site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

"dowlada la magacaabay dowlad isu dheeli tiran matahay" aragtidaada ka dhiibo

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): "dowlada la magacaabay dowlad isu dheeli tiran matahay" aragtidaada ka dhiibo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jag

Friday, October 20, 2000 - 07:01 am
mudo ka badan 10 sano ayaa soomaali ilaahay ka baryay say inuu dowlad siiyo. Ilaahay maanta waakaa siiyay ee sidee bay u aragtaa maku qanacsan tahay mise maya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAGAAL-OOGE

Friday, October 20, 2000 - 07:11 am
SXB HADAANAN LAYSIIN JAGO FIICAN WAA KA SOO TAAGANAHAY~~~`

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aliyow

Friday, October 20, 2000 - 08:00 am
yes , i beleive Dr. galaydh has presented the best goverment we ever had. thnks to galaydh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Friday, October 20, 2000 - 08:22 am
Haa waxaan ku raacsanahay aliyow waana waajib intii wadani ah iney taageerto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Friday, October 20, 2000 - 08:28 am
uma baahnin dawlad qabiil ku dhisan ee waxaan
u baahanahay dawlad nadiif ah caddaaladna ugu
adeegta ummadda iyo dalkaba, looma baahna nin
dhaar been ah la soo taagan lugtana kula jira
hadba dawladdii dhalata,waxaase la yaableh
maxaa looga eexday dumarka oo dawladda wax looga
siin waayey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamar

Friday, October 20, 2000 - 08:31 am
Jagooyinka waxaa loo wada dhiibay rag badankood amar ka qaadan doona Abdulqaasim iyo Galaydh oo aan wadanka waxba u tari doonin. Abdulqaasim iyo Galaydh waxa ay ilaashanayaan jagooyinka ay kala heestaan. Hal haween ah laguma soo darin wasiirada iyagoo ahaa laf dhabarta wadanka inta dhibaatada inugu dhacday. Maxay taa u dhacday? Anigu dhowr bilood ayaan u qabtay in dowlada Galaydh ku dhici doonto. Waa in ra'iisul wasaare cusub la doortaa ka dibna wasiiro u dheeli tirin shacbiga soomaaliyeed la soo doortaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Friday, October 20, 2000 - 08:43 am
Maaha horta khasab in haween loo magacaabo wasiir mana qorayo dastuurku laakiin sida cad waxa muuqata in dawladanu ay si cadaalada ugu kala qeybsantahay qabaa'ilka. Ragga wasiirada loo magacaabeyna waxey kala yihiin rag mutacalimiina iyo kuwa odayaala oo qabaa'ilkooda taageero buuxda ka wata.

Marka hadii xataa waxyaalo aadan kuwaafaqsaneyn ay jiraan waan aad taageerto duruufaha lagu jiro awgood mana jirto dawlad dadkoo dhan ay raali ka yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Leelkase

Friday, October 20, 2000 - 09:32 am
Please enough is enough. Let us get on with rebuilding, rehabilataion and reconciliation of the nation. We can not keep on saying " ina hebel kuma jiro iyo reer hebel lama qancin" once we stand on our feet we will have more than enaough to share. Government seats can not satisfy everybody and all tribes, however, government benefits can reach everyone. I hope we think that way and support the newly elected government.

Thanks and cheers for the new dawn for Somalia.

Wiil-Leelkase

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Friday, October 20, 2000 - 11:15 am
horta waxaan idin waydiiyey maxaad u isticmaali
la,dihiin magacyadii aabbihiin iyo hooyadiin idiin
bixiyeen intaad isticmaalaysaan magacyo qabiil or
magacyo kale yaad ka baqaysaan mise magaca qabilka
aad caabudo ayaa ka sareeya magacii hooyadaa iyo
aabbahaa ku siiyeen markii aad dhalatay.fadlan
hana ka xumaan ugama jeedo wax humaan ah.dawladda
abdiqasina kama soo jorjeedsan doono haddii ay si
caddaalad ah ugu adeegto ummadda, waxaanse doonaya
marka hore in aan ogaado cabdiqasin maka qayb
qaatay dagaaladii sokeeyey ee soomaaliya ka dhacay
inta aan dawlad la dhisin maxaa marka hore loo
heshiisiin waayey ummadda soomaaliyeed, sidee ugu
habboon oo loo heshiisiin karaa dadka soomaliyeed.
dawladdani ma dadkay heshiisiin mise dalkay dhisi
ma labay u qaybsami. allahayaw goormaan arki doona
ummadda soomaaliyeed oo qabiil ka hartay isna
cafisay dhisatayna dawlad caddaalad ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAKAAHIIL

Wednesday, October 25, 2000 - 07:39 am
DOWLADU CADAALAD WAX MA UQAYBISAY WEEYE SU'AASHO JAWAABTAYDO WAA MAYA??????????????????????
TAASNA WAY MUUQATAA CIDWALBA OO CAQLI LEH AMA GARAAD LED TUSAALE :CIISE OO SOMALIA AY KAJOOGTO AFARQOF AYAA LASIIYAY (((WASIIR))
SAMAROON ((GADABUUURSI)) OO DAGAN WADANKA GUDIHIISANA ((WASIIR))) MARKAA CADAALAD MAJIRTO QABIILADA QAARKOODNA 4 WASIIR IYO 5 AYAA LASIIYEY
SXB MEESHA DOWLAD MATAALO EE DOWLAD HABARGIDIR LEEDAHAY EE HAWADAAN CABDIQASIN GURIGIISA DHAAFIN MAAYO ???????? DOWLADAA IYADA AH ????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareexaan

Wednesday, October 25, 2000 - 08:04 pm
to cabkarin xasan
waxaa tahay warxumo sadaalis,ruyaan,jiroole,qabiiliiste,cabaadaaye andwixii liitoo dhan magac beenana waad wadata markaasaat leedahay magacyadiina saxa dareenka baddan dhaaf iyo qilaafka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

barre

Wednesday, October 25, 2000 - 09:31 pm
hadaan ku darsado rayigayga. dowlada waxay isku dayday in ay wax wanaajiso. ma aysan samayn cadaalad buuxdo umadana kuma wada qanacsano. lakiin waaka dadaal.
horta qabiilka hadaanan isku dhilayn ceeb malahan. sidaan u isticmaalno yaa qaldan.
lakiin dowlada kuma eko wasiir iyo ku xigeen ee waa milyan jago. qofwalba ooka caraysan wasiir aan qabiilkiisa lasiin. waxaa jirto jagooyin ka wax tarfiican wasiirka. fara dabana.dowladii way dhiman tahay ee waxaa loo baahan yahay samarkii iyo taageeradii.aniga waxaan ka jeclahay qabiilka wadanka.marka adinkoon madaxa is xanuujin dib u fakara oo isku sheega waxtarka nabada iyo dowlada. waxaan wax u qaybsanaynaa qabiil cid walbana way heleysaa wax un. garuna laba nin kama wada farxiso. lakiin mid un isku sheega dowladaan ama kumanaan haku dhinteen ama waqti ha qaadato waa dowlada ugu dhow in wadankeena hagaago.
wa bilaahi towfiiq.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.