site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Minister of defence - a lawyer!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Minister of defence - a lawyer!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaanbo

Friday, October 20, 2000 - 11:56 am
Ma ogtahay in wadamada dunida sadexaad waxaa caan ka ah in wasiir gaashaandhig laga dhigo nin askari soo haan jirey. Mase ogtahay in Maraykanka shuruudaha wasiirka gaashaandhiga ay kamidtahay inuusan 10 sano kasoo shaqeyn wasaarada difaaca.

Hadaba dowladda Cabdiqasim/Galeyr oo u badan dad wadamada galbeedka wax ku soo bartay ayaa waxay wasiir gaashaan dhig ka dhigeen nin civilian ah professionkiisuna tahay Lawyer ama gar yaqaan. Magacaabida Cabdulahi Boqor wasiirka difaacaw axay ku tusaysaa in dowladani ay go'aansatay inay u dhaqanto sida aduunka horumaray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caqli

Sunday, October 22, 2000 - 10:01 am
kaba leef mooryaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Khalaf

Sunday, October 22, 2000 - 10:20 am
Caqli - Abdulahi Yusuf era is over - why don't you get a grip! Only very few reer mahad fellows still think that this old dude is something. He can't even satisfy his ministers let alone the general public.

I am Omar Mohamud and I don't see Abdulahi Boqor as what you called, Kaba Qaad. Only history will tell if honorable MJ leaders such as Mohamed Abshir, Abdulahi Boqor, Hassan Abshir, Said Islan and more are kaba qaad Moryans or Somali heroes.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bayra

Sunday, October 22, 2000 - 12:54 pm
kig kong iyo nimanka aad tirisayba waa kaba qaadyo mooryaan halyeeynimo somaliyeedna ka dheer ee mr khalaf saaxiib waan ku fahamnay ee aamus
Caqli xaqiiqaduu ka hadlay ka hadal xaqiiqada oday
hadii kale danahaaga aqood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Monday, October 23, 2000 - 08:37 am
To=Bayra&caqli
War nimanyohow xaajadu waa gar mawaxaad ka xanaaqsantihiin inaanu Cumar ahayn dhexgelimaayo dhibaatooyinka reerka laakiin ninka ina caydiid iyo caato intuu garoowe ku soo dhaweeyay oo guriga dejiayay oo casho sharafta u sameeyay muxuu yahay isagu,

C/qaasim waa nin soomaaliyeed tolkiis iyo soomaaliba ay rabaan laakiin labadaas tuug oo tay soomaali ku dhigeen la ogayahay soo dhaweyntootu miyaanay kaba qaadnimo ahayn.

Hadaan taa kagudbo waxani waa siyaasada ee nin isim ah oo magaca majeerteen wanaaga uu leeyahay awoowayaashii dhaliyeen adiga oo wiglada iyo dhaantada tunta magaca aad huwan atahay kuu xiray inaad saa ula hadasho maaha,

Hadaan reer qardhood ahaan diidanahay adeerkay C/laahi maahan mid hada bilaamatay ee waxaan diiday 1983dii maxaad dabada uga wadtaan miyaadan ogayn Beer gaal inaanu nixin!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUREY

Monday, October 23, 2000 - 01:21 pm
I do not see the point of discussing the family affairs in public, if member of your family has defects, you do not have to tell other people...
A/LLAHI Yusuf, THE KING, Hassan Abshir, M Abshir are all same family, it is ridiculous to have this kind discussion on the internet unless your a hypocrite trying to deceive the people of PUNTLAND...
Do not call anyone KABAQAAD..Politics is a dirty bussiness.. you and i can have a different opinion in different matters, we agree to disagree
gurey in UK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keyse

Monday, October 23, 2000 - 10:04 pm
Thanx guray
i am very sorry brother.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Monday, October 23, 2000 - 10:55 pm
Gurrey tell them as it is bro. Shame on you guys. End of the topic pls.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 24, 2000 - 03:00 am
Gurey - Somalis need ppl like you!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X-Mohamud

Tuesday, October 24, 2000 - 03:38 am
Thanks Guray, aad ayan uga helay fikardaada waana kula qabaa. Ninki fikrad haya ha keeno meelaha inaga gaarka inoo ah isagoo kalsooni ku jirto oo magiica oo 3an adeegsanaya. waxaa dhacda sida halkaan ka muuqata in qof iska dhigo qabiil uusan ahayn oo uu kadibna isu jawaaabo, taasi waxay khaldi kartaa dadka aan netka khibrada u lahayn.
Yanboo iyo Khalaf waxba ha soo gabanina hada nooguma horayso noociina oo kale ee idinkoo aan geed ku gaban waxaad rabtaan ku hadla hadaydnaan xishonayn "hadaadan xishoonayn waxaad rabtid samee" Hadith" Hadaad tihiina waa aragti gaabantihiin oo mel dhaw ayaad ka hadasheen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIILBARI

Tuesday, October 24, 2000 - 04:56 am
KING-KONG WAX UU YAHAY TAARIIKHDAA SHEEGTAY , WAA NINKII ABIHIIS MARKII AF-WEYNE UU DILAY, WALAALKII KA WEYNA LA XIRAY, ISGA AFWEYNE UU U CALEEMA SAARAY IN UU NOQDO BOQORKA CUSMAAN MAXAMUUD, ISAGUNA UU FARXAD IYO QOSOL KU AJIIBAY EE UU AQBALAY, SAXIIB TAARIIKHDA DIB U AKHRI HALKAN WAXAAN JECELAYSTAY IN AAN KU MUUJIYEY GABEYGII GEESII KHALIIF SHEEKH MAXAMUUD WAX UU KA SHEEGAY CUSMAAN MAXAMUUD , WALIBA BAH-DIRTA UU KING-KONG KA SOO JEEDO, GABAYGU WAA GABAYGII "HURGUMO",

INKASTOO AY AAD II DHIBAYSO IN AAN REER TOLKAY MOORYAAN IYO IIDOOR KU HOR FADEEXADEEYO, WAXAA IGA DIGNIIN AH YAAN LOO NOQON KING-KONG OO AYNU WADA NAQAAN HADYNU NAHAY MAJEERTEEN IYO WALIBA HARTI IN MAGAC KABO-LEEF AAN AHEYN LOOGU YEERO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr. Happy

Tuesday, October 24, 2000 - 05:58 am
To: All Majeerteen.
War hoy maxaad lawada cabaadeen, oo maxaad ka baqaysaan? War cido ceeba badaa, waraa anagu waa idin naqaan asalkiina iyo waxaa tihiinba ee waxba ha is wareerina.. War ceebta qarsha, war naga aamusa, blaa blaa blaa, waraa oo maxaad qarihaysaan.. War anagu waxaa idin naqaan oo waxaan nahay dadkii wabiga iyo badda idinku shubi jiray, tankale ninkaan aad leedihiin waa kuba qaad Hawiye waa run, laakin danta ayaa ku qasabtay..
F.G maanta nin walboo soomaali ah waxaa qasab ku ah in uu raaco qawmiyada Hawiyee, ku farax amaba ka nax taas ayaa kuu danbaysa..
Su,aal to all Majeerteen,
Maxay is dhaamaan in aad raacdiin:
Pres. Dr.A/Qaasim amaba the leader Ina Caydiid?
King, H.Abshir, M,Abshir,and so on waxay raacsanyihiin the President of somalia.
A/Yuusuf, A,Dhaahir, and so on waxay raacsanyihiin
Ina Caydiid, so what is the point?
You have only two choice, A,Qaasim or Ina Caydiid.
Do not worry majeerteen oo qora maaha maanta Somali oo dhan ayaa waxay yihiin caruur Hawiye.
marak sxb waxba nac nac iska daaya ee Dawladiina dhinac ka raaca, hadii taas aad diidaan, well watch out!!!!!!!!!
madax ayaan ahaan jiray, boqor ayaan ahaan jiray, what happend to u now damn shame on u guys..
bye looser see u in the Capital........
haaaa haaaaa haaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUREY

Tuesday, October 24, 2000 - 02:36 pm
To Kayse, Sahal,X-Mohamud..
Thank you brothers for your complements ....
once again we have an invited guests .. just igrore them they do not deserve reply...because if you do your wasting your valuable time..
that is all i have to say..
Gurey in UK..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamal

Tuesday, October 24, 2000 - 03:13 pm
To His Excellency Dr. Abdullahi Boqor "king kon" has earned the respect and trust in this important position, his well deserved and capable of the doing the right task to put this "NEW GOVERMENT WHERE IT SHOULD BE" by the ways his PH.D Lawyer graduate in Italia. I wish him all the best to his key role in this struggling goverment.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

X-Mohamud

Tuesday, October 24, 2000 - 03:16 pm
Thanks Guray, waqti yaan lagu dhumin qof ku jira marxad aqoosni raadin oo ah reer hebel wax ka sheeg bal adigna ha lagu gartee, Dameerkaan naga dhex qalaadaya wuxuu i xusuusiyay sheeko hada ka hor aan maqlay:
Nin ayaa wuxuu dad Somali ah ku yiri "anaga Quraankaa nala ku sheegay" waxaa la waydiiyay: Ilahay muxuu yiri? Wuxuu yiri" Ayatuhal Ciiru" oo uu u akhriyay "Cayru", Mid quraanka yiqiin oo meesha joogay ayaa yiri "Ilahay muxuu idin ku sheegay?" ; Aayda dhamaystir: wuxu yir "Inakum la Sariquuna" oo macnehedu yahay :Tuugo:, waxaan ka wadaa Ninka raba inuu taariikhda ku galo :waa cayrinay, waa kufsanay etc, waa runtaa taarikhda waa galaysaa lakiin is waydii maxaad ku gashay? waxad kaloo is waydiisaa malaga yaabaa haddaad wax kasta samaysid inaad naga badashid waxa aan ka aaminsanahay oo ah inaad Gun tahay: Anigu waxaan kuu arkaa "Gun Mooryan ah, Aabahayna wuxuu ku arkay Gun aragti gaaban, Awawgayna wuxuu aaminsanaa Inaad sayn leedahay oo adan marxaldi Biniadanka wali so gaarin, waliba kii Shaaribo lagu arko waxaa la oran jiray nin ayuu is mooday, waa xujoobay ee halaga xiiro, hana la karbaasho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MADAXEY

Tuesday, October 24, 2000 - 03:55 pm
I AGREE WITH YOU 100% BROTHER, KEEP UP THE POSITIVE ATTITUDE, SO THAT MURDERS AND RAPERS DON'T GET IN OUR CONVERSATIONS...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yamayska

Tuesday, October 24, 2000 - 05:20 pm
LOL madaxeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUSSUF

Wednesday, October 25, 2000 - 12:58 pm
WAA BOQORKA MAJERTEEN LAAKIIN MAADAAMA SIYAD BARRE UU NECBANAA BOQORADA IYO SULDAANADA TAARIIQDII REER BOQOR BUU TIRTIREY....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.