site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GOORMAYNU XAASIDNIMADA IYO NACAYBKA JOOJIN?????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): GOORMAYNU XAASIDNIMADA IYO NACAYBKA JOOJIN?????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Tuesday, October 17, 2000 - 10:23 pm
ANIGA WAXAAN GARAN LA AHAY SOOMALIDU GOORMAY JOOJIN NACAYBKA AY ISU QABTO?TEEDA KALE GOORMUU QABIIL NAGA HARI DOONAA??MAXAASE QABIILKA SOO MAALIDU U JECESHAHAY??MA INTA AAN WAX BARAN CAMALKOODA MIYAA ANIGA WAAN KU WAREERAY EE QOF SOOMALI AH OO WAX GARAD AH HA IIGA SOO JAWAABO??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Wednesday, October 18, 2000 - 01:15 am
saaxiib waxba ha ku daalin dadkan qabiil kama
harayno ilaa iyo adduunka laga rogayo, sababtoo
ah qabiilku xitaa waa ka muhiimsan yahay diinta
islaamka ee aynu haysno, umana helin jawaab ilaa
hadda, waxaanse umalaynayaa inay soomaaliya
ugu wacan tahay inay qabiilka caabudaan nimanka
siyaasiyiinta isku sheega oo ah kuwo aan qabiilna
u danayn inay soomalida bareen isnacayb, xaasid
iyo waxyaabo ka sii daran, mana ka harayno qabiil
ilaa aynu iska qabano nimankan siyaasiyiinta
sheeganaya oo aan wax dan ah u hayn ummadda iyo
dalka,dhammaantood ciday doonaan ha ahaadeene
waa wada danaystayaal, qoryo ayey isugu keen dhii-
been si ay isu xasuuqno, dantooduna waa xukun doon
ee ma aha dan kale, tuug dhaarbeenle, tuug qabiil
huwan dhiigaygiina cabaya goormaan ka hari doonaa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.