AHME | Friday, October 20, 2000 - 06:01 am Dowlad ku sheega ka dhalatay Soomaaliya waa uun La mid midii Diktatorkii Siyaad Bare . Fiiri C/qaadir Salaad xasan iyo ra'isal wasaarihiiisa waxay ka mid ahayeen kuwii uu Af-weyne ku adeegsan jiray - Marka waa "" Kud ka kud qanjo u guur "" ama sida ay reer xamarku yiraahda "" JUG-JUG MESHADA JOO |
Gargaarte | Sunday, October 22, 2000 - 10:15 am Hadaba so Midgaan looma dhiibin, ma waadan aqoon, Mohamud Gargaarte & mohamed Gargarte? |
Gargaarte | Sunday, October 22, 2000 - 10:27 am Hadaba so Midgaan looma dhiibin, ma waadan aqoon, Mohamud Gargaarte & mohamed Gargarte? |