site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

21-KA OKTOBAR MA AHA MAALINTA KELIYA AAN KU XUSUUSANO CADOWNIMADA AAN U QABNEY MAREYXAAN EE WAA MAALIN AAN KU XISAABTANO WAX QABADKOODA IYO GUULIHII AY KA SOO HOYEEN KOBCINTA IYO FULINTA QORSHAHA DHAQAALE EE DALKA.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): 21-KA OKTOBAR MA AHA MAALINTA KELIYA AAN KU XUSUUSANO CADOWNIMADA AAN U QABNEY MAREYXAAN EE WAA MAALIN AAN KU XISAABTANO WAX QABADKOODA IYO GUULIHII AY KA SOO HOYEEN KOBCINTA IYO FULINTA QORSHAHA DHAQAALE EE DALKA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lover Boy

Saturday, October 21, 2000 - 03:12 am
Hadaan layska indha tireyn munaasabada 21-ka oktobar oo maanta kubeegan ma aha maalinta keliya aan kuxasuusano xaasidnimada aan uqabno mareyxaan hadii ilaah laga baqayo ee waa maalin aynu ku xisaab tamayno wax qabadka kacaanka iyo guulihii uu ka soo hoyey kobcinta iyo fulinta qorshada dhaqaale ee dalka.isagoo islamarkaa ku dhudhuminayey kuna jaangoosanayey wax kabadkiisa horumarinta dhaqaalaha iyo mideynta dalka iyo dadweynaha, isagoo islamarkaana si naxariisdaro ah ula dagaalamayey xinjir laqaha xabashiga ah iyo burcadkuu abaabulayey oo ay doonayeen weligood iney kala jebiyaan dalka somaliya.hase- ahaatee waxaa nasiibdaro noqotey in barbaartii kacaanka uu soo barbaariyey 21 sano inay buntuq usoo qaataan kaaga sii daran xabashiga dhulkeena xooga ku haysta dabadhilif unoqdaan, ilaahaan kugu dhaarsheye kaasi ma soomalibaa? intaa kadib kacaan keenii barakeysnaa lamafilaan ayey kunoqotay arintaa ilayn nin aad kabihiisii toleysay isna kafantadii diyaarinatey buu ahaa kacaankase wuu nahabaarey oo maanta weliba ilmihii burcadka ayaa wadooyinka iska taa taagan oo iska caytamaya ileyn habaar bey qabaane ayaga iyo waalidkood wadankiina ilaa iyo hada waa laysku cunayaa.hadaba kacaanka abaalkiisa yaan la ilaabin oo weliba kamid ah farta soomaliga aan maanta isku fahmeyno oon isuqoreyno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 03:29 am
Waa maalin madow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIILGEDO

Saturday, October 21, 2000 - 09:27 am
GAALKA DIL GARTIISANA SII,WAA MAALIN LA XUSO,WAANAD KU MAHADSAN TAHAY SIDA SHARAFTA LEH EE AAD U XUSUUSISAY DAD QALATOOYINKAN DOONAYA INAY UMADA CUNAAN OO MANTA JAANISKA KU HELAY UMADII,ANIGA LAKIIN RITAAYAR AYAAN KA QAATAY EE ILAAHAY GEESIGII SIYAAD ALA-HA U NAXARIISTO XAASIDKIISANA AANAA U NOOL, HA IILAN HA IIILAN NACABKUBA HA RAAGEE HA IILAN, HA IILAN AAN ISKEEN ISTAAG NEE HA IILAN (BEERAH AAN QODONO MIYAY KA BUKAAN HA,BAAHIDA AAN REEBNO MIYAY KA BUKAAN HA UMADAN IS RAACDAY MIAYA KA BUUKAAN)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.