site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaaliyeey ma ila aragtaan!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Soomaaliyeey ma ila aragtaan!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Odey

Thursday, October 19, 2000 - 08:31 am
marka hore waxaan tacsi uga dirayaa halkaan, dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tegay general talan, runtii waa arin aad looga murugoodo falka wuxushnimada ah ee ka fog soomaalinimada kana fog dhaqanka soomaaliyeed iyo diintuba , waxaase taas iiga daran in maanta ay dawlad ku sheega ay ku mashquul san tahay dhismo dawlad aan meel jirin, oo aysan wax dan ah ka lahayn dilka general-ka, waxaan si toos ah ugu digayaa soomaaliyeey inagama go'aan shaqsiyaad sida general talan ah ee inta ay goori goor tahay waxaa inala gudboon in cid walba kuu ka naxayo oo aan reer muqdisho ahayn uu halkaa ka soo kaxeeyo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.