site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaan La dambaabin Cida dishay wali lama oga(Gen.Talan)

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Yaan La dambaabin Cida dishay wali lama oga(Gen.Talan)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 19, 2000 - 02:33 am
Allah ha u naxariisto Marxuumka.
Dadbadan ayaa waxayna ogayn ka waramaya,Cidna lma eedayn karo ilaa inta la cadaynayo.Fadlan inga daaya danbiga Ilaahbaa og ee yaynaan aakhiradeen seegin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daacad1

Thursday, October 19, 2000 - 04:09 am
Waan kugu raacsanahay fikirkaas Soomaalidana waxa isku diray waa warka aan la hubsanayn! aad baan uga naxay ragaan dibada jooga oo uga hormarayo warka kuwa gudaha wadanka jooga. Si kastaba ha ahaatee Jen:Yusuf rabi haka waraabiyo janatul-fardowsa AAMIN AAMIIN. Run ahaantii waa nin udhintay nabada soomaaliyeed,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.