Friday, October 20, 2000 - 08:37 am inta aynu qabiilka ka haro, dib aynu ugu laabano Taariikhda Ummadda soomaaliyeed iyo meesha aan asal ahaan ka soo jeedno inta aynu ka haro sheeko khiyaaliga ah carab baynu ka soo jeednaa gaar ahaan daarood iyo isaaq.