site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa igu raacsan in la xidho "Your opinion" rayiga dadweynaha.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Yaa igu raacsan in la xidho "Your opinion" rayiga dadweynaha.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad

Monday, October 16, 2000 - 07:13 am
Ka dib markii aan aqriyay barnaamijkaan waxaan ku talinlahaa in Somalinet ay inaga joojiso gabi ahaan barnaamijkaan, maxa yeelay waxay ugu talo galeen in somalidu kukala faaideystaan, laakiin waxaa dhacday Dhagwayn oo dhan in ay si qalad ah ay wax ugu qoraan barnaamijkaan iyagoo qaarkood u,moodey goobtu in ay tahay buushashkii ay ku qayilijireen, taasoo ay kadhigeen meel fadhi ku dirir ah .Si kastaba ha ahaatee waxaan codsan lahaa in la inaga joojiyo barnaamijkaan sii kala fogeynayo umada soomaaliyeed, amase in siminaar loo furo dadka qaarkood!!!!.
Waad mahadsantihiin dhamaantiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

2daacad

Monday, October 16, 2000 - 07:18 am
waan kugu racay lakiin saaxib maad e-m u dirtid oo u shegtid ha xiraane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed3

Monday, October 16, 2000 - 08:31 am
Waxaad ceebta u taqaan ninbay caadadiisa tahay.Saxiib dadku way kala fikrad duwan yihiin.Xornimada laguu sheegayaana waa cabiraada qofku uu xaqa u leeyahay muujinta fikraddisa.Haba kuula muuqato inuu qaldan yahay.Kawaran hadaan ku iraa "Kristiyaan" ayaan ahay wax diinta Muslinka dadkeena baraya laguma soo qorikaro halkan!!!Xornino bilaa xad ah ayuu Internitku siinayaa dadka ' mass media'ha ama Tv,radio iyo warsidayaasha kale ee bulshada aan awoodda badan ku lahayn.Wada hadal waa lagu hor maraa,haba kuu qadhaadhaadee!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.