Xoghaye | Saturday, October 21, 2000 - 08:52 am Walaalayaal soomaalidu wax kasta oo ay kuhadasho qabiil bey ku dhisanyahiin.Laakinse walaaayaal idinkoo ra'yi iyo xikmad ku hadlaya su'aashaan uga jawaaba fadlan.Fanaaniinta lasoo doortey hoos bey kuxusanyahiin. 1-Mohammed Suleebaan Tupeec 2-Abdi tahliil Omar 3-Khadra Daahir cige 4-Ahmed Cali Cigaal 5-Omar Shooli 6-Hassan Aadan Samatar 7-C/qaadir Macallin Jubba 8-Sahra Ahmed Cige 9-Saada cali warsame 10-Maryan Mursal This is how you vote: You vote for the first three: 1st one gets 10 2nd one gets 8 3rd one gets 6 The first one to get 100 points gets wins etc. Please vote fairly thank you! |
Hodan | Saturday, October 21, 2000 - 08:56 am mY VOTE GOES TO : fANAANINTA ASLALKA AH: Mohammed suleiman 1 Ahmed cali cigaal 2 Xasan aadan samatar 3 |
Nadiifo | Saturday, October 21, 2000 - 08:58 am Aboowe aad baad umahadsantahey waxaad wey ka xxisa badanyihhin qabiilada laga sheekeeyo madaxweynaha ayaa kuusoo dirsadaa mileyhaa. Waxaan doortey aboowe c/qaadir jubba Saada cali ahmed cigal |
Amadeou | Saturday, October 21, 2000 - 09:12 am xoghaye; To me this is the way it goes. 1-tubeec 9 2-tahliil 8 3-khadra 6 4-Cigaal 8 5-Shooli 5 6-Samatar 6 7-juba 5 8-Sahra 8 9-Saada 5 10-Maryan 7 NB:I can be asked why. Amadeou |
Deerow | Saturday, October 21, 2000 - 09:17 am I don't knoe but the reason i chose these three are because are they make me stand up and sing along. .Saada cali warsame .Axmed cali cigaal .Hassan aadan samatar |
why o why | Saturday, October 21, 2000 - 09:25 am THe best somalian singers are as follows kow-Mohammed suleman tuuuuupeeeeeeec labo-Sahra ahmed cige sadex-Khadra daahir cige bye!! |
Jini-dile | Saturday, October 21, 2000 - 09:28 am This is the finest somalian singers bow saleeta -Hassan aadan samatar(voice). -Axmed cali cigaal (naturality) -C/qaadir jubba (style) |
samiira | Saturday, October 21, 2000 - 09:31 am runta halo sheego fanaaniintaan waa khatar: SAADA CALI SAMATAR ABDI TAHLIIL CUMAR CUMAR SHOOLI samiira |
sagal | Saturday, October 21, 2000 - 09:38 am THANX BRO, QABIIL EY WADNAHA NOOGA GOYEENEH: I HAVE TO SAY: 1:MOHAMMED SULEEBAN TUBEEC. 2:XASAN ADEN SAMATAR. 3:KHADRA DAHIR CIGE. |
juri juri | Saturday, October 21, 2000 - 09:56 am dabaal..radiyow hargaysa ayaa la dhegeysanayaa ,bari iyo koonfur meel ay kaa xigto soo baro inta aadan shaqo aadan waxba ka aqoon ka sheekeynaysid. middeeda kale haddii waxba aadan ka aqoon fanka ,ha xishoon hana jiriricoon ee iqyaarta weeydii...oo maxaan kuugu caraysnahay?.waxaan ,kuugu caraysnahay waxaad hilmaantay suugadii iyo saliidii fannaaniinta oo waa kuwo ma kuwaasi? waa ..heeh... 1)mama magool 2)baba salaad shardi 3)Zulfa 4)mama baxsan. ma mooddaa in guri korantadu ka maqnayd aan iftiin ka dhex-shiday?... |
Bulac | Saturday, October 21, 2000 - 11:41 am My input: 1- Mohamed Saleban Tubeec 2- Faduma Qasim 3- Magool/Hibo Nuura (although she becme a warlord) 4- Khadra Daahir/Sahro Ahmed/Saada Cali 5- Cumar Shooli. Laakin hadaan maanta Somali songs gadanayo waxaan gadan lahaa. 1-Cabdi Janan/Saado Cali/Hiba Nuura. |
Bulac | Saturday, October 21, 2000 - 11:42 am she=magool - LOL |
abdikarim hassan | Saturday, October 21, 2000 - 11:50 am marka fanka soomaaliya laga hadlayo, waxaan oran lahaa in loo kala saaro hablo iyo wiilal. 1 mohamed suleyman tubeec 2 hassan aaden samatar 3 ahmed ali egal 4 C/jubba. 1 khadra daahir cige 2 saado ali warsame 3 sahra axmed. 4 hiba nuura. |
abdkarim hassan | Saturday, October 21, 2000 - 11:53 am magool yaan tirada lagu soo darin waxay iska qaaday sharaftii waxayna ka qayb-gashay dag- aaladii sokeeyaha iyadoo ah fanaanad soomaaliyed |
AGEELE | Saturday, October 21, 2000 - 02:04 pm TO SOMALIDA TOPIC KA QAYBQAADATAY waxaa ilowdeen fanaaniintii wadaninimada iyo cud macaanida alle isugu daray sida AHMED NAAJE IYO FAADUMA QAASIM |
fannaan | Saturday, October 21, 2000 - 03:58 pm the best are these; 1)mohamed saleebaan 2)hassan aadan samatar 3)ahmed gacayte(the king of laxan) 4)mohamed and ahmed mooge 5)dararamle 6)mohamed ahmed kuluc 7)shooli and dhuule 8)ahmed naaji 9)juba 10)khaliiji xagga gabdhaa; 1)sahra ahmed 2)magool 3)seynab cige 4)khadra daahir 5)saado cali 6)faaduma qaasim 7)caqaarta 8)kinsi 9)baxsan 10).... |
ladane | Saturday, October 21, 2000 - 05:41 pm anigu waxaan pick garaystay suuuuuuuulva |
djama | Saturday, October 21, 2000 - 05:57 pm Jaalayaal, waxaan kala garan waayey in aad shalay dhalateen iyo inaad qaxooti weli asqaysan-tihiin. waayo sidaad wax u wadaan maha fanka soomaalidu ama dadka afka somaaliga ku hadlaa sidey u heesaan ama u qiimeeyaan. Ninka su,aalsha idiin waydiiyey ayaa qaldane, ma ahayn in uu wareysto idinkoo kale. Holywood (Hargeisa) weli kaama foga jaalayahay, haddaad u baahan-tahay in aad ogaato who is who. It is just phone call away. bye jaalayaal. |
Anonymous | Saturday, October 21, 2000 - 07:18 pm damn it! I swear there is something wrong with us!. we meed to go hospitals. can't we just answer the question we were asked?. In other words, can't we read instructions? Please reread what the xoghaye asked. He gave us only 10 singers and told us to rate. he even gave us instruction of how we are suppose to rate them. he gave us example. Xoghaye didn't say these are all the singers. Nor he said these are the bests. So there is no reason that you include new ones. And also there is no reason to pick one or two singer. Please let's us do it again. take these 10 singers and rate them like Amadeou did. |
H H | Saturday, October 21, 2000 - 08:11 pm Fanaaniinta waxaa ugu fiican 1. Xasan Aadan Samatar 2. Maxamed Suleymaan 3. Salaad Darbi 4. Gacayte 5. Zulfa Dumarkana waxaa ugu fiican; 1. Magool 2. Khadro 3. Sahra Axmed 4. Faadumo Qaasin |
Sahal | Sunday, October 22, 2000 - 09:32 am They're all losers if they don't plan for their Aakhira. Like Zulfa did!!! he is toobadkeen. Other than that they're all bunch of alcoholics. And you all don't care if they end up in hell fire or not! You just want to enjoy their music. You are bunch of synical ppl as well. Aren't you all? |
Anonymous | Sunday, October 22, 2000 - 10:51 am the best are saado and sahro ahmed and qadra daahir and magool...i think they r all the same |
Anonymous | Sunday, October 22, 2000 - 11:03 am As far as I know the only loser is Zulfa.Froomthe bet singer to nothing.I bet nobody would have mentioned if was not a singer once upon a timme.Just Nobdy like you.Were we end up Allah is the only who knows,you STUPID.Or you play Allah???Stop the childish scary tactics,its not Halaween yet. The bes singers are 1 Maxamed Saleebaan.2.Samater,3..Cabdiqaadir Jubba 4.Khadra daahir. |
YUSUF | Sunday, October 22, 2000 - 04:17 pm 1.EGAL(AMAAN) (8) 2.SAMATER(ACTION)(7) (1.TAHLIIL) 3.SULEYMAN(COD)(6) 4.TAHLIIL.(COD,AMAAN)(10) 1.KHADRA( WAAH WAAH)(9) 2.FADUMO KHASIM (WADANIYAD AND COD)(10)( 1.FADUMO) 3.SAADO (QURUX & REV0LUSIONARY)(8) 4.MAGOOL(6) |
Sahal | Sunday, October 22, 2000 - 10:26 pm Anon, you're very ignorant and stubborn person. If you only had a clue of what you're saying. Yes we can predict where we going to end up. For example we all know kufars are going to hell fire. Who told us this? Allah subhanahu wata-ala. He also told us that if you take this path; it will lead you to paradise. Also if you take roads of Satan it will lead you to Jahanam. Wal-iyaadu billaah. So it's very obvious. isn't it? Zulfa is a very smart guy. Allah will reward him more than what he would've earn on this life. May Allah reward him lots and lots of Hasanaat. Aamiin. One more thing brother: what is Haloween anyways? |
Wanaagsane | Sunday, October 22, 2000 - 10:30 pm Xoghaye ! Saaxib! waxaan dhaliil u soo jeedinayaa liiska fanaaniinta aad soo taxday. Haddii dhabta loo kaco, waxaad ka tagtay fanaanin badan oo caan somali ugu ah, ama ugu ahaan jireen. saaxib, dadka aad magacyadooda soo tirisay waa faniin fanka aay qaadan ka soo faracamo geeljire, hase yeeshe aaway kuwa xeebaha, beeraha . haddii aan far waaweyn wax ku qoro, aaway kuwa reer xamarka? AWEYS GEEDOW, AWEES QAMIIS IWM? Saaxib, fanka soomaaliyeed waa meelaha aay ka jirtey dhaqan roog xad leh, waad la socotaa in dadka qaar aay ugu yeeraan fanka reer xamar "DIIQ" iwm. Lakin fan waa fan. Marka waxaan kaa codsanayaa inaad liiska dib u soo saxdid. Waxaa laga yaabaa inaad is tiraahdiin qoraaga warqadan waa reer xamar.lakiin runta waxay tahay inaan ka imaanin xamar oo aan ahay ruux somali ah oo ka xun sida loo liido fanaaninta reer banaadir. Xaq darada ma haboon in la sii wado. Assalamu calaykum |
Anonymous | Monday, October 23, 2000 - 10:37 am To : Sahal.If you think all the singers will go to hell'cadaab' ,then you are really sick.Noooobooody knows who goes to 'adaab' and who goes to 'janah'.Believe if you don't hurm any human ,work hard enjoy life ,live and let the other live you will enjoy 'jennah' here and ''jenah' here-after.If Madona goes to 'Adaab' I rather be with her than with dull 'gardheere' and 'ninja' girls.If you don't enjoy music go to some where else where they discuss religion.Zulfa took the wrong path.Who cares? 1.M.Suleymaan 2.H.Samater 3.O.Shooli 4.A.Jubba 5.Khadro 6.Magool 7.Zahra Ahmed 8.Cigaal 9.A.Naaji |
Nin Ka yaabay Doqon | Monday, October 23, 2000 - 12:30 pm Salaan dhamaan, Waar heedhe.. Axmed Naaji iyo Juba iyo yaryarkan aad meesha la yaacaysaan waamaxay..lol macaa shooli ayaa af soomaali bartay..lol Yaab iyo amakaag soomaaley maydin ka dhabaa, intaas ayaad ka taqaanaan fanaanimo..horta suaashu waxa weeyaan intii noolayd.. Juba iyo yaryarku waa da ahaan, laakiin fanaanimo hadii laga hadlo , Magool oo kaliya ayaa Koonfurta matalaysa..samatar af soomaaliga ba ku adag . Yaa maqlay heestii aw Hadraawi u dhiibay Samtar oo aw isku caayaay isagoo is le Ima Mooge cay..lol barigii danbe ayaa loo sheegay, dibna umuu qaadin..isagaa baa is cadeeyay oo ku heesay isagoo fanaanimo ka hadlaaya: Ma hayoo..mana suugaayoo..iimana maqnee.. waah waah yaa salaam..lol iasgu qaraami ayuu u haystay..lol xariifku..lol qosol weynaa. Maogool waa libaaxad , heesna waa taqaanaa 1958 ayay Hargaysa joogtay waa qof caan ah, laakiin Samatar iyo Juba iyo Yaryarka xamar meel inoo dhiga. 1- Cabdi Tahiliil Warsame..born in Hawd..wardheer 2- Maxamd Axmed Kuluc..born in Hawd..Gaashaamo 3- maxamad Mooge.. Hargaysa 4- Cumar Dhuule ..Burco 5- Axmad Gacayte...Hargaysa. waa ninka kaliya ee soomaali heesa heesihiisana nin qaadi kara la waayay.. sabab waa ninka soomaali oo dhan inta fanka taqaana..luuqda u daysay ..rageedi.. baro maanta 6-Axmed Cali Cigaal.. Boosaaso 7- Samatar ..Xamarcadeey..oo ugu hees badan codna haya laakiin wax kale ma sheego oo intaas aan ahayn, waa iska wadaad.kabin ma qaraaco, hees ma sameeyo..laxan ma sameeyo, raga kale intaas iyo fan ayay ku darsadeen,. Marka loo eego ciyaar iyo satge waxa kaga fiican labadaa sakhraan... Axmed Cali Cigaal iyo Axmed Gacaye.. oo intay soo dhargaan hablaha dhexda iyo barida qabta markay heesayaan..lol raggeedi..xaragna dhameeyay.. Dumar hadaan tirio Magool iyo Sahara Axmed, Maandeeq, Maryan Murusl,Knisi,Saado cali.. iyo codka dheeeeeeeeeeeer Hibo nuuro waa kuwaas fanaanintu.. waa inta isku dhaqanka ah ee GEELJIREYAASHA ah,...lol Reer Beerlay iga raali ahaada musikiina waxba kama aqaane..bal na bara.. nabadey |
Sahal | Monday, October 23, 2000 - 10:28 pm Anon, i only have one question to ask you: Are you really drunk or you're just as ignorant as you speak? |
Anonymous | Tuesday, October 24, 2000 - 06:31 am liiskeyga waxaa ugu horeya xasan adan samatar cabdulqadir juba cabdi tahliil warsame |
Kacaan-diid | Tuesday, October 24, 2000 - 06:48 am This is how I would list them. Nimanka. 1) Mahammed Suleemaan 2)Mahammed Ahmed Kuluc 3)Ahmed Ali Egal 4)Hassan Adan Samatar 5)Omar Dhuule Gabdhaha 1)Sahra Ahmed 2)Khadra Dahir 3)Magool 4)Hibo 5)Bahsan |
lii | Tuesday, October 24, 2000 - 03:24 pm these r the best: 1 xasan adan samatar 10 points 2 max,ed suleyman tubeec 9 ... 3 C/qadir cumar m. jubba 8 points 4 Shamaali axmed shamaali 7 5 Axmed Cali cigaal 6 6 Cllaahi Zulfa 5 7 aweeys Qamiis 4 8 cabdi Tahliil 3 9 Cumar nuur clle 2 10 cumar shooli 1 1 Qadro dahir 2 sahro dawo 2 magool 4 sahro axmed 5 saado cali 6 maryan mrsal 7 hibo 8 faadumo qaasin |
judge | Friday, October 27, 2000 - 07:54 am muxa'ad hees kaa taqaanaan hadee aad taqaanaan hees this is my vote: 1-moxamed mooge libaan9the king) 2-axmed gacyte(the prince) 3-maxamed axmed kuluc 4-sahra axmed kinsii xajii adan case closed |