site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAREEXAAN OO KA BAXAY DAWLADA CUSUB EE SOOMAALIYA~~~~

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): MAREEXAAN OO KA BAXAY DAWLADA CUSUB EE SOOMAALIYA~~~~
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HORJOOGE

Friday, October 20, 2000 - 09:06 pm
WARAR KHARSOODI AH AA SHEEGAYA IN MAREEXAAN AY KA BAXEEN DOWLADA KUMEELGAARKA UUNA CUMAR XAJI KA HARAY INUU RAACO MADAXWEENAHA HALKAAS OO UU SHIRCARBEEDKA KA KHAYB GALI DOONO~~ HADII MARKA AY KHOLODAAN KA BAXDO WAA INTEE WAXYEELA SOO GAARTA DOWLADAAN CUSUB? WARKAASE QOFMAKHLAY MA IDINKU JIRAA? HADII AY RUN TAHAY MAXAA KEENI KARA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaab

Friday, October 20, 2000 - 09:21 pm
iikaadi wali waaga iima baryine aan u waa bariisteeeeeeeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INA-NABI-AADAN

Friday, October 20, 2000 - 09:24 pm
ma filayo inay ka hor imaan karaan ayna hor istaagi karaan dowlada shacabka ah waayo 20 sano ay soo maamulayeen sow intaas kuma filna hada kor sheekada haka fiirsadaan waa cadaalad i guess

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INDHO

Friday, October 20, 2000 - 09:26 pm
MA WAXAY KA XANAAKHEEN MARKII WASIIRKA GASHAANDHIGA LA SIIN WAAYAY OO KINGKOS LOO DHIIBAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duniyo/sayid

Friday, October 20, 2000 - 09:28 pm
warxun sheeg baad tahay waxaas waxba kama jiraan soomaalina dawladaan waw midaysan tahaye qodqodka jooje- warka xuna mafiicna waaga barigiisa walaal noogu yare kaadi bal-aan u qaxweynee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUCAYSANE

Friday, October 20, 2000 - 09:38 pm
WARYAA ADIGA MAXAAD MARKASTO MAGACA U BABADALANEE?
INAAN LAGU FAHMEEN MAA UMOODEE? JAAHIL FOOQUL JAAHIL!!!!! WARYAA MAGACYO BADANE WAX KALE SHEEG!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWD

Saturday, October 21, 2000 - 01:14 am
WAR NAGA TAG INAAD WAX KALE SHEEGAYSO AAN MOODNAYE, MAREEXAAN XUU MAANTA DIIDI KARAA!!!

SOOMALI MAGAC MUUQAD IYO MIDI SAAWIR AH MIDNA KAMA SAMRAAN,SHIMEE MAREEXAAN U DANBEYSAY, GAASHAANDHIGNA YAA KALE BOQORKA CUSMAAN MAXAMUUD, MAANSHA'ALAAH HADDA QAARDHO LAGA SOO DHAWEYN DOONAA, OO MUQDISHO REER BARI SOO CAMRI DOONAAN DEGEEDA, MAREEXAANA XAAMAALI KA BILAABI DOONA SAXIIB, HII HAWIYANA MAAREEYE GUUG KA NOQON DOONAA, ISAAQNA XISAABIYE, DHULBAHANTANE QAAQLE, OGAADEEN KA TUUGSAN DOONAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 01:50 am
Sxb Marexaan haduu ku jiro iyo hadii uu kabaxaba ciil uma qabo kursi.Horaan madaxa uga taagnayn Hawiye,Isaaq iyo Daaroodka kalaba,Hadeerna waan naqaana sida Hawiye xukunka looga qaado ee meesha qashinka ha nooga sii sufeeyaan.Loojooge.

Hawiye wax layiraado waa nacaso hurdaba maanta ayuu siyaasad ciyaaray,wuxu siiyay gaahsaandhiga nin Majeerteen ah si uu dagaal ugu qaado inaadeerkii C/yuusuf,waxaana looga aarsanayaa markii majeerteen qoriga isugu dhiibay Habargir iyo Abgaal oo ilmaadeer ah kadibna hilfha iku qaadeen.

Hawiye Ciyaar mood ninbaa u kacay.

Ninbaa waxa lga hayaa "Bal inantayda dhekhda ca ka yeedha caawa eega"

Bal Majeerteen Dhekhda ka yeedha eega.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abati Nur

Saturday, October 21, 2000 - 05:05 am
Mareexaan waa raggii C/Qasim ku sugay kursiga uu ku calfaday Carta. Waa Doqonimo hadduu Ina salaad Booy ka fiirsan waayo arrinkan.

Cumar Xaaji wuxuu ahaa kii Ina Salaad Booy la shaqeynayey, haddii uu asagii ka reebay, markaa asagaa yaqaan Dhulbahante oo waxba tarayn iyo Majeerteen oo qiyaamo badan ha la raadsado..la arkee meesha aay la tagto.


Abati Nur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CyberGuy

Saturday, October 21, 2000 - 08:42 am
To intiina cawaanta ah:
1- Nin ama laba ka baxay shirka beel dhan looma oran karo way diidantahay shrirka. maadaama qofkac awaanka ahi uusan maxkaxdiisa isticmaalin tussale waa inaan ku daro.

1- Shaati guduud: Markuu waayey wuxuu rabo ayuu suuqa la istaagay waawareey digil/mirif dowlada way ka baxday. Maxaa ka danbeeyey? 21 Malaakh oo ah odayaasha Digil/Mirif ayaa waraq ay ku saxiixanyihiin ku sheegay inuusan shati gaduud masuul ka eheen. Inta aan caqliga leheyn markay arkaan nin jago waayey oo cararay ayey qabiilkisa dhan wax ka sheegayaan.

2- C/Laahi yuusuf jiniyo inuu isku rido ayuu bilaabay inuu dadka u diido inay baxaan. Laakiin maanta dadka puntland dhan dowladana yey rabaan akhrina bogga hore ee somalinet sida sharafta leh oo ergadii loo soo dhoweeyey markay puntland kusoo noqdeen.

marka caqli xumo waxaa ah in nin diiday inuu dowladda ka mid noqdo daraadi qabiil dhan loo af lagaadeeyo. Kan dhahay xay Marexan didi karaan waxaan kula talin lahaa inuu dhakhtar u tago oo madaxa iska baaro. Marnaba nin jago waayey yaan qabiilkiisa lagu darin. Dadka Soomalidu nabad ayey rabaan hadaa qofkii xanaaqo qabiilkisa wax ka sheegto laga yaabee inay asaga lasoo saftaan. Ma u maleynaysaa haday majerten dhan cabdulahi raacaan digil iyo mirif dhana shaati guduud mareexaan dhana kuwa hada laga hadlayo inay dowladaan dhismi karto? Jawaabtu waa maya oo dowlad aan dadku raacsaneyn ma dhismayso.

Intiina maskaxda leh: Dadkan baadiyaha ka imaaday u dulqaata maskaaxdooda dhami waxay wax ku fahamtaa magaca qabiilkee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABARGIDIR

Saturday, October 21, 2000 - 08:56 am
DAAROODKA KALE WAA IN LA HAGAAJIYAA, JAGOOYIN FIICFIICAN LA SIIYAA LA SOO DHAWEEYAA. LAAKIIN MARKAAN U SOO NOQONO MAREEXAANKA, MAREEXAANKU WAA MIDIIDINKEENA NOLOSHADOODUNA ILAAH KA SOKAW ANAGAY NAGU XIRAN TAHAY WAXWEEYN OO AAY DAWLADA TARI KARAAN AMA AAY U DHIMI KARAANA MA JIRTO. UGAASKOODU , WAXGARADKOODA IYO SIYAASIYIINTOODUBA WAA OG YIHIIN IN HABARGIDIR AY TAHAY JIRITAANKOODA SIDAA DARAADEED SI DAWLADU INOOGU MEELMARTO WAA INAANU DAAROODKA KALE QANCINAA, MAREEXAAN HADDUU IS DHAQAAJIYO DIBADDA AYAAN U XOORAYNAA DABADEEDNA MAJEERTEENKA NAAGA KA DHIGANAYA WAA WADA OGNAHAY.HADAL IYO DHAMAANTII MAREEXAAN WAA RABAAYAD NINA EEYGIISA AMA BISADIISA JOGO IYO XIL MUUQDA U MA DHIIBO WAAYO WAABA RABAYADEENA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DALALOOS,

Saturday, October 21, 2000 - 09:08 am
DADKA QAARBAA KABO AYSAN KU SOCON KARIN INTA LOO GELSHO HADA KU SOCON WAAYA,WAXAAN KA WADAA HADII JAAHIL WAR IDIIN BILAABO MIYAAD KA FIIRSANAYSAA MISE WAAD HORBOODAYSAA JAWAABTU WAA MAYA,MARKA NINKAAN RABA INUU UMADA KALA GOOYO MAAD ISKA ILAALISAAN OO WAX BARATAAN KUWIINAN AAN MASKAXDA ILAAHAY SIIYAY WAX KU HUBSAN KARIN,MISE WAXAAD KA MID TIHIIN KUWA MARKAY MAREEXAN MAQLAAN BAABA SIIRKU KU KACO AYAAD KA MID TIHIIN JAWAABTO WAA HAA WAXAAN LA HADLAYAA INTA MASKAXDA YAR NINKII CAQLI LEHNA WUU GARAN UMADA KUWA KALA DILA MAREEXAN SOOMALINIMO WUU U DHINTAA WAA LA YAQAAN UMADA JECEL KALA GONTA IYO XAASIDNIMADA UMADA SOOMALIYEED 21 SANO AYAAN KA ILAALINAYNAY WUXUUSHTA INAY UMADAAN GACANTA KU DHIGAAN MAANTAY HELEENE YAA KA DHIGIN?ALOOW MAXAAD WIIL MAREEXAN AH AAN UMADAAN FUDADA AAN U U ROGNEE KA HOR LEEXO KU DHISHEEN IYO XAQDARO CAR YAA MANTA KA DHIGA UMADA INTII AAN KA ILAALIN JIRAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M-Daarood

Saturday, October 21, 2000 - 09:13 am
mooryaan baad tahay waxa laguu dirsadana waan aqaan kaliya waxaad banii'aadam ku soo noqonaysaa marka dusha lagaa rarto hargo iyo caws ayaad wax fahamtaa, kaad leedahay waa ii madexweyne siduu u noolaa markii wiilashii caabuudwaaq ay beebee-gu ku dul marsiin nayeen, soo ma ogid inuu kabo qaad iyo faaliye u ahaa maxamed siyaad, uu waliba uusan wax ka dhihin dilkaas loo geysanayay maatadaadaa laga yaabee inuu ku jiray kuwii meesha ku dhintay aabahaa ama adeerkaa ama walaalkaa.
wake up doqon yahaw hawiye adigu tasho ama u tag master-kaagii ayagaa yaqaanee sida hawiye nolosha loo tuse.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M

Saturday, October 21, 2000 - 09:55 am
TO NINKA WAXAAN BILAAWAY:

WARYAAH CUMAR XAAJI HADUU KABAX SHAQSIYAN BUU UGA BAXAY, EE IT DOESN'T MEAN MAREEXAN OOLA SOCDA NINKA MADAXWEEYNAHA HADA LOODHIBAY KUWII LARABAY BAA MAREEXAN LAYIRAAHDA EE MEESHA SAXIIBOW ORAD NACNAC DA KALA TAG.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 09:59 am
TO HORJOOGE:

WAR LAGU HOR ISTAAGYE OROD SHAQO YEESHO. WAXAANA LAYAABAH KUWA CUDAR MAREEXAN LAYIRAAHDA QABAH WAXII MID WAALANBA USHEEGOH ISKA QAATAH WAR HOOY WAXUU AXADKAAN SHEEKAYOH YAAN LAMAQLIN MAANTA SOOMALI NABAD INEEY KADHACDO DADKA UGU HOREEYAH AANAHAY HADUU CUMAR XAAJI KABAXNAH MAREEXAN OODHAN BAA JOOGAH O DAWLADA CUSUB GARAB TAAGAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HORJOOGE

Saturday, October 21, 2000 - 10:47 am
warba maad haysaan, niman kii reer wakhooyiga ahaa ee ku jiray baarlamaanka wayka baxeen dowlada. anigana khalad ha'ii fahmina waan jeclahay dowladeena waana gacan khaaday madaxweenaha anoo muujinaya daageero~~

ninkaas aan ahay oo saas usoo halgamay balse inaan waxii cusub isu sheegno aa leeska rabaa akhyaartaaaaaaaaaaaaaaaaaa~~


YAA IGU DIIDAN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareergur

Saturday, October 21, 2000 - 10:55 am
waryaa,doofaaryahaw,doofaarkiisa oo madaxa xiiran leh,oo iskaalshooyinka ku urka badan,oo dhuusada badan sidii dameer galleey ku qadeeyey oo baasto ku casheeyey, maxaad iiga ceebeneysa,..mar danbe adoo afka la taagaya habargidir ceebeenteeda iyo ku qaraabasho magac qabiil. waxaan kuu geeynayaa kuwo dadka dharka iyo kobaha kala baxa, annagu haddaan nahay habarta waan xushmeeynaynaa waklaaleheen mareexaan. wanna danaynaaa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HORJOOGE

Saturday, October 21, 2000 - 11:02 am
ILAAHAY HANOO DANBI DHAAFO ANIGA IYO IDINKABA, WALAAHI DANBI BAAN KU GALEENAA WAXAAN MOODEENO "FUN" WAXAANA JIRA DAD BUKAANSOCOD AH OO LA LIITA KHABIIL MARKA AAN ISKA DAYNO WAXII DHICI KARTA IN KHABIIL LAYSKU FARA SAARO. INKASTOO WARARKU AY RUN YIHIIN HADANA HA U BIXINA~~

MA IDINLATAHAY IN

KINGOS UU HOR ISTAAGI KARO C/YSUSF?

BUUBAA/GALYR HOR ISTAAGI KARAAN CIGAALKA WAKHOOYI?

CABDULAHI DEROW HOR ISTAAGI KARO SHAATI GADUUD?

GULED HOR ISTAAGI KARO CUMAR XAJI?

SALAD BOOY HOR ISTAAGI KARO XUSENCAYDIID/CAATO?


ARINTU WAA JIKH~~~~~ SOMALIYEEEY


SOMALIYEEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADEEEEE


BUUBAA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.