site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ABGAAL CUSMAAN KA CABSO 3WASIIR IYO DUQA SARE EE XAMAR.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): ABGAAL CUSMAAN KA CABSO 3WASIIR IYO DUQA SARE EE XAMAR.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Boosaaso

Friday, October 20, 2000 - 07:38 am
Abgaal rag iga dheh, waa qabiil kaliya ee wax uun loo ogolyahay. now my Q. is why??????
Are they the best, the majority, the richests, or what, how they deserved these positions??????????
Imagine they got the minister of science and technology!!!

Abgaal gob iga dheh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xiirey

Friday, October 20, 2000 - 07:50 am
You know what, because we are the native of somalia, all others came to our country years ago,and we gave them our land. That is why we got the minister of Interior, and the Mayor of our beloved city Mogadisho.
Tankale sxb ogoow dawladan waa dawlad Dimo. ah marka waa in ladoorto dad waxyaqaan, hamoodin tii Siyaad Bare camal oo loo dhiibaayay jagooyinka wasiirada nin hada geeli ka soo tegay.
well well....... lol lol Boosaaso, u got high levels too dont u see the minister of Defence.
Let me tell u one think dont try to make a coooooooooooop'.' '.' '.'bye bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yalaxoow

Friday, October 20, 2000 - 11:22 am
Abgaal dadka waxba kama fiicnee ee dhageyso
siyaasadda ma taqaaniin miyaa?
C/Qasim iyo ciidankiisu hadba meeshii aay
dhaxanta ka geli karaan waa aay ka galayaan.

Maanta oo Hawiyihii kale iyo weliba kuwii uu ka dhashay midiyaha afeysanayaan miyeesan u dhaamin inuu ABGAAL sasabto oo 4, 5, 6, & 8 wasiir wuxuu doono siiyo ciidan fiican ka helo, oo hadhoow markii aay isku dhacdo dhaho adeeryaal jaqaafiya Calyaale waad taqaanin.

Yalaxoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL-BOOSAASO

Saturday, October 21, 2000 - 09:49 am
SOMAALI BADAN OO IS CAAYAYSA, KAFTAMAYSA , FIGRADO ISWAYDAARANAYSA AYAAN KU ARKAY SOMALINETKA WALI ABGAAL DAD KA MAANGAABSAN MA ARAG
RUUXA IYAGA AH XATAA HADUUSAN QABIILKIISA SHEEGIN, LAHJADIISA MA AHANE TAN REER WAQOOYIGA WAX KU QORO WAAN GARTAA RUUXAASI INUU ABGAAL YAHAY
SABABTOO AH FIKRADOODA WAXAAD MOODAA IN CARUUR WAX QORTAY MAANKOODA AMA IQ-DU WAA QIYAASTII ILMO 10 JIR AH XATAA HADDUU 50 CIMRIGIISU YAHAY AQOON SARENA LEEYAHAY. BAL U FIIRSO HALKAAN SOOMAALIDDA KALE WAA KUWA DOWLADD KU SHEEGTA RAACSAN AMA DIIDAN OO LEH DAWLADU WAA OK SABABTUNA BLAA BLAA BLAA IYO KUWA DIIDAN OO LEH DAWLADI MAJIRTEE ILMA AFWEYNE HADDALKOODA YAAN DHEG JALAQ LOOSIIN. AW HURDAAYE ARYAA ALXAMDU LILAAHI 3 WASIIRAA NALA SIIYEY ARDADAA NAHAY.
SHEEKAAN WAXAAN KU MAQLAY NIN REER WAQOOYI AH AYAA WAXAA TUUGSADAY NIN REER KOONFUR AH WAA SANNADIHII 70-KII DABADEEDNA NINKAASI WAXA UU NINKII MASKIINKA AHAA SIIYEY 5 SHILLIN OO SOOMALI AH. NINKA MISKIINKA AH WALIGI 5 SHILLIN MA UUSAN ARAG CIDNA MASIIN SIDAA DARAADEED AYUU WAXA UU BILAABAY INUU GARIIRO NINKII BAA YIRI EE MAXAA KUGU DHACAY OO AAD LA GARIIRAYSA. ODAY REER WAQOOYI AH OO GOOBTA TAAGNAA AYAA YIRI WAAR 5 SHILLIN OO KALE UGU DAR NAFTABA HA WAAYEE WAXA UU LA GARIIRAYAA 5 SHILLIN BUU KU ARGAGAXAYE,
HADDA ABDI-QAASIM WAXAAN LEEYAHAY ABGAAL WASIIR 4AAD IYO MID SHANAADBA UGU DAR WAXAAS DHAMAANTOODBA QAADAN WAA HA DHINTEENE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waamo

Monday, October 23, 2000 - 10:13 am
Hhaaaaaaaaaaaaaaaaaaahhahahahhaha
waa u dhameysey Dameerada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamiila

Monday, October 23, 2000 - 10:25 am
Meeqo abgaal aa dagaal sokeeyee ku dhiimatay?
Masaakiin, ma waxaa ku qanacdeen 3 wasiir iyo duqa magaalaadda. haaddii sidaas la idiin baasa baaseen karo, maxay micno ah ee kumaan-kun oo abgaal uu dhiinteen?
Awalbaa hore loo yiri;
Xaayoow, xaarmadiide, xaarku malabsadaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Realsomali

Monday, October 23, 2000 - 01:36 pm
To: RealBoosaaso.
saaxib anigu marabo in aan ku caayo ama aan qabiilkaaga wax ka sheego, sababta oo ah waxaan ogahay qabiilo lacaayo in aysan waxba terayn.
Sxb sida aad u hadashay nin rag ah amaba muslim ah uma hadlo, sababta oo ah hadii aad aragto nin qabiil cayhaa sida adiga oo kale waa nin aan sidaas u caqli badnayn taa waxaa daliil u ah hadii aad cayso qabiil soomaaliyeed ogoow in aad caysay soomaaliya oo dhan. Tankale sxb Abgaal cusmaan waa qabiil soomaaliyeed adiga caydaadu wax yar ka nooqusi mayso, laakin adiga ayay danbi kuu siyaadihii Abgaal waa sida qabiilada kale waa xumaa karaa waana fiicnaan karaa..
Tankale marka aad leedahay Abgaal waxay u hadlaan sida reer waqooyiga maxaad ula jeedaa !!?
Sxb anigu waxaan ku dhihi lahaay intaad qabiil caydiis waqtiga qaaliga ah kugu dhaafi lahaay, you better go to school, and learn how to respect among others without using slang words..
Ninkii raba in uu everyday qabiil caayo I am very sure u will be the looooooooooooser.
I love all among somalis no matter what.
peace$love

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Tuesday, October 24, 2000 - 04:45 am
Ninka isku sheegay reer Boosaaso oo Abgaal calyada ku firjiyey wax yar oo hadala ayaan leyahay, Abgaalna sidoo kale hadal ayaan leeyaha.
Boosaaso calya firjiye waxaan leyahay Abgaal waa dad wadaadda ah oo mafahamsana cuncunka dabada kaa haya! Abgaalna waxaan leeyahay ninku rag muuqaal wanaagsan oo aan korkiisu guban ayuu idinku arkaya ee afgarta ayaa idin leeyahay.
Intaasi waa iga waano si aad isu fahamtaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar abgaal

Wednesday, October 25, 2000 - 07:05 am
To rael Bosaaso
waxaad aniga iila muuqataa nin ciil qaba oo jago la'aani ku dhacday marka haday kaa tahay irir iyaga isku dir ogow waa lagaa digtoonyahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.