site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TALLAN MACA SALAAMA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): TALLAN MACA SALAAMA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XADI

Thursday, October 19, 2000 - 12:01 am
Saxiib angaa yaab yaabney, waxaa la yidhi hal mar ayey jananadii iyo wasiiradii afweyne ka bakhtiyey, xamar isa soo wada tubeen, aar adigu maxaad aheyd janan tallan, aar adna janan gaani, suu ye kaasna janan morgan, saane kana janan cali ismaaciil,saane shimee muqdisho idiinku danbeysay, say yidhaahdeen maalinkii macalinku baxay,saane janan bile rafle adaa SNA ee ahaaye xaggey ragan caloolaha kuus-kuusan ku maqnaayeen, suuye ani Roma, aar adna ani Djabaouti, aar adna ani Dubai, aar kana suuye Boston, saane xad hada rabtaa, say yidhaahdeen ani wasiir gaashan dhig, ani taliye cir, kana talye dhul, kaasna taliye bad, iyo beero,baabuur qurux badan, gabdho reer baraawe ah iyo booli qaran, saan anana xaan qabanahynaa, suuye bax oo dameerkaagii raadso, XAA KA DANBEEYEY TALLAN MACA SALAAMA, MA DOOLIBAA.

SAXIIBAYAAL CAQLIGA MARAYOOLAY WAAKAA, GACAN KU-DHIIGLAYAAL IYO WAXII WADDANKA BURBURIYEY WAA ISKA SOO DHIGANYAAN, OO XUKUN ISKA NIYAYEYSANYAAN, MA XISHOODAAN, DAMIIR MA LAHA, MA ISWAANSADAAN, MA ISLA YAABAAN, MA GARNYAAN WAA DALKII AAD 21SANO SOO BURBURISEEN, KADIBNA KA CARARTEEN, SHARAF HALKAN MA IDIIN TAAL, ISKU SHEEXA CIMRI BAAD KU JIRTAANE, CHANCKA DAD KALE U DHAAFA, WADDANKU DIBU-DHID IYO DAD-DAACAD AH UU U BAAHAN YAHEE, IDINKU CABAAR YARA GANBISTA MA KASAAN
HAL MAR AY JUBADIHII AF-WEYNE SOOWADA LA BISTEEN OO XAMAR ISA SOO WADA DHOOBEEN, MARKAA SOOMALIYEY WALAAHAY SHAQO AA KUU TAAL, EE THANKS KUWII KA BILAABAY TALLAN, YAA DHOW, MEEQAA DHOOBAN, HORAA LOO YIDHI HUNGURI WADKII MA ARKO, MARKAA " YAA LIIBAANEY OO LABEEYEY"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dj

Sunday, October 22, 2000 - 04:44 pm
Anigoo ah qof aad u yaaqaana Tallan, waxaan odhanlahaa saaxiibkayoo alle hakuu naxaristo, laakiin talo maad haynin. Maxaad xamar ka doontey? --wadkaagii. Hasha wada ayaan iyana odhan lahaa dhalinta hawshaa geysatey weli fari kama qodne,eh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TALLAN

Tuesday, October 24, 2000 - 04:54 am
XASAN APPOLE, MACALANKII IYO MAAMULIHII DUGSIGA SARE EE FARSAMADA GACANTA EE HARGEYSA WUXU IMIKA SII MOOTAN YAHAY MUDDO LAGA JOOGO 10 SANADOOD. ILAAHAY, NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYO'E , XASAN APPOLE, WALIGII SIYAASAD KAMA UU QAYB QAADAN, DHIIGNA MA DAADIN. KALIYA WAXA LOO DILAY, WUXU AHAA GADABUURSI REER AWDAL AH. WAXA DILAY, HABAR AWAL OO WALIBA GACAL UU LA AHAA, WAANNA GUNNIMO IYO CIIL TAASI.
DOODDAN WAXA UGU TALO GALNAY IN LAGU XASUUSTO XASAN APPOLE, LAGAGANA HADLO, NASAB XUMIDA HABAR AWAL. HABAR AWAL WAXA KALE OOY GUMAADEEN, XASUUQEENA DAD BADAN OO REER BOORAMA, KADIB MARKII AF-WEYNE JABAY, CIIDAMADIISIINA DALKA KA GUUREEN. IMIKANA WAXAY RABAAN IN REER AWDAL NOQDAAN KABA QAADYADOODA.
"GUNNIMMO DHEREG LEH, GOBANNIMO GAAJO LEH AYAA KA ROON, REER AWDALNA WAY GARANSAN YIHIIN".
MA ILLOBO DOONNO, "COLD BLOODED MURDER" KA , XASAN APPOLE, IYO MAATADII LAGU GUMAADAY, BOORAMA.

"WE WILL NEVER FORGIVE, AND NEVER FORGET, HABAR AWAL COWARDLY ACTIONS AND WRONG DOINGS"
LONG LIVE AWDAL KINGDOM.

ALAHA U NAXARIISTO, XASAN ABOOLE IYO MAATIDII KU DHIMMATAY, GACANTA HABAR AWAL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

makaahiil

Wednesday, October 25, 2000 - 07:30 am
waar ina xadiyow ((handcap))ayaad katahay maskaxda umada in ay is dhamayso ayaad habi ku tahay balse way bilaabatay ee wax ka gur af janjeedho lahayde??????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wild Habergidir

Saturday, October 28, 2000 - 07:26 pm
The problem with Habirgidir is that they for what ever reason think they can get away with murder, rape, looting, indiscriminate atrocities of mega proportion, well let me tell you people that will not happen, you will not get away with it, believe you me it may not happen in your life time but it will definitely happen in this life or the one after, there will be justice for your victims.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.