site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAN DOONAYAA INAAN OGAADO QABIILKA LAYIRAAHDO HABARJECLO HAKUU KA DEGAA SOMALIYA AMABA SOMALILAND,INTEE BUUSE LE EGYAHAY MA QOLO YARBAA MISE WAAMID BADAN

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): WAXAN DOONAYAA INAAN OGAADO QABIILKA LAYIRAAHDO HABARJECLO HAKUU KA DEGAA SOMALIYA AMABA SOMALILAND,INTEE BUUSE LE EGYAHAY MA QOLO YARBAA MISE WAAMID BADAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAARISA

Thursday, October 19, 2000 - 04:29 am
FADLAN ADIGA OO AAN CAYTAMIN ILA SOO SOCOD SII HA DII AAD KALATAQAAID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GADWEYN

Thursday, October 19, 2000 - 04:32 am
inta aan ka aqaano qabiilkaa isaga ah waxa ay degaan BURCO IYO CEERIGAABO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koonfur

Thursday, October 19, 2000 - 04:41 am
Habar Jeclo hadalka dib baay ka gocataa.
Maahmahdaas ayaan ka aqanaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OOdwayne.

Thursday, October 19, 2000 - 05:25 am
Anaa ku sheegaya. Habarjlo waa Boqorada Issaqa
waxayne Dagaan. Burco,Ceerigabo,caynaba,Yiroowe
Hada magaratahy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 19, 2000 - 05:46 am
Maxaa habarjeclo iyo boqornimo isu keenay, Isaaq oo dhan waa minority somali, kala saarsaar ma leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HOOGAN

Thursday, October 19, 2000 - 09:10 am
To:
Ninka waydiiyey habarjeclo waa laba mid inuu yahay caruurta qaxootiga ku garaadsaday ama nin aan qabaa'ilka soomaliyeed kala aqoon hadaba gobanimada wayka baxsan tahay in qabaa,ilka fagaraha meel looga dhaco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caynaba sis

Thursday, October 19, 2000 - 09:38 am
Waxaan u malaynayaa kan meesha waxaas ku soo qoray
ee Gariisa la yidhaah in uu yahay Sujiui ama somali
abow waayo waxaas lama shir yimaadeen, ama faqash
isleh Isaaq ha isku caayaan meesha,waxaas naga heli
maysid ee afka dabaysha ka qarso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NATURAL

Thursday, October 19, 2000 - 09:49 am
TO:CAYNABA SIS:

WALAAL SI FIICAN BAAD U HADASHAY,WAA MID NACAS AH OO IS LEH H/JECLO HALKAN HA LGU CAAYO.MARKAAS HA U JAWAABIN WALAAL.ISAGAA DAALI DOONA.

WAAR YAA NACASKA ISKU SHEEGAY GAARISA,WAA LAYAQAANAA H/JECLO,WAA DAD GOB AH OO REER SHEEKH IZAXAAQ AH,EE OROD OO SHAQO YEELO.


PEACE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALAXLEYMAN

Thursday, October 19, 2000 - 11:17 am
TO Caynabasis,Natural,Odweyne

Afkiina Caano Geel lagu qabey sxbayaal si fiican baad ugu Jawaabteen ninkaa. Waa nin doonaya iney isku caayaan dadka reer somaliland laakin taasi ma dhaceyso mid iska dhiga mooyee

To Garisa sxb reer kaa aad sheegtey waa reer. reer somaliland ah kana mida kuwa ugu sharafta BADAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Thursday, October 19, 2000 - 12:11 pm
caydu ma dhaafi jirin isak, hawiye ama daarood,
hadda waxay xaaladdu maraysaa in loo sii dhaadhaco
is kala gur,iam waching you guys.waxaase ila fican
in ummadda wax wanaagsan loo soo bandhigo lagana
haro qabiilka, waxaana habboon in aan lala sii
wadin dadka ama qolada ilaahay xishoodkii ka
qaaaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nazir

Thursday, October 19, 2000 - 12:29 pm
To: Garisa
Let me tell you one thing boy, H.jeclo are one of the most civilized people in Somalia in terms of decency, morality, and integrity. They're true Somalilanders and also value the existance of their Southern Somali brothers and sisters. We wish them a good luck.
By the way, who are you? I'm afraid you're being such a hypocretic person.
Please be broad-minded, and next time come up with useful topic.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Thursday, October 19, 2000 - 01:41 pm
Habarjecel,Habarneceb,Habarxun who cares? Darood and The rest of somalis know little about them, and we like to keep it that way. They are all QALDAAN. Uncultured, ignorant and intollerant minority. They are better off in the bush they call Somaliland.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 27, 2000 - 10:40 am
waar wiilku su'aal xumaa maxaa keenay habar jeclo iyo meesahay degaan mawuxuu doonayaa in uu ka guusado habar jeclo walaal anagu ma siino hablahayaga kuwa ku koray xerata qoxoodiga ee kenya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habaryoonis

Friday, October 27, 2000 - 10:46 am
habarjeclo waxaanu ka kaxaynay burco hadana waxaanu ka sii eryeynaa yuroowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suleiman

Friday, October 27, 2000 - 07:30 pm
waar bal uyara qaboojiya waa intuu qofta su'aasha qortay aysan aqoon qabiilooyinka oo
qurbaa ku kortee intaydaan maagin wax usheega
GASIRA ujeedada aad doontaba yeeloo habarjeclo
waa qolo reer sh/isaxaaq ah oo dhul ballaaran
BURCO aya degaan koonfur hadaaad u baxdo hawd ayay degaan illaa inta laga gaarayo reserve area
oo ah gudaha ethiopia,sida gawlalaale,baalidhaye,
haddii xagga bariga aad uga baxdid burco waxay
degaan wadada dheer illaa inta aad ka gaadhi laascaanood meel aan ka fogayn oo layiraah OOG
oo caynaba ka shishaysa, dhinaca waqooyi bari
waxay degaan inta u dhaxaysa burco illaa ceerigaabo, waxay kaloo degaan badda cas inta u dhaxaysa BERBERA ILLAA IYO CEERIGAABO.
habarjeclo waa laba dhinac h/j bari iyo h/j hawd
ama si kale haddaan u iraah h/j bannaanka
degan iyo h/j buuralayda degan.
h/j bari waxaa weeye qolyaha layiraah;
cumar,reer yoonis,biciide,cali barre,uduruxmiin,
iyo kuwo kale. qolyahaas bari waxaa ugu tiro badan BICIIDE,oo dega degmooyinka GAR ADAG IYO
CEEL-AFWEYN OO KA tirsan gobolka sanaag,iyo
REER YOONIS oo dega degmada CAYNABA IYO Meelo kale.

dhinaca hawd waxaa dega kuwa ay kamid yihiin
REER DAAHIR, oo ah kuwa ugu badan xagga hawd
inkastoo xagga waqooyina ay qaar ka degaan
meelaha ay degaan waxa kamida degmada BALLIDHIIG
oo ka tirsan gobolka togdheer,baalidhaye,gawlalaale,habuura,haye, iyo
meelo kale.waxaa kaloo hawdka dega qolyaa layiraa
AADAN MADOOBE,YEESIF,SOLOMADAW,SAMANE,CIMRAAN,
SANBUUR,REER ABTIDOON,IYO KUWA KALE
haddaynu usoo noqono burco iyo hareeraheeda ilaa
inta aad ka gaari caynabo,iyo burco waqooyigeedaba waxaa ubadan qolyaa layiraa
AHMED FAARAH; ABOKOR AHMED,REER RAAGE,REER BINIIN,BURAALE MAXAMED,REER ABTIDOON,REER BADEED,
CIBRAAN,IYO KUWA KALE..
intaasi faahfaahinkuugu filan qabiil kaa aad rabtid in aad baratid.
su'aashaada waxa kamid ahaa intee le'egyihiin
waxay isku deegaan yihiin oo aan kuugu qiyaasi
qolada layiraah dhulbahante,haddaan danbiga
iska ilaaliyo habarjeclo way ka badanyihiin
dhulbahante,dadka qaarkood waxayba yiraahdaan
habarjeclo dhulbahante labadii ayay le'egyihiin
waana wax suuragal ah.
dadka intii wada degta ayaa is taqaan anigu
horay waxaan uhaystay anoo h/jeclo ah in ogaadeen
ka badanyahay GARXAJIS waxaanse hadda ogaadey
in garxajis uu ka badanyahay ogaadeen.
waxaa filayaa gasira in intaan aan kaga baxo su'aashaasi,haddii aad ahayd qof daacada oo
xaqiiqa raadis ah haddii wax kale aad raadinaysayna nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fadumo

Friday, October 27, 2000 - 09:25 pm
To:Habaryonis

Waar ha soo qaadin habaryoonis nacasyow, reer sh,isaxaaq
waa isku mid , ee noo soo dhig shaadhkayaga oo magacayaga
mar dame ha soo qaadan faqashow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Hayaag

Saturday, October 28, 2000 - 08:23 am
To suleman

Ma is ka hoptaa in Haber jeclo ka badan tahay Dhulbahante ama Habaryoonis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaxleyman

Saturday, October 28, 2000 - 11:57 am
To Fadumo afkaaga caano Geel lagu qabey inaabti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaan

Saturday, October 28, 2000 - 08:49 pm
TO WIIL HAYAAG
saaxiiboow tiro koob lama samayn rasmiya laakiin sida ay sheegaan dadka odayaasha beelaha h/jeclo
ka badan dhulbahante.
waxaan kale oo maqlay in garxajis kabadan yahay
ogaadeen,waad ogtahay garxajis waxay degaan min ceerigaabo ilaa hargeysa,xataa ethiopia way ladegaan ogaadeenka,laakiin ogaadeen waxay degaan ethiopia oo keliya mainly.
h/jeclo iyo dhulbahantena adaa saaxiib deegaankooda yaqaanba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

weyrax

Sunday, October 29, 2000 - 03:08 am
TO:SULEYMAN
Qofyohow waxa soo jawaabey oo dhan adaa ugu mutacalinsan uguna reer magaalsan runtiina waxaa tahay qof mas'uul qaadikara oo umad hogaaminkara somali oo idilna adoo kale ayey u baahneyd hadii lahelilahaa Wayo? ninkan yaree maskinka ah ee wax soo weydiistay waad aragtaa waxa aflagaado ah loo geystay, mida labaad su'aashu ma caybaa, adiguba imisaad dad wax weydiisaa ok. aniga konfur baan kudhashay ilaa dugsigeygii sare kaga baxey miyaad i aamineysaan inaan kala garaneyn qabiilada somali ilaa aan internetka hada kabarto qaarkood waayo? weligay iskuma dhibin in aan barto weliba waxaa jira dad badan oo reer waqooyi ah oo saaxibadeyda ah oo weliba nafta ay noo dhaxeyso aanan anigu garaneyn ciday ka yihiin waqooyi, ilaa aan maqlo iyagoo kahadlaya hargeysa IWM mooyee kadib aan u fahmo iney yihiin isaaq, anoon hubin weli wayo? anigu ceeb ayaan u arkaa in aan saaxibkey iyo wuxuu doona ha ahaadee weydiiyo qabiil ama ciduu udhashay aad baan uga xishoodaa waxyaabaha noocaasoo kale. hadaba haduu ninkan walaalkeena ah uu soo bandhigay inuu ogaado sifudud u qanci adoonan caytamin hase-ahaatee aniga hada SULEYMAN wax badan buu ii faa'ideeyey oo wuxuu inoo sharxay H/JECLO cidey yihiin sey ukala baxaan iyo meelahey kala degaan runtii qiso aad umacaan bey ahayd oo aan aad uguraaxeystay waayo? wax igu cusub bey aheyd inaan maqlo. berito hadaan arko qof sheeganaya H/JECLO waxaan oranayaa aleylahee waa layaqaan ileyn adaa ibarey markii hore oo qabiilkaagii magaciis baad siiweynesay si ay dadkoo idil u bartaan ee aan laguu oran idinma naqaan,hadaba walaal information-ka fiican daka waa lasiiyaa. sida walaalkeen suleyman.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suleyman

Sunday, October 29, 2000 - 03:58 am
TO WEYRAX

thanks for the comment brother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jijiga

Sunday, October 29, 2000 - 07:04 am
Gerxajis futo-xun iyo Habar/jecl futo-madobe
what the hell are you talking about?
Everyone knows one sub-clan of Ogaaden is more then all of Gerxajis. Ogaaden waxay degaan Ogadania, Hiiran, Jubbada hoose, Jubbada dhexe and kenya. Isaaqa waa miskiin yar oo gabgabaan oo degaa wooqoi kali aa nalama tartaami karo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Sunday, October 29, 2000 - 07:10 am
sxb jigjiga waxaad noo sheegtay in aad degto
somalia, kenya iyo ethoipa laakiin ma og tahay
in aanad wax sharaf ah ku leheyn saddexdaas dal
midna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/Yman

Sunday, October 29, 2000 - 10:38 am
jijiga anu islaha oo jawaab ayu abdikariim xasan afka caana lagagaqabay ku jawaabay sxb hadaba adu caga dheer ah orod oo kaba size20 ah oo doono meelaha oo niman sharaf leh haa soo qaad qaadin garxajis waa nimankii geelaha idinka madeyay.
habr/jecla ayaad futa madoobe ku sheegtay adoonyay warka ba lol.
great-garxajisna futa xun ayaad ku sheegaty hada ayaan gartay meesha aad ka gubanayso maa inan garxajis ah ama inan h/jecla ah aya kugo hurgufay lol futada xun aad sheegaysidna anaga aya soo saarnay oo faqashteenaa ayano oo bexenay FAQASH FUTA XUN so don't steal our phrases.

peace caga dheer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shirshoore

Sunday, October 29, 2000 - 12:22 pm
warnimankiinan isaaq waxwalba meesha ma kuqoraysaan. ninka yiri h/jeclo ayaa dhulbahante kabadan ilaahay baad been usheegtay. anaana kukala baraya reer waqooyi farahooda.
1: ogaadeen ayaa ugubadan.
2: h/yoonis & dhuloos hadii lafiiriyo degaan koodu way is leegyahay.
3: then h/jeclo
waxaan kasheego h/awal waa igu danbi sabatoo oo ah aad baynooga fogyihiin.
arintan waxaa ii sheegay awoowgay oo ah h/yoonis reer caynaashe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kamaal

Sunday, October 29, 2000 - 08:20 pm
To Gaarisa........Su'aashaadii aad walaalahaa soo waydiisay waan akhriyey, jawaabihii kala duwanaa ee lagu siiyeyna wadda akhristay, laakiin waxaa iga yaabisay maxaad u soo qori wayday inaad heshay su'aashaadii jawaabteedii iyo inkale? Midda kalena maad sheegin waxa aad ku keentay su'aashaada (Illaahay ayuun-baana og waxaad uga dan lahayd oo anigu waxba ka odhan kari maayo).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salaan

Sunday, October 29, 2000 - 10:47 pm
shirshoore walaal waad ku hadli kartaa waxaad
rabtid laakiin ninkasta ugee h/jeclo in dhulbahante ay kabadantahay waa arrin lawada
ogyahay wax cusub maahan odayadiina xataa waydii
runta ayay kuu sheegi saddexda habrood ee isaaqba
way ka badan yihiin dhulbahante.
waxaa haddaba meesha doodi uga furantahay
ogaadeen iyo majeerteen oo kudoodi kara in ay
is garab dhigaan h/jeclo ama garxajis ama h/awal
majeerteen iyo wixii madax madaw sin waa sheeko socon wayday waxaa la ogaadey in majeerteen aanay
tiro ahaan gaadhi karin H/JECLO AMA H/YOONIS AMA AWALBA dhulka ay degaana uu yahay lama degaan teelteel loo deganyahay,hadduunbay soomaaliyi is baratay beentii hore laysku ogaa bal ii sheeg
magaalada ay dhulbahante degaan waa tuulada laascaanood oo keliya iyo inyar oo ceerigaabo degta,h/jeclo waxay degtaa BURCO oo ah magaalada
saddexaad ee ugu wayn soomaaliya,waxay degaan ceerigaabo,caynaba,garadag,ceelafweyn intaasuba
waa degmooyin layaqaan oo populated ah kumaan darin ballidhiig intaas adiga waxaa kuu raaca degmada buuhoodle oo afar sandaqadood ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 30, 2000 - 03:09 am
tira badni wax ma tarto ee waxaa wax tara caqli
wanaagsan ilaah ka cabsi, markaa shirshore macno
kale maheysaa iska tira badnida aad la ordeyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhexdhexaadiye

Monday, October 30, 2000 - 11:25 am
Ninka is barbardhigaya Habar Jeclo iyo Dhulbahante denbi buu galay ee ha istaaqfuranlaysto.
Labada qabiil isuma dhawa oo Dhulbahante wuxu la Siman yahay dhalasho ahaan Axmed Faarax nuux oo ka kooban
Abokor Axmed
Reer badeed
Reer biniin
Reer Raage
Reer cabdi xildiid
Reer Saalax

Axmed Faarax iyo Dhulbahante ayaa tiro ahaan is leeg. Axmed Faarax wuxu Habar Jeclo ka yahay 17%, marka waxa run ah in habar Jeclo Dhulbahante ka badan tahay 6 jeer.

Ina Sanweynana u gee gartaas

Majeerteen haddii la hurgufo oo midgaha iyo sheegatada laga saaro DHulbahante waxba kama badna.
Ugaadeenna Cawaannimada iyo reer miyinimada ayaa badinaysa ee kama badna Garxajis.
Dadka burco ku nool (250,000) haddaad miyi u rarto oo ay reer guuraa noqdaan waxay buuxin karaan Dhulka ugaadeen oo dhan

sheekadu halkaa ha ku dhmmaato no apeal necessary.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Monday, October 30, 2000 - 09:15 pm
h/jeclo haddiiba ay dhulbahante ka badantahay
dhulbahante waa ka tayo badanyahay,markaasi
tayo ayaa wax tarto laakiin tiro wax ma tarto
iidoor dhammaantood tayo malahan,marka iska
aamusa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Yoonis

Tuesday, October 31, 2000 - 01:37 am
Salaan,

Qosol weynaa,,..lol car waa ninka aan eegin Dhulbhante aan qosol la seexan.

LaasCaanood: Meesha taariikh iyo dood ma haysid miyaa..Habar Jeclo..Reer Yoonis ayaa Caynaba kaa eryaday oo aad u wayday raginimo..ee sxb . Ama i dhe waa si kale ama raga way ku jabiyeen iska aamus..Nin dhulkiisii xoraysan kari waayay, oo wali caytamaya..anigu waxan ugu jawaabo garan maayo.. oo walaahiya.. laakiin horaa laydin kugu yidhi:

Adiguun baa hayaay u guntane heeryo lagu saarye.

Ama ,,caynaba xoraysta ama, in bay idinka siinee..naagihiinaa waligiin idiin gargaari jiray ee H.J idinka maslaxi jiray saqda dhex markay siilka ku ruxaan..H.J..soo dira..

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Tuesday, October 31, 2000 - 10:26 am
h/yoonis inaar waan qoslay kursigaan ka dhici
gaaray hadalka ninkaasi qoray.....lol
its funny.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qooqsane

Tuesday, October 31, 2000 - 03:11 pm
waar habr yoonis niyow naagaha dhulbahante xagaa laga helaa waan qooqay oo kacii xum aya ihayee lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 01, 2000 - 10:49 am
Duraan Sh isixaaq:


waar yaarheen Habar Habarta laguma hayee
Miyedin odey ku abtirsan iidor ma aabe buusan
laheyn Mise waa mid islaani soo heshay?

waayaabe war idoor maxaa idin qaadey gaalo iyo
islaan qof ku abtirsada islaan ma jiro.

ileyn inantii hooyadeed haruurka tunta iyoduna
haadintey taqaanaa!!!waa fir hore

waaryaa waxaaa la yiri gidi habar jeclow jaran
ilko jirifey jaran wixii ku jecelow jaran.

waa wax jira ee ha inkirina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DH, jamac siyadd

Thursday, November 02, 2000 - 02:58 pm
To all isaaq
Ninka layiraado salan ee yiri h/j/ ayaa dhulbahante kawayn aleelehe baan ayaad sheektay waarya iniga waxaa idhalay H/J/mohamed abukar reer daahir markaa abti waxaan ku leeyahay abti habarjeclo waxay u kala baxdaa labo jilib oo kala ah mohamed abukar iyo muse abukar markaa waxaan ku leeyahay iska daa beenta aad leedahay h/j/ iyo dhulbahante h/j ayaabadan hadaan runta kuusheeko h/j/ waxay le egtahay jilib yar oo dhulbahane kamidah waryaa hadaad waxka taqaanid historiga somalida dib i fiire miyaadan arag gabayadii guba
lamaba maqal barigii sayidka habarjeclo waryaa waxaad tahy hada kuhooyey runtii abti habarjeclo iyo dhulbahane way is dhaleen wayna wada deganyihiin darisna way yihiin marka abti waxaad sheegtidba waa been mar danbena waxka sheegin dhulbahante iyo habarjeclo abtiyaal waa in sitiqaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dHULBAHANTE

Thursday, November 02, 2000 - 03:09 pm
NINKA CAAYAYA GABDHAHA DHULBAHATE MIYUUSAN ARKIN SHARMUUTOOYINK IDOOR EE JOOGA JABUUTI AMA ETHOPIA IYO MEELO BADAN OO A DUUNKA KA MID AH WAXAAN KU LEEYAHAY ONLY TWO WORD •••• YOU AND YOU SISTERS IDOOR AND •••• YOU TOO MOTHER FUCKER BITCH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dHULBAHANTE

Thursday, November 02, 2000 - 03:12 pm
NINKA CAAYAYA GABDHAHA DHULBAHATE MIYUUSAN ARKIN SHARMUUTOOYINK IDOOR EE JOOGA JABUUTI AMA ETHOPIA IYO MEELO BADAN OO A DUUNKA KA MID AH WAXAAN KU LEEYAHAY ONLY TWO WORD •••• YOU AND YOU SISTERS IDOOR AND •••• YOU TOO MOTHER FUCKER BITCH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faarah

Thursday, November 02, 2000 - 03:23 pm
I am not dhulbahante or h/jeclo, i am h/yoonis
reer caynaanshe, i know h/jeclo is more than
dhulbahante in number,i may say even mohamed
abokor is more than dhulbahante,dhulbahante
can be half of h/jeclo....u ask that your
elders,its fuct.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xirsi

Friday, November 03, 2000 - 09:25 am
dhulbahante are telling us to belief that you are as many as h/jeclo,we can buy that guys
everyone knows h/jeclo is double of dhulbahante.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante1

Friday, November 03, 2000 - 09:42 am
ingiriiskaa tiro koobsameeyey iyo map markii uuhaystey soomaaliya. LODON karaadiya. Qoloda habarjeclo waxaan odhanlaa, hadaad dooneysaan inaad dadku idinbarto, hada isaaq uunbaa laydiin yaqaanee goonidiina usocda. cigaal wuxuu iskudayey
markuu garaadka xidhey inuu iskudiro beelaha deriska ah. waase diidney. ogow garaadkii laxidheyna habarjeclaa dhashaye. wake up guys do not be eccept the rest Isaaq will use you every time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caynaba sis

Friday, November 03, 2000 - 10:17 am
To:dhulbahante

Markaad Cayanaba cag dambe soo dhigto markaas dadka
la dood imikase waxay ila tahay doodi meesha kaagama
fura, cida ay H/Jeclo tahayna adiga cidi kaama badiso
waayo waa qolada keliya ee shaqadaada taqaan ee cadaabta
kaa waraabisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

h/j

Friday, November 03, 2000 - 12:46 pm
LOOOL @ caynaba sis,inaadeer usheeg.
TO dhulbahante,saaxiib garaadkaad tiri h/jeclaa
dhashay waad laweyday,waxaa dhalay h/awal oo
ciise muuse ah.
dhulbahante miyaad kaftamaysaa saaxiib mise
waa kaa dhab h/jeclo kama yarin tiro ahaan
haddaad jeclaatay h/jeclo inay isaaak ka baxdo
taasi h/jeclo kama suurtawdo h/jeclo waa ku
dhintaan isaaaakism.
idinka dee hablaa weynu kala guursan laakiin
siyaasad iyo arrimahaa yaynaan isula iman.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HEEGAALE

Monday, November 13, 2000 - 10:47 am
WAALAAL CAYNABA SIS MAXAA KU QAADAY DAD INAGAA ISUGU DHAWAYN HADAAD GABADH H/J TAHAY ANA WIIL DHULOS AHAY. YAANAY SIYAASADI KU QAADIN OO SHARAFTII IYO QIIMAYNTII AAD AGTAYADA KU LAYAYD HA LUMININ.
TEEDA KALE NINKA DHULBAHANTE SHEEGTAY EE GABDHAHA ISAAQA CAAYAY WAXAAN LEEYAHAY WAXII NOO KAA DHASHAY YAY AHAYD MA AABAHAABAA ASKARI AHAA.
NIMANKAN HABARJECLO WAXAAN LEEYAHAY MA XILIGII NALUGU KIIN SOO SHIIDI JIRAA LA GAADHAY WAAR NIMANYAHOW ADKAANTA IYO BADNAANTA LABADA QAATA OO AYNU NABAD ADHIGA KU WADA DAAQSANO.
ABTIYAASHEY HABARYOONIS HOWL BAA U TAALA OO SULDAANKII WUXUU KU XIDHANYAYAHAY HARGESA(I REALY FEEL SORY FOR THEM)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 01, 2001 - 12:50 pm
somaliland sanaag is warsangelis

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.