaa xafadaha ku dhuumaleystaan dadkiina aydin galafaan, xitaa Amnesty International waxay qaladka saartay Waa SNM iyo Siyad Barre.

Taas waa xaqiiq. go to www.amnesty.org.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cismaan

Monday, October 23, 2000 - 01:37 am
TO HUDA.
walaal waxaad tahay inan sharaf badan leh
maasha allaah,sida wacan ee aad uhadashay
ayaan la dhacay,run ayaad ku hadashay kolka
laga reebo cayda aad ku tidhi saxarla oo walaasha ah.
walaal haddi sidaas ay wax ugaranayaan wax may xumaadeen.
anigu waxan ahay h/yonis adna walaashay oo
dhulbahnte ah ayaad tahay,barasho wacan.
nabad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 10:33 am
Shaqo ayaad weydeen, markaas wax alla waxaad doontaan ku hadla. Wax akhriyay waxaad qoraysaan ayaaba aan jirin. Af xumo meeshan loogama bahna.
Haddii aad xigmad haysaan, soo daaya, haddii kalena, xidha afkiina. Sidaas ayaad ku kheyr badantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nugaal Godan

Tuesday, October 24, 2000 - 05:38 am
Waxaa Dhulbahante sharaf u ah in markii Soomali laga hadlayo aaney isaaq ama cidkaloo Soomaaliya wax ka sheegin taasina waxay ku tusaysaa kalsoonida iyo gobanimada iyo weliba wadaninimada lafta kaga jirta. Dadkan isaaqa ah ee markii waqooyi lasoo qaadoba dhulbahante cayda ugu qaadqaadaya waxaan odhanlahaa dhulbahante ma aha shaqsi ee waa Nation.Dhulbahante waa ka horumarey qolo wax kasheeg aqoonsiga aad doontaana U.N taa bixisa Somaali ka cararkeeda iyo dhulbahante caydiisa midna ku helimaysaan.Shir degdega oo aad talo run ah ku gaadhaan inaad qabsataan baa idinku haboon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fashiliye

Tuesday, October 24, 2000 - 12:39 pm
Nugal Godan
Halkee kale oo ku GODAN?
Qurjigii qalliin ma iskaga samaysay?
Qolyihiinnii KENYA u qaxay ee Swahiligu wasay ma ku celiseen Dalkoodii?
Qolalkii ay raggiina iyo dumarkiina ka furteen Nairobi ma la xiray?
GUN-JABTAY hadaan idin iraahdo ma denbibaan galay?
Naagihiinna Goormay Qubeyska baranayaan ileen ur baa loogu dhintaye?
Laasanod waxa markii hore la dhihi jirey ASS-Anud ee ma runbaa?
AssAnod waa hoyga labeebka iyo liwaadka ee ma runbaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR:DAYAX

Tuesday, October 24, 2000 - 01:53 pm
KU;Ifrax;miyaad soo noqotey hadane adoo wali caydii wada sidaan horeba kuugusheegey soo iibso qoodhe caaga oo isgalgali ilayn waalagunacee ,haduu kugu filaanwaayo dameer baano kaaga soodhoofin daraadaa somaaliya si uu qoodhihiisa aad daawanjirtey uu kuugaliyo markaa kaladooro labadaa caaga iyo dameerka lacgta lagusoo dhoofinayana anaa qaba? ku;saxarla;waad salaamantey naagtana kulasharaf maaha walaal oo waxbaa udhiman dad yaqaana ayaa soo sheegey markaa qofwaashey uuladnaadey mooyee uu bogsadeymaleh,waxayna ku waalatey isaaq,waayo nin isaaqa ayaanacay foolxumadeeda ayuu u adkeysanwaayey nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BS Boy

Wednesday, October 25, 2000 - 04:32 am
Waan yaabanahee dadkii Isaaqa la odhan maxaa karaamadii ka qaadey oo wixii ay ku hadlaanba cayda ka dhigay miyeey waayeen wax xaqaa'iqa oo ay ku hadlaan caytama oo qabiilkasta oo soomaaliya caaya mooyee.Waana taariikh cusub oo aad yeelanaysaan hadaydaan is badh qabane. Xaashaalilaahi Dhulbahantena ma caytamo shaqsi baa wax laga sheegaaye qabiildhani cay ma wada yeelankaro idun ke eg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXARLA

Wednesday, October 25, 2000 - 06:33 am
TO:DR.DAYAX
WAAD SALAAMANTAY WALAALL,ANIGU HORTA GO'AAN WAXAAN
KU GAADHAY MAALINTII AY QORTAY TAAS IFRAAH"AFWEYNE
RADIA LAAHU CANHU" IN AANAAN DIB ULA TIRSAN SABABTA
OO AH QOFKA SIDAAS U FAKIRAYSA EE WAX U QORAYSA WAA
IN ILLAHY LOO BARYAA OO LA YIDHAAH ILAHAYOW U SAHAL.
ADIGA IYO QOFKII KALE EE ISYIDHAAH U JAWAABNA HA
XASUUSIYO UUN WIXII AY QORTAY OO HA UGU QORO UUN
"TO:IFRAAH,MA BOGSATAY WADIGII WAALAA EE QORAY
'AFWEYNE RADIA LAAHU CANHUYE' WAX KALESE YAAN LA
ODHAN.
NABADEEY WAANAAN KU QOSLAY WAXA AAD QORTAY EE BAS KA DHEH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeylaani

Thursday, October 26, 2000 - 05:31 am
to:col.Beydan

gax gax gax gax
wallaahi waad iga qoslisay
naagaad tihiin faranjigii nalashta dheeraaye
nacaluhu kuwuu fuulay baad daba nashleysaane
nasab haddaad tihiin gaaladaad nici laheydeene
ninyahoow sheekadaan run miyaa hadda ka horna ninkale ayaan ka maqlay ee wadaayoow haddii ay run tahay iyo haddii kale ii soo kala caddeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeylaani

Thursday, October 26, 2000 - 05:38 am
To:col Beydan

gax gax gax gax
wallahi ninyahoow qosolkii aad iga dhameysay markii aan maqlay gabaygii aad soo qortay ee ahaa
naagaad tihiin faranjigii nalashta dheeraaye
nacaluhu kuwuu fuulay baad daba nashleysaane
nasab haddaad tihiin gaaladaad nici laheydeene
ninyahoow wallaahi sheekadaasi run waaye haddi horeyna loo sheegay anigana waxaan indhaheyga saaray kuwo magacooda ku beddelay magac gaalo.
oo afar iyo labaatan saac ku hayo {jessus}.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeylaani

Thursday, October 26, 2000 - 05:41 am
To:col Beydan

gax gax gax gax
wallahi ninyahoow qosolkii aad iga dhameysay markii aan maqlay gabaygii aad soo qortay ee ahaa
naagaad tihiin faranjigii nalashta dheeraaye
nacaluhu kuwuu fuulay baad daba nashleysaane
nasab haddaad tihiin gaaladaad nici laheydeene
ninyahoow wallaahi sheekadaasi run waaye haddi horeyna loo sheegay anigana waxaan indhaheyga saaray kuwo magacooda ku beddelay magac gaalo.
oo afar iyo labaatan saac ku hayo {jessus}.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

eede

Thursday, October 26, 2000 - 09:54 am
gaalada yaan lajeclang

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Col:Beydan

Thursday, October 26, 2000 - 01:02 pm
TO:Jeylaani

Waa run hadalka aan idhi taariikhdooda hadaad si fiican u tabto tag Forumka ay kutaal dHULBAHANTE MAXAA UDAN AH" HALKAAS BAAN KU QOREY HADEER

Laakiin Ninka la yidhaa Ina walan wal oo ahaa Aabihii Siilaanyo waxaa wasi jirey :Koofil" waxaana diley Ismaaccil mire sidaas bay la masayreen maxaa dhulbahantoow ninkayaggi nooga disheen waa dhan Koofil waxuu qabay siilaanyo aabihii....LOL

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.