site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAJJEERTEENKA MAXAA CALAACALKA UGU WACAN?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): MAJJEERTEENKA MAXAA CALAACALKA UGU WACAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUNSHEEGE

Tuesday, October 17, 2000 - 11:26 pm
Baaritaan la sameeyay ayaa cadaynaysa in qofkasta oo majeerteen ahi uu maalintii celcelis ahaan caayo HAWIYAHA 22 jeer, halka uun mareexanka ka caayo 7 jeer, labadaas qolo oo ay majeerteenku neceb yihiin?, tan kale ragga majeerteenku waxa ay u murmaan sida naagaha, taas maxaa sababay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuloos

Wednesday, October 18, 2000 - 01:33 am
majerten waa naag sayidkaa yiri

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar mahmud

Wednesday, October 18, 2000 - 12:13 pm
siydku waa waallaa,dhulooskuna ayagaa daba galay oo ku baaba,ay,majeerteenku dad isku filan oo waagii sayidka dowlad lahaa bay ahayeen, watii uu sayidku uu usoo baryo tegay waatii ay soo ceyriyeen markasuu gabay ku sheeg ku caayay. dhuloos maanta mj baa kuu taliya,naago haddii ay yihiin adigaa utalin lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osman mahamud

Wednesday, October 18, 2000 - 03:51 pm
sheekadu heerkaa yey gaarin majeerteen iyo dhulbahantana dhexdooda laga faa iidaysa taariihkduna iydaan been sheegin ee haloo noqdo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALI SALEEBAAN

Wednesday, October 18, 2000 - 03:58 pm
DADKA MAXAA DABA GALIYAY MAJEERTEEN WALIGIIN MAGAARAYSIIN MARKA AQAYAARTA HA KU QARAARINA MJ HADUU ILAAH IDNKA DHIGI WAAYAY QABIILKA AAD TIHIIN KU QANCA.

DHULKANA MAANTA AYAGA AYAA SOOMAALI U TALIYA HADII AAD KU QARAARI LAHAYDEEN IYO HADII KALE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jalaf

Wednesday, October 18, 2000 - 05:46 pm
ali saleeban

waxaa ku gumaysta cismaan maxamuud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osman mahamud

Wednesday, October 18, 2000 - 06:09 pm
jalaf

waxaan kuleeyahay majeerteen isma gumaysto waana dad siman oo walaalo iyo waalidba isu ah
ee taariihkda HOBYO dib uraac iyo KABDA QOYSIGII ka dhacay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kadabasheeg

Wednesday, October 18, 2000 - 07:00 pm
To : RUNSHEEG

waa iga qoslisay ,laakiin waxaad ilowday markay hawiye caayaan 22 jeer maalinii intaanay ugudbin mareexaan 7 diisa jeer ayay waxay amaanaan galgale iyo madhibaan 45 jeer maalintii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad

Wednesday, October 18, 2000 - 10:41 pm
TO RUNSHEEGE:

WACADALAADAN BEEN SHEGIN. WAXAAN XASUUSTA '98&'99 LABADA QABIIL OLACAYN JIRAY KALIYA WAXEEY AHAAYEN HAWIYE ESPECIALLY HABAR GIDIR & MAREEXAN WALIGOODNAH AYAKOO WANANA CAAYAH KADAC WOONAYAH WALI MA ARAG SANADKAAN WAXAA LAHAYSTAA MJ WAXEEYNA KUTIMI MAHA NACEEYB LOOQABOH EE MID MARKUU IS FAANAN BAA LACAYAHA KALIYAH RAGA MJ WAXAAN KUDHIHI LAHAA WAXAAN HAKA WALWALINAH SANADKA DANBE WAXAA ARKEEYSIN QABIIL KALE OLAHAYSTO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIISE MAXAMUUD

Thursday, October 19, 2000 - 11:39 am
Majeeteen nooc walba ayuu leeyahay
ee nimanyahow waxaas ka hara

dood kale noo fura

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante

Thursday, October 19, 2000 - 02:01 pm
Mj waa naago. Sayidkiina waa sheegay, somalina waa ogtahay. Afka booteeye, wax iskama dhiciye, somalina waa ogaatey. Cumar maxamuud markay nala jogaana waxay yiraahdaan mj kale anagaa leh, markii mj kale joogana waxay yiraahdaa walaalo ayaan nahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaye

Thursday, October 19, 2000 - 02:44 pm
kadabasheg

you so funy man'''''''''''''''''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdule Barow

Thursday, October 19, 2000 - 03:39 pm
Salan kadib, Run- sheeg waa iga qoslisay, waxana u qaatay inaad Joke ka waday, waxaana ku waydiin lahaa: Majeerten Garanay oo waxad tiri wax bay caayaan, Hawiyahana garanay oo waa la caayaa ayad tiri, marka Adigu ma waxad tahay sheekadi Laxda la garay Wankana la garay e Sabeenta wexeedu ma ......baa? marka horta adigu is qeex.
Tan labaaad ogsoonow inaad Ilahay danbi ka gashay markaad hal qabiil ah afka ku dhufatid oo tiraahdid Reer hebel waa saas, Mase waxay ka tahay MJda dadka u xayeesii mase xuman sheeg ayay kaa ahayd, haday kaa ahayd wax macqul ah ku sheeg, Mida kale Mjda wax badan ayad ka ogatahaye meeqa jeer ayay haweenkooda u tagaan (weekly).
Tan aad tiri ragooda aya sida dumarka u hadla malaha nin ayaa ka xanaajiyay marka waxay kaa tahay rag is gurayee, Hadaadse adigu rag rag dhalay tahay maxaa dumarka ula hadashay, Mase gabar ayay ku diideen oo waxaa la garan waayay meshaad gashid (rootskaga) Si kastaba arintu ha ahaate haddii wax yar kaga bilaban yihin waxa logu yeero "Debate" Netka so dhig wax laga doodi karo, Ama sida hada oo kale noo sheeg reer X ayaa reer Y Caaya iwm. Adiguse ma waxad ka mid tahay Qaba'ilka Habaarku ugu jiro boska Cayda? Mida kale is ma leh Cinwaanka iyo waxa ad soo qortay.
Mar sadexaad ha u qadan personal waa sheeko net e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali Hussein

Thursday, October 19, 2000 - 04:11 pm
Nimankiinaan la baxay Runsheeg amah Dhuloos caqli dameerka aad meeshaan la imaaneysaan iska daaya, dad aydun gaari karin afka ka daaya.

Qof aad isku diri kartaan ma jirto oo waqtiga ha iska qaadina.

Waxa muuqata inaad takhtar u baahantahiin maxaa yeelay iskuma ayduun kalsoonin!!

Idinkoo kale waxaa tahiin dadka gadaasha ka hadla,
kana shaqeeya wax sheega, ruufyaanimada iyo jaajusnimada.

Ma waxaad ahaan jirteen gulwadayaashi jiri jirey.
Mise kuwa kale beydun qaban qaabin ma daama aad maqasheen dawlad baa dhalatay?

Ugu dambeen nac nacda iska daaya hadaad rag tihiin dadka hortiisa ku caaya qabiilkiisa markaas beydun arki laheedeen waxaa idiin ka raaca!!!

Meeshaan waxaa loogu tala galay in fikradaha ay dadka wax garadka ay isku dhaafsadaan!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Thursday, October 19, 2000 - 04:39 pm
LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOl, Cabdulle Barow ajar ilaahay ha kaasiiyo sida aad iiga qoslisay "MJgu meeqa jeer ayay....... waa ka helay? waayo nin xog ogaal ah "Runsheeg" ayaad la hadlaysaa>
Tan kale Ninka raba inuu MJ isku diro wuxuu ilaway xadaradii qotada dheerayd ee Mjda, war waa dad aan laysku diri karin! ha ku ceebobin, mida kale, Run sheeg waa maxay pointigaagu waa ku fahmi waayaye, Mase waxaad tahay dadka cuqdaysan oo aaminsan in Ilahay MJga uga eexday? Si qof xor ah u hadal, haday joke kaa ahayd sorry Bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYIDCUMAR

Friday, October 20, 2000 - 10:16 pm
ninyahow la yiraahdo runsheege sheekadaadu waxay la mid tahay qiso bari ka dhacday magaalada gaalkacayo,waxay ahayd qisadan lama ilaawaanka ahi
islaan waalan oo aan hore wax cay iyo habaara mid u lahayn ayaa waxa la arkay maalintii danbe iyadoo
leh [sacadow baaba,a] hadii la waraystay waxa ku kalifay erayadaana waxayku ku jawaabtay DADKUBA WAA WADA LAHAA

TAASOO AAN UGA JEEDO KALIGAA MAAHEE BERYAHAN
INAGOO DHAN BAA WADA LAHAYN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/LANDER

Wednesday, October 25, 2000 - 11:36 am
WAXAA LA YIRI ODAYGA MAXAA HABARTA LOO SAARAY!!!!!
MAJEERTTEEN MAXAA LAGU ARKAY WALAALAYAALOW.
SIDOO KALE MAXAA ISAAQNA LAGU ARKAY WAA YAAB!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AFRIKAAN

Thursday, October 26, 2000 - 06:50 am
MAJEERTEEN WAA QABIIL AAD UWANAAGASAN OO DANTIISA YAQAAN MIDA KALE SOMALIDA WAXAY CAAN KU YAHIN
QOFKII DANTIISA YAQAAN WAA CAYAAN MEELA BADAN BAA KU ARKAY IYADOO MJ LACAANAAYO RAYIGA SOMALIDA
WALAYAAL WAA CEEB QABIILKA IYO CAYDA WAR ADUNKA
WAXAA GARAY HORMAR SOMALIDA QABIIL QABIIL AYEEE
ISKU HESTAAN WAXAAN IDIN SHEEGAYAA
WAA IKA DARDAARAN WALALAYAA IN AAD ISKA DHAAFTAAN QABIIL MARKA QAAR KOOD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 27, 2000 - 09:18 pm
Ninka yeri Majeerteen diintooda ayay yaqaanan waxaan ku oran lahaa hadii ay diin leeyihiin madax kama dhigteen ninkii C.qaasim waxaan wada joognay USSR ee goormuu wadaad noqday taasi waxay caddaynaysaa in ay iska daba socdaan nin diintii Islaamka hareer maray,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuloos runa

Thursday, November 02, 2000 - 07:13 pm
mar muxuu ahaa kan dhuloos ee majeertee caayaya. Majeerteen waa ladhalaney daris waanahay. Runtii waad dad derisnimada kufiican, yaqaanana heshiis macnihiis. Dadkey gumeysanjireen baa ilaahey kudirey

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.