site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAY DHAMAATAY SOOMAALINIMO LA ISKU SIRO

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): WAY DHAMAATAY SOOMAALINIMO LA ISKU SIRO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SEYLICI

Saturday, October 21, 2000 - 05:31 am
DILKII JANANKU WUXUU II CADEEYEY SHAKI AAN WELIGAY KA QABAY SOOMAALINIMADA, REER BAYDHABO SOOMAALI BAA MADHISAY, MARKII AY AXMAARO U TAGAAN SI SOOMAALI LOOGA DHICIYO, WAXAAN NIDHI AXMAARAY KEENEEN, GADABUURSE FADHI UMA YAALLO HADDAANU XOREYNEYNAA DADKAYAGA, IYO DALKAYAGA,BY ANY MEANS NECESSRY, AWDAL WILL BE LIBERTED, WE HAVE NOTHING IN COMMON WITH HABARGIDIR, THEY ARE ANIMALS NO HUMAN CAN SHARE A PLACE WITH THEM, ALL THE PEOPLE FROM AWDAL MUST LEAVE MOGADISHU, WE HAVE TO DEFEND AWDAL FROM HABARGIDIR AND YUHUUDA ISAAQ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 07:00 am
cool down guy! Fight with your mind not with your muscles. That the order of the day nowdays.
What have the Isaaqs done to you???? anyway???
except co-exixtance in good noughbourly relations.
Please cool down the fighting of Abdiqasim has just strated and I assure it will not end upp with General Talin, who byway had good relations with the Isaaqs, during the civil time of 80´s, while he was in Berbera. The Faqash governement of then called him "Lug Isaaq". So he dead from us also, for you information. We sent our condolence to his thruough you. Allah Ha u naxariisto, ilaahayna samir iyo iimaan ha naga siiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, October 21, 2000 - 01:21 pm
saaxiib maxaad la calaacalaysaa meeqa qof aa
dhimatay soomaaliya, markay ugu yar tahay
soomaaliya waa dhinteen in ku dhaw 1.000.000
oo qofood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

I hat e gudbiirso

Saturday, October 21, 2000 - 10:04 pm
who cares the fucking general..more than a million somalis died for nothing and no body is crying.
Gadbiirso shut up and keep you fishy mouth shut.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darood

Saturday, October 21, 2000 - 11:09 pm
nikaas wuxuu ku dhintay waxa fiican
He was Halyeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkacyo

Sunday, October 22, 2000 - 01:58 am
Waarnimanyahaw Waxa aan layaabay nimankan Generaalakan dhintay maalin walba u ooyaya,Talaw miyaanay lahayn General kale oo ay ku samraan,adeer anagu meeqa general ayaa naga dhintay oo aan ka samirnay.Miyaad Ilawday Geesigii waynaa ee Habargidir(Sacad),waa geesiga qarniga sharaf iyo wadaninimo ayuu uga dhintay dadkiisa iyo dalkiisaba, wuxu ka xoreeyay dalka kii gudaha iyo kii dibadaba.
Waa ninka kaliya ee soomaaliyeed ee galay taariikhda maraykanka,waxa ku faana dhamaan ninmadaw oo dhan aduunka meelkata oo uu joogaba.
Saaxiib waan ka samirnay ee iska samir.

Darood duli waa ninka qolada yar ee ay ku sheegaan magaalo madax Garawe ku ooday ee ay qaban laayihiin kolba dhinac isugu qaadayaan.

Ilaahay ha u naxariisto Amiin.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sanyarre

Sunday, October 22, 2000 - 03:04 pm
Horta Generalka ilaahay ha u naxariisto, isaga iyo umaddii nami Mohamedba wixi ahba.

Laakiin saxiib Gadabuursi, waxan idin weydiiyay ma waxa aydun u haysataan in aanu Genenka necbayn?
Ninku wuxu ahaa nin ummadiisu (somaliyi) ka nabad gashay oo waxan qabaa cidna danbi kamuu galin.

Halkan ninka topic gan soo qoray wuu caytamay oo wuxu nagu tilmaamay Yuhuud, taasna ilaahay ayaa wax kaa odhan.
Walli (gadabuursi) waxaydun kala garan la dihiin cidda aydun iska xoreyneysaan ee baas ? Hortaa yaa idin gumeysa waa iga suaale? Yaa wax idiin dirsada ee aydun ka ashka toonaysaan?
Ma cidd ayaa idinku haysata gobolkiina ? Sowdinka cashuurta ka soo baxda gobolkiina xukuma ee aydun tallada wadankiina dhinac kaga jira (somaliland)!

Waar ragg yahow yaanu dheregu idinka darrin! wax dhibaato ah oo habba yaraatee soo gaadhay Gadabuursi ma jirtoe?
Hargaysa way duntay oo waa la fadhataystay, laakinn Boorame iyo inta aad degtaanba sidi wadanka loo soo galay halkeedii laga taaban. Cid wax idiin sheeganaysana haba yaraatee ma jirto.
Xitaa madaxweyneheenii ayaydun mudahraad iyo dhagaxaan ka horgeyseen! Cidd wax idinka tidhi miyaad maqasheen? Waar ragg yahow yaan somalidan kale lagu barroor dansan, waxa xamar ka dhacay wax biliaadmi qiyaaso ma ahayne.
Aan mar kale idin xasuusiyo e horta , koonfurtan aydun doonaysaan sow hal wasiir iyo lix xubnood oo barlemanka ah ka ama ayddaan helin? Halka aydun Somaliland ka haysataan, madaxweyne ku xigeen laba wasiir iyo laba iyo toban xubnood oo golaha barlemaanka ah iyo sideed golaha guurtida ah. Ii sheeg waxa aad koonfuri ii kaa dhaanto?
Waliba colaad aad u weyn oo dad iy duunyo farro badani ku luntay ayay inaga qabtaa .
Waar shaydaanka ha la iska naaro oo reer nacaybka ha la iska daayyo reer Awdallow!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.