This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts Xassan Abshir oo qirtay in uu Jaahil yahay SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Xassan Abshir oo qirtay in uu Jaahil yahay Mooge Wednesday, October 18, 2000 - 11:18 pm Mar ay xidigta banadir wax ka waydiisy Xassan Abshir in ay aqoontiisu yartahay, waxa uu ku jawaabay waa run. Hadna waxa uu rabaa in loo doorto wasiir Sidee loo siin karaa Jaahilkaa siyaad Barre ka soo hadhay. WARYE Thursday, October 19, 2000 - 11:38 am TO: MOOGE TAASI WAA BEENTAA MOOGE XASAN ABSHIR WUXUU KA BAXAY AKADEEMIYADA MILATERIGA WUXUUNA SOO BARTAY SHARCIGA HADALKAASNA MA ORAN XASAN, CEEB BEENTA ISKA DHAAF WARYE Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.