Taariikh | Wednesday, October 18, 2000 - 07:55 am Waxaad tihiin dad aad u masaxa taariikhda soomalinimada islaamka iyo ta qabiilba qabiil kasta wuxuu leeyahay taariikh hadaba cabdi rashiid ali sharmarke wuxuu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey ee afrikada madoow ah ee furay maradda xajka oo uu furi karro nin xaaraan cunin, aan waligii sineysan. waxaana lagu sharfay in maalintaas tujiyo 2,000,000 qof oo islaam ah waa laguu yiqiin xitaa majeerteenku ma oga taariikhdaas waxaan ahaa securty la socotay boqor FAisal ma aqoon ninkani qabiilka uu yahay. wuxuuse u yiqiin adoon ay muslimiyeen oo qaawanaan lahaa. markii uu soo noqday wuxuu socdaal ku soo maray gobolada woqooyi ilaa koonfur Soomaaley taariikhdiina ha aasina in kastoo annigu aan ka dheshay qabiil aan tiro iyo gobol lagu tilmaamo laheyn. |
Anonymous | Wednesday, October 18, 2000 - 04:14 pm YAA DILAY C/RASHIID, MAXAASA LOO DILAY. |
Anonymous | Wednesday, October 18, 2000 - 04:18 pm WAXAAN OGAHAY ANIGA OO AH QABIIL KA MID AH QABIILADA MAJEERTEN IN C/RASHIID UU DILAY NIN KA MID AH QABIILKA CALI SALEEMAAN OO MAGAC WAYN IYO DHAQAALO BADAN KU LEH GOBALADA WAQOOYI BARI, SABABATA UU I DILAYNA WAXA WAAYA DAGAAL KA DHEXEEN JIRAY LABADA QABIIL OO ILAA IYO HADA AAN ISKU FIICNEEN IYO SIYAASADO KALO OO JIRAY. |
xusen | Wednesday, October 18, 2000 - 05:32 pm Beenta mesha kala tag nacaska dhagaha wayn ! |