site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CILMI BOODHARI ( WAS HE MAD? yes ,Why?)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): CILMI BOODHARI ( WAS HE MAD? yes ,Why?)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C IGAAL

Wednesday, October 18, 2000 - 08:06 am
Cilmi boodhari waxaa lagu tilmaamaamaa
in uu yahay Aabihii jecelka.
cilmi waa waalnaa , waayo halkee lagu arkey
nin jeclaada gabadh sideed jir ah
waa run Hodan waxay aheyd 8years old
waxaa ka sii daran sheekadii Layla IYO
qays iyo sheekada cilmi boodhari laga qoray
maxaa u dhexeeya?
Hadaad tahay aqoon yahan akkhriya
Buugta u fiirso xikmada meesha ku jirta
kuma ayaa u hamoonaya gabar aad u yar
ma ku jirtaa diinta?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.