site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAJEERTEEN WIXII LAGA SHEEGI JIREY WAY CADDAATA Y

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): MAJEERTEEN WIXII LAGA SHEEGI JIREY WAY CADDAATA Y
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

galgaduud

Monday, October 16, 2000 - 10:45 am
Cabdullaahi yuusuf oo hoggaamiye u ah dadka isku sheega in ay yihiin indhihii,dhegihii,madaxii,iyo weliba haddii la doono wadnaha,isla markaasna ah nin u taagan in uu soomaali-weeyn hoggaankeeda matali karo, ayaa waxa uu ku dhaqaaqay ficil yaxyax iyo ceeb ku ah shaqsi kasta oo soomaaliyeed . haddaba waa maxay ficilka majeerteen ku dhaqaaqeen oo soomaaliyoo dhan ka caraysiiyey?.
aan kuu soo koobo e, waxaa magaaladda boosaaso gaaray,tiro soddon ah oo ka socda barlamanka rayidka ah ee soomaliaya oo 29 wefdigan ahi u badnaayeen qabiilka majeerteen,shaqsiga soddonaad ee dheeriga ah waa xildhibaan soomaaliyeed oo ah qabiilka jareerweeyne,haddaba markii ay ka degeen garoonkii intii majeerteenka ahayd waxaa lagu soo dhaweeyey red-carbet, isagoo cabdullaahi ka cabsaday in uu wax tillaabo ah ka qaado.laakiin ninkii martida ku ahaa gobolkan majeerteenku ka taliyo waxaa isaga oo aan biyo cabin loo taxaabay xabsiga,.sababta? kama uusan dhalan majeerteen....oo maxaa lagu eedeeyey markii cabdullaahi la horkeenay? waxaa la sheegay in uu hadda ka hor tv-ga jabuti ka sheegay,in cabdullaahi ummadda soomaaliyeed ee uu qabqablaha u yahay cadaadiska ka yareeyo.. haddaba ninkaas soomaaliyeed hadalkaas macquulka ah ee uu u soojeediyey cornelkan qafiifay wax ku jaban ama qalad ah ma jiraan... waxay aniga iila muuqataa in ninkaas denbiga uu galay ee majeerteen isku raacay ay tahay;-(ninka kani innaga ma ahan) sidaasna ciidamadii majeerteen mudanehaas soomaliyeed si xaqdarro ah xabsi ugu taxaabeen. ceebtaas ilaahayow majeerteen ka furo... laakiin waxaa caddaatay in ay yihiin bahda ugu cunsurisan bulsho-weeynta soomaaliyeed.haddaan nahay soomali-weeyn waxaan leenahay waa in la sii daayaa mudanahaas isla markaasna la`ilaaliyaa xorriyadda shaqsiga soomaaliga ah, waana loo simanyahay ciidda soomaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 10:52 am
ninkaas waxaan umalaynayaa in ay ku qaldeen raggii waqtigii soo dafta aabbe siyaad waddanka majeerteen ka adeejiyey...
haddiise wax caddayn ah cabdullaahi uusan hayn in ninkaasi 1978-kii ka hawl-galay carrigaas,ay habboonyahay in la sii daayo..
somaliya ha noolaato..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJ

Monday, October 16, 2000 - 11:04 am
Hey "Cudur Majeerteen" watup with you.
dhakhtar maad u baahantahy, Emory Hospital oo ku yaal dalkan mareyknaka ayaa sheegay in ay daawo u heleen cudur ay dhakhaatiirtu magacyo badan u bixinjireen kaasoo ahaa "xaasidnimo,naceyb,iyo walaalkaa oo aadan u quurin waxa uu yahay" cudurkaas oo ay dhakhaatirtu markii danbe magac u heleen kaasoo ay u bixiyeen " xasad" marka walaalkey oo somali ah ayaad tahay halkeed joogtaa aan tigidka kaa bixiyee.
wadanku waa Puntland ok. wax qal qaloociska iska daaya abeesoyin yahow, markaad aragtid xumaanta raadinaya iyo sidii majerteen lagu necbaan lahaa
get a life. inta aad ku dhumineysid ka fakarida majeerteen iyo halka uu maray wax ay sameeyaan. yaa ku arka caato iyo madoobaan badneyde ka fakar horumarkaaga,caafimaadkaaga,wax barashadaad, qaadka ood iska daysid"
get a life bro then talking about Kings

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARYE

Monday, October 16, 2000 - 12:36 pm
TO:Qalqaduud


Marka hore Cabdulahi uma taliyo Puntland
ee maqaar saar, waa dhab runtii. Hadduu u
taliyo, wax ma hirgaleen waxyaabihii uu
sheegan jiray oo dhan?, waa may

Dadkii tagay Jabuuti ma xirin, yuu xiri
karaa?,
Wuxuu yiri Jabuuti lama aadi karo, waa la
aaday
Qardho waa lagu wareeray, wax rabaa ma jiraan

Laakiin siyaasada Majertenka ayaa ah in
ninkii boodboodaya meelaha la siiyo jaanis
sidaa darteed ha oran Cabdulahi u taliya
Puntland.
Mar dhowna wuu bakhtinayaa, waa siyaasad
Majeerteen, haddan fahmin, baro hadda
intii dagaal dhexmari lahaa Majerten dhexdiisa
ha boodboodo meelaha

Ninka la xiray, waa ka xunahay, laakiin
waa runtaayo, hadduu ka dhalan lahaa
maanta Cismaan Maxamud, Ciise maxamud,
Cali Salaymaan, Reer bicidyahan, Cali Salamayna
Sawaaq roon, Reer Maxamuud, Nuux Maxamud, Galgale, lamaxiraan, Allaa u maqan maskiinka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abgaal

Monday, October 16, 2000 - 12:54 pm
galagale miyaanay midgaha abgaal aheen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oodwayne

Monday, October 16, 2000 - 12:57 pm
walaal gamasoor yey galaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Monday, October 16, 2000 - 02:10 pm
URUKA "ALIF" AWDAL LIBERATION FRONT, WUXU U SOO JEEDINAYAA MAJEERTEEN INAY WAX LA QAYBSADAAN WALAALAHOODA SOOMAALIWEYN. SI DEG-DEG AHNA U BAABI'YAAN SHEEGASHADA PUNTLAND, OO HALIS GALINAYSA IN DALKA SOOMAALIYEED UU GACANTA U GALO AMXAARO.

DR: C/RASHIID CALI SHARMAARKE WUXU KA DHASHAY MAJEERTEEN, NASIIB DARRO IYO NASAB XUMANA WAXA DILAY MAJEERTEEN. TAASI TAARIIKHDU ILLOOBI MAYSO, WAXAD NOQOTEEN DADKII UGU HORREEYAY EE DAADIYAY DHIIG MADAXWAYNE, IYO DADKII UGU HORREEYAY EE MUCAARAD NOQDAY EE XABASHI U GALAY.

HADDABA MAANTA SI AD SHARAFTIINA U SOO CELISIIN, ISKUNA DABAQABATIIN, DEG-DEG UGU BIIRA SOOMAALIWEYN.

ALLAHA IDIN SOO HADEEYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fowzi

Monday, October 16, 2000 - 02:28 pm
MR. Galgudud waxaan ku qaatay inay ku haysato dhibaatada Galgudud haysata, taas oo aanan sharaxadeeda waqti ku luminayn, waxana kugul atalin lahaa hada kadib markaad qabiil wax k ashegaysid bal kaagana sheeg si loo fahmo meesha aad ka hadlaysid, waxaa kale o aanan waqti ku luminayn inaan Majeerteen kaaga shekeeyo waayo waxaa dhici karta inaad tahay mid ka mid ah dadkay lahaan jireen , saan tariikhda ku hayno dad ayay Senzibar k aso dhoofsan jiren markii labour ay u baahdaan. Hadalka Nin ka tigidka ku balan qaaday waa ka helay, lakiin waxaa la rabay inuu is waydiiyo "horta ma tahay dadka dahirsami kara?" Si kastaba arintu ha ahaatee ogsonow inaad Adverting inaad MJda u samaynaysid, waana suro gal inay kaa tahay "Nin la yaqaan cay si laguu barto" lakiin maskaxda ku hay inaad waligaa adiga adiga ahanaysid.
Fowzi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 07:58 pm
Mr.Calgaduud Waxaan kuugu hambalyaynayaa sida dadnimada leh oo qiiradu ku jirto oo aad u hadashay, waan mid lagu yaqaan qof kastoo wax garad ah laa kiin saaxiib waxaad ilowday hal arin ah oo ah Majeerteen in ay martida dharka ka furtaan wax wayn oo ceeb ah ku ma aha waxaanad ka garanaysaa sida ay hadeer u hadlayaan.Mida kale saaxiib iga gaarsii FOWZ nin iyo naag wuxuu yahayba Galgaduud hal qabiil oo geerigo'an ah sida Majeerteen ma dagana ee dad badan ayaa dagan. Majeerteen hadii ay wax gumaysan jireen kenya ayay maanta ka muuqataa . waxaana u malaynayaa in aanay haboonayn in qof wayn shir la soo istaago waxbaan gumaysanjiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/LANDER

Monday, October 16, 2000 - 08:32 pm
anigoo ah nin reer s/land ah waxa iga yaabiyay
dadkan meel kasta ku caayaya majeerteen ama isaaq
puntland ama s/land.
waxay iila muuqatay in qofku marka uu ciddaa gaari kari waayo uu afka miciinsado oo caytamo.
qofku marka uu kalsooni naftiisa ku qabo ma caytamo wuuna is ogyahay wuxuu yahay,laakiin qofku
markaanu naftiisa ku kalsoonayn ayuu caytamaa.
bal aan iswaydiinee S/LAND iyo PUNTLAND ma waxay
sameeyeen wax lagu amaano oo lagaga daydo mise
wax lagu caayo?
ninka wax garadka ahi haddii uu arko qof ka maskax badan kana SMART-san wuu ku daydaa wuuna ka
faa'iidaystaa,qofka laakiin dammiinka ah ee maangaabka ahi wuu xaasidaa wuuna caayaa,noloshiisuna halkaas ayay kubaaba'daa oo weligii horumar ma gaaro(XAASID MAAYA AFLAX).
waxaan kula talin lahaa dadyawga jahawareersan
in ay aayahooda ka tashadaan oo ay iswaydiiyaan
sidaynu dagaalka isaga dhaafnaa oo aynu nabad iyo
wada noolaansho ugaarnaa inta ay ku luminayaan waqtigooda qaaliga ah cayda iyo xisdiga dad aan
ayagu uba ogayn oo waqti hore tashaday waxay kafakaraana ay tahay horumarka dhulkood iyo sidii
ay uga faa'iidaysan lahaayeen khayraadka dhulkooda dunidana uhiigsan lahaayeen.
dawlad kusheegtan(made in DJIBUUTI)markaan
ufiirsaday waxaa ku riyoonaya waa dad aan ukala
qaaday laba nooc;
1)HAWIYE;ayagu way ismaamuli kari waayeen wayna ku guul darraysteen in banaadir oo keliya ay maamul ka sameeyaan,bal eeg waxaa xamar oo keliya jooga 10 hogaamiye kooxeed,taas waxa keenay ayaga oo dagaalka uu u cusubyahay oo weli kujira marxalad ay waqti fog soo dhaafeen s/land iyo puntland.waxa kaloo ku kelifaya ayaga oon qabin
habka odayaasha dhaqameedyada taas oo ku keentay
in ay noqdaan reer isgarab yaac.halka dadyawga
xaddaarada lihi ay nin keliya udhiibteen maamulka
oo aanay garab yaacin.markaasi haawiye waxa uu
doonayaa in la helo dawlad soomaaliweyn markay
quus noqdeen taasina wax dhacaysa maaha.
2)qolada labaad waa dadyow aan ayagu mabda' lahayn oo hadba meeshii daasada looga tumo uyaaca
hubsiimo la'aan sida dhulmahante iyo gadabuursi
Hadal waxaan kusoo koobay ninkii waxba dhisan
waayey ha iska caytamo,ninkii wax dhistawna
cayda kabax dhismahaaga ku mashquul.
cinwaankan oo majeerteen lagu caayay haddii si
caddaalad ah aan uga hadlo waxaan oran lahaa;
aniga horta majeerteen loolan siyaasadeed ayaa
naga dhexeeya aadna isumaanu jeclin haddana
gaal dil gartiisana siiyoo,aniga waxay ila tahay
in majeerteen ka SMART san yahay haawiye iyo
daarootka kaleba,aayahooda ayay ka tashadeen.
waxaa ayaguna dhawaan la filayaa in digil iyo
mirifle ku dhawaaqaan maamulkooda,kaddib kolkay arkeen xaqiiqada meesha taal.
middaan dawlad kusheegta ahina waa kuwii hore oo kale wax ay ka bedelan tahay majirto.haaaawiye way isku bilaabi dagaal kuwa parliamentka sheeganaya oo ah intii dibjirta ahayd oo dadkoodii ay soo cayriyeen iyo haraagii afweyne ayana way ka carari xamar caga caddaan kolka haaawiye isku qaso xabadda illayn isuma tallin karaane.
waa la arki wixii nool meesha ay kudambayso
alloow yaan waaga waraabi cunin. byeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BORN TO BE A MASTER

Monday, October 16, 2000 - 09:35 pm
Ma ogtahay in Siyaad barre uu sameeyey xilligisii
wax daarood ku sheeg ah oo ka kooban Kuwii loo yaqaanay New somali Mareexaan, ogaadeen, dhulbahante iyo kuwa yaryar ee kale. New somali waxaa irsaaqad ugu horaysay markii dameerkii afweyne uu xukunka qabsaday. Marka waxay aaminsan yihiin in majeerteen irsaaqadoodii dhaafiyey sidaa awgeed ayaa hawiyaha u hoos cararaan. Waxayse ogayn in dawacadu meesha ay baruur ugu barato inay baahi ugu baqtido. Rajo cusub baa gashay oo mooryaankaa waxuu ahaan jiray gacan yare afweyne markaa maybe masruufkiinii waa idin siinayaa. Hase ahaatee waxaysan ogayn ragii afweyne diiday waa reer puntland & somaliland Afweyne oo aad waliba ogtahay inuu dayuurado iyo dabaabaad lahaa maxay ku falayaan mooryaan shalay
kabaleef ahaa maantana qabiil huteelkooda marti ku ah. New somali & mooryaan futo madoobe inta aay wada socdaan bal aynu dhawrno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISTAR

Monday, October 16, 2000 - 11:32 pm
TU ABGAAL SOOMAALIDU WAXAY KU MAAH MAAHAAN NIN WALBA WUXUU YAHAY BUUKUMOODAA MARKA DAAROODKU MALEH IDINKU HADII AAD LEEDIHIN MIDGO.INTAADAN FALIN KAFIIRSO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOWE

Tuesday, October 17, 2000 - 12:19 am
saaxiib WARYE been alaa nacay, maxaa kugu kalifay, majeerteen isma -dil, boowe cabdirashiid cali sharmaake yaa dilay CALI SALEEBAAN oo aan deero deero u hardiyin, bal fiiri cusmaan maxamuudka hada uu leeyahay lama xiri karo, madaxweynahoodii baa wiil cali saleebaan ahi xabad madax uga dhuftay oo wax la hadla la waayey, ma hadey cusmaan maxamuud nin laan dheere ah oo cumar maxamuud ah waa cabdullaahi yusufe ay ka daba hadli karaan, saxiiboow maxay soomalidu been isu sheegtaa, mida kale maanta soomalidu way is taqaan oo ma ah waqtigii aan layska war-qabi jirin, markaa majeertoonoow anagga waa idin barney, waxaa laydinkala hadli karaa oo madax iyo indhaba idiin ah cumar maxamuud iyo cabdullahi yuusuf, ee haddii aad waxaad sheegaysaan run tahay MALAY LAMA DABTEE WAA LA DIRIRAA, horay sayid maxamed baa u yiri, warka iyo xanta cusmaan maxamuudoow intaan iska dhaaftaan, car hal mar cabdulaagi la hadal, haddii kale waligaa xan iyo been suuqa la wareega, saxiib galgale yaa waaye!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Tuesday, October 17, 2000 - 12:58 am
Aad waxaan ulayaabay war nimankiinaan majeertaan waligiin hal mar ayaad ka hesheen dowladnimo markiina idinkaa iska darbeeyay madaxyaridu waa waxaad c/rishiid raaf ku mariseene!!!!!
Maad isaga hartaan siyaasadaan aad ku suuxdeen barkiina ayba laqafiifeen.Maantaydaan waxaa ku qoraan Sahan magacyada majeerteen in kabadan soomaalida kale!!
Hadii la yaabo yaasiinka waar sida isku dhaama!1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 01:12 am
To :born to slave.

"no one kicks over the dead dog, majeerteen is a dead dog"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABGAAL

Tuesday, October 17, 2000 - 05:45 am
MAJEETEN FUTADOODA AA FOORINAYSO

GALAGALAN WAXA WAYE MIDGAAMINTA ABGAAL HADALEE LAU SOO DARAY MAJEERTEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr gaalkacayo/jalaf

Tuesday, October 17, 2000 - 07:00 am
TO:ali

duqa maxamed abshir 80 jir waaye maxow waqtigaan ku falaa wasiirnimo usaga iyo xasan bashir isku laf waaye hal nin lee mow isa soo sharaxo. xasan abshir ama maxamed abshir iyo boqor jini foolxumo, iyo maanakobiyo biijo mesha lamo wasiir ay isku soo sharaxayeen halahaas oo nin yaabka yaabkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER GAROWE

Tuesday, October 17, 2000 - 07:14 am
TO: GALKACYO/JALAF


Maxamed Abshir waa siyaasi weyn, mana
rabo inuu ka qabto jago Somalia hadeer


Laakiin Cabdiqaasin, ayaa barya, oo ka
codsada inuu xataa ka dhexmuuqda dowladiisa
si ay dowladiisa u shaqeyso, waa run
Xataa wuxuu ka codsaday inuu u noqdo la
taliya, laakiin Maxamed Abshir waa diiday

Maxaamed Abshir wuxuu Siyaad Barre u xirnaa
19sano, waa xabsilaha ugu dheer taariikhda
Somalia, maantana diyaar uma aha runtii inuu
wasiir ka noqdo dowladda cusub

TO: BOOWE:
Waxaa tahay nin liita, Cabdulahi Y
waxaa u dhiibay xukunka Ciise Maxamud
haddana iyagaa meesha ku haya,
iyaga ayaana ka qaadi kara

Dadkan aad leedahay iska celiya
Cabdulahi, uma baahna taa, waa
siyaasad Majerten, xabad ma naqaan
laakiin in la hadlo, sidaa darteed
cid la dagaalayso ma jirto, hadaad
sidaas ku talinayso
Erayada aad isticmaalayso sida "Laandheere"
waxay muujin inaad weli hoosayso, hadii
Somalia maanta laan-dheeranimo waxa lagu
helayo, qabiil ayaa mar hore ka adkaan
lahaa qabiilada kale ,oo dalka qabsaan
lahaa, una talin lahaa, laakiin, taas
waxay cadayn in qabiilada oo dhan isku
meel joogaan.
Waxa kale oo ku cad warqadaada inaa
tahay nin aqoon hooseeya,
Nabadeeeeeeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Born to be warrior

Tuesday, October 17, 2000 - 08:21 am
To;Born to be master(loser)
Saaxiib Waxaa kaa muuqata in aad tahay nin ciil badan u qaba MAREEXAAN laakiin raganimo xumo hayso oo u hadlaya afkaa qoyan. Waxaanse kuu sheegayaa in faanka cidlada ah ay tahay mid la idinkun yaqaan taariikhiyan taas oo ah dabeecadaha DUMARKA oo la idinku tilmaamo waligiin ilaa SAYIDKII. Nacnacdaadana waxaan ka iri DAMEER AAN SAARNAHAY DHUUSADIISU MAXAY IGA TARI?
Waxaan kuu sheegayaa in Mareexaan dhinac dagaal iyo mid siyaasadeedba idinka adkaaday. Dhinac dagaal waa ogtahay darbadii kaa raacday KISMAAYO markii umadda ka fariista la idinka waayay.
Hawiyaha aad leedahay waa la raacayna MAJEERTEENBAA ugu horeeyay DAAROOD hawiye la heshiiya adinkoo dhiiggii la idinkaga daadiyay GAALKACYO wali qoyan yahay ayaad ka dagteen XAMAR sidii ANWAR AL-SAADAAT(Is DHIIBID).
MAREEXAAN Cidna gooni wax ulama dhisan ee SOOMAALI oo dhan waxay ku heshiisay ayay taageereen. Sidii noo kale daba dhilif AMXAARO ma nihin.
Dhinaca siyaasdda haddii aan u soo laabto waxaa SOOMAALI oo dhan wada ogtahay in MAJEERTEEN isu qoondeeyay jagada RA'iisul wasaaraha ee dawladda cusub ayagoo ku qaraabanay magac daarood, riyadaas meesha ay ku danbaysayna waa lawada arkaa.Ka dib markii aan ku guulaysanay in DAAROODKA kale oo dhan aan tusno iimaan darada MAJEERTEEN iyo in ay yihiin MACAAN JECEL, halkaasna ay isolated ku noqdeen khasabna ku noqotay in ay taageeraan ALI KHALIIF.
Marka ninkaagan waan fahamsanahay meesha aad ka gubanayso oo kugu kaliftay in aad qabiil aan dooda ku jirin weerarto. Sidaas ayaa la idnku ogyahay ee halkaas faanka fashilmay ka wada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darood

Tuesday, October 17, 2000 - 11:51 am
Ilka yar
Waa Darood ninkii cadaawad u qabana
ha jabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Izmahan

Tuesday, October 17, 2000 - 02:52 pm
Salaam ka dib, anigo ah qabilada Somalida ugu tayo iyo tiro yar, hadana as a Somali ayan fikradayda u dhibanayaa:
1) S/lander waa ka helay waraaqdaada, waana jiraa Xasadku.
2) Tarikhda markala qorayo la waydiin mayo nin xanaaqsan iyo mid faraxsan, oo hsb gooni ah aya loo qoraa, mark dadka xanaaqsan ama faraxsanow la socda inaydnan tariikhda waxba ka badali karin.
3)Ninka Galguduud iyo dhulka Mjgu dagaan isbarbardhigay waa iga qosliyay waxaana u qaatay inuu joke ka wado, waayo Galgududka ad shegaysid waxaa bugaagta Atlaskii hore ku kor qoran "Majertenia".
4) Waa jirtaa in MJ iyo Isaquba ay dad badan dulmi u gaysteen, hadana mid ayay Somalida inteda badan uga duwan yihiin, taas oo ah inay aaminsan yahaiin inay iyagu dadka ugu fican yihiin taas oo aan anigu u arko kalsooni, Tusaale ahaan iyagu markay gursanayan waxba lama waydiyo meesha dadka kale laga yabo in gabar loogu diido waa reer hebel, kalsooni daradu waxay aad ugu adan tahay Koofurta oo tusale ahaan Hawiyhu wuxuu isu arkaa in la yaso si ay uga dabakhaan arintaas ayay dagaal u kiciyeen, iyagoo is leh ha laydin citiraafo, nasiib daro waxay tasi dhalisay in dadkii aan qabiilka aqoon oo Dawladi Barakaysnayd ku caqliyaystay inay qabiil bartaan taas oo u so saartay inuu jiray dad nasab dhiman loogu yeero, hadana biliqo iyo kufsi ku darsaday, waa garnkartaa qofkasta fikrada meesha uga so baxaysa, waa ogahay inayan Diiniyan bananayn in lays xaqiro, lakiin socilay waa wax aduunka oo dhan ka jira.
5) Hada iyo dan Somaliyay waxaa dan idiin ah inaad iska daysaan shekada ah " waa ahan jiray ee adigu aamus, iyo aryaa hada i arag waa i kane"
nabadeey
Izmahan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haldha

Tuesday, October 17, 2000 - 03:07 pm
To abgaal\
futo forinaysa iyo fal xun abgaal ba leh. cadaa qatee wa cadada ee ma aha ceebta. xayoo hadad af somaligayga fahmiwayso gob ta weeydi macnihisa ileyn gun bad tahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cawil bander qasim

Tuesday, October 17, 2000 - 04:16 pm
ISMAHAAN

run ahaantii inkastoo aad qabiilkaagii xaqirtay markaa tidhi wey tayo daran yihiin. baaye tayo macnaheeda iyaad geftey mise waa kaa dhab.
way tiro yaraankaraan laakiin tayo xumo haday ku darsadaan waa jab weyn markaa baaye hadalaka bal dib ugu noqo.
waxaan aad uga helay afsomaaligaaga iyo sida aad is saarsaartayay. inkastoo dhan u xaglinaysay waa siday aniga ila tahaye.

Ismahaan aniga laftigayga qabiilkaygu ma tiro badna marka loo eego dadka ay la dhasheen siday u tarmeen, hase yeeshee weligood "tayo" xumo laguma sheegin..

Haadaba Ismaahaanay bal noo sheeg qabiilkaad aad tidhi way tiro iyo tayo darana yihiin....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 05:29 pm
Asalaamu calayykum:

Dadka meesha ku jiroow ilaah ka xishooda oo wax idin anfacaaya ka hadla iyo waxa ay danta dadka iyo diinta ugu jirto.

Aniga nin MJ ah ayaan ahay waxa aad ku hadlaysaan ma jeclaan dhamaantiin maka ilaah ka baqa oo xishooda raalina ahaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/LANDER

Tuesday, October 17, 2000 - 07:17 pm
IZMAHAN runbaad ku hadashay.
soomaaliyeey tusaale kaliya ayaan idinsiinayaa
in majeerteenka halkan aad ku caayaysaan idinka
smart-san yahay oo idinka xadaarad badan yahay,
ufiirso bogan majeerteen kumay caytamin waxaa
caytamayaa oo xataa afsoomaali xun ku hadlayaa
sida futo foodhyaysa(sorry)iyo wax lamida waa
dadka aan isku kalsooneen,ninku hadduu isku kalsoonyay ma caytamo.
haddaba hawiiye waxaan ku oran lahaa inta aad
leeday anaa soomaali madax unoqonaya marka horrey adigu gurigaaga gubanaya hagaaji oo ismaamul markaasey kaddib soo hiigso dadka ayagu
aayahooda katalinaya oo meel lasoo fariiso
dadka kale ee ayagu wax lakala macaashayo aan ogayn ee marba meel aadaya addinka waxaan idin oran lahaa is hubso.
byeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Wednesday, October 18, 2000 - 12:01 am
Siyaasad Majerteen waxaad moodaa inaanay soomalidu weli fahmin.
Laakiin hal su,aal ayaan kuwaydiinayaa .
Wiilka jiray 20 ee burca laga sooqaaday subaxnimadii uu C/rashiid allah ha unaxariistee imaanaayay Laascaanood la keenay asal ahaana ahaa nin aan waxbarasho nasiib u helin ee miyiga ka soogalay lixbiloodna askariga ahaa makulatahay fikrad uu leeyahay inuu ku dilay?

Tan kale qareenkii arinka baaraayay ee Baashane ma ogatahay in Siyaad barre u diiday inuu siiwado?
Tan kale maxaa wiilka dilka loolgula deg-degay?

Inaats oo dhan waa siyaasad aadan waxba ka ogayn?

Boqorkii sucuudiga Faysal markii uu tooganaayay wiil uu adeer u ahaa ma siyaasad cunugu watay bay ahayd?

Hawiyaha qaarkiis &mareexaan &wixii laangaab ah iska dhaafa nacayba Majeerteen waa xaasidnima hadalka qaarkiise.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muunye

Wednesday, October 18, 2000 - 01:55 am
majerten arintiina waa culustahay malagali karo baabba siyaad aa xalin waaayey haddana iljeex ey sugee cabaadlee wadiin. good luck ILJEEX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Wednesday, October 18, 2000 - 02:34 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Izmahan

Wednesday, October 18, 2000 - 02:50 pm
Thanks S/lamder, mar labad waa. Walaal Bander Qasim, waa fahamay fariintaada hadana:
1) Isma xaqirin ee wax jira ayaan sheegay madaama mowduucu ahaa runta yaan layska indha tirin.
2) Waxaan is tusay inayan munasab ahayn inaan netka ku iraahdo reer hebel ayaan ahay, lakiin waxaan hubaa hadaan qabaylkayga kuu sheego inaad oranaysid "oo yaa". waxaanse is waydiiyay sababta aad kayga ii waydisay kaagana aadan u xusin, waxaan kaloo is waydiiyay may be inaynaan Tayada isku is u aqoon.
3) Galguduud maxaa ku dhacay mase wuxu ku maqan yahay Cilmi baaris, hadaii malahaygu sax yahay, wax barshada lagama xishoodo ee: Atlas waa waa Bugaagta Mapsku ku qoran yihiin oo aynu inagu badanaa u naqaan Juquraafiga, hadaad e-mail ama web site soo sheegtid waxaan ku soo dirayaa "Majertenia oo ku kor qoran Galguduud!
5) Walaal magac laawe, waad ku mhadsan tahay waanada Ilahayna ajar ha kaa siiyo.
intaas iyo is maqal danbe
Izamahan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI SALEEMAAN, QB.

Wednesday, October 18, 2000 - 04:09 pm
MEESHA WAXAY KU FIICANTAHAY SIDA ISMAHAAN IN LOO HADLO OO RUNTA LAGA SHEEGO WAXA JIRO NIN KASTANA WAXA UU YAHAY LOO OGOLAADO.

TEEDA KALE WIXII BAABA SIYAAD AAS FURI WAAYAY HABAARANAY MA FURAYSO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jalaf

Wednesday, October 18, 2000 - 05:38 pm
Izmahan+ s/lander =1

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHARMARKE

Thursday, October 19, 2000 - 10:37 am
dadkaan anigu waxaan iraahdo ma garanayo ee ilaahay caafimaad ha waydiistaan marka hore, bal maxaa nagu soo falay wixii qaabka darnaa oo dhan oo somali ka dhashaa majeerteen baa lagu soo sixray allow daaweee aamiin, akhyaarta intiida kale waxaan idinku mahadcelinayaa sida wanaagsan oo aad u hadasheen sida S/lander iyo ismahan oo u hadlay si sharaf leh waa mahadsantihiin 100% well done pppl. bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gal-gaduud

Saturday, October 21, 2000 - 10:38 am
illaa maalintii aan topigaan ku ratibay boggaan illaa hadda waxaan eegayey in uu majeerteen ka dhashay hal nin oo caqli leh, waxaanse ka indho adeeygay fikrado dad aqoonta qabiladda heer jaamacadeed ka gaaray ay ii sheegeen, oo ahayda majeerteen sida fardaha talyaaniga ayeey hortooda u jeedaan oo geesahooda iyo gadaashooda midna ma egaan..taasi waa dhab ,hadalkii ama eedii aan idiin soo jeediyey ,waxaad uga jawaabteen annaa laan dheer, iyo annaa laan gaab, laakiin haddaad laan dheertihiin nimankiina ayaad ku dhibeysaane, sidii shanfaroodle u hadla haddii kale ,faan iyo dhuuso ku cimri dhammeeysta,.waxaan hadalkiisa fahmey oo jawaab idiin noqon kara waxaan ka arkay wiilkaas abgaal oo intuu idinla yaabay sida aad cunsuriyaal u tihiin si qaboow xamar idinkugu sugaya si uu idiin dhabo.teeda kale haddii galgaduud majeerteeeeeenia tahay welcomehome, laakiin sacad gaalkacyo ka soo xoreeysta,meeydkii habar gidir idinka xasuuqdayna soo aasta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abgal Osman

Saturday, October 21, 2000 - 11:38 am
LOL Galguduud, Sidii Sheekada Atlaska lagaaga sugayay ayaad keentay "Dhuuso iyo Laan" waxaad ka hadashay wax aad khibrad u leedahay oo malaha markad Galguduud digirta ku cuntid ayaad soo xusuusatay wax yalahaad isku arki jirtay. Abgaalka badiisa ka bax ee taada ka hadal anagoo nabad ku jirna ayaa dadka aad shegaysid iyo kuwaad leedahay waa reer Galguduud na soo galeen, markastana ogsonow inay isku mel naga joogaan idinka iyo iyagu. Waliba iyaga ayaa la af gaarn karaa ee horta adigu Galguduud wasiir u raadi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galguduud

Saturday, October 21, 2000 - 11:44 am
Abgaal inaan dadka kugu so daro ayaan rabay, lakin doqon ayad noqotay, ma waxaad rabtaa inaan damerihii ku xusuusisiyo waad ogtahay Tariikhda Somaliya sida gal-guduud ay dhibaatada mjga idiin ka hayeen, tusaale ahaan; Kenadiid iyo Cali Yusuf waa ogatahy dhibaata ay anaga noo gaysteen iyo san idiin ka hor joognay. waligaana ha ilaawin in Wacayslaha kaliyihi wax fahmo waxaana ugu wacan waa dariskooda ay xuduudka ay la la leeyihiin reer Galguduud

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real galgaduud

Sunday, October 22, 2000 - 07:33 am
war axadkaan, galgaduud jeclaa ,war aniga ayaa real galgaduud ah,marku adigu sidii ruux kaneeco cuntay marna galgaduud iska dhig matrna abgaal,marna majeerteen..haddii aadan ku qanacsanayn boosaaso,waxaan kaa balan qadayaa in aan boos kaaga qalqaaliyo meel uun galgaduud ka mid ah,waayo waa dhul carro san ah ,sidii saxaarihii boosaaso daaf ma lahan, ee ka soo guur,abgaalna waa wiil,aad u dhirbaaxo kulul, waana raggii aas aasay magacii aad nacbeeydeen,maxay ahayd u hee s hee c yaah...
midddeeda kale fikirkeeygu ma ahayn in aan dad isku diro ee just waxaan iri majeerteen waa cunsuriyaal.is that true ? if not keep yelling.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIRE

Sunday, October 22, 2000 - 09:53 pm
TO BOOWE
WAXAAN HORATA KU XASUUSINAYAA IN AY FOOL XUMO KUU TAHAY IN AAD ISKU XUUXISO SALEEBAAN MAXAMED TEEDA
KALE MAJEERTEEN WAXAY DILEEN CABDIRASHIID CALI SHARMAAKE ALLAHA U NAXARIISTEE OO AHAA MAJEERTEEN
ADIGU LIITOW MA KU FAKARTAY INAY MAJEERTEEN IYO NIMANKAAD MAGACAABEYSO YIHIIN RAGII XAQIIJIYAY JIRITAANKAAGA,MA OGTAHAY IN CABDIRASHIID LOO DILAY DAN GUUD MA OGTAHAY IN CADAADISKII DOWLADII
MILATARIGA AHAYD AY FARTA KUUGU FIIQEEN ILAA AAD
KA DHIIDHIDO,WAXAAD TAHAY CARUURTII KACAANKA HADII
AAD GARASHO LEEDAHAY CUMAR MAXAMUD ISKA QABTA NAMA
TIRAAHDEEN GIBINYAHOW,MA WAXAAD DOONEYSAY INEYNU U DHAQANO SIDA DADKA XADAARADOODU LA BILAABANTAY 1960KII OO GARAN LA QIIMAHA UU LEEYAHAY DHULKAN
AMA QIIMAHA AY LEEDAHAY NABADGELYADA,TEEDA KALE SU'AASHAADII JAWAABTEEDU WAA TAARIIKHDA KUMA JIRO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 22, 2000 - 11:00 pm
War waxaan manala tol baa mise way sheegan, khadkan isku xag-xagan. War uma hayaan sida warmuhu ugu fooraraan. Maantay cadawgiina ayaa aad faraha uga badan lama joogo waqti aad far isku fiiqdaan. Dadka aad tilmaanteen waa dad iska kiin jecel ee si wanaagsan aan halkaan ugu sheekaysano. Waa maxay laandheerenimadu iyo waxa qurunka aad tilmaamaysaan sow Majeerteen kama soo wada jeedaan. Dib hadalkiina haloogu noqdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL SOMALIYED

Thursday, October 26, 2000 - 06:27 am
WAA IGA DARDAARAN WALALAYAAL SIBA GALGADUUD
SAXIIB MAJEERTEEN WAA QABIIL EEN OO LAYAQAAN
MARKA WAX YAALAHA QAAR KOOD WAA CEEB MIDA SXB WAXAAN KU SHEGAYAA WAR ADUUNKA WUUUTAGAY WAA LAHORMARAY ADINKANA QABIIL AYAA BEERKA NIIFADHIYO
WAXAA LAYAAB LEH DADKA QAAR KOOD WAXAY KU HADLAAYAAN SOMALIYA WAXAY HORMAR LAGAARIWEESAY
DADKAAN CAMAL BAA KABUUXO WAR FICIINO HOR MAR AYUU GAARAY ADIGANA RER HABAL AYAA SAAS AH RER HABAL AYAA AH WAR QABIILKA HADUU HOMATGAARAY UU SIYAASAT FIICANYAHAY LAKAMANAXO ILAHAY HAU SIYAADIYO AYAA LADHAHAA WAA WAXAAN HOR LAGARI WEENAY WAXAAN MIIRAN AYAA NUGU JIRO WAR ILAAHAY
HALOO TOOBADKEENO SOMALIYE WAA IKA NAXARIISSSSS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAAYOW

Sunday, October 29, 2000 - 11:06 am
NINKA MAGACIISA GU SHEEGAY JAYTE MA AAD TIHID ABGAAL EE HACEEBEN ABGAL EYAHOW EYGU DHALAY
KA HADAL FIGRADAADA MEEL WALBO HAGU QORIN
WAXAAN MICNO LAHAYN WAXAAD RABDAA INAAD ABGAAL
CEEBEESIDUUUUUUUUUUUUUUF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqow

Monday, October 30, 2000 - 05:14 am
To: somalilander
sxb somaliland iyo puntlandba anagu uma baahnin ee hadii aad rabtaan waad go'i kartaan mida kale hawiye afkaaga jaadka cunka badan ka daa qaldaan yahow waa kuwii siyaad kaa xoreeyee,nacas ,hawiyye waa qaran wax uu ubaahanyahay aaba iska yar cidii rabta ineey la noolaatana waxaan leenahay kusoo dhawoow gacmo furan kastay qaldaanow? only mareexaan and ogaden r welcome ,,,, others u may stay ur fucking own place get it?
viva Haw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maarheen

Thursday, February 01, 2001 - 12:59 pm
your motheir is a dead dog you moreren don't say anything we DRAARD YOU NOT .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.