site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DIM INIIGUMA SOO NOQDO UMAD YAHEY WAALANI

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): DIM INIIGUMA SOO NOQDO UMAD YAHEY WAALANI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wardi

Wednesday, October 18, 2000 - 09:16 am
Sallamacaleykum
Waxaaa aheyn nin ka yaaben sida ey bulshada So u dhaqmaan, waxey ku hadleyaan, xumaanta iyo isnaceyba ey isku hayaan.
Markii hore waxaan rajeynaayey in mar uun dawladika dhalato dhulkii oo aniga oon 16 gaarin ka soo baxey. Somaliduna iima kala duwana laakiin dad baabasan oo sii baaba'aya ayaad iila egtihiin.
hadii aan iska goy lahaa magaca so waan iska goynlahaa.Waxaa islahaa meeshani waa meesha aan kala socon lahaa bulshada laakiin masuubo iyo ballaayo ayaad jeceshihiin. Dhaqankiina waad baabi iseen waanad sii baaba aysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qadar

Wednesday, October 18, 2000 - 09:45 am
Wardiyoow markeey dad badani meel isugu yimaadaan waxaa laga qaar caagil ah, qaar aftahan ah, qaar dooro biiqday ah, qaar aan ilaahay garanayn. Markaa waxba haka qancin, sababtoo ah inta aynu wada hadlin aakhirtu waan garanaynaa cid walba waxay gasho iyo waxay gudo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Wednesday, October 18, 2000 - 01:31 pm
saaxiib waan kugu raacsanahay qoraalkaagan
nacaybka, qabiil caabudka iyo xaasidnimadu
waa arrin aan ilaa hadda garan la,ahay meesha
ay ka timid, ma waxay ka timid nimanka siyasiyinta
ah, ma waxay ka timid dadka oo naxariistrii ka
guurtay, ma waxay ka timid islaanimadii oo laga
tegay ilaa hadda su,aal uma hayo dhibaatada
soomaalida, waxaanse filayaa inay inakala
dileen nimanka siyaasiyiinta ah.dhibaatadana
qof kasta oo soomali ah oo aan la kulmaa waa
ka hadlayaa mana hayo qof sameynaya wax wanagsan.
markaa saaxiib aynu isaga gabawno qurbaha talo
kale ma jirtee soomaliyana go,aankeedu waa
dil, bililiqaysi.kufsasho hablihii soomaaliyeed
iyo xaasidnimo.walee hadaynaan sidan wax ka
bedelin ama aynaan is cafin gacmahana is qabsan
adduunkaa inagu dhammaan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.