site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ALIF press release

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): ALIF press release
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Tuesday, October 17, 2000 - 01:04 am
Ururka Alif wuxuu ku dhawaaqayaa inuu ka go'ay Somaaliya mar dhowna qabanqaabin doono doorosho lagu doorayo madaxwayne iyo baarlamaan.
Wuxuu ka codsanayaa soomaliya iyo caalamka intiisa kaleba inay aqoonsadaan dowladan yaree cusub.
Waxaan soomaalida ku leenahay inay nagu daydaan ooy gurigoodan uraya soo hagaajiyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Tuesday, October 17, 2000 - 01:14 am
Ururka ALIF wuxu si nabad gelyo leh, uga codsanayaa in Ciidamadda Somaliland si deg-deg ah uga baxaaan Dhulka Awdal.
ururka ALIF, wuxu ka dalbayaa dhammaan dhuuni qaatayaasha Gadabuursi iyo Ciise ee u adeega Taliska maangaabka CIGAAL inay is casilaan kuna soo noqdaan AWDAL.
Ururka ALIF Wuxu ugu baaqayaa ciidamadaa iyo policka Gadabuursi iyo Ciise ee ku jira Somalialnd inay kusoo biiraan mujaaahidiinta ALIF oo u kala qaybsan sidan

CODE N0: CODE NAME BASE NAME

A4 HORSEED SAYLAC
A3 HORDEEQ LUGHAYA
A2 HORMUUD BAKI
A1 HORYAAL BOORAMA


GUULAYSTAYAAL GEEDIGA WADAAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR Koonfur

Tuesday, October 17, 2000 - 01:17 am
Huush maxay macnaheedu tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GACAN LIBAAX

Tuesday, October 17, 2000 - 02:01 am
HUUSH WAXA LA YIRAAHDAA "JIBRIIL ABOKOR"
MACNAHEEDUNA WAXAY TAHAY MARKAY DAMEERAHA
RARANAYAAN, WAA KALMADA AAY ISTICMAALAAN
EE AH "HUSH..HUSH..HUUSH..HUSH".

SIDA DHABTA AH MAAHA KALMAD CAY AH
WAASE KALMAD BILAA MICNO AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 10:49 pm
Adigoo mahadsan ha qadhaabsan magaca Ciise, hana isku dayin inaad nagu dirto dad aan walaalo nahay.
Anagu haddaanu nahay Ciise waxaa daris nala ah Somaliland ee koonfur waxba nagama gelin. Mustaqbalkayaga iyo mustaqbalka caruurtayada ayay u wanaagsan inaan xidhiidh fiican la yeelano dadka aanu wada degno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAFTII HURE

Monday, October 23, 2000 - 04:56 am
WAXAAN AHAY AQOONYAHAN GADABUURSI AH OO KU NOOL
SCANDANIIFIYANKA IN MUDO AHBA WAXAAN KU FIKIRAYAY
SIDAAN U ABUURILAHAA

URUR U DAGAALAMA XUQUUQDA DADKA REER AWDAL WAXAANA LA I YIDHAA NAFTII HURE WAXAAN AHAY NI KU ABTIRSADA SAMAROON GAAR AHAAN DEGAN BOORAMA MAGAC WAYNA KU LEH

BOORAMA IYO QURBAHABA WAXAANAN SI WAYN U TAAGEERSANAHAY URURKA ALIF IYO KA GOITAANKA SOOMAALIY.

ALAA MAHAD LEH.E.MAILKAYGUNA WAA SIDAN
alisiciid@hotmail.com
nikii danaynaya inaan u halgano Awdal iyo Gabilay
ha igala soo xidhiidho e.mailkayga.

alaa mahad leh

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.