site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa sheegaya tariikhda habargidir ay somali ku lahan jireen?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Yaa sheegaya tariikhda habargidir ay somali ku lahan jireen?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H. AARSADE

Saturday, October 21, 2000 - 03:44 am
waan idin salaamay.
walaalayaal waxa aan doonaya in wax layga sheego qabiilka layiraahdo habargidir__ taariikhda somaliyeed waxa ay ku leeyihiin horayso iyo dambaysaba .
ma reer wax soo xukumi jira mise waa laxukumi jirey.
jawaab wacan
aarsade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Saturday, October 21, 2000 - 04:25 am
Waagii hore waxaa gumeysan jiray Majeerteen, markii dambana Afweyne. Dagaaladii ka dibna waxay caan ku noqdeen bililiqada dumarka, guryaha, xoolaha islaameed iyo daabacaada lacago faalso ah. Waa dad hada waa u baryay oo an heysan hoy u noqdaan saas darteed ayay Xamar u soo dhoobteen. C/aasim ayaa laga sugaayaa inuu ku celiyo meelehy ka yimaadeen laakiin yaa celin kara carada ka bateene xageese lagu celiyee waa dhagax iyo saxaro meeshey ka ymaadeene. Waa in sida yuhuudii loo laayo oo warshado loo sameeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.AARSADE

Saturday, October 21, 2000 - 04:36 am
to. ahmed1
salaan sxb, waxa aan rabaa in in ta ka siyaadsan oo ah sidii loo guumaysan jirey iyo waxa ay qaban jireen iyo waxa y hadeer dsoonayaan,
mase umalaynaysa in ay noqonayaan dad wax garta badankoodi.
kuma lihi way wada xunyihiin oo waxa laga helayaadad wanagsan , oo badan laakiin waxa layiri baruuro badan waxa qudhmisa baruur keliya.
marka ahmed wad mahadsantahay laakiin waxka badan hadad hayso waa kaa sugayaa.
asalaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 22, 2000 - 05:30 pm
habargidir cad fiican malah..markaad arogto waa laga subxaanalaystaa. salaadooduna waa kuwa ku dhinca tukada alaabtay biliqaysteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 05:04 am
to:ahmed1
mida koowaad ma habergidir ayaa kaasoo saarey markii soomaliya qaraxu ka dhacey horey ayaa waxaa loo yiri ciirtaada dhame ayaa caydaada yaqaana mrkaa waan aragney dad badan oo markii laqabtey aygoo oynaya la soo dhoofiyey kadibna xoogaa yar oolacag tuuksi ah la siiyey inuu hunqaaco bilaabey,ee waxaan ku oran lahaa habargidir sida yuhuuda u gubi mayside adiga yaan laguu gubina afkaaga xiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GIDIR

Monday, October 23, 2000 - 07:11 am
Run ahaan tii waa loo baahan yahay in la hadlo arintaan. Laakiin habargidir waligeed lama gumaysan waana dadkii ka saaray gumeysigii ay umadu ku jirtay oo maanta waataa natii jadeedii la arkay in xataa wax loo ogolaaday adaridka.
koleyba nin walba waxaa uu yahay taariikhdaa xusi waana dad lagu yaqaan quursi naceyb gumeysi diid
tan maanta jirtana waxaa keentay dadkii la caburiyay oo furka tuurtay cid cid u aabe yeeshayna ma jirin tobankaan sano oo hadii aad aqli lee dihiin maadaan soo horseedeen mar labaad afweyne Ilaah nagama qaado habarwacan(gidir) Ha noqoto gumaysiga mid gudaha iyo mid dibadba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABARGIDIR

Monday, October 23, 2000 - 07:21 am
1) CALANKA HABARGIDIR AYAA KEENTAY
2) UNISOM HABARGIDIR AYAA ERIDAY
3) ITIOBIYO HABARGIDIR UUN BEY KA BAQDAA
4) DANTA SOMALIYEEY MARKASTA KA TALISAA
5) GUMEYSI-DOONKEY NECEB TAHAY
6) QABIIL-QABIIL SOMALIDDA WEY JECEL YIHIIN HABARGIDIR LAAKIIN WAY KA BAQAAN
7) ILAAHAA LA JIRA WAAYO MARKASTA XAQA AYAY KU TAAGAN YIHIIN
8) MAATADEY CAAWINAAN
9)
10)
11)
12)
13)
14)
15)
16)WALAAL MA DHAMEYN KARO IWM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 23, 2000 - 12:13 pm
Habar gidir waxay u badan yihiin MOORYAAN, 85%, DAD YAR AYAA WAX XALAAL AH KA CUNA, INTA XAARAAN AYAY KU NOOL YIHIIN, TAARIICKDII HORENA DAD SOMALIDOODA KU DHEX JIRA AYAY AHAAYEEN, WAXAANA DHIBKAAN U KEENAY WAXAA KA XUMAADAY DADKII MADAXDA U AHAA, WAXAY KA DHAADHICIYEEN WAA LA IDIN SOO GUMAYSTAY.
HAATAN IYO DAN WAA IN HADDII AY RABAAN IN AY UMMADOODA LA MID NOQDAAN WAA IN AY SOO QABQABTAAN MOORYAANTII DILKA, KUFSIGA, DHACA CAADAYSTAY OO HAATANA COMPANY-YADA TELEFOONADA KU SMAYSTAY XAARAANTII, INTII CADAALAD LA HELAYO, HABAR GIDIR TUKE CAMBAAR LEH AYAY SOMALIA KA AHAANAYSAA.
QOF ILLOOBAYA WAXII AY GEYSTEEN MA JIRO, ILLAA LA HELO CADAALAD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane

Monday, October 23, 2000 - 12:35 pm
Habar gidir iyo habraha waqooyiba ha idhaafaan!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H .AARSADE

Tuesday, October 24, 2000 - 06:47 am
to dhamaan.
saxiibayaal anigu waxa aan doonaya taariikh ee doonimaayo is faanis ,habar gidira ma wada xuma oo wax walba way leeyihiin laakiiin waxa løoo baahan yahay hal mid ah oo taariikhda ugala habargidir.waayo hadii aan buug is idhaahdo ka qor dadka soomaliyeed habar gidir ma waxan u qoraa waxa ay caydhiyeen afweyne taasi maaha taariikh , waayo afweyne waanin ka dhashay qabiil hadii antaa qorana waxa cadaanaysa in habargidir la guumaysan jirey weligeed ilaa iyo boqoradii cismaan maxamuud ilaa iyo afweyne , marka waxa aan raba ninka difaacaya habargidir in uu keeno wax la taabankaro oo meel ugala reerka uu difaacayo isaga oo aan ku dhisin arin tiisa cadifad iyo xanaaq . hadii ay labadaasi muuqdaan waxa cadaanaysa taariikh la aanta habargidir. oo yaynoqon sida wax laga aamusay. hadii la waayo taariikh waa laydin ka aamusi o waxa aad noqonaysan dadku baraarugey xabad dhacday uun oo lagu ah xabadii xamar oo keliya.
markaa wixii difacayow keen taariikh laguu aqoonsado, wixii wax ka sheegayoow ii soo gudbi taariikhda aad hayso.
waad mahadsantihiin .
dood furan
ninka leh maatada ayaay cawiyaan waxa aan leeyahay uga baxa maatada guryahooda , cid idin ka baqdana maleh ee lakaalay tariikh.

H. AARSADE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Tuesday, October 24, 2000 - 07:43 am
1)Gabdho la biliqeysto Habargidiraa keentay
2)Daroogo wadanka lagu beero Habargidiraa keentay
3)Guri aadan leheyn degidiis Habargidiraa Keentay
4)Maarto wadankoo la dhoofiyo Habargidiraa keentay
5)Dhul aadan leheyn dagaal ugu dhimo Habargidiraa keentay
6)Lacag faalso ku taajirow Habargidiraa keentay
7)Wadaadnimo xukun ku doonow Habargidiraa keentay
8)Afduub madax-furusho lagu doono Habargidiraa keentay
9)Daroogo ruugoo dagaal oog Habartaa keentay
.....
.....
.....
.....
Dhamaad ma lahan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lii

Tuesday, October 24, 2000 - 03:55 pm
Ahmed 1 looooooooo bro sheegnoo wanaagoodana,,
some r true but also:

Calanka cllahi ciisaa keenay
siyaad barre habargidiraa riday
hadana ayagaa doowladnimo soo celiayay,,

waana runtii xooga dalka ,, i mean we need them,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Tuesday, October 24, 2000 - 11:52 pm
Habargidir beenay isagu sheekeysaa. Goormay Afweyne rideen. Afweyne waxaa riday dadweynihii deganaaa magaalada xamar oo u badnaa dad maato ah. Ceydiid fuleyna ciidankuu watay waxay xamar soo galeen iyadoo laga xoreeyay Afweyne wax tabar ahna ma leheynin haba yaraatee. Markii loo magacaabay Cali Mahdi inuu noqdo madaxweynaha ku meelgaarka ah waatuu Itoobiya u fakaday isagoo hub doon ah ka dibna Habargidirnimo wax ku raadiyay iyaduu arinku joogay Soomaalinimo. Waarnimanyahow taariikhda been ha ka sheegina.

Maanta waxaa nagu filan in qofkii magaca Habargidir maqlo uu ka cuudibileysanaayo sida sheydaanka neceyb loo qabo darteed.

C\aasim waxaa loogu dhiibay maamulka in Habargidirtan soo qaxday ku celiyo saxarahooda bililiqadana ka qaado illeyn qof kale wax ma ka maqlaayaane. Waa umad weligeed barwaaqo arkin oo gocoto ku noolaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muumin

Wednesday, October 25, 2000 - 12:42 am
Bro you are making lot of noisy,so
reer aaqiraadka aad tirisay sida marwo cisman maxamud iyo marwo afweyne ilaa iyo mawooyinka aad caabudaan horta waxey baqtiyeen iyagoo la wasayo mid kastana waxaa wasayey mooryaan.
mooryaan haddaad maqashee waligeed wey jirtay weyna jiree alaha ha daayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiin

Wednesday, October 25, 2000 - 12:46 am
thnx muumin.

duqa hargidir wey ••• weyn tahay waxaa ka marqaati ah sida daarotka u oynaayo.
macalinka habargidir waa la yaqaan waa caan waana geesiyaal darotka dhan wey wasaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiin

Wednesday, October 25, 2000 - 12:47 am
duqa hargidir wey kus weyn tahay waxaa ka marqaati ah sida daarotka u oynaayo.
macalinka habargidir waa la yaqaan waa caan waana geesiyaal darotka dhan wey wasaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H. AARSADE

Wednesday, October 25, 2000 - 07:19 am
to dhamaan .
muumin iyo aamin .
sxb waxa meesha ka dhacay wax aan fiicnayn waayo anigu hala cayo cid malihi habargidir taariikhdeeda ayaan rabaa , markaa taariikhda habargidir ma waxa weeye way ••• weyn yihiin keliya mise taariikh bay leeyihiin .
waxa cad saaxiibayaal in habargidir lagumaysan jirey oo ay guumaysan jireen cismaan maxamuud markaa hadii aad difaacaysaan haku difacina cay ee keena wax aad ku burinaysaa guumaysiga ,
talabad habargidir oo dhami mawada xuma ee qaar ayaa xun inta xun sheega si ad tariikh uyeelatan
hadaad leedihiin taariikhdayadu waxa weeye darood baan erine taariikh noqon mayso ee keena wax daliila oo aad kaga bax sataan guumaysiga ilaa iyo boqoradii cismaan maxamuud ila af weyne waa aad ku jirteen guumaysi marka cadeeya wax an idin ku aqoonsano , sidedana nin laxukumi jirey wax ma xukumi karo waxa idiincadaynaya sida xal aad u ladihiin marka ani waxa ay ila tahay in aad udhiib tan niman kii idin lahaan jirey.
waa sida ii muuqata hadii kale keena wax aan idin ku aqoonsado.
waad salamantihiin
sxbayaal joojiya caydana ee keena doodwanagsan
doodfuran.......................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusra

Wednesday, October 25, 2000 - 01:29 pm
walaal soomaaliya historigeedana ma lagasamri la'yhay.
ilaahay hanawada cafiyo sababatoo ah dad dhintay iyo dad nool ayaan caynay.
taasna waa danbi waligaana wuu kuu socanayaa hadaadan ka toobad keenin.
maxaad u dhahaysiin habargidir waa inn eriyaa sida yahuuda waa walaalaheena uu maxaad uga faanaysiin danbigay galeen cid walba way galeen.
ilaahya ha insoo hadeeyo oo ha didn cafiyo.
insha allah.
wasalaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 25, 2000 - 07:51 pm
to h. aarsade
magacaga horta waa hawiyye ka aarsadde marka doofaar adaa lagu gumeysan jirey waayo adaa u socda aarsi marka aarsiguna ragganimo ayuu u baahanyahay kaagamana jeeddo raganimo by
markalena sheydaamada baqtiyay hasoo kaakicin sidda sheydaan cisman maxamyyd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYIDCUMAR

Wednesday, October 25, 2000 - 08:32 pm
kaalay ma wacalaad tihiin aan xalaal ku dhalan maxaa kuligiin afxumada idin ku wata maan dumar idin la dhalan idin dhalin dhaqan aydin ka rabin
maxaad waxyaalaha laga xishoodo isugu faanaysaan
maydan dad islaama ahayn

ninka dooda furayoow hadaan su,aashadii kaaga jawaabo habargidir waa dad soomaaliyeed taariikhna
wadanka kuleh waxaa taariikhdaa ka mida madaxwaynihii ugu horeeyey ee dalka ilaahay haw naxariistee wuxuu ahaa c/laahi ciise ragii calanka soomaaliyeed keenay habargidir waa ku jirtay ragii c/rashiid doortay waxay ahaayeen habargidir,xukunkii ugu danbeeyey ee siyaad bare habargidir qaybwayn bayku lahayd sida aan wada ognahay xukunka cusub oo hada la doortayna habargidir waxay ka midatahay dadka rukumada u aasay hadaba walaal intaasu ma kugu filan tahay
mise faahfaahin dheeraada ayaad rabtaa.

ps anigu habargidir maahi ee waxaan ahay majeerten
ujeedada qoraalkayguna waxay tahay ninka barnaamijka bilaabay inaan dhibaatadiisa ka hortago,mida labaad dhalinta halkan qabiilka isugu caayayoow meeshani waa gole aqoonyahan figrado isku waydaarsado hadaba hadaydan wax wanaaga soo kordhinayn walaalayaal ra,yigiina haysta colaada aad oogaysaana aniga iyo soomaaliba waxaan ilaah idiinka rajaynaynaa inaysan guryihiina dhaafin

WAA SAYID CUMAR IYO LONDON OO IDINLEH
SOOMAALIYA HA NOOLAATO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasmiin

Wednesday, October 25, 2000 - 10:01 pm
Wary Nina is magic casaba Arcade ma waxed doney saa in aad qabiil cayso mise in aad ogaato taariqda ay H/gidir ku leedahay Somalia.

Runtii waxed dooneysaa in aad ka falanqeeyso xumaanta H/gidir marka ha iska dhigin nin wax samaan ah doonayo.

Run ahaantii H/gidir waa ku wii kaa soo cershay Somalia Waana kuwa kusugayo, waana kuwii aad ku fakatay markii u dagaalkii sokeyaha ka dhacay somalia, waa tii aad beenta ka sheegtay qabiilkagii oo at ku dhaaratay in aat tahay H/gidir. (waa qabiilka ka li ah ee aad ka taqaantay Hawiye) oo agaad naxariis u eegtay,

mana laga yaabo in uu nin H/gidir ah qabiil kale uu ku dharto. Oo ha dii la dilayo wuxuu ku dhaartaa in uu yahay nin H/gidir ah. Waynu is naqaanaa reer xaarwayne marka aad maqashaan dagaalka waxaa abaabulaya H/gidir taad dhigtaan.

Marka aan u soo labto taariqda H/gidir, H/gidir waakuwii Ethopia, U.S.A , Yeman, and your fucking qabiil meel ku wada xiray.

If you want to know more read this passage.

Defenseless villages are bombarded from the air, the inhabitants driven out into the countryside, the cattle machine gunned, the hut (mudul) set on fire with incendiary bullets: this is called the aggression of U.S., but we know what H/gidir heroes done to them, U.S. still debate on this issue as we speak.

Millions of peasants are robbed of their land and sent trudging along the roads with no more than they can carry (Somaliland), people are imprisoned for years without trail, or sent to die of scurvy in Jezira camps (Hawiye and Issaq): this is called the aggression of Siyad Barre, and we know what we've done to him and his followers, they (Darood) don't know what had happened to their men. They the ones that want to fight with H/gidir get shot in the back by running away from (Yakale) you guest it right-- H/gidir

so don't start by saying You want to know the history of H/digir. I think it is good thing to learn some, but knowledge and understanding of history of H/gidir in not important to so many of us, but to you it is important cause hatrige that you have for them. Remember Somalia would not be divided among nations and minorities but the quality of the people. and we have both.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UN

Wednesday, October 25, 2000 - 10:01 pm
DAD BADAN OO QABIILO BADAN BAA AKHRISANAYA
WAXAAD QORAYSAAN ILAA HADA DHALINTA HABAR
GIDIR WAXAAN IDIN OGAADAY INAAD TIHIIN INTII
XUMAYD EE DALKA ROGTAY,HA KU FAANINA DADKAA
DISHEEN SIDA XAQDARADA,WASIDA BADAN AFKIINA
KA YA REEYA WAXA YOW QAYRKAYO ADUUNKA NAGA
REEBAY.IDIN BARANAY HAWIYE IDIN BAREY.
SOOMAALI IDIN BARATAY.ADUUNKU IDIN BARAY,
MAXAA LA IDIN KU BARTAY.DIRTY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habargidir

Thursday, October 26, 2000 - 12:10 am
TO: UN(unisom)
1)you are dirty ••••••• and you know it how kick your ass from great somsliya and clean it my country.
2) ma ku faanayo biniaadan ayaan dilay ee waxaan ku faanayaa qaran naceyb ayaan dilay,musuqmaasuq ayaan la dagaalay,xaqdaro cune ayaan laayay iwm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habargidir

Thursday, October 26, 2000 - 12:16 am
To Sayid cumar

waad ku mahadsan tahay wanaaga aad u ogoshahay walaalkaa waa mida EEBE kugu caawinayo, waan caytamay halkaan waxaana APOLOGIZE siinaa inta runta jecel ama aan xaasidka aheyn ee majerten.waayo.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Thursday, October 26, 2000 - 01:13 am
A serious question for YAASMIIN
walaaley miyaad igu yaabi hadaan suaal ku weydiiyo. waxaad tiri "taariikhda habargidir waa kuwii meel ku xiray usa,ethiopia,yemen,iyo qabiilka daarood".ok usa yacni helicopter baad kasoo rideen waan gartay..daarood waan ersanay baad tiraahdeen ,taasna waa gartay.bal ethiopia iyo yemenna maxaad ku sameyseen,ma dhul baad ka qabsateen???bal iga soo jaahilbixi waa intaasoo taariikh aan ka warqabin jirtee.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasmiin2

Thursday, October 26, 2000 - 03:00 am
to jamaaal4

Itobia waxaan ka cunaqabateynay inay ku caawinto weyna ku guuleysanweysay,yamenna sidoo kale marka maxaa u dhiman iyagoo dowladdo ah iney wax naga liqi waayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina Suldaan

Thursday, October 26, 2000 - 04:38 am
Haabar Gidir Taariikhdeeda ninkii raba ha waraysto dadkii xukumo jiray oo ay askarta, kaba qaadka, booyga iyo waliba heesaayaasha u ahaayeen, Aabaheey waxa uu ku dhashay Hobyo isagaoo ka tirsanaa saladanadii Hobyo ee Majeerteeniya. Waxa uu iiga sheekayn jiray markii aan yaraa sida Habar Gidirta eey dad wanaagsan oo daacad u ah saldanadooda ay ahaayeen.

Wuxuu igu yiri inta ay galabtii soo baxaan ayay sarta suldaanka hoostiisa soo tuban jireen markaasna hees ayay bilaabi jireen iyaga oo ku heesaaya "NINKII SARTA JIIFA SULDAAN CALI WAAYE, NINKII DHULKA JOOGANA ADOONKIISA WAAYE" Suldaanka marka uu hurdada ka soo tooso galabtii ayuu dusha ka soo fiirin jiray markaas ayuu kumiyaal u soo daadin jiray deedna iyaga oo maqsuud ah ayay ka tagi jireen.

Haddii aad u baahataan wax dheeraad ah ila soo socodsiiya waan idiin yar yaraynayaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Thursday, October 26, 2000 - 07:09 am
Ina Suldaan

Waxyaalo badan oo xaqaa'iq ah ayaad sheegtay. Dadkii shalay saas loo gumeysan jiray ayaa raba inay maanta wax noqdaan sow yaab maaha. Waad dareemi kartaa iney yihiin dad xero laga soo daayay waayo wixii uu wadanka lahaa ayay iib geeyeen gabdhihii reer baraawahana wey bililiqeysteen illeyn weligood gabdho cad-cad ma arkine!!!!. Waxaa intaa ka daran iney lacago faalso daabacdeen si ay dhaqso u taajiraan.

Fikfiktooda ilama aha iney meel dheer gaari doonto bal aan aragno maalmo ka dib meesha ay ku dambeeyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.AARSADE

Thursday, October 26, 2000 - 08:00 am
TO INA SULDAAN
TO DIFAACAYASHA HABARGIDIR
SAAXIIBAYAAL DHAMAAN WAAD MAHADSAN TIHIIN HANA LA JOOJIYO CAYDA KELIYA DOODA HALAGA DHIGO WAX MACQUUL AH
TA KALE INA SULDAAN WAXA UU KEENAY DALIIL UU KU SHEEGAYO IN HABAR GIDIR AHAYD ASKARTA SULDAANKA MARKAA WAXBURIYA KEENA QOLADIINA HABARGIDIR DIFACAYSA .
WAANA FIICANTAHAY IN XAQIIQ LA SHEEGO .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasmiin

Thursday, October 26, 2000 - 08:40 am
To Jamaal4

Runtii and taariqda been lagama sheego, if I start with yeman, they were the ones that used to come and dump a hazardous material in Somalia cost we know what we've done to them and their ships.

Ethiopia are the back bone of daarood and Morgan followers, if you go back to the war that we called (Hadka iyo Xawaaraha) what we've done to them when they (Siyad Bare and his son-in-law Morgan) thought that they captured Muqadisho, even though they came so close to Afgoye, you and I know that war, who was behind it,and who were leading. After they clash with H/gidir men, they start running out of their wounded men. Where did they stop, you get it right Ethiopia and Kenya, did H/gidir men stopped the war, the answer is no, we crossed border, when they thought we wouldn't dare so.

I think I made my self clear when I say this history repeats it self, if you are H/gidir or not
so bro you need to forget about this whole situation we all are one people and one nation, we have start thinking about our torn nation, and what we can do, when we all go back. Now I'm not saying this would make Somalia one giant, strong and happy place we all call home, I believe it would make the value of life much greater. Doubtless that people would still become angered with each other, but it would be for a reason of their own, not because of some hate he or she may have for that clan or this clan, like the one we are now debating on-- (H/gidir). If you hate or not it is for your own reasons. There is nothing you can do to us. But further more, what we've done to you exceeds the deeds you've done to H/gidir.


If you need to know more about H/gidir.
go to the nearest Library, I'm sure you will find it.


By: Yasmiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yesmiin

Thursday, October 26, 2000 - 09:27 am
To: Aarsade runahaantii waxaad tahay ma sheegi karo waayo waxaad ku andocootaa nin kale wuxuu yiri, meeshad ku sheegtay in H/gidir lagumaysan jiray, been baad ka sheegtay. Mesha aad ku leedahay Inasuldaan waad ogtahay tariiqdii sayidka wuxuuu ku dhigay reer walalaaley (reer bari) iyo suldaankoodiba.

Who conducted, who did they came to, to elude all the killing by the Daraawishta ofcourse H-G. As we discuss right now, you all start by saying all H/gidir heroes have a daarood mother, whereas the fact you don't have a real heroes who can stand up to us.

If I acknowledged the question about why we fantasize the killing we've done, there is nothing else to talk about to a bone-headed person like your self,cause that is what you want to hear. So stop this, and come up with your own grievances. List them I will look up to it.

Let me ask you if you need the fact you need to star by reading more paper than spending time in this meaninglessness webpage.

By: Yesmiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina Suldaan

Thursday, October 26, 2000 - 10:35 am
Haddii aan hadalka ku soo noqdo Gabadha Yaasmiin la yiraahdo hadalka ay sheegaysa wax baa ka jira oo iyada awoowgeed ayaaba Suldaanka waardiyayn jiray oo waxaa la dhihi jiray Cilmi Madoobe inkasta oo uu maalin danbi galay kaasoo ahaa in uu shaarbaha la baxay kaasoo aan loo ogolayn dadka saldanada ka baxsanaa. Haddii aan arinta dagaalka u soo laabto, inkasta oo ay kharash wayn saldanada uga baxday ka dib markii aan Yemen uga soo ijaarnay niman tababar u fura laakiin markii danbe waan ku guulaysanay oo waxa ay noqdeen ciidan daacad u ah oo dagaalo badan ayay ka qayb qaateen. Sidoo kale waxa ay kaalin wayn ka qaadan jireen soo dhawaynta, samaynta cuntada iyo heesaha ama madadaalada guud ahaan inkastoo martida ay dhib ku qabi jireen sida ay u fahmaan lahjadoodaa laakiin markii danbe waan ku guulaysanay oo af-soomaaliga saxa ah ayaan barnay kaasoo ay ilaa iyo hadda ku hadlaan kana mid ah waxyaabaha faa'iidada leh ee aan u gaysanay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H H

Thursday, October 26, 2000 - 09:14 pm
Ninkan isku sheegay ina shaydaan waxaan ku su,aalayaa yaa daganaa meesha aad sheegeyso ee Hobyo haddase yaa dagan waxaa daganaa jiray Daarood haddana waxaa dagan Habagidir, taasina waxay kuu cadaynasaa in aad tahay nin lagumaysan jiray haddana lagumeysto, waxay kaloo caddaynaysaa in lagaa adkaanjiray haddana laga adagyahay oo dalkaagii lagaa xoogay marka taasi daliil u tahay ninkii la gumaysan jiray amaba hadda la gumaysto, HADAL IYO DULUCDIIS ,,DAMEER AAN SAARNAHAY ANAAN MURANKI DOONAYN,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mm

Thursday, October 26, 2000 - 09:37 pm
to ina siildaan
aaway godagode iyo guushaa war heedhe taariiq ma duugowdo waana la is yaqaanaahe maad raga kale een ku aqoon u faanto.

godagode iyo guushaa waxey ahaayeen labadda uu ku dhaarto oo wax u soo biliqeeya waxaana bari uga tabatagey laf yar oo layiraahdo habar-eji oo ku dilay bari wiilashii habar-ejina way soo noqdeen iyagoo maddaxyadii tuugada wadda maka waxaan la yaabanahay cidda aad tiri waa lagumeysan jiray.

midda kale heestaan kale ed tirisay waxey aheed majeerteeenka dhexdiisa ayaa is gumeysto oo isu heeso oo isku tunto runtaana kuu sheegaahe majeerten wuxuu ka adag yahay majerteeen kale majerteen habargidir waliged wuu ka baqi jiray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIYAAD

Thursday, October 26, 2000 - 09:46 pm
waxaan ahay marexan haddii aan idiin kala garqaado labadiina anoo daacad u hadlaya waxaan dhihi lahaa sidan;

MAJERTEN

AF KA NOOLE
QOF AWOOD LEH HOOS ORDE AMA GAAL AMA MUSLIM
WAA RUN WAXA UU SHEEGA WIILKA LA MAGAC BAXAY MM
MARKUU YIRI MAJERTENKA WEY IS GUMEYSTAAN DHEXDOODDA
HADDAL JILACSANE
IS RUYAANE DHEXDIISA MADDAXWEYNE SIYAAD IYAGA AYAA INQILAABAAYEY IYAANA IS RUFYAANAAYEY

HABARGIDIR

DOQONIMO IYO XUMAATO KUMA HAYO LAAKIIN WAA CADAWGEEYOO MA AMAANI KARO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dariska

Thursday, October 26, 2000 - 09:57 pm
thnx siyaad i love you

what can i do for you majerten sorry realy sorry

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amakaag

Thursday, October 26, 2000 - 11:59 pm
Markaan aqriyay dooda kor ku dhigan waxaa ii cadaatay in gumeysiga la sheegaayo wax ka jiraan waayo weli ma arkin qof beeniya. Gabadha Yaasmiin way dadaashay laakiin waxay ka bixi la'dahay daaroodaan leynay ee ma eysan keenin wax beeninaaya in la gumeysan jiray.

Habargidirey la kaaliya wax beeniya in la'idin gumeysan jiray ama ogolaada koley hada waad ka baxdeena illeyn taariikhda lagama been sheegee!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABRGIDIL LA DEGE

Friday, October 27, 2000 - 01:58 am
Waryaada HABARGIDIR, dadkaan wada qeylinaya maxaad ku samayseen, waxaan marqaati ka ahay in habargidil laga baqday. GODEgode IYO GUUSHAA, ragii boqolka sano ka hor naagaha kufsan jiray ragii dilay soow ma aha. laakiin belo waxay ku dhigeen bareeg ma laha meel walba xabad ayay la tagan yihiin, bal maxaa xudr iyo baydhabana geeyay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Friday, October 27, 2000 - 04:09 am
yaasmiin
thnx for ur information although i dont agree with you....hazardous material dumped in somalian ocean is nothing more than a fairytale...
besides there is no real strong army in somalia at the moment.if u want to call those few boys so called "technicals"an army well so be it.
i thought women in somalia had no part in the crises but now it seems to me thats not the case.
i always believed women has no clan since they can simply have children of other clans.

ciao :yasmin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

2dhagax

Friday, October 27, 2000 - 07:37 am
aniga hadii aan u gar noqo habar gidir iyo majeerteen oo labadaba aan qaraabo nahay waxaan oran lahaa sidaan:

Mj= cries loud and complains most,, nin rag ah waxaa lagu yaqaanaa inuu aamuso oo arimihiisa uu ka tashto,,, nac nac looma baahna sida dumarkii.

habargidir ainga waxaan la bar bar dhigi karaa hal qabiil oo soomaali ah waana mareexaan xaga dagaalka iyo dadnimada inkastoo eey tahay ayeeydeey mareexaan, ma cabatan badna sida mj balse waxaa ku badan moryaanta oo dadka nafta u keenay balse waa dad wax guda waxna gala.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yakale

Friday, October 27, 2000 - 07:51 pm
Somali ayaa ku mahmahda "Xamar iyo Xisaab ....... iyo xoog" marka waad fahantay meehs iyo waxa aan ka wado

The reason that our ancestors say this is
they know what we are capable off.

I am not here to defend H/gidir, but one Somali Qabiil said

H/gidir= Sacad dowlad ka maalyar beendheh
= Ceer ayaa Daarood ka yar been dheh
= Saleeban sacad lama tuso been dheh
= Saruur H/gidir ma aha been dheh

Marka qabiilkan in uu sidan yiraahdo waxaa ku kaliftay markay naftoodii u yaabeen.

Qabiilka majerteen layirahdo way ogyihiin taan ku dhignay. OO ayagoo sidaas iku faansho, ayaa waxaa nafta u gashay lafta layirahdo Sacad, marka ma is tustay hadii H/gidir oo dhan ay duulan ku qaadan waxa ka soo hari lahaa.

Marka ninkaagan is faanshay, ee isku magacaabay Inasuldaan, ma ii sheegi kartaa jilibka kale oo h/gidir ah aad la dagaasheen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shuun

Friday, October 27, 2000 - 08:57 pm
Ina Suldan taariikhda been ha k asheegin maxaad u sheegi wayday:
1) Ar waa dhuuso ar kabda qoysta oo ah markii ay arkeen reer Hobyaadku xabada.
2) In Suldanku soo saaray wareegto sheegaysa inaan gunta la guursan karin.
Ninka dilka iyo kufsiga ku faanayow soo wali sidii gun guni dhashay uma ahid?
N.B: horumar ayaad gaarteen ee Ilaahay ku mahadsha inaad maanta Majeerteen is bar-bar dhigaysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H.AARSADE

Saturday, October 28, 2000 - 03:25 am
asalaamu calaykum.
horta dooda anaa furay waxa aana u furayin mesha wax laga faa iido laakiin uma furin cay iyo is cay , maxaa yelay qabiil walba waxa ku jira kuwo xun iyo kuwo wanaagsan.marka waxa aan soo qaatay maanta habargidir kuwo kalena waa soo wada marka saaxibayaal horta joojiya qabiil cayga , soona bandhiga dood wax laga faa iido, ilayn dadkale ayaa akhrisanayee, ma fiicna cayda iyo ana wasa reer hebel ,laakiin wad sheegi kartaa in aad cid ka adagtahay ama aad ka dagaal badan tahay
sida saaxiibka yakale cid muu caayin ee qabiilkiisa ayuufaanshey, marka sidaa oo kale ayaan meesha ka rabnaa.
waxa doodu ka xidhan tahay ninkas too cay tama sida m.m iyo h.h shuun,saaaxiibayaal mafiicna cay ee ku hadla hadal wacan sida yaasmiin oo kale .
yaasmiin iyojamal4 saaxiibayaal waxa ad keente dood wacan laakiin dadku ma wada yaqan (english) eeku soo ban dhiga doodiina soomaali hadii ala idmo.
siyaad waxa aan lee yahay saxib ha ka hordegin way soo socotaa taariikhda marexaan ay dadka ku lahaan jireen waqtigii hore marka marka aad majeerten aragto ha iska bilaabin cay iyo nacayb . aniguna ma ihi majeerten ee qabiilka ha caayin iska hubi.
hadi aan u soo noqdo doodi , waxa ilaa iyo hader muuqata in meesha ay ka muuqato in majerten lahaa saldano weyn , habargidira ay ahayd askar, balse ay hader habargidir ay noqotay wax an la dhayalsan karin oo dagaal xun taasna waxaku kelifay markii la eegay dhibatada ay soo maree ee isaga dambeysey,( marka nin baa yiri laandhere cuqdadi gashay ma joogsado, marka in ad badantihiin layskuma haysto laakiin manta ka horow maydin muuqan waxa an idin lenahay somali laqabsada, gala maanta tariikhda cusub ee idiin bilaabantay tii hore waad ka qadene, takale waxa an idin ku waa ninaya in ad iska ilaalisaan cayd wayo ninka lagumaysan jirey ama cuqdadoolaha ah waxa lagu yaqaan cay iyo xanaaq , waadna cay badantihiin waadna xanaaqdan , waarinta cuqdadoolaha ,
yaasmiin walaal ii tilman hadii uu jiro buug laga qoray habargidir o yala laybareeriga aan akhristee.
dood wacan
hagajista afkiina
yan laysu xanaqin
waad salaamantihiin
ha idiin macaanaato.
bye h.aarsade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reality-checker

Saturday, October 28, 2000 - 02:35 pm
The people you talking about here has no history at all.If what had happened for the last 10 years in somalia is a witness, the Moryaan you are discussing here have done everything forbidden from muslims and for that matter Humans.These bunch of un alphabetical thugs killed hundreds of thousands of innocent civilians, raped women inside mosques, loothed both private and public property.Therefore, inferring from their inhuman actions, I may describe them as the following: 1-They are not Somalis as the word Gidir is not in the Somali language.2-They are not Muslims.3-They have no souls.4-They are inhuman. 4-They are satanic and evil.5-They are in denial of their evil actions.


Habirgidir are nothing but a bunch of savages who preyed on unarmed civilians.These people are prehistoric barbarians who killed thousands of innocent people.They loothed both public and private property.Many of them live today in properties loothed from other Somalis.They are the people who started the forced rape of thousands of innocent Somali women and girls.According to reliable sources, this satanic evils raped women inside mosques.They killed thousands of farmers and took their farms.These people have committed unspeakable crimes against humanity.During their 10 years of rampage they earned a long list of enemies and it is as the following:1-All other Somalis in general.2-Digile and Midifle.3-Dir.3-Darood.4-Abgaal/Xawaadle/Marorsude.5-Reer Xamar(native Mogadishuns).6-Reer Baraawe, Tune, Bajun, Shekhaal, Somali Bantu and many others.The Habirgidir genocide in Mogadishu, Bay/Bakol/Lower shebeele, upper/lower Jubba, upper Shabelle, Huran and Mudug is in voilation of the 1945 Geneva convention on civilians in war zones.Their inhuman mass rapes and mass killings against women and other civilians is also in conjunction with articles 2, 3, and 5 of the statute of the international war crimes tribunal for the former Yugoslavia.Therefore, the Habirgidir illiterate moryaans will be facing international justice beyond the comprehension of their shortsighted minds.These people will face the spectre of their savage actions for the coming 100 years.At the present a number of entities are collecting documents from eyewitness information and other circles.Sooner or later justice will catch up with this prehistoric savages.I wonder if there is anybody in their ranks who can comprehend the facts and figures i have posted in this forums and the odds against them.On the Other hand to all the other peace loving Somalis please, give all the information you have in regard to the brutalities perpeterated by these savages to the international war crimes in Geneva.The ghosts of all those innocent civilians killed by these barbarians will be hanging around their shoulders for a long time to come.What comes to your mind whenever the name Habergidir is mentioned is:Killing innocent civilians, mass rape, Loothing, Drug running. Printing of illegal money. Living in other peoples property.Immorality and prostitution.Somali people will never forgive or forget what these savages has done to them.Therefore, i would like to sign off by saying these savages no history other than infamy, ignominy and immorality.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasmiin

Saturday, October 28, 2000 - 10:04 pm
To: Reality cheuio

There is tendency for you to write such a thing, I can see and feel what you've gone through.

To discriminate against others lies behind one's conscious feeling, and I feel you gratitude.
We H/gidir suffered a lot of massacre, an unfair treatment etc. so don't just write what you've just did or you mean other way around, if I correct you.
You and your tribe have a reason to be killed and we have the places. Your writing brought to my mind the cruel policies you have governed, and hurtful results you've paid back.

Many of us defected Somalia with empty pockets, have you ever asked why, there was a mass killing in Somalia, yes we would take some of the blame, but there is nothing you can do about it. (Forgat aboot et). Are we gonna stop the killing, the response is no,
Through our sweat tears we became proud and respected "Qabil"
As I look more closely to your indulgences one have to ask is this Que..s Accommodation or deterrence? Open hand or Iron fist? Peace now or peace through strength? Rarely does history settle such debates as decisively and mercilessly as it has this one.
If I answer it, it would be wise decision for us to stage what we had done and doing, don't expect us to give you open had, there won't be peace now.

There is nothing for me to say, you've answered and concluded all my questions.
I urge to list few more places, cause you are not only helping me but them. You've just proved a lot of what I was't aware off. I Thank you for that.

You must understand that bringing up the past and constant bogus will eventually work against you.
The key to strong case is education. It seems to me you don't have the education.

ha ha ha ha!!!!!!!!!!!!!

By: Yasmiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reality-checker

Sunday, October 29, 2000 - 12:05 pm
To: The bitch called Yasmin
your trying to defend the most unalphabetical savages the world has ever witnessed.As i said in my earlier piece history will never forgive or forget what you have done to the Somali people.While, other Somalis were going to go school and doing some other useful things, the moryaan you are trying to defend were preying on an armed defenseless people.It is not far away a day when you will disavow your horrible name-Gidir.Whether you like it or not justice will be catching up with you sooner than later.A long list of innocent people are waiting you in the wings.On the ground the liberation forces led by our hero Shatigudood will be chasing you out of Kismayo, Marka, Qoryoolay, and all the riverine area.You remember quiete well when the RRA routed you out of Baidawa in 1999 and captured 500 of your heartless and illiterate moryaans.If any of your moryoon ever survive this coming legitimate onslaught on you, you better go back to Mudug fast, where Majeerteen is patiently waiting to settle some old scores with you.Following the liberation of the above mentioned areas, the allies forces of the great Digile/Midifle/Dir/Barawe/Darood forces will pursue you all the way to Mogadishu.The Banadiri/Reer Xamar/Ashraaf you mass raped their women, loothed their property and living in their houses will be chasing you out of Mogadishu.Certainly you have no where to hide.You have earned too many enemies in every corner of Somalia.Your crimes against humanity and Islam are beyond description.i envision a day your folks may disappear from the face of the earth.You have no where to hide.Be prepared to be accountable of your disgusting actions of the last 10 years and beyond.Last but not least remember The day of judgement is imminent.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 29, 2000 - 02:02 pm
AAMIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abtisame

Sunday, October 29, 2000 - 05:46 pm
aryaadha raggii reer abtigay ahaa waxaan laga sheegaayo ma run baa ?????????? barasho horteedey ha i nicin cajaa ib badanaa oo aniga in aan difaacaan rabay laakiin iyagii u dhashey baaba taariikh heynin oo wax aan ku hadlo iima banaana,,, bacdamaa ninka topiga furey uu taariikhdii dadka warsadey.
waxaan ku dhihi lahaa walaalow reerka waa reer abtigey ee sidaan oo kale ha u fadeexeynin oo aad netkii la timid teeda kalena waa dad soomaaliyeed haddii la gumeysan jirey iyo haddii kaleba iska daaya dadka dhogortaad ka fiiqdeeneedadkan kalena oo caytamaya please hala kala xishoodo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Poisonous

Sunday, October 29, 2000 - 08:41 pm
Yaa sheegaya tariikhda habargidir ay somali ku lahan jireen?

Footnote before, but now, the WHOLE history.

Poison.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.