site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su'aal to Somali's

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Su'aal to Somali's
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 17, 2000 - 10:40 pm
Soomaaliyeey waxaad si daacad ah iiga jawaabtaan yaa Soomaaliya burburiyay oo ka mas'uul ah
burburkaan dhibaatadiisii wali dhamaan la'dahay?

Waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedan

Tuesday, October 17, 2000 - 11:37 pm
Soomaali waxaa burburiyey Ethiopia lafteeda u dambaysana iyadaa dhuuxi doonta,ninkii xogogaal u ah arimaha G/Afrika ka dhacayey 50ki sano ee ugu dambaysayna wuu og yahay. Haa waxa u sahlay Soomaali gudeheed oo ay ka soo baxeen dhibaatooyin iyo dad u sahla arintaas Itobiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalio

Wednesday, October 18, 2000 - 02:39 am
Inqilaabkii 79 qurmiska

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.