site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

QABIIL, AIDS AND CANCER

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000): QABIIL, AIDS AND CANCER
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, October 21, 2000 - 01:45 pm
waa saddex cudur oo dilaa ah, somaaliyana waxaa
aad u dabar-jaray cudurka qabiilka, saaxiibayaal
ma loo hayaa wax daawo ah cudurka qabiilka,madama
aduunku ku hawlan yahay sidii uu daawo ugu ------
helilahaa labada cudur ee kale waa AIDS and CANCER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 03:35 pm
waa la hayaa, waa Islamka oo si xaq ah loo raaco, dhibku waxaa weeye Diintii ayaa Hawiyihii si qaldan u isticmaalayaa, waligaa ma maqashay maxkamadaha islaamiga, waa qabiil magacoodi Islaamka sharafta leh ku qarinaya, waxay isleeyihiin dad diinta ku sabsabta, Kuma dambaabi karee wadaadada ugu weyn Hawiye ayaa laga sheegay Daarood Maantaan gacan ku haynaa anagoo isticmaalayna Diinta, arintani dadka ayay sii kala fogaynaysaa, diintu hadday Hawiye run ka tahay kahaka saareen mooryaanta dadka dhulkooda xooga ku haysta, iska daa in ay ka saaraane waxay u soo hiilliyeen markii RRA dagaal ku soo qaaday, iyagoo ku andacoonaya itoobiya ayaan wadanka ka difaacaynaa, can you please this guys. propgando waxay barteen cajjib ah, qofkii yiraahda war dadkii aad dhulkooda ka cayriseen maxaa laga yeelayaa waxay ku jawaabayaan itoobiya ayaa soo dirtay, waa basaas, waa erayada raqiiska ah ee ay hadde barten, war dadka aad dhulkooda xooga ku haystaan maad uga kacdaan, waxay ku jawaabayaan, waa basaas itoobiyaan ah, waxay ku guulaysteen in ay Daaroodkii kala qaybiyaan, iyagoo balanqaadyo u sameeyay, nimanku waxay ka lacagsteen bililaqadii iyo lacago ay soo daabacdeen, wadanka dhan waxaa haysta companiyaal telefoon oo hawiye ah, ilaa hargaysa ilaa boosaaso, nimanku mar horayba wadanka qabsadeeen ma is tiri.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.