site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

XILDHIBAAN LAGU XIRAY PUNTLAND? IS IT TRUE OR..?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): XILDHIBAAN LAGU XIRAY PUNTLAND? IS IT TRUE OR..?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kacaan-diid

Monday, October 16, 2000 - 12:50 pm
Muslim allow qoladan Somalinet ma iyagaan run sheegin, mase dadka Puntland/Somalia uga soo warrama?

Marar badan baan arkay iyadoo dad iswaraysanayaa leeyihiin xaggee warka laga helay, oo marka qofku ku jawaabo Somalinet ay dad badani yiraahdaan naga jooji, war sax ah( from real news organization with journalism ethics) noo sheeg ama naga aamus?

Now I know why. Waxaan kula talin lahaa inta ila midka ah ee arrimaha somaliya xiisaynaysa in markay war been u eg ka akhriyaan Somalinet, aysan overseas call galin ee ay sugaan maalin ama laba, oo haddii cid kaloo sheegta la waayo iska illoobaan. Believe me, if you try to double check every story posted in Somalinet, you will spend a fortune before long. Just ignore it, and save some money and energy.

Haddii 31 xildhibaan (MP) from Puntland ay Bossaso joogaan, taas macnahedu sow ma ahan, the so-called MPs from Puntland did not travel with the "president" elect to Mogadisho. Is that the case, or is this another lie from Somalinet.

One more question. Why in the hell, did an MP from Shabeelle go to Bossaso, only to be arrested by Abdullahi Yusuf? But then again, this report is from Somalinet only.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ramadaan_hotel

Monday, October 16, 2000 - 09:48 pm
Waa jirtaa in la xiray xidhibaan ku sheeg mana aha
reer shabeele ee waa mooryaan from habargidir waxaana loo haystaa ma ahan in uu ka tirsan yahay
dawladii carta lagu soo dhisay ee waxaa dacweeyey ragii aay carta kawada yimaadeen waayo boorsooyinkoodii ayuu baartay oo lacag iyo xadaa xaasaskooda sawiradooda ayuu kala baxay oo isleeyahay dib u iibso ileeyn mooryaan tuugo kama gaboobo xilna uma dibjire e. Qisadaa qiso la mid ah ayaana muqdisho ka dhacday oo ergadii Isaaqa, daaroodka, gudabuursi & Ciise waxaa la sheegay in boorsooyinkoodii la baartay rumee ama ha rumayn Ragga ayagoo gacmaha kula jira lagu qabtay waxaa ka mid ah Cali mahdi mohamed & Ina salaad booy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAWIL Banderqasim

Monday, October 16, 2000 - 10:25 pm
bro are u still dreaming? time of kacaan is over markaa maxaad diinatahay?
Midda kale ninkan la xidhay wa jiraa sida la sheegayo.waase runtaa oo maxaa nin reer shabeelle ah u diray Bosaso xilligan..
xildhibanada Puntland waay ahaayeen ugu yaraan afatan qiyaastii. sidaa daraadeed waa dhici kartaa in tiro intaa le'g ay Tagto Bosaso isagoo mid kasta uga sii udbaya magaaladii uu ka yimid ee Puntland.inta yar ee xamar tagtay waa intaa aad macaan jecalka u ahayd oo rajaynaya in bal wasiir loo magcaabo..
Sheeko yar..
anigu waxaan ahay ninreer bosaso ah. 15 cisho ka hor ayaan joogay bosaso,nin lamadaayo(doobbi) haysta ee xamar iyo dhankaa ka yimid asalkiisii ayaan dhar u gaystey si uu iigu maydho. ninkii ayaan dhowr cisho waayey,meeshiina way xidhatahay.
maalin dambe markii aan meeshii oo furan arkay yaan u imid oo ku idhi war xagaad qabatay.wuxuu ii sheegay in la xidhay..waan yaabay oo waxaan ku idhi oo miyaa la is xidhaa? wuxuu yidhi dadkayagaa masaakiinta ah ayaa la xidhaa kaliya.
waxaan ujeedaa anigu la yaabi maayo ninkaas keligii la xidhay oo tol la'aantu ku dhacaday.
belaayo ku dhacaday in uu nin magansado yey ahayd...
Cawil Banderqaasim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAASCAANO

Monday, October 16, 2000 - 10:31 pm
WAAR KUWA WAX XAWILA WAA INAAN DEGDEG UGU TAGAA OO AAN INA KHALIIF GALAYDH LACAG U DIRAA ILEYN ODAYGU WAA XISHOON INUU YIRAAHDO WAA LA I XADAYE, ISAGOO RA,IISAL WASAARE AHNA MA SHAXAAD TAMI KARE,E

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALAACAL

Monday, October 16, 2000 - 11:53 pm
wAX KASTA OO AAN DHIHI LAHAA WAXAAN ISAGA DAAYAY CAWIL BANDARQAASIM, waxaanse idin dhihi lahaa masaakiinta ha xirxirna . ee king kong xira.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kacaan-diid

Tuesday, October 17, 2000 - 05:18 am
Walalayaal, sow ma habboona in la isku koobo ujeedada article-ka oo ahayd sida wararka Somalinet ay ugu badan tahay ku-tiri-ku-teen iyo she said he said, aan source fiican lahayn. Marka walaalayaal qofkii ka hadlaya ujeedada maqaalka, is most welcome, qofkii raba inuu qabiilada caayo please aad pagis-ka kale ee ciyaalku isku caayaan.

Waa la socotaan in qolyaha Somalinet ay aad ugu jidbaysan yihiin dawladda cusub oo bias information lagu eedayn karo, but there is a big
difference between a bias reporting and total absurdity. Sow tii Somalinet lahayd few days ago Parlammaankii oo dhan Mogadisho buu aaday si uu u hawlgalo una approve gareeyo doorashada Prime Minester-ka. Wax sheegaya qoladii Puntland xamar ma aadin ma maqasheen.

Ka warama haddii ay beenowdo in qof MP sheeganaya lagu xiray Bossaso, iyo waliba in iska daa 31 xildhibaane aan hal xildhibaan wali Bossaso tegin. Sidee markaa u rumeyn doonaa waxyaalaha kale oo ay Somalinet qorto. Sow arrintu ma aha "Beentaada hore runtaada danbay u daran tahay". Who would believe them, even if they are telling the truth.

Cawil, The era of Kacaanism may be over for you, but for the most Somalis, this new government is nothing but a recyle of the failed Kacaan, and its corrupted officials. Next time brother, don't be too concerned about people's nicknames. Just stay on the topic, and try to clearly state your position.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JEYTE

Wednesday, October 18, 2000 - 02:50 am
MEEDJEERTEEN BARBAARTA ABGAAL AA XAMAR KU SUGEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Wednesday, October 18, 2000 - 12:27 pm
Saaxiibayaal haddii aynu cayda iska dhaafno
ma dhibaato ayaa inooga imanaysa, fadlan waxa
ila fiican in aynu cayda ama qabiil cayga aan
iska dhaafno, mase jirtaa qof faa,iido ka helayaa
cayda qof ama qabiil, soomaaliya dhibaatadii ka
dhacday ma jiro qabiil aan lug ku lahayn hala sii
kala daraadee, haddana ma jirto qof aan gaar ugu
eedaynayaa marka laga reebo kuwa hoggaamiya qabii-
lada soomaalida kuwaas oo isku keen dara qoryana
isugu keen dhiiba si ay dantooda gaarka ah u -----
gaaraan, waa wada-danaystayaal mana jirto wax
faa,iido ah oo ay inoo hayaan.yaan qabiil inaga
xoog badan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.