site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DILKII JENERAL YUSUS TALAL WAXAA KA DANBEEYEY XUSEEN CEYDIID(LITTLE GORILLA)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): DILKII JENERAL YUSUS TALAL WAXAA KA DANBEEYEY XUSEEN CEYDIID(LITTLE GORILLA)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdulaaahi

Wednesday, October 18, 2000 - 11:52 pm
ALAHA U NAXARIISTEE MARXUUM GENERAL YUUSUF TALAAL DILKIISA WAXAA KA DANBEEYEY MOORYAANTA UU HOGAAMIYO CUNUGAN EYGA AH EE XUSEEN CEYDIID,.
xuseen ceydiid, wuxuu si kasta iskugu dayi doonaa inuu arbusho dawladan xalaasha ah ee dadka soomalyeed u dhalatay,.. waxaan madaxweyne cabdulqaasim ku waanin lahaa inuu dagaaal jihaad ah ku qaado tuugadan caato ceydiid qanyare suudi.. meykoodana la suro ama lagu jiido magaalada xamar suuqyadooda, waayo gacan ku dhiiglayaashaas wax badan ayeý dhiig daadiyeen, oo ay dad aan waxba galabsan dileen.. marka waxaa wanaagsan in weerar lagu xasuuqayo mooryaantan ceydiid iyo caato lagu qaado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad 1

Thursday, October 19, 2000 - 04:21 am
To:Cabdulaahi
Dhab ahaantii waxa aad tahay dulmilow! saaxiib ha isaga dheelin aaqiradaada! oo ogow in cid waliba sugayso God hal mitir ka yar!! marka walaal wax aan la hubin ma haboona in aad halakan oo kale ku qorto hadii xuseen ka danbeeyay iyo hadii adiguba aad ka danbaysay?! waa lakala ogaan laakiin ha horboodin fadlan dhabta ama xaqiiqada, hadii aad xuseen colaadi idanka dhaxayso waa gooni lakiin hanabsan ninkaas!!!!!!!!1
Alaha unaxariisto JEN:yuusuf oo ha unuursho xabaasha in uu nabigii la xariiro oo xuuru cayn loo nikaaxsho ayaan qalbiga uga ducaynay AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMINN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 19, 2000 - 08:28 am
Attention war crimal Caydiid and your crime syndicate.You get away with the cold blooded murder of thousands of innocent Somali men, women and children but, you won't get away with this one.We will be chasing you in all the 5 continents for the coming hundred year.

Watch your ass you prehistoric savages who butchered innocent Somalis in the streets of mogadishu.This the end of the so-called Somali government.We the Dir will withdraw from this horrible governemt who failed to protect a general, who was appointed for the disarmament of the blood thirsty savages, who shed rivers of innocent blood.The facing saving show for this savages is over.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABARGIDIR

Thursday, October 19, 2000 - 11:40 pm
WAXAAN AHEY HABARGIDIR HADUU INA CEYDIID KA DANBEEYEYNA WAAN SOO QABAN LAAKIIN KA WARAN HADEY C/HI YUSUF IYO CIGAAL KA DANBEEYEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdulwaaxid

Friday, October 20, 2000 - 09:24 am
Asalaamu Calaykum

Ma jecli inaan meelahan wax ku qoro badanaa sababtoo ah dad badan oo aan wax garad ahayn baa meesha soo gala.

Qab-qablayaasha garanaye qaaruunteena kale ma qataaranahay?!!!!!!!!

Waxaad layaabaysaa dadkeena Soomaaliyeed oo markaad tiraahdid qab-qable ka waran oranaya ma fiicna hadana taageersan!

Walaahi inaanan maqal taariikhda Soomaaliya nimankan oo kale oo oranaya Soomaaliya Maraykana ma aqoonsan dowladaha dariskuna ma aqoonsan(amxaaro).

Waxaad arkaysaa qab-qable waraaq u qoraya Maraykan iyo Amxaaro oo leh madaxweynaha cusub waa Muslim (iyagu waxay u haystaan in si kale wax u qoreen laakiin xaqiiqadu waa saa)
Halkaan labo talo baan ku hayaa:
Mida Soomaalida guud ahaan
Hada waxaad arkaysaa ninam aqoonyahano sheeganaya oo marka aad tiraahdid meeday kaalintaadii Soomaalida kaaga aadaney ku leh hadii dadkaa la doortey wax habeeyaan waan taageeraynaa hadii kale..............
Horta madax weyne iyo wasiiro iyo koox yar midna kaligood wax ma qabtaan marka qofkii caqli haya waa loo baahanyahay, kii dhaqaale haya, kii naftiisa la diyaara, marka xaaladu meel xun bay ka daganaysaa ee awalba kumaan kun baa qabyaalad nooga dhintey marka samaanta waxay ku timaada imtixaan ee hal mar oo aan qab-qablayaasha iyo gaalo raacyada ku dhaqaajino baa noo haray.Insha Allahu naf badan noqon mayso oo marka qab-qablayaashu runta arkaan oo la kululeeyo ay wax maqlaan.Hadii kale dumarka iyo ciyaalku dhagxaantii ay xabishida ku tuuri lahaayeen ha diyaarsadeen ilayn ragii haday ruufyaanimo waxaan ahay diideen saasay tagaysaa.

Tan kale Madaxweynaha iyo nimankaan la magacaabey oo qaarkood ayna qab-qablayaasha wax ba dhaamin waxaan kula talinayaa walaahi inaydaan Allaah iyo Maraykan isku mar aydaan raali gelin karin ee mid doorta.Marka raga badankiisu da, buu joogaa inta buraashada la biyeesto cimriga yarkaa oo idiin haray xag Allaah u shaqaysta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALLAN

Tuesday, October 24, 2000 - 05:01 am
XASAN APPOLE, MACALANKII IYO MAAMULIHII DUGSIGA SARE EE FARSAMADA GACANTA EE HARGEYSA WUXU IMIKA SII MOOTAN YAHAY MUDDO LAGA JOOGO 10 SANADOOD. ILAAHAY, NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYO'E , XASAN APPOLE, WALIGII SIYAASAD KAMA UU QAYB QAADAN, DHIIGNA MA DAADIN. KALIYA WAXA LOO DILAY, WUXU AHAA GADABUURSI REER AWDAL AH. WAXA DILAY, HABAR AWAL OO WALIBA GACAL UU LA AHAA, WAANNA GUNNIMO IYO CIIL TAASI.
DOODDAN WAXA UGU TALO GALNAY IN LAGU XASUUSTO XASAN APPOLE, LAGAGANA HADLO, NASAB XUMIDA HABAR AWAL. HABAR AWAL WAXA KALE OOY GUMAADEEN, XASUUQEENA DAD BADAN OO REER BOORAMA, KADIB MARKII AF-WEYNE JABAY, CIIDAMADIISIINA DALKA KA GUUREEN. IMIKANA WAXAY RABAAN IN REER AWDAL NOQDAAN KABA QAADYADOODA.
"GUNNIMMO DHEREG LEH, GOBANNIMO GAAJO LEH AYAA KA ROON, REER AWDALNA WAY GARANSAN YIHIIN".
MA ILLOBO DOONNO, "COLD BLOODED MURDER" KA , XASAN APPOLE, IYO MAATADII LAGU GUMAADAY, BOORAMA.

"WE WILL NEVER FORGIVE, AND NEVER FORGET, HABAR AWAL COWARDLY ACTIONS AND WRONG DOINGS"
LONG LIVE AWDAL KINGDOM.

ALAHA U NAXARIISTO, XASAN ABOOLE IYO MAATIDII KU DHIMMATAY, GACANTA HABAR AWAL.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.