site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qarnigoo Biloow ah soomaaliyey Sharaftu Waa Qaran, Ka Shaqey Wanaag, Xataa Haddii Nafta aad ku weydid, (Waari meysidee Wanaag Hakaa haro,

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): Qarnigoo Biloow ah soomaaliyey Sharaftu Waa Qaran, Ka Shaqey Wanaag, Xataa Haddii Nafta aad ku weydid, (Waari meysidee Wanaag Hakaa haro,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogaal

Saturday, October 21, 2000 - 06:03 am
Saxiib

Ninkii wanaag rabo,maanta fursad ayuu haystaa
runtii wey dhamaatey waqtigii,Qab qabta,
Wixii aad shaqeysataa leeedahay,caruuurta aad
xaraanta ku korineyso, ma wanaag ayaa ka sugeysaa
waa kii ku dili lahaaa, Dhamaan Qabqablayaasha
Cuduro aan daawo laheyn ay qabaan, ilaah ayaa
nolosha ku ceriiriye,sababtoo ah xaraan ay cuneyn
Tusaale:
C/yusuf= Beerka ayuu la,yahay,dhiig kar,
Shaati Guduud=dhiig kar,roomatis,gast
maxay sugayaan mey ilaah u towbatkeenaan oo ay wanaag ka shaqeeyaan,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.