site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

To majeerteen

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): To majeerteen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deerow

Monday, October 16, 2000 - 03:13 am
Maddaxweyne maleh wasiir-koowaad maleh oo wasiir arimo-dibad maleh waxaa idin sugaa guska Mudane Cali Mahdi Maxamed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kumade

Monday, October 16, 2000 - 05:10 am
Af Xaare
Wasiirka kowaad yaawaye Darood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHARMRKE

Monday, October 16, 2000 - 05:56 am
DEEROW

HADDII AAD ABGAAL DHAB AH TAHAY WAXAAN KUU SHEEGI
INUU ABGAAL NOOGU JIRIN QABIILADA AAN LA XISAABTANO, HADDI AADAN AHAYNA
DEE FULLAY LAMA XISAABTANO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MASTETR

Monday, October 16, 2000 - 09:47 am
HABARGIDIR CASHADA BAADIDIINA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYYIDKA

Monday, October 16, 2000 - 09:55 am
OO AWAL YAA YIRI MAJEERTEEN JAGOOYIN WAA WEYN BUU SUGAYEY, WAR NIMANKU HADII CARUURTOODA IYO NAAGAHOODA LOO NABDGASHO WAX KALE MA DOONAYAAN,EE NIMANKA HESHIIS SAAS AH HALAGA SAXIIXO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qowdhan

Tuesday, October 17, 2000 - 02:47 am
majeerteer waqtigii waa dhamaadey maantana gabar aad hawiye ku sito maheysid oo wey gabdhihiinoo dhan hawiyaa wadda wasay marka good luck to you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALALOOS,

Tuesday, October 17, 2000 - 09:52 pm
TO:QOWDHAN qowdhan aniga ma ihi nin majeerteen ah oo waxaan ahay nin mareexan ah lakiin markaan arko adiga oo kale oo majeerteen wax ka sheegaya ayaan xanaaqaa adigoo isaaq ah oo aan dabada ••• ka gelin jiray marka majeerteen ma gaartid aniga meel aan joogana wax ugama sheegi kartid ee cago dhigo,marka xigta nimanka meeshan ku caaya majeerteenka siiba nimanka aan la hadlayaa waa kuwa mareexan hala daayo walaalahen majeerteen,waanad ogtihiin majeerteen la,aan ilaahow ha na dhigin ayaan ku ducaystaa ee nimanka cadowga yaan loo raacin ee cadowga iska ilaaliya intaad idinku isku jeedaan,,sidaa iyo nabad gelyo,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 10:13 pm
War anagaa wax aragnay. Mareexaan sooma ahayn kii reerihii majeerteen intuu guryahoodii ka gubay gabdhahoodii safka ka galiyay askartii.
Waxaan ku iri majeerteen maanta ha isku dhadhajininee orod oo gabdhihiinan ay xabashidu ku wasayso Gedo wax u tar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Wednesday, October 18, 2000 - 02:40 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FROM. MAJEERTEEN

Wednesday, October 18, 2000 - 03:09 am
Maxaa ku jaban hadii majeerteen jagadii ay soomaali kulahaayeen uga tanaasuleen danta guud...

taasi maceebay kuugu muuqataa adiga, waxaan filayaa hadaladaada wax baad kala hari lahayd hadii waxuun shaqsiyadi kugu jirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Majeerteen-is-above-u

Wednesday, October 18, 2000 - 04:37 am
Waryaada Hawiye af xumada.

Madax weyne doorta ama hadoorarina wax naga galay ayaan jirin, Somaliland & Puntland wallaahi uu san
hawiye wax ku yeelanin, xamar haddeey wax tareyso dabada iska galiya, abgaal waxaan u sheegayaa haddii habargidir aad madax nimada u dhiibataan wallaahi dhibaato ayaa idin sugeysa waxaan u maleynayey in aad xamaalkii dakadaha aad ka il baxdeen laakiin waxaan u maleynayaa in aad ku noqoneysaan, daarood in ta soo hartay wax waan laqeysan karaa xataa habargidir laakiin abgaal maxaan wax idinla qeyb saddaa afkiinaba ma fahmayee, PUNTLAND stays till majeerteen uu Soomaali u noqdo. yurub dadkaan ku arkay waxaa ugu liita abgaal marka waxaa is weydiin leh markaad maskaxdiina furmeysaa afka xaarka ah aanan la fahmeyna iska deyneysaan,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fro. MAJEERTEEN TO SOOMAALI

Wednesday, October 18, 2000 - 04:38 am
KU: SOOMAALI OO DHAN

Alaylehe Majeerteen waa GOB, cay GUNbaa lagu yaqaan waxa Netka kacaytamaya kuma jiraan sidaasaa maanta cadaynaysa sharaftayada.

Dhanka kale Soomaali mid najecel iyo mid naneceb anagu waanú wada jecel nahay kulligood li'anna waa walaalhaya, waa garabkaya..Ninikii nadiidanow anagu waanu kurabnaa cidaad doontid ahow(Hawiye, Isaaq, Ogaadeen, Daaroodka yar yar, Soomaalida kale or whatever) kuligiin walaalahayo jira ayaad tihiin waana idiin baahanahay ee kuseexda.

Ogaadana dagaalka sokeeye wuu dhamaan insha'allaahuna sharafteeni iyo kabadanba way soo laabdoontaa ee khayr aan rajayno, wanaagna aynu isu tuhuno, qoraalkeenana kusalayno xaqiiqada, aynuna uhadalo sida marka aynu wada fadhino iwada hadalo ee caadiga ah.

Qore:
Ali [MAJEERTEEN]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAANSHI

Wednesday, October 18, 2000 - 04:24 pm
YAAQAY DADKAAN MASHIIXAAYIIN IDINKA MJ MAXAA KA RABTIIN LA'AANTOOD SOOMAALI MA JIRAYSO WAAD OGTIHIIN DHAMAANTIIN ISKA DHAAFA YAAQAY REER MAGAAL WAA LA RABAA ANI REER XAMAR AAN AHAY MJ LEE AAMINSANAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kumade

Saturday, October 21, 2000 - 11:03 pm
To Isaaq daba cayuun
Waxaad gedo aa itoobiyan gabdho
wax ku yeleen waa la gartey waa dad xog lagu
haysto.
Kawaran kuwa Hargeysa wafdiga xabashada ku
casuumo Axmaarada.
IIdoor waxaay garan layihiin sidii Darood
aay ooga ardudani lahayeen kamana aargudani
karaan mana ilaawi karaan waxa uu ku dhigay
from 1800 until1991.
Waxaay kabixi layihiin Hawiyaa dad bursadey
shimbir baa nairobi ku dhimatey.
Nimaan aar gudan caloosha hoyadiis ayuu ku juraa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

s/lander

Sunday, October 22, 2000 - 02:21 am
Hadalkabadan iska daaya waxaan idiinsheegaya in aan majeerteeniya 24 saacadood gudahooga ku qabsan karo beena idiinma sheegayo.

waana sababta ku kalifatay in ay maanta habargidir oo iyagao nool xabaalo ku gurtay ay kabaha u qaadayaan.Wasiirana u waydiisnan laayihiin.

S/lander

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse2000

Sunday, October 22, 2000 - 06:42 am
Nasabku ha doodo, Guntu xoogaa ha na sugto. S/lander sidii la' ina ku yaqiin u hadal, ha ku dayan Gunta, waad ogtahay in markii dhulkeena la joogo, meesha qolo walba ina ka joogto, waa taqaan gunta aan Hablehena loo ogalayn. Xusuusnowna Mjgu waa qabiilka labaad ee sida Isaaqa isugu kalsoon oo aaminsan inuu yahay "the best". dadkaan gadaal ka gaadhka ah oo dhulkeena mamanuuca ka ah yayan afxumadooda kula soo galin. Abgaal aan maqlo magiciisa waxaa iigu horaysay 12 sano ka hor, markaasna Dameer ayaa laga sheekaynayay. Mjna ilaa waagaan dhashay waa maqlayay, markii ugu horaysay oo aan maqlayna waxaa laga hadlayay Xadaarada Isaaqa iyo Somalida inteeda kale. Mida kale jago la qaybsaday oo haraadi qaybsaday laguma qiyaasi karo Qabiil miisaankiis, meeqa wasiir oo Isaaq ah ayaa dawladaii ina Siyaad ku jirtay? isla markaas xaaladeena waaad ogayd in diyaarado laynu ku weeraray. Qabiilka si kale ayaa loo qiimeeyaa! waligaa wasiir la magacabaayay yuu ku khaldin. Ka waran kuwa ina la dhashay oo hada la magacabay oo aan dhulkii imaan karin, ma la oran karaa Isaaqu waa dad fiican waayo C/qasim & galayr ayaa intaas oo wasiir la siiyay, haday jawaabtu HAAH noqoto meel ayaan isaga dhacnay, waayo wasiir la'aan haday nagu dhici lahayd ma gun baan noqon lahayn? waa maya aniga xagayga. Mar labaad Gobtu hawada hadasho, ha kaftanto lakiin guntu bal ha na yara sugeen. haddii jago gob lagu noqonayana bal Hawiyaha ha lagu tijaabsho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kooshin

Sunday, October 22, 2000 - 11:35 am
Qofka isu maleyo in uu oogu fiicanyahay
waa ninka dadka oogu liito.
IIdor waa kan dadka oogu liito
waaba dad waalan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kOSHINWASE

Monday, October 23, 2000 - 01:18 am
KOOSHIN KACAANKA KA HOR MUXUU AHAA?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.